Dalmar Yare, Diidan iyo Sumaya "Qisooyin Qosol leh"

  Рет қаралды 226,418

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 339
@libanabdi1634
@libanabdi1634 2 жыл бұрын
6:05 Adanu nahay reer xamar xasidnimo manaqaano.one love reer xamar
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 2 жыл бұрын
Dalmar yare wlhi waa verrY legend magaca uu sitaana maaha khasaare waa nin meel walba soo maraY shanta somaliyeedna ay u simanyihiin waxaad ku garanaYsaa sida uu lahjad walba u faHmaYo ninkan barigii hore xamar inuu dhan u dhaafsanyaHy maan moodaYn waxan u haystaY in magaca lagula dul dhacaY keep going legend from somaliland 😘
@shaafiiromeo4057
@shaafiiromeo4057 2 жыл бұрын
Muqdisho wuu udhashay arabsiyo ayuu kudhashay jabutina wuu jogi jiray bosaso iyo raaso inuu waqti jogay bu noshegay maxa hadhay noh
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 2 жыл бұрын
Diidan jilaa wayn hibo leh borama xafada xaaslayda xafadihii qadiimka aha waana xafadaan yarantaydii kusoo barbaaray. love u my city borama, i miss it.
@HassanAhmed-og3yc
@HassanAhmed-og3yc 2 жыл бұрын
Halkaa madaganay buurti sheekh ali !!!
@sacadmaxamed6529
@sacadmaxamed6529 2 жыл бұрын
Adiga ayaa xaasleyda ku soo barbaaray pro
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 2 жыл бұрын
@@sacadmaxamed6529 haa walaal alx Allah ayaa mahadleh xaafada ugu fiican borama igu soo barbaariyay.waliba asalkii baan ahay wll. Adigu ma ree xaaslay baad tahay ? Hadaad tahay goormaad soo dagteen?
@sacadmaxamed6529
@sacadmaxamed6529 2 жыл бұрын
Haa ina foodcade ayaan ahay wllo✌✌
@rayanmogadisho8674
@rayanmogadisho8674 2 жыл бұрын
Cayaal Xamara nahay cuqdad manaqaano wlhi Alhamdulillah qalbi saafi nimadena ban dadka kaga horumarnay ❤️💉
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Dalmar iyo diidan wlhi two legendary comedian ah🥰🥰🥰🤣🤣🙏
@kaafirashid1824
@kaafirashid1824 2 жыл бұрын
😂😂 the way he tells the qiso hahahahaha funny bro💪🏾
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 wow Diidan, ma nooli. Please if you ever come to the UK let us know insha Allah 😘😘
@osman12
@osman12 2 жыл бұрын
Aniga ka talent fiican ee UK markaan imaado maad isoo dhawayneysaa?
@Muslimah536
@Muslimah536 2 жыл бұрын
filimki aaway iga ilali nambar afar San u sugayay wan dalnaye 😭😭😭
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Sumaya mnsha alaah ilaahay ha ku dhowro diidan maadeeye run ah dalmar heesaha iska daa tanaa la denbiyare taadan wado
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Waa ku mahadsan ammaanta aad noo jeedissay walaal Diidan, umadda Soomaaliyeed waa walaalo waxaana aamiinsan nahay wiilka Jabuuti ka yimid iyo kan Muqdisho iney isku xuquuq yihiin oo paspoort iyo waxkasta oo baahidiisa ah uu xaq u leeyahay oo shuruudu kaliya tahay qofkani Soomaali ma yahay
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Alla ilahow na cafi qosol iguma harin adeer diidan dhibadana
@abdullahiarabazaami3242
@abdullahiarabazaami3242 2 жыл бұрын
Somali comedy diidan wn wtaa ninkan wlhi 😂😍 lagend
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Didan he's funny wlhi 😂😂😂😭
@clrahmancaqilka3374
@clrahmancaqilka3374 2 жыл бұрын
Sumaya qurux iyo labadii legend wan ni wataa horay usocda
@khadraabukar386
@khadraabukar386 2 жыл бұрын
qosol ikma harin waney wata KAR IYO KARDARO🌌🌌🌌
@zhakirhussein274
@zhakirhussein274 2 жыл бұрын
Sug in yar aan neefsadee waa last game kiiye kulaha diidan wan wataa nio from borama🤣🤣
@Redmensupportes
@Redmensupportes 2 жыл бұрын
Wlhi didan is very talented and funny ❤
@amira1438
@amira1438 2 жыл бұрын
Ciyaal xamar ayaa nahay cuqdad manaqaano qabil manaqano lkn dadwaaweyn oo lacag naga raban aya naqabil barayan oo dhalinyaradi isku dirayo dhulka alle halajaro wixi qabil kuwashay oo dhan
@mariaaaden7061
@mariaaaden7061 2 жыл бұрын
Riyada Dalmar yare baan ka helay iyo Turjumka turkiga iyo Diidan Salaan sare Sumeeya ❤️
@mahussein1676
@mahussein1676 2 жыл бұрын
War ninkan naturally funny waaye sheekooyinkiisa hala so badiyo.
