Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad

  Рет қаралды 704,986

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#RiwayaddiBeenayWaaRun #Caweyskadalmar

Пікірлер: 141
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 5 жыл бұрын
Daawashada ruwaayadan iyo heesaheeda kama xiiso dhaco waligey Alle ha unaxariisto abwaankii qaliga ahaa ee nooga tagey dhaxalkan quruxda badan Legend Abdulahi Esse sangub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@jananali1769
@jananali1769 4 жыл бұрын
Riwaayada waxaa sameeyey abwaan maxamed aadan dacar AU
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
@@jananali1769 sangub ayaa leh sxb
@apdiqani9389
@apdiqani9389 4 жыл бұрын
riwaayada waxaa lahaaa dacar
@suhaybsamaale2584
@suhaybsamaale2584 Жыл бұрын
​@@abshircarab18wll ABWAN DACAR BAA LEH
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Axmed mooge c/qaadir juba sangub sahra axmed aamina cabdilaahi huryo iyo faunuus sh.daahir ayaan ka gartay
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
@Axmed Soomaali Khadiijo Boqran,Basbaas iyo Saalax Qaasim Naaji weyna ku jiraan Ruwaayadaan
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Axmed mooge liibaan illaahay haw naxariisto iyo cabdilqaadir macalin cumar juba ku nool wadanka kanada laba fanaan oo qiimo badan sawd iyo quruxba way hayaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@teacherbarre1946
@teacherbarre1946 4 жыл бұрын
Diirkaa layskaga naxaa Ma jiir dabin soo galaa Dagaal gabadh iyo ninkeed Sideed dabka uga shidaan ma diintan aqooon Bilaa calayk waa ereyo
@mohamedsheikh4773
@mohamedsheikh4773 4 жыл бұрын
I was in primary 5 school then when I heard it first in 1986. I really used to enjoy it then. Singub creativity in his prime.
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Songub ma samayn riwaayadan Maxamed aden dacar ayaa sameeyey sxb
@mohamedsheikh4773
@mohamedsheikh4773 3 жыл бұрын
@@mukhtarfarah969 Maxamad Adan Dacar ma isku cid/qolo baa tihiin?
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Qolo macno masamayso haday idiga kula wayntay.lkn hadii aad fiiriso bilawga riwaayada qaybta induction aad fahmi cida samaysay,singub iyo dacar qaa laba nin oo somali ah legend ah.
@ibrahinabdilahiahmed580
@ibrahinabdilahiahmed580 2 жыл бұрын
wakhti fiican waad sooqaadatay rabbi cimriga haa kuubarakeeyo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Erayadii iyo curintii abwaan maxamed.aadan dacar waan salaamayaa abwaanka waa midhmidhka fara kutiriska ah ee kasii nool abwaanadii soomaaliyeed ogaalkay wuxuu joogay magaalada hargaysa
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
U fiirso ximada Rag iyo dumarbaynu nee hadaanu daryeelba hayn miyay daawaba jirtaa maxaa naga galay danyaree haduun duunyaba lahyn miyuu dadka naga xigaa daah baa aqala ga furaa ma diracay iibsataa daraad sheekadii hayd siday dusha ogu sidaa ma neefbaa uu dabraday dardaaran haduu karabo jaceyl doqon hayaa candhuuftaada dib u liqoo ku diiday soco ku dhaha soco Kadaa hadalkaa dibinaha dabuubtaasi way xuntoo jidhkuba waa diidanyeee markuu darajada laahyee xoolaha dafaha ku siday waa kii dalandalinayeee diirkaa laysaga naxaa ma jiir dabin soogalaa dagaal gabadh iyo ninkeed sideed dabka oga shidaan ma diintaydaan aqoon dilaalin hadaadtihin dhag xuma walaga durkaa xaasaska laykuma diree u siidaaya wuu qabaa u siidaya
@casisacabdisamedcasisa6038
