Salad Darbi & Xalima Khaliif Magool aun | Dalmarow l ERY Ahun MC Kaariye l LXN Salad Darbi 1968

  Рет қаралды 1,082,780

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 106
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 2 ай бұрын
ABTIGAY IYO EEDADEY❤❤ cabsiye+ yabadhalo
@ashajama5120
@ashajama5120 6 ай бұрын
Maansha.Allaah Waa.heesihii.hore.oo.Somaliga ahaa.oo.qiimaha.badnaa.❤❤❤
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 ай бұрын
Nacabkii idilayaan Deris aad lanoqotoo Docdaad Igawaareentee Esh Qiyaasak Erayo Allah yarxma. ABWAN Mxamed cali kaariye,wuu ku farayareystey midhaha heestan .legend
@user-ku7dl7xq4y
@user-ku7dl7xq4y 7 ай бұрын
Very deep ❤
@MohamedOsman-gs4tj
@MohamedOsman-gs4tj Ай бұрын
"Waa adigan dulloobee Dooxyada fadhiistee" reer koonfurku waxay odhan lahaayeen "dooxyada fariistee" lkn magool oo iyaduba reer koonfur ahayd amarka ilaahay "dh" daa kama tegi jirin heeso badan oo ay qaadi jirtayna waan ku arkay, bal u fiirsada salaadna wuxuu leeyahay "dayaxaba cadceedaa duhurkii haraysee"
@xasansiyaad8979
@xasansiyaad8979 3 жыл бұрын
waah waah salad maxamad shardi iyo xalimo qaliif magool waa heestii duunyadu abaartiyo kala jecel hir doogle fan iga dheh
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Ma aha heska maxan kula dadala dalmar dantada ku cishay wa dadin
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Жыл бұрын
Hees laxan adag, in dib loo qaado shaqo badan lagala kulmayo. ❤
@user-yf5cb8sb3f
@user-yf5cb8sb3f 10 ай бұрын
Obsulately bro
@sacadHaybe
@sacadHaybe Ай бұрын
Cpcaavqc😊0q1a ppĶLOOOLOLOOOLOO9O9ZL9LXXXOzpspdspspßdksĝĥ
@AwaysElmi
@AwaysElmi 10 ай бұрын
Ereyo aad ugu xeel dheer suugaanta ayuu adeegsaday Abwaan Maxamed Cali Kaariye qofka laxanka sameeyay isna dabyar ma shidayo Ragga musiga raaciyay ama tumaya iyana caadi maaha kaba daran codadka aan kala dhicin eed moodo in qish lagu soo xulay
@nuur121
@nuur121 7 ай бұрын
Laxanka waxaa iska leh, Salad Darbi. Isagaa ii sheegay mar aan wareystay sannadki hore.
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto boqoraddii codka xaliimo khaliif magool qvrugeegada ha u qaboojiyo salad darbi cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 6 ай бұрын
Erayadi kaariye laxnag salaad waxan guwehliya magool❤❤❤
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud 3 ай бұрын
Alaha u naxariisto wa ereyadii Abwan maxamed cali kaariye laxanki darbi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 5 ай бұрын
Waaw Dugsigii dhexe ee Borame ayaan dhiganyey markaan galab iyado on BBCda laga dhageysanyo maqayad dad badan fadhiyan laga saarey oo qof walba yidhi yar iyo wayn yaa salaam Galmudug faniin khatar ah ataa ka so baxdey Hanbalyo
@faysalomar4330
@faysalomar4330 3 ай бұрын
Berigii BBC xiisaha lahayd
@Saacidaamin
@Saacidaamin Ай бұрын
Wareejin
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 6 ай бұрын
Waxan dhegysanayaa 12/12/2023. 11:40hbeenimo Waxaan dareemayaa qalbi jab sababtoo ah waxan waayay qofkaygii . Waxan soo laaban doonaa 2025 insha allh ❤
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 5 ай бұрын
Still 2024 ma noo shahay lbx ❤
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 7 ай бұрын
Erayadii maxamed cali kaariye laxanka salaad darbi 1968 sida uusheegay salaad darbi
@abdinoorgedi7029
@abdinoorgedi7029 6 ай бұрын
There is only one magool she is irreplaceable
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 2 ай бұрын
I couldn’t agree more
@habibaomar9463
@habibaomar9463 Жыл бұрын
Asc qarabo allh qalbiga ano Qabojisen qer allah idinka Siyo Inshallh
@gheremewaraghaw4993
@gheremewaraghaw4993 12 күн бұрын
I like this Singer. RIP
@abdihoosmedia
@abdihoosmedia Жыл бұрын
Wah wah wayo wayo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
One of the most presious song❤️📻
@abdimursal3904
@abdimursal3904 11 ай бұрын
0:05 0:08 0:09 m
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud 3 ай бұрын
Maxamed cali kariye alaha u naxariisto sheqaal bi ahaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 ай бұрын
0:11 Habartaa buursaday, Shabeelna ka booday. Ganbadeeda beey Geed-kaga carartay.. Fanaan iima aha. Hadaa Maqli laheed, Waxeey 🎤 ku laheed. Iyo inaa Muraayad u dhiibnay. BAABUUR UU GEEDWEENE GAASKII KAGA SOO GOOSTAY, BEEY XAMAR KU GAARTAT. AMAR-ALLAH.
