MW Xasan" Siilaanyo waxaa dhihi jiray maa igu marti qaadid Hargeysa aan kuu imaadee

  Рет қаралды 9,761

Dalsan TV

Dalsan TV

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 10 күн бұрын
Xasan qoslaye marxumka kadaya beenta alle how naxaristo Ahmed m Maxmud siilanyo ❤
@abuahmed5748
@abuahmed5748 10 күн бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO MD SIILAANYO. WAA ARRIN AAD U WANAAGSAN OO DADKA SOOMAALIYEED ISKU TOLEYSA KALMADAHA CEYNKAAS AH EE WANAAGSAN,SOOMAALI WAA SOOMAALI MANA KALA MAARMRYSO .
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 10 күн бұрын
Runtii Nin culus baa dhintay. illahow u naxariiso
@SusanKhadar-et5hw
@SusanKhadar-et5hw 10 күн бұрын
Xasana sifican ayuu utacsiyey marxun sirayo somali laan habalyo ayuu ayuu udiay isagoo magacaabaya qirayana somaali laan hanbalyo ayaan leyahay❤❤❤
@abdirahman6263
@abdirahman6263 10 күн бұрын
Waxa la idhi nin wax uusan qabanayn maalin oo dhan la tagaan warbaahinta waan qabanayaa awoodeedi iyo tamarteedina lahayn hadana soo indho cad doorasho qof iyo cod ah kama dhacayso xasanow soomaliyee maaad ummada lugooyada ka daysid oo ilaahay ka baqdid.
@maxamedmursal-e5p
@maxamedmursal-e5p 9 күн бұрын
Fadlan anagoo ku ixtiraamayna anaga nalama dhaho waqooyiga somaia waxa layidhaa jumhuuriyada somaliland
@nugaal012
@nugaal012 10 күн бұрын
Duco iyo habaartoona idiinkama baanine walaalayaal na daaya oo ha na sheeganina idinkuna halkiina ku nabadgala anaguna halkayaga.
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 8 күн бұрын
Meel aad leedahay ma leh xabashi dhul iga haysta ayaan kuu arkaa aniga ayaadna qalinkeyga ku xiran tahay
@xamudjama8998
@xamudjama8998 10 күн бұрын
SOOMALIDU WAA MEYTI AMAAN WAXA WACAN QOFKA INTUU NOOLYAHEY IN LA SHEEGO WANAAGIISA
@immakulate1395
@immakulate1395 10 күн бұрын
Markuu noola maxaa waxaan oo wanaaga fagaarayaasha uga sheegi wayday siilaanyo ilaahay u naxariisto.qaf walba camalkiisa ka horeeya .ee adiga is xisaabi xasanow intay nafta kugu jirto dhulka danta guud ee intaan masaakiinta ka kiciso ganacsada xaaraan quutayaasha ah ka gadanaysid jooji
@somalia2730
@somalia2730 10 күн бұрын
Allaha uu naxariisto siilaanyo odey soomaaliyeed buu ahaa balse waxaana jaceylaha inuu adduunka. Ka tago asagoo wadankiis midnimo wadajir Shacabka soomaaliyeed
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 10 күн бұрын
hhhhhhh somali kuwastay waa nin laandheraa oo reer somaliland ah somali da lawaregay so melah laqabo
@HakimMagid-o4c
@HakimMagid-o4c 9 күн бұрын
​@@TewodrosBethlehemhhhh somali maha miya ala somali maxa kala haysta
@ibrahimabshir1466
@ibrahimabshir1466 10 күн бұрын
Ilaahay qadartii maxaan ugu maleeyaa xasan shiikh inuu been sheegayo markasta
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 10 күн бұрын
Horey looyiri.beenaale nin dhintey iyo nin. Maqan marqaatigashadaa xasan intii u noola maxaa usheegay wadey silanyo alle hanaxaristee