@casisacabdisamedcasisa6038 4 жыл бұрын
Yaa Daawanaya 2020 Alle Haunaxariisto singub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@abiibkhanabiibkhan5153
@abiibkhanabiibkhan5153 3 жыл бұрын
usimple American conversationsimple American conversationsimple American conversation
@axmednurmaxamud2605
@axmednurmaxamud2605 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar V3
@lakimohamed2778
@lakimohamed2778 2 жыл бұрын
Waxasn daawada 2022 bishs 1/23
@mowlidhassan882
@mowlidhassan882 5 жыл бұрын
Allah yarxamhu Abwaan sangub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@yuusufxaajicabduqaadir5737
@yuusufxaajicabduqaadir5737 4 жыл бұрын
waa qiso rag badan sidhab ah uqabsatey
@zakisky
@zakisky 4 жыл бұрын
Maxmuud cabdilahi ciiise Sangub allah ba ku manystay afka somaligaa
@suhaybsamaale2584
@suhaybsamaale2584 19 күн бұрын
Riwaayada waxa lahaa Abwaan Max'ed Aden Dacar
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Ma Jiir Dabin Soo Galaa Dagaal Gabadh iyo Ninkeed👋
@abdirahmansalad7129
@abdirahmansalad7129 Жыл бұрын
Yaa Fiir sanaayo Ani cml 2022 / 23
@mustafemuhumed2426
@mustafemuhumed2426 4 жыл бұрын
Somali wisdom era 1980s
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Sahra illaahay haw naxariisto iyo aamina cabdillaahi caadi maaha ax yaa sawt luuq iyo laxanba waa labon gabdhood oo aan aad u xiiseeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@yaxyesaedsaed135
@yaxyesaedsaed135 4 жыл бұрын
Murti waagaas baa ugu danbeeysey waa dabar gi'day alloow adaa weeyn maantana ma waayaha cusub iyo mantag baa dhegahayga ku soo dhacaya kkkkk
@cumardaauud337
@cumardaauud337 4 жыл бұрын
Waah waah waxaasaa Heesa
@rakbah.c
@rakbah.c 4 жыл бұрын
Dagaal gabadh iyo nikeed sidee isugu dirteen dab ugu shidaan madiintaydu aqoon
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 жыл бұрын
Sahra axmed kululeyda aun naa anagu siba ma nihine wlhi gabadh tafa ayey aheyd marxumadu
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waxay ahayd reer Hargeysa sanqada ka hadashaa. Aun Sahra qof firfircoon bay ahayd. jaar baanu ahaan jirnay guryihii hobolada waaber goljano Hargeysa
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar aamiin zxp sahra axmed dhowr jeer ayaan la kulmey wxy aheyd gabadh kulul oo war cad oon hadalada jilicsan aqoonin wlhi wn xasuusta sahra alle haw naxariisto rageedi ayey aheyde markii iigu danbeysay cisbitaalka gargaar ayaan kusoo bookhdey alle haw naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin anigu waxaa ugu danbeysay 1983. Hortayada ayey Soo mari jirtay wadadii iidacada ee wakalada hargaha. Waxaan caruurta badan bay lahayd. Aun Sahra arraweelo laguma imin jirin. Waxay qof hadalkeegu cad yahay. Ilaahay qurux, cod iyo fariidnimo waa isugu daray. Ilaahay janada InshaAllah. Mahadsanid sxb
@jamalnazir2920
@jamalnazir2920 5 жыл бұрын
Alaha unaxariisto abwan sangub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ibraahimjamac3343
@ibraahimjamac3343 4 жыл бұрын
Riwaayada waxaa iska laha maxamed aadan dacar kuwa leh singub iska hubiya fanka aqoon uma lihudin dib udaaqda bilowga sida lasheegayao
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Runtaa dacar baa leh riwaayadan
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 5 жыл бұрын
alle hu naxariisto sahra axmad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@ismo_official
@ismo_official 5 жыл бұрын