@Somalia5
@Somalia5 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Anne dab iyo meel kuluuuuuul har kudoorsan maayee😆 👌👏👏
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 7 ай бұрын
Labada abwaan ee ugu riwaayadaha iyo heesaha badan waxay ahaayeen sheekhaal. Abwaan Mahamed Ali kaariye iyo Abwaan Sahal Macalinkii ciise. AUN. Laakiin reero Culimada diinta ah ayey ka soo jeedaan. Kuma faanaan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin, ma fiicna inaad qabiilkooga halkan ja sheegto. Waxay ahay mawaadiyaan SOOMAAALIYEED.
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 7 ай бұрын
@@caweyskadalmar Waa la sheegayaa. Kuwa aan abwaanimo ku dhamaynba Waa la buunbuuniyaa. Xagee ku xanuuntay adiga yaab. Somali Waa xaqiraad miiran.
@Bytity35
@Bytity35 2 ай бұрын
Sheesheega meel fogna gaadhsiiya DAAR-OODE INA DOOMBIRO UNBAY DHIBTAAYE, KU SOCO LOOBOGE AAKHIRO MOOGE
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 ай бұрын
@@Bytity35 walaal sheekhaal maba kala saarin aniga Ee cuqdada iska saar. Labada abwaan Sahalna Waa looboge M karriye na Waa qudub. Laakiin qudub ayaa abwaano iyo gabayaa badan.
@maryanyusuf9104
@maryanyusuf9104 5 ай бұрын
Waw waqaramigi hoore fanan waki hoore
@ismailshire539
@ismailshire539 Жыл бұрын
Waayo waayo iyo xasuus
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 2 ай бұрын
Yabdhalo iyo cabsiye ❤❤❤
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 Жыл бұрын
Erayadda waa maxamed cali kariye Alla yaa raxma xooga dalka ayaa la oran jiray intaan hoballadda lasameynin sidaa ufahma halka laxanka uu lahaa saciid xarawo macalinkii weynaa qeybta laxanka loogama daba dhufin jirin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin, sidaas bay ku qornayd caladii Radiyo Muqdisho duubtay, anagu waxaan rabno ma jeclaysano isaga qorno heesaha cida sameysa, FYI
@CarroEdeg
@CarroEdeg 11 ай бұрын
Malaha , Maxamed cali kaariye Fankiisu Qaali buu ahaaye fadhato hawgaynin, Cali gaab ayaa lahaa, Salaad darbi Heesahii uu Cali gaab u dhiibay ee ay isku riwaayad ahaayeen, Meedaymeeday, ceelbuur, armaad hoos unoqotaa, dhigi maayo tuutaha, iyo qaarkale Cali diiriye ayaa u dhiibay fanaanka
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 11 ай бұрын
Heestaan keydka kujirtaa waxaa leh maxamed cali kaariye Alla yaa raxma
@CarroEdeg
@CarroEdeg 11 ай бұрын
@osmanheymoy5527 Kayd xagee ku kaydsan, waar muqdisho waxii yaalay waa labeen abuuray, Abwaan cali diiriye malaha aqoon baanad ulahayn, Waxuu ahaa Abwaankii Sameeyay Riwaayadaha Somali ugu caansan, Sida If iyo Aakhiro , Riwaayadii baan africanisam ee Afrikay hurudooy, waa loo dhashaa wadani isagaa xataa qaadaya heesta , Waa boqol yahuudiye,
@sayidka6911
@sayidka6911 8 ай бұрын
​@@CarroEdeg keydkii radio muqdisho cid taabatay majirto, meesha lagu falaaday waa keydkii radio hargeysa, oo marqaatiyaal loo hayo. Heeskaana wuxuu ku jiray riwaayadii jaceylbaa run & been midba Gees ka rarayaa, ee lahaa ahn m.c.kaariye heesaha kale ee riwaayadda waxaa ka mid ahaa beeni raad maleh & hibooy.
