Canab Diiriye & Cali Cumar Maydhane | Heestii Sida Geenyo Shaaximan

  Рет қаралды 91,184

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Xusauusti Calanka Soomaaliyeed
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Viva Shacabka Soomaaliyeed Calanka Ayaa Heestani Ku Socota Ku wa Soomaali Diidka Ah Illaahay Ha Soo hadeeyo
@alijama9470
@alijama9470 2 жыл бұрын
Riwaayadii waalidkii ubadkiisa la wadaagay jaylka alle ha u naxariisto marxuum abwaan axmed xassan xirsi ( axmed libaax ) iyo Cali cimur maydhane , canab aw diiriye ileeye oo noolna alle ha xaftiyo,
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Ninka nasiib u helay inuu galo ruwaayaddan baan ahay, oo heestan aad u jeclaa, cajjiib
@MohammedDaahir-uj2ww
@MohammedDaahir-uj2ww Ай бұрын
​@@mhassan0163 Iminka xaggeed ku sugantahay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow Calanka Soomaaliyeed
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto ina abtigay rumaad cali Allah ha xafido canab
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@MuseMawliid
@MuseMawliid 21 күн бұрын
Aamiin aamiin
@YA-lv2xg
@YA-lv2xg 3 жыл бұрын
Markan shaahid ku daya shafku ii wabooba.... sida uu jecla heestan 🇸🇴💙🇸🇴
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
LAASCAANOOD OF Khaatumo Of Soomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Calanka Khaatumo State Of Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow Guulwacan Heetan Waa Calankayga Of Soomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
I'm Happy Laascaanood Free Maamulka Hargeysa Khaatumo State Of Soomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Laascaanood of Soomaalia Guulwacan Maamulka Khaatumo State Of Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Khaatumo State Of Soomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Marlabaan Shacabka Soomaaliyeed Guulwacan Laascaanood of Soomaaliya
@jarteh3837
@jarteh3837 Жыл бұрын
Ninkan magaciisa in badan baan deydeyaayey cood heer sare ah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow Guulwacan Midowba Maansha Allah Laascaanood Free Maamulka Hargeysa Muuse Bixiyow You Never Coming Back
@MuseMawliid
@MuseMawliid 21 күн бұрын
Yaasalaam ragii hore bal siday hablaha u amaanayeen eega imikana kufsi iyo dilbay isugu darayaan dumaroow naga raali Ahaada kuwaasi naga midmaahee
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeed U Duceeya Aamina Cacbdilaahi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Maansha Allah Laascaanood Free Maamulka Hargeysa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Oobe Ka Joog Faras Yuu Jiidhan3
@hodanqurrux4248
@hodanqurrux4248 2 жыл бұрын
Cirkanoo shinkii Shamalkiyo daruu Biyahoo shuxaysi Intay mayay ku shub Shafcadaha onokonda iuo Guukaamo shilis Waqal ka shihsee Isasiiyay dhibicdii Rahu sheeko iyo guux Shaavireeyay foorida Shombirahu mash Shalanbooxa daatana Sharac aller sharax La mari karin Markaan shaahid kuu daya Shagku ii qaboo Nabarkii ishidayiyoo Shoogii layga gooyaa Aniguna shifaan idhiyeey
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Adigoo shamsaay galab, shaxardaanka laafyaha, shoobaha tallaabada shaambinaya socodkii oo toob shagaar badan, inan yahay shullaha dhigay shalmad aad u wacani shilish geliyey qoortana sharaxaadda dhegahana, weysaaqyo sharaf badan shunuufuhu ruxmanayaan, shoolliyadii gacmaha iyo shanta faroodna dahab sudhay, mar aan sheedda kaa dayey isku shubatay quruxoo wallee waad ka sheegnayd hablihii shirkii yimid, anna sharadda kugu xidhay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Calanka Soomaliyeed
@hoodoindho6119
@hoodoindho6119 7 ай бұрын
Imikan kaso dhagaystay ridigowga 😂
@jarteh3837
@jarteh3837 Жыл бұрын
Heestan canab ma lahsyn gabadh kala lahayd waxay ku jirtay waliidkii ubadkiisa la wadaagay cashaqa
@hawoosman4698
@hawoosman4698 2 жыл бұрын
Heestan waxaa ali maydhene laqadi jirtay hawo taako canab malaha riwayad bay ku jirtay
@destalin5081
@destalin5081 4 жыл бұрын
Heestan waxay ku jirtay riwadii abdi kamil cawaale waxaa qadijiray ali maydhane hawo tako
@alijama9470
@alijama9470 3 жыл бұрын
Axmed-libaax xassan ayaa lahaa heesta iyo rumawaaday ku jirtay, EE warmo Caashaq islaayay wakhtigaa isugu dhiibay, cabdi kaami cawaale isku koox ayay aheeyen.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow U Duceeya Aamina Cabdilaahi
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Calanka Soomaliyeed
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Wareysi: Fanaanadda Canab Diiriye Ileeye
6:20
Bartacad News
Рет қаралды 3,5 М.
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 23 М.
Kinsi X  Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*
13:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 183 М.
Amina, Sahra, Axmed & Jubba
10:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 525 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Abdi & Jawahir
10:34
Jabuuti TV
Рет қаралды 246 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 257 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 212 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,2 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 645 М.