@hagaagsane8706
@hagaagsane8706 2 жыл бұрын
Hhh sadexdiina funny baa tihiin Dagmar Marks la dacadaneyo sida zu iskugu qosleeyo baa wanaagsan viva delmar djebouti
@rajoyutubofficial4128
@rajoyutubofficial4128 2 жыл бұрын
Masha alah wllkay qali keep going ♥ 👍 wan ku wata lajin
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
Borama my hometown Baradii cilmigee bariga Afrikaay Baradii dulqaada iyo marti sooraay Baradii gaari Dumar iyo dulqaadaka badnayd
@saharaismail4315
@saharaismail4315 2 жыл бұрын
My tolkey borama
@rodaali169
@rodaali169 2 жыл бұрын
Asc Dalmar,diidan uyo sumiya 🤣🤣🤣 Diidan waa nib qosal badan 👏
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 2 жыл бұрын
Anon jaclayn ayaa aan ku qosolay
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 2 жыл бұрын
Anoon jeclayn 😂😂😂. Weedh cusub Wallee.nin waalan 😂😂.
@c-seey6676
@c-seey6676 2 жыл бұрын
mr diidan waa kuwata macalin wax usheeg ciyaal maraan
@mahadsomali
@mahadsomali 2 жыл бұрын
Marar qaar waa wax wanaagsan sheekoyinka xaraarada ah in lagu soo tuuro wan idin wataa xogmaal media asxaab wada niyad qurxoon
@cartaawiboy5764
@cartaawiboy5764 2 жыл бұрын
Funny diidan legend❤
@munirkh
@munirkh 2 жыл бұрын
Dhac ku siiyey, oo hadana Dhac ku sii, 👍👍😁👆👆
@najaaxnajuuuu6693
@najaaxnajuuuu6693 2 жыл бұрын
Diidan gacan u tagay🥰🥰✋
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Allah diidan waxba ku dhacay yaa aswad buu kugu yiri ninka ciyaalka xiran caku nin sacuudiyan ah muxuu wiilasheenii gumeysteen 😭
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Team Diidan Lenged laba maaha Diidanow Keep going bro pic respect La.aantaa No farxad no qosol illahay baa ku abuurey Farxada iyo qosolka Mansha Allah ❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🖐🖐🏆🏆🏆🏆🏆
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 жыл бұрын
Waxaan oo qosol ah caawa la jiifan lahaa Diidan and dalmar
@qurayshehlujano1649
@qurayshehlujano1649 2 жыл бұрын
Wlahi siniyad u qoslay niyaw ninkani waa nin lasugayay oo wakhtigiisi yimi ma murayad bad noso dirtay mise madax dalamar si niyadu wlahi u qoslay Wxan ilabay wlalaheen reer muqdisho inan u mahad naqo waa dad qalbi wacan anumba modayay inan arke miyaa layla arkay
@muudahir7081
@muudahir7081 2 жыл бұрын
Didani qofka kaliya iga qodliye😁😁 Thnks
@aishaahmed3794
@aishaahmed3794 2 жыл бұрын
Ninkaan waa mid fany ah
@djhassan248
@djhassan248 2 жыл бұрын
Sumaya saan ee ku qurxynd🤗😍
@zahraabdirahman5891
@zahraabdirahman5891 2 жыл бұрын
Diidan mel oo ku jiro shactiro lee ugu imaaw
@aishakiin8923
@aishakiin8923 2 жыл бұрын
wlahi billahi intan dawanayay afka iskuma qaban 🥰🥰🥰🥰
@ayaanbollina6434
@ayaanbollina6434 2 жыл бұрын
Teamkan funny waye ar liketa isiyaa😂😂
@Kaluu09
@Kaluu09 2 жыл бұрын
waxan ka baqaya inay neighbourhood ka dhasho klha😅😅😅Xogmaal media wan idinla socdaa😍
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 2 жыл бұрын
Wwwwww pppppp nice masha alha ilahey haa idin xafdiyo axbaabi fiilaah
@bulashawi8926
@bulashawi8926 2 жыл бұрын
Anigoo jeclen ayaan i lalin jiray kkkk
@mohaani_pio2131
@mohaani_pio2131 2 жыл бұрын
Ninka kaliya ee iga qosliya diidan
@mupariekofficial1683
@mupariekofficial1683 2 жыл бұрын
Somalilander nimo Diidan legendery
@cubeydamediaproduction1080
@cubeydamediaproduction1080 2 жыл бұрын
Diidaan muxuu soomaray waqti Jabhad waaye
@zuzuali1507
@zuzuali1507 2 жыл бұрын