Alllaw u naxariiiso intiii dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@maxmedcumar248
@maxmedcumar248 5 жыл бұрын
Shdjd
@hasanabdi1816
@hasanabdi1816 6 жыл бұрын
Maxamed cumar huryo الله ير حمه ❣️🤚
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Singub car halkaan kaalay kkk allaha u naxariisto intii dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@ahlamahmed2412
@ahlamahmed2412 4 жыл бұрын
Ruwayadan abahey laptobkisa aankadawaday 2017 m a
@haboonib4aahim865
@haboonib4aahim865 5 жыл бұрын
Axyaa riwaayad
@haboonqalanjo9274
@haboonqalanjo9274 4 жыл бұрын
2020/1/6
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Abwaan sangub waa murti majaajilo hal abuur intaba loogu deeqay aftahamaduu kaga daray wax walba illaahay haw naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@heersare8314
@heersare8314 2 жыл бұрын
Dacar ayaa leh riwaayd
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@heersare8314 taa muran kama taagna
@farhiaali7018
@farhiaali7018 Ай бұрын
Allha u haa naxriisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@ibrahimmahmood1005
@ibrahimmahmood1005 2 жыл бұрын
Waayo waayo ahaaa
@DaahirgeesiyeDaahir-wg5eh
@DaahirgeesiyeDaahir-wg5eh 10 ай бұрын
Afar Caruur Ah iyo Aabahuud Dumarku way ka Boodaan lkn Afar wiil oo buuxdu kama Boodaan Dumar Xoolo u Tacbo
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Haa sida Khafiifka la qaatay kulaha
@yahyejama2150
@yahyejama2150 8 ай бұрын
Old is gold❤
@cabdicade9537
@cabdicade9537 5 жыл бұрын
Asal fankii Hore asaga nogu horeyey noguna dambeyey
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 5 жыл бұрын
Waa runtaa sxb fan waa fankii hore
@MohamedAli-sl7ix
@MohamedAli-sl7ix 4 жыл бұрын
Yaabka yaabkii dhuunta 40 million doller ma marine
@yasindakane3856
@yasindakane3856 3 жыл бұрын
Waa sede
@umalkadar5789
@umalkadar5789 4 жыл бұрын
Ruwaayadan waxa iska lahaa abwaan dacar
@xasancabdi6160
@xasancabdi6160 4 жыл бұрын
Axya riwaayda qle Thakse
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya 16 7 2020
@rahmaabdilahi8635
@rahmaabdilahi8635 4 жыл бұрын
9/9/2020
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 5 жыл бұрын
Kaagan khadar axmed saalax la leeyahay aqoon darro ayaa ku haysee riwaayadda abwaan maxamed aadan dacar baa leh!.
@jananali1769
@jananali1769 4 жыл бұрын
Aad iyo aaad abwaan dacar baa leh
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Khadiija daahir boqran
@basi5860
@basi5860 5 жыл бұрын
qadiijo boqran iyo Allaha unaxariste sahra iyo amino cabdulhi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@DelPiero-us7su
@DelPiero-us7su 5 жыл бұрын
@basi. Amino cabdulhi is alive and well.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Dadka nool maxaa u dilaysaa ma bariisbaad siisaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Sahra iyo aamina waa ku daadsadeen odayaashii
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 5 жыл бұрын
maxamad aaadan dacar ayaaa leh riiwaayadaa
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 жыл бұрын
Maxamud c/laahi sungub baa iska leh sxp
@sayidkasoomaalida4070
@sayidkasoomaalida4070 3 жыл бұрын
Ma neef baa uu dabraday waxbaa ka dhacay😀
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 жыл бұрын
Dulalin Adan tihin daghuma walaga durka hasaska laiskuma direh usidaya u qabayeh
@nastehomohamedhirsi2833
@nastehomohamedhirsi2833 3 жыл бұрын
11 decemper 2020
@Huzzayn
@Huzzayn Жыл бұрын
Walee Juba caadi ma'aha.