@AmranIsmail-y9z
@AmranIsmail-y9z 10 күн бұрын
Somalia xalane ka xoreeya intad nagu dalaysan cadowga kobad een lenahay waa idinka no come back hanagu dalina dalkaga ayaa hiilkaga bahan xasanow.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 10 күн бұрын
BEENAALE BEENAALE BEENAALE
@abdirahman6263
@abdirahman6263 10 күн бұрын
Kan anu waligay hogaamiye ka been badan ma arag waa mooryaan malaha.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 10 күн бұрын
@abdirahman6263 SOW WALOWEYN MAAHA
@abdirahman6263
@abdirahman6263 10 күн бұрын
@@princehigh-flierp8965 Been iyo Tororog ayuu maalin walba la taagan yahay warbaahinta dadkii wax u sheegayey ee talada la lahaa ayuu ku leeyahay waa spoilers(Qaswadayaal)sidaa ayuu ku tiraabay waa beenaale ilaahay ka go ay.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 10 күн бұрын
Almiino Ka Xishooda Madaxweynaha waa kii idin Xukumayee Mise Orom baa Tahay Shut Up afxumada waa Caadadiinee Orom yahow
@abdirahman6263
@abdirahman6263 10 күн бұрын
@@abdikadirhaji6852 Waryaa janjawiit afka xidho waa la caayayaa waa beenaale waa qaswade.
@SaadmoustaphaosmanDhago
@SaadmoustaphaosmanDhago 10 күн бұрын
beenale ilaahay ka go'ay hadaad dad u damqanasid maad goyseen talaalka lagugu siisiyo cawimaada
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 8 күн бұрын
Igu sawir iyo meel walba dhex jooge 😂 😂
@faaraxmaxamed4174
@faaraxmaxamed4174 10 күн бұрын
Xasanmunaafaqbeenaale
@AadanMaxamuud-n9p
@AadanMaxamuud-n9p 10 күн бұрын
ᑫOᖴ KᗩՏTᗩ OO ᗰᑌՏᒪIIᗰ ᗩᕼ IᒪᒪᗩᕼᗩY ᕼᗩ ᑌ ᑎᗩ᙭ᗩᖇIՏTO "ᒪKᑎ OᖇOOᗰᗩᗪᗩ IᒪᒪᗩᕼᗩYOᗯ ᕼᗩ ᑌ ᑎᗩ᙭ᗩᖇIՏᗩᑎ 😂😂
@yaasmiinmaxamed842
@yaasmiinmaxamed842 10 күн бұрын
Beenlow intuu noolaa muxuu usheegi waayay
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 10 күн бұрын
Bacaacbadsnaa
@MowliidOday
@MowliidOday 10 күн бұрын
Fiqi yaa soo diray maalintii dhawayd gurguurtow
@abdirahman6263
@abdirahman6263 10 күн бұрын
Isaga ayaa soo diray xagjirka xun ee mooryaanta.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 10 күн бұрын
@@abdirahman6263shut up Afxumada kadaaya Madaxweyne Idin Xukuma tuulo katimaadeene war waxan Oromada ya naga Aamusiyo Caay ba kabarateen hadal
@Khayr120
@Khayr120 10 күн бұрын
Ilaahay kabaq subxaanalaah qofka cayda badan jano magalo salaadiisa iyo soonkiisa waxaa qaadanaya maalinta qiyaame qofkii uu caayay hada ilaahay utoobadkeen iskadaa cayda
SARAAKISHII CIIDANKA SOO DHIBAY OO ARIN NAXDIN LEH SHEEGAY...
8:03
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 52 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?
6:29
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 295 М.
Sheekh Cukaasha oo ka jawaabaya been abuurkii Mustafe Caanood
11:02
رياض الصالحين
Рет қаралды 8 М.
Qiso cajiib ah iyo ninkii ay ku dhacday oo ka sheekeeyey.
9:56
400 OO KAMID AH CIIDANKA JUBBALAND OO IS DHIIBAY & XAMSE OO BALLAN QAAD U SAMEEYAY
14:34
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 559 М.