cimriga ilaahey adoomadiisa siiyo lama qariyo gaalada ma qariyan
@SaedDahir-v6d3 күн бұрын
Waxaa uu ahaa ninkii kala saaray milatrygii iyo wasaaradaha
@Rooble-l5x3 күн бұрын
Taraam
@IstarlinElmi4 күн бұрын
Adoomadii la gumesana jira reer habar kintner am habar ukun max ka hadlesa duur jooga beenlow bahane
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv4 күн бұрын
Waxaa hubaal ah oo dhicidonto siyaasiyinta besha Hawiye aa manta Siilaanyo iyo SNM amaantoda xaflada u qabtey aa allaah ha unaxariistee dahayo kuwan carurtoda na barito Adan suna iyo ahmed Diiriye Abwan nageye bey amaani doonan oo uduceen doonan caku dayuus munaafaq Imaan laheen oo cuqdad dilootey waxan oo dhan cabsi aad darood ka qabtan bad usamey neysan aa hawiyow aniga oo Raxanweyn ah baa idin balanqadayo darood inan idinka celiyee khawarij tan Wuqooyi aan kasaarno dalka oo aan Iska qabano midnimo been ah iyo diin Islaam been ah bey konfur lajoogan aa war carurteena qaraxa ay kuxasuqayaan aan kaqabano bila caleykum abiyalow cabsida aad darood ka qabtan bey idinku sogabadeen oo waa munafaqiin illaahey na cadaa tiisa ayuu kugurayaa Silanyaha aad ka shekeyneysan waa munaafaq dalka burburiyey aa lamid ah Godane. Lana shaqeynayay aa illaahey idinka duleynin Hawiye duligan ceyriya
@saacidismaaciil86854 күн бұрын
Alle ha u naxisto mujaahid Ahmed siilaanyo madaxweynaha hore ee jamuuriyada barakaysan Somaliland waxa uu ahaaa geesi geesi dhacay.waxa aa qoraalkaaga ka muuqda cuqdad iyo xanuun balse waad u dhimantoodaa,waayo cuqdadu dawo maleh. Waxa aad sheegtay darood lkn m hubo in aad thy reerkaga aad sheeganayso
@mohamedabdulle3584 күн бұрын
Sland iyo pl kala sokeeyaan hadii aysan sland somalinimadu ku weyneyn midna waa caadifi mid waa qaain
@cabdallacamay32653 күн бұрын
Allah ha unaxariisto siilaanyo waxa uu ahaa geesi xilal badan kaso qabtay soomaaliyaa waa dawladnimada madaxweynana ka noqday sland adiga hadalkaga waxa ka muuqata nacayb cuqdad waxan ku leeyahay ku dhimo oo xanuunkaasi haku dilo magaca aad afkaga qadhmuun ku dhufatayna ma tihid daarood waa.laandheere oo sida uma cuqdadaysna adiga aabe daarood aya kuso helay dar Allahna kuso koriyay kuna sheegay inaad kaso jeedo qabiilka daarood
@lailaabdi55543 күн бұрын
Faqasheey ka fadhiiso meesha isaaqu waa dadka soomali ugu wanaagsan meel kasta ay joogtaanba hormuud u ah alx alle ayaa mahad iska leh