''Dalku libaax lagu Ciyaar Ciyaaro Uma baahne Doorashu u baahanyahay '' Siyaasi Cali Qoryooley

  Рет қаралды 6,179

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Ай бұрын
Absolutely ninkani wuu dhaneeyay Hadal Noolow muwadin geesi weeye mashalla 😅😅😅❤❤
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 Ай бұрын
Insha Allah guushu wa wadani sanadkan
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
WADANI GUUL❤❤❤
@1962yusuf
@1962yusuf Ай бұрын
Si fiican ayuu hadalka u dhigay.
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Indhahaas waa kuwa shakiga ugu wayn ee musuq soogelikaro ee meelna bilaa indho meelna indhokugal waa arin musuq aanu kaadhnayn ee komishinka dalkaa maanta iyagay utaalaa.
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Ай бұрын
Cali qoryoolawoow figradaada yaanu aniga iyo asxaabteydu dhageysana oo nasoo jiidatey oonu ardey kuugu nahay geesibaad runlow ah oo isxilqaama hadlana markey ku haboon tahay Xagayaga m/weyne mustaqbal baad notahay oonu kuugu duceyneyna
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Komishinkaqaranku ilama aha inay dalkan bedbaadinkaraan oo ayqancinkaraan somaliland hadii ay musqa kailaaliyaan doorashaads weeye hadiikale waa dalku burbur ayuugalayaa.
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Anigu kuma fahmin
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Ай бұрын
Kuwan qoryaha sita wey ciyaarayaan 😂
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Ай бұрын
Kani sida reer xamarkuu u sheekeeya sowta doorashada komishanku wada miyay kaaga dhegtay wax kale ka had siyaasada geeska iyo halka laysla marayo
@GsusjshGdjsjsg
@GsusjshGdjsjsg Ай бұрын
Taylor Angela Walker Laura Young John
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Doorashada Heego naas dheer Way ka xanaaqdaa yaan lagu xidhin
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Huubo kabo qaad huwan, cadawga gudaha, waxaad iska duubteen eed Ku faanayseen uun baa idiin yaal gacanlibaax maydkii ciidankii jidgooyada lagu laayay ee madaxa layskaga taagay baa ugu horaysa waxa afka ciida Wadani faqash u daraya.
@NuraQallib
@NuraQallib Ай бұрын
​@@jamaadnuura10hubkii iyo ciidankiiba muuse iyo nuuxtaani way kasoocarareen fulayaal qaranka ceebeeyay
@BERQAD
@BERQAD Ай бұрын
ALLOW ISAAQU DOQON BADANAAA!!!!😊😊😂
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Ай бұрын
KKK kuwa bila caqligii waa Heego óo Fashilantay Ayu Caqli Ka waashay 😅😅😅
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Cards suuqa. Laga. iibsanayo iyo I sha ayaa lagu galayaa isma qabtaan. Waa fake news waxaasi. 400 000 oo fake ayaa jira oo Muuse haysto. Waa lagu guranayaa.
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp Ай бұрын
There are rules and regulations regarding the election process and remember when wadani supporters went to Gacan libax mountain and slaughtered innocent policemen just to subvert the election because wadani wanted to scrape the law so only them wadani , ucid and Kulmiye parties will contest for the presidency but because wadani side stepped the law and the elders convinced the government or else they wadani will start a civil war and now I am sure Wadani will start a civil war , wadani will be defeated once and for all, so this gentleman is giving us a hint that he is believes the election will be fair but let see if wadani will accepts the result once they lose the election , Abiib was caught red handed spying for farmago and getting money from Dardod mafia to start a civil war in Somaliland and once the investigation is completed in due course Abiib will be brought to court , and Saabtv should stop wadani-Human propaganda. Somaliland forever.
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Ай бұрын
MUUSE wuxuu keliya oo kusoo bixi karaa wax isdaba marin....taasina waxey horseedi kartaa colaad
@RunCisman-r3t
@RunCisman-r3t Ай бұрын
Waa doqonkii walaalkii garan waayay, maantana intanbay u soo dhiibeen kuwii lahaa illeyn fikirkiisa maahee.
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug Ай бұрын
Muuse ama doorasho ayuu ku tegi ama xoog ayaa lagu kaxayn.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Doqonkii qoryooley ee Muuse ul dheer iskaga fogeeyay baa dheh la yidhi intii Libaaxa. Ilaahow muu Cirro ahaado ka libaaxa koray fakhfakhda wadani cirka iyo dhulkaa is qabsan lahaa.
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 60 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 36 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 143 МЛН
Masuuliyiin uu hogaaminyay Gudoomiyaha Gobalka sh.hoose oo gaaray, Qoryooley.
3:29
Somali National Television
Рет қаралды 2,9 М.