runtii qisada ku dhacday roin catalan waan la ooyay sidii inay aniga igu dhacday oo kale 😢
@xiyock2419 Жыл бұрын
DAMBI BAADHAYAASHA AYAA WAXANOO DHAN KA DAMBEEEYEY IN GABADHA LA DILO IYO IN NINKA LASOO XIDHO KUWAASI HADAY XILKA SII HAYN LAHAAYEEN DAD BADAN AYAA BILAA DAMBI LAGU XIDHILAHAA DAD BADAN AYAA DHIMAN LAHAA
Asc walal last year ilaa hadda muqaaladada ima dhafan commenti uma badni keliya waxan kudhihi rapey 4 days aad udhaxeysiiso muqaladada kwrn 2 days hadaa nooga dhigto thank you ❤
@maxamedsaalaxmohamed2992 Жыл бұрын
Amiin allow ugargar dadka dhiban
@faisaahmed2840 Жыл бұрын
Cwm Mansha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋
@SalmaanSaid Жыл бұрын
Waaa run waxaan arkay wil dalka jarmalka ku xiran mudo dheeer oo iski tuhuma loo xiray balse lomaleynayo dilaaaga Waxuna kso jeda magalada kismayo Mudo ayuuu ku xirin yahay halkaaas germania Reinlandfpazl Meinz
@lunibark9978 Жыл бұрын
maxa lo xalin waYay danbiga
@drmukhtaryusuf9606 Жыл бұрын
Nice one
@Abdi7282 Жыл бұрын
Mashallah
@Mrawil.j Жыл бұрын
Plez 33 nin ee buurtu ku duntay kasoo sheekee
@romanioali Жыл бұрын
sxb adigu iskaayo bar mgaca halke jogta tell us little thing about ur self pro
Cracking the black Dahlia murder case, kasoo hadal dhacdadas bro wan kuwareray
@IbraQalyuubi-nb4fh Жыл бұрын
Asc
@YusraHarith-jr1gk Жыл бұрын
War codkada woo is badalay maa Hergaab baa ku haye markaa video gan codka sareysay
@Crysynever Жыл бұрын
Waxaa kasoo hadashaa nin ka faaska kusooweeraray 2bada gabdhood ee guriga kaligood jooga
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 waa siktay.wlhy
@abdirahmanelmi47868 ай бұрын
Film hindi 😊
@ahmedjajale6312 Жыл бұрын
Asc sxb wan kuslamaya wan jiclhaya badhi tanada runti wada mahda santahya wan lascda mugaldad ad so dhigto wan lika garya am skarb lakin goral kumo so goro an ahayn cawa wada kumahad san tahay sxb hargaysa somlind ayn kaso slamaya ok