@AbwaanCaateeye
@AbwaanCaateeye 3 ай бұрын
Waayowaayo dadkiinan ciyayow sidaasookalaa looqaadaa
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 10 күн бұрын
Legends
@Dafaaye
@Dafaaye 3 күн бұрын
Xasuus gooniyah 😢
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Hees xul ah❤
@user-du2en5gn7n
@user-du2en5gn7n 5 ай бұрын
Yaa salaam
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 ай бұрын
7:00 Habartu Xasan Shiikh camal beey noqotay. Sooteey Cabdi-bilaha, 🎤la saarnees. SIYAD na meel-kulul ka dooratay
@nourhassan1524
@nourhassan1524 6 ай бұрын
Golden
@faraxqare2557
@faraxqare2557 Жыл бұрын
Axsanheesdalmarqaraami
@user-du2en5gn7n
@user-du2en5gn7n 5 ай бұрын
Yes
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan 3 ай бұрын
Doorsoomay maalmahan Sidanaan dayaysnahay 04-April-2024
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan 2 ай бұрын
25-04-2024
@user-hn6mk6lj2i
@user-hn6mk6lj2i Ай бұрын
Waw
@ayaaniitappemuxidiin9565
@ayaaniitappemuxidiin9565 6 ай бұрын
Erayadii abwAANKII WEENAA ALAHA UNAXARIISTO MAXAMED CALI KAARIYE
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@Somalia5
@Somalia5 4 ай бұрын
🪽🇸🇴🪽SALAAD DARBI + MAGOOL 🔥 🔥🔥🔥👌
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 2 жыл бұрын
Xasuus wayo waayo
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Asc akhayrta cawayska dalmar waad ku mahadsantihiin sida aad suuganta nooga haqabtiraysan,lkn waxaan moodiyay inaad heesaha cida aluftay midho iyo codba aad aqoon u leediin maxaa qaldan, heestan, iyo heesta havayn dhalad ama hoodiyo ayaan and beeni raad maleh iyo ceelbuur ku yaala waxa leh Erayada abwaan CAli diiriye ( Cali gaab ) wll Muxammed Cali kariye heeso aanu lahayn oo lugu sheego uma baahna dhamaantood alle ha u naxariisto aamiin aamiin,weliba kooxdii xooga dalka AYAY isku ahayeen 2 daa abwaan.
@Duceysan361
@Duceysan361 7 ай бұрын
Maxaan kula dadaala dalmarow dantaadaa ku ciishee 🥱🥱😂😂😂 hees weey dhaaftay waxaaan😂😂
@saalimabdulahi6431
@saalimabdulahi6431 Жыл бұрын
Hesaha murqankan xusaa😂
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Miraha ku dara walaal caweys
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Hada kuma dari kari wakhtiga oo cidhaadha awgeed
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar dhib maleh walaal waan fahmi karaa
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 9 ай бұрын
ayaa laxameeyay heestan?
@kadykhalaf5901
@kadykhalaf5901 3 ай бұрын
Awoogey saald maxsmad shardi
@user-hn6mk6lj2i
@user-hn6mk6lj2i Ай бұрын
Asal
@Dafaaye
@Dafaaye 3 күн бұрын
Waxa ani dib ii dhigay dabainkaad igalisee
@liibancartan8591
@liibancartan8591 2 ай бұрын
Jiilkii dahabiga
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Ruwaayadii ay ku jirtay nooma aydun sheegin,in ay Ruwaayad ku jirtay waan hubaa lkn magacii baa iga fakaday.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 11 ай бұрын
Ruwayadii laga magac baxday himiladeena ayee ku jirtay
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 7 ай бұрын
Hestan riwaayad kuma jirin abwaanka bananka ayuu ka sameyay
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 7 ай бұрын
⁠riwaayad inay ku jirtay shski iigana jiro ee magacii baan ilaaway.
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 6 ай бұрын
​@@afgaradmediaproduction3569may walaal waay kujiraty dab jacayl kariwaa ayaay kujirtay
@Abdifataah-cc7sy
@Abdifataah-cc7sy Ай бұрын
Tiisaba daryeela dadka kale wax gaadhshe
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 4 ай бұрын
La yaabay oo weli yaabanihine ee kumaa Soomaali u kala saaray 4.5?
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Bal nasiib darnaanteey Daaruurtaba halkan kuma so da'eeyso ku daruuri weydaa wxu kala jeeda mesha kaa raadiyaba kuguma arka bal halkaa kaso tagay aya ii dib martaa
@nuurhubane
@nuurhubane 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@muhiyadinyassinisse4871
@muhiyadinyassinisse4871 9 ай бұрын
Kalay kalay deqa adaan kugu dansegay 2023/15/10 October cawaa kusugan Germany Hamburg Xusuus ayey igu ledahay hestan markle ayaan dhagaystay 17sano ka dib
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 7 ай бұрын
Sxp waxan ku dhageysan cawa gurigeyga hargeysa sacadun waa 12,haben nimo 1,12, 23
@somalirumeeyamaharumaysan7291
@somalirumeeyamaharumaysan7291 2 ай бұрын
waxaa iiga daran maxamed cali kaariye ereyadaan culus waxuu sameeyay isagoo 20 sano wax wayn ula jirin anagana anagoo 50 ka leefnay ayaan wax isku duwi karin naga dhaaf hibo ayuu hebel iyo hebel u leeyahay murtidaa i dishaye
@user-du2en5gn7n
@user-du2en5gn7n 5 ай бұрын
Kkkkkkikkk
@osmanaden2779
@osmanaden2779 2 жыл бұрын
Erayada heestu waa sameeyay Cali Diirye(Cali Gaab)midhaha cida leh iska hubiya.laxanku waa sax Saalad Darbi ayaa leh
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Sxb iska hubi heeskan waxaa lahaa m c kaariye waa riwaayadii jacaylbaa run iyo been midba gees kararayaa 1968kii waxay isku riwaayad ahaayeen hibow kaama hagar la.ayne iyo waryaa hee inankow iyo beeni raad maleh mahadsanid
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Alaha unaxariistee cali diiriye heesaha salaad darbi wuxuu kuleeyahay heeska ceelbuur oo qura ee sidaa ula soco mahadsanid
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 Жыл бұрын
Fadlan heesaha saxaha
@CarroEdeg
@CarroEdeg 11 ай бұрын
​@@jamamohamud3438 Fadlan Fanku maaha Rayi iyo Nin jeclaysi, Cali diiriye Cali gaab ayaa leh, hadaad muran rabtaba yeelkaa,
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 7 ай бұрын
Erayada waa m.ali kaariye soo daawo salaad darbi ayaa hesta ka shekeyay wax soo hubso sxp
@AadanMaxamed-eh7bw
@AadanMaxamed-eh7bw 8 ай бұрын
😂
@laago6274
@laago6274 5 ай бұрын
27 Jan 2024 11:59 pm M.C.I I.C.J M.C.J GENHZOl
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
بهترین آهنگهای معین گلچین
31:07
Wali Zahedi
Рет қаралды 166 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 88 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 225 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Salaad Derbi iyo Saynab Cige 🔥Iyo Heesta "JAALALLEEY"
10:41
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,5 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
گلچین آهنگ های ماندگار استاد ساربان
20:32
Mohammad Ali Mokhtar
Рет қаралды 11 М.
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,6 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 32 МЛН
I meet Mr.Beast
0:15
ARGEN
Рет қаралды 9 МЛН
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 4,9 МЛН