diidan so funny 😄😄😄😄😄😂😂😂
@fathiyahmohammed7687
@fathiyahmohammed7687 2 жыл бұрын
Shusha camp Tunisia ayaan isla jogi jirnay xasus
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 2 жыл бұрын
CISBITAALKA HADDII LAGU GEEYO KALI UUN BAA LAGAA SOO DOWNLOAD GARYN KULAHAAA😂😂😂😂😂😂
@halimaabukar7029
@halimaabukar7029 2 жыл бұрын
Mashallah shaqa sharaf leh
@mohamedsaid102
@mohamedsaid102 2 жыл бұрын
Asaxabta wan idin salaamay aad iyo aad ayad iga qoslisen siwada
@manamunye8330
@manamunye8330 2 жыл бұрын
Diidan walee qosol miiran
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
waa naga qosliyay diidan waa koomiig waa ku wadanaaaaa
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 жыл бұрын
Muuqaalkan waa mid hore markay dhuubnayd sumaya hada way bararte😂😂
@deeqadabeec2559
@deeqadabeec2559 2 жыл бұрын
Maxaa helay baan islahaa sumaya
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 жыл бұрын
Hhhh haa intaanay naaxin la duubay
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 жыл бұрын
HadBa wjigi yara away nar hure mahan wajigi ay badashay sow uma jedidid
@kafeyoahmed8878
@kafeyoahmed8878 2 жыл бұрын
Ana wn yabanaa😳😳😳
@soobinniesluv
@soobinniesluv 2 жыл бұрын
Insha Allah america markan imaado xogmaal media ruwaayadaha ayan idiin jilaa
@mohamedelmi1926
@mohamedelmi1926 2 жыл бұрын
Legend Diidan he’s so funny 😂
@farxanmohammed6917
@farxanmohammed6917 2 жыл бұрын
Kkkkkk my Brother Dalmar
@Supr93
@Supr93 Жыл бұрын
I’m not
@ismael-xi2gy
@ismael-xi2gy 2 жыл бұрын
Anoon jeclayn
@jamaalahmed6213
@jamaalahmed6213 2 жыл бұрын
wllhi didan waa funny🤣🤣🤣🤣
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
Qosol iguma hadhin 😁 legend diidan
@ilyaascabdi6604
@ilyaascabdi6604 2 жыл бұрын
Bart 2 soo samee
@somalitiktok32
@somalitiktok32 2 жыл бұрын
Diidan waaaa talenta socdo
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 2 жыл бұрын
Diidan tahriibkisii ban rabnaa
@sucadmaxamed8565
@sucadmaxamed8565 2 жыл бұрын
Walahi qosol waan suuxay
@maryamabdi4707
@maryamabdi4707 2 жыл бұрын
Intan qoslay cawa waligay maqoslin waliba anoo kaligaya,
@mayzaahmed4271
@mayzaahmed4271 2 жыл бұрын
Xaslayda my xafadayadii diidan tageero buuxda ku ahay
@sabbiskarabisaarchannelka7889
@sabbiskarabisaarchannelka7889 2 жыл бұрын
Diidan is the best
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 2 жыл бұрын
Iny catowday inta ila aragty like 👍sidasey ku qurxanthy inta igu racsan like 👍
@hanaanhassangalde5446
@hanaanhassangalde5446 2 жыл бұрын
Baska xoshka radka rememba
@ismailxusen7654
@ismailxusen7654 2 жыл бұрын
diidan waa codsi nosoo badi shekoyinka waa codsi sxb wllhi aad baan kuu taagera sxb
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 2 жыл бұрын
Waar diidan runtii waa nin talentle oo qosol badan
@rahmaismaciil9195
@rahmaismaciil9195 2 жыл бұрын
Wllhi funny diidan😁
@dhaymanluul6723
@dhaymanluul6723 2 жыл бұрын
Waalhi diidan qosol ayu igu diley 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@eza882
@eza882 2 жыл бұрын
😂😂😂😂ma bari horaa vidoeyowgu iygodhn wey yaryhiine
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 2 жыл бұрын
Anba wan yara daremey siiba sumaya wey dhuuban thy
@foziaahmed4145
@foziaahmed4145 2 жыл бұрын
Diidan.. Macha Allah
@rahmaahmed1879
@rahmaahmed1879 2 жыл бұрын
Diidan walahi wada qosol madax sare
@jihaaninaboqortoyo900
@jihaaninaboqortoyo900 2 жыл бұрын