@munajama8885
@munajama8885 4 жыл бұрын
yaa daawanaya 2020
@sucaadsucaad5257
@sucaadsucaad5257 3 жыл бұрын
Kkkkk na adaba mid hayste mad Iska rogrogatid
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 4 жыл бұрын
21/20
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Axmed mooge fanaankayga
@nuuraxmed4887
@nuuraxmed4887 4 жыл бұрын
Seli
@abdullahimohamud5577
@abdullahimohamud5577 5 жыл бұрын
Riwaayad waxaa sameeyey maxamed Ibrahim dacar ninkii muran uga jiro hasoodaawado riwaayada bilowgeega
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Hhhh sangub ayaa leh riwayada wll
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Sxb sax weye riwadan waxaa sameeyey maxamed aadan dacar muran maleh
@faysalahmed5660
@faysalahmed5660 4 жыл бұрын
haiku nabarka cashaqu inafeyayi
@maaramaada5265
@maaramaada5265 3 жыл бұрын
Waa 2020,11,03
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Riwaayadan dacar baa leh
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Huryo waa iga qosliyey
@sharmacismaan8191
@sharmacismaan8191 2 жыл бұрын
Gqf3t2r4
@liibaanmaxamed8764
@liibaanmaxamed8764 3 жыл бұрын
Baaydhawo
@ifrahosmandini6319
@ifrahosmandini6319 6 жыл бұрын
Kkkkk car halkaa kalaya baan kahelay
@capdiqanifaarax9993
@capdiqanifaarax9993 4 жыл бұрын
Heeso waa heesahii hore naagona waa kuwii danbe
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Waaberi murti iyo madadaalo way haysay
@madeeymustaf7027
@madeeymustaf7027 4 жыл бұрын
KZbin KZbin's
@osmanabdulle7381
@osmanabdulle7381 6 ай бұрын
1234
@yussufgarad5185
@yussufgarad5185 3 жыл бұрын
Hala jubba
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 жыл бұрын
Asal walee hablaa helay
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 5 жыл бұрын
Khadiija bokhran
@ashacise3332
@ashacise3332 4 жыл бұрын
9
@cabdikariinmaxamed8077
@cabdikariinmaxamed8077 2 жыл бұрын
Kkkk
@xasancabdi6160
@xasancabdi6160 4 жыл бұрын
🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@goobanimojecelgabadhareera6084
@goobanimojecelgabadhareera6084 5 жыл бұрын
Sahra Ahmad ban ka gartay meesha
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Yaabo sxb meeshaan abwaan iyo fanaan macag leh kama maqna sahro axmed. Amino Cabdilahi.khadiijo boqran. feynuus sh Daahir.saalax qaasim.axmed mooge.cabdulqadir Juba.xassan aadan Samatar. Huryo.dacar.singub
@aminabeldeq799
@aminabeldeq799 Жыл бұрын
Sahra Ahmed juba amina Abdilahi iyo ina mooge Ahmed baan u malaynaya
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 5 жыл бұрын
Ha inala rafato sibirka kkkkk sahra Ahmed aun
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@maxamedyusuf5265
@maxamedyusuf5265 4 жыл бұрын
hhhhhhhh
@abdirahmanurdawe5211
@abdirahmanurdawe5211 4 жыл бұрын
Qamsa
@sagalnuux2041
@sagalnuux2041 2 жыл бұрын
Ma neefbaa u dabraday 😂
@masbalmasbal6944
@masbalmasbal6944 6 жыл бұрын
Hi
@mahadali1152
@mahadali1152 2 жыл бұрын
Khafiifka kuteen 😹😹😹😹
@abditaher8043
@abditaher8043 4 жыл бұрын
😭😂😭😂😭😂😂😂😂😂😭😂
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 5 жыл бұрын
So funny
@xamseshaakir1362
@xamseshaakir1362 5 жыл бұрын
Kkkkk
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 5 жыл бұрын
Saw maha funny
@deeqahassan9037
@deeqahassan9037 6 жыл бұрын
Gabadhan xaska sangub yaa iishegaa magaceeda
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 5 жыл бұрын
Deeqa Hassan walal xaaska sangub Waa Khadiijo boqran magaca aabaheed ma xasuusto
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Khadiijo Aw Daahir
@hamseismail6306
@hamseismail6306 4 жыл бұрын
Khadiija aw daahir ahmed Boqran
@ismailali339
@ismailali339 6 жыл бұрын
kkkkkkk
@abdirisaktyga3782
@abdirisaktyga3782 5 жыл бұрын
Manefbaa uu dabraday
@cabdishibin8311
@cabdishibin8311 3 жыл бұрын
17/2/2021♥️
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 жыл бұрын
Allah unaxarisato sanagub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 7aad
22:26
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 692 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 265 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Cilmi & Caado -  Qeybta 5aad
9:55
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 354 М.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 87 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 6aad
13:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 391 М.
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 370 М.
sheeko Shaqo DHM-TV
29:18
Dhacdooyinka Maanta
Рет қаралды 400 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 956 М.
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
PrinceJuba
Рет қаралды 167 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 265 МЛН