DARAJA IYO XIL

  Рет қаралды 127,724

Abdullahi Hashi

Abdullahi Hashi

12 жыл бұрын

By qarandoon.com

Пікірлер: 45
@Tube8Fei
@Tube8Fei 11 жыл бұрын
Alaha u naxaristo bashiir ibrahim iyo sanka laba qof oo qali ey ahayen ilaahey janada hageyo
@MohamedOmarHassan
@MohamedOmarHassan 12 жыл бұрын
waxaan xasuustaa waqtikan aabe ayaan aad suaal u weydiin jiray aabe dawlad maxaa waaye maguriyaa aabe markaasoo inta igu qoslo idhahi jiray maya aabe dowlad waxaa ladhahaa nidaam iyo kala danbeyn maantana wax walbo waan kala fahamsanahay runtii walina in badan oo dhalinta soomaaliyeed ah wax ay dowlad tahay war umahayan ileen dagaal, qax, waxbarasho la'aan ayeeey kujiran ilaahey wadankeen nabad iyo kala danbeyn ha inooga soo celiyo.aamiin. mahadsanidiin qarandoon.
@duceysane1
@duceysane1 12 жыл бұрын
mahadsanidiin qarandoon inkastoo araga liito nadiif ma aha waana ruwaayad qiimo badan marhorey iga luntay ruwaayadaan hal abuurka ruwaayadaan abdidhuux maasha alah alaha kuxafido aamiin runtaad kahadashey alaha wadankeena nabad kadhig aamiin alahayoow
@mohameddaahir4943
@mohameddaahir4943 8 жыл бұрын
Masha Allah waa ruwaayad cajiib ah oo wax ku qaadasho mudan
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 2 жыл бұрын
Dalku markaazu dawladnimo udhawa mantaa waan aragna qaxa abaarta iyo qaraxa umadena haysta iyo qabyalada saldhigtay
@hassanyare9410
@hassanyare9410 9 ай бұрын
Shirkii carta djibouti 🇩🇯 year 2000
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 7 ай бұрын
Fanaanintii hore inta dhimatay ilaahay ha u naxriisto
@qaliosman1614
@qaliosman1614 8 жыл бұрын
Muse khadar kadaa qabiil qabiilka meesha waqoowi iyo koonfur meel nabad ah ma,arag qof kursi jaceel haynina ma,arag sheekadana waxay ku socotaa ayagoo dhan marka sidaas u fahan illahay hasoo wada hanuunsho aammiin aammiin .
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 ай бұрын
Darajo iyo xil yaa mudan Darajada baa mudan
@moderninformation7931
@moderninformation7931 7 жыл бұрын
haboon c / laahi faarax baa hees qiiro leh ka qaaday inta u dhaxaysa 52:00 ilaa 56:0 xitaa baxsan oo fadhidaa qiirootay. wax badan baa somali loo sheegay hadday wax fahmayso.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Kinsi xaaji Aadan Abwaan singub Cabadulqadir sanka iyo intakaloo dhimatay AUN Aamiin janaatul firdowsa Allah geeyo
@TheJamaalq
@TheJamaalq 12 жыл бұрын
ala asli ayaan salaamayaa iyo nakruumo /somalida oo dhan
@cqaadircilmi3474
@cqaadircilmi3474 10 жыл бұрын
somalia maalintaan maalin ay dowlad nimo uga dhaweed majirto blse nasiib xumo dad ayaa fashiliyay arimo kursi iyo dhaqaale dartiis
@mohamedelmi3458
@mohamedelmi3458 4 жыл бұрын
MashaAllah dad wa dadkii hore
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Wacyigali nabada geeska Africa 🌍
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
U hiili sahan ipc aim for 🎁🎉🎂🎉 BCC
@maxamedmarax1076
@maxamedmarax1076 9 жыл бұрын
Masha allah abwan
@amatalaahhussein4836
@amatalaahhussein4836 8 жыл бұрын
soomaali xiligaa carta ayay midnimo ugu dhoweeyd aloownoosahal soomaaliyeed qabiilkahaladhaafo alaah haloonoqdo
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 4 жыл бұрын
Waa qalad markii qofka magaciisa la sheego inuu fooraarsado iska ilaaliya kuwaane dambigooda allaha dhaafo
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 2 жыл бұрын
Awoowe singub allow kunaxariiso
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 8 жыл бұрын
waa fariin culus waa cajiib ah
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun sangub
@adenaden4971
@adenaden4971 8 жыл бұрын
Mohamed abdullahi aden
@ahmedabdi9928
@ahmedabdi9928 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay sxb ...waxaa la socotay rewarding diiwaan ma sidataa ee abwan cBdiqays....ma heli kartaa riwaadayaa plse
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Allah yaa ka weeyn baanu arii iyo qoraal daacad baa awood badan
@alimohamednor4218
@alimohamednor4218 4 жыл бұрын
mnsab & mqam dadkii Somali ku lahy wku wsa wlhi
@calimaxamedcali207
@calimaxamedcali207 10 ай бұрын
23 sep 2023 wye illaa hada somali m nabadbaa please jwb iidhaaf hdaa noolhy anaa kusoo jawabaye inshaa Allaah
@shankaroonhaji4429
@shankaroonhaji4429 4 ай бұрын
Haa dada waa nabad alx
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Gela bar ka casheyay lo bujino