Team iska jeclhy 🥰❤️
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 жыл бұрын
Diidan waaa runtis reer xamar ku waa Dad fiican anigoo Talyani joga oo qabilba aqoon oo is leh talow maxaa La,sheegan waxaa sheegto baa garan wayey mj gaaga iska sheego is lahaa runtaba iska sheeg kadib gabar hawiye ah baa igu tiri wlhi grwe baa laga Dajin waxy mj naa shiikhaal sheego oo 5jifi oo sii hose by ii sii shegtay iyo deegankiiba 🤙 Diidan waa qosol midhan runtii ma murayad baa noo soo dirtay kulahaa 😂😂
@FaisoFaiso-uk5so
@FaisoFaiso-uk5so 2 жыл бұрын
AwY filmkii iga ilali number 4
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Diidan so funny 😅🤣😁
@mokhtarabdi5129
@mokhtarabdi5129 2 жыл бұрын
Machallah waa funny walaahi
@munnaxawadley2392
@munnaxawadley2392 2 жыл бұрын
Sumaya mantaa marwa u egthy🥰 always saan u labiso
@anushzain9070
@anushzain9070 2 жыл бұрын
Waaa video hore iminka dharkay tuurtee
@asmaacabdalla3908
@asmaacabdalla3908 2 жыл бұрын
Anush Zain video hore miyaaa
@asmaacabdalla3908
@asmaacabdalla3908 2 жыл бұрын
Hada saan uma eka
@anushzain9070
@anushzain9070 2 жыл бұрын
@@asmaacabdalla3908 hada way naaxdy
@omarabdi4076
@omarabdi4076 2 жыл бұрын
Walaahi waa iga qoslisiiseen thnks
@SabarinSabarin
@SabarinSabarin 2 жыл бұрын
Anaa u horeyo cawa
@mohamudbashiir5623
@mohamudbashiir5623 2 жыл бұрын
sxbyaal ruwaydihii.halkee .wanu sugaybay
@nakhlaanyare1848
@nakhlaanyare1848 2 жыл бұрын
Diintan funy waye wlhi🤣🤣🤣
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 2 жыл бұрын
Wllhi waa fanny diidaan
@ismailaden7
@ismailaden7 2 жыл бұрын
Diidan of the finest and funniest.
@guledxusen4223
@guledxusen4223 2 жыл бұрын
Please diidan inta ila tagerto love usaara
@hareisonuur8927
@hareisonuur8927 2 жыл бұрын
Masha allaaha horey usoco walaalo noolow
@mohamadhassan4028
@mohamadhassan4028 2 жыл бұрын
Dalmar salam adiga diidan iyo sumayo
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 2 жыл бұрын
Videogan mar hore miaa sumayo markaan waa caato😂🤣
@saedabdi2336
@saedabdi2336 2 жыл бұрын
Diidan cumaamad mahaysan karo
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 2 жыл бұрын
Mid unbaanan isigu taag helayn qof biniaadam ah oo siday doo kale ah inaan isku hawlo inaan ka qosliyo waxaaban ka aaminsanahy figrad kale
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 2 жыл бұрын
diidan caadi ma ahaan
@simranxaji
@simranxaji 2 жыл бұрын
Wllhi diidan wa qosol miiran
@umalkhairabdi682
@umalkhairabdi682 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh yaa ximaar Hhhhhhhhh diidan waa qosol miidhan
@ahmedjeylani5188
@ahmedjeylani5188 2 жыл бұрын
Jilaayaal asal ah dalmar and diidaan kkkkkk
@ismaaciilhazzan1571
@ismaaciilhazzan1571 2 жыл бұрын
Nio dhifi soo qabta xogmaal media waan wn idin salaamay
@omarahmedibrahim7172
@omarahmedibrahim7172 2 жыл бұрын
qofkani waaa fan
Diidan vs Sumaya "Maad Iyo Madadaalo"
11:47
Xogmaal Media
Рет қаралды 148 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
Hilin Show
Рет қаралды 88 М.
Abdisalan Hereri iyo Majaajiliiste Diidan "Wareysi aad u qosol badan"
21:52
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Jamiila Mahdi
Рет қаралды 272 М.
IDIRISKA ITAWO OO AFKA FURTAY KADIB … 😔😔
24:47
Waziir Shabalaaza
Рет қаралды 69 М.
Ruwaayadii Afurka Saan Miyaa? Qosolka Aduunka.
17:38
Xogmaal Media
Рет қаралды 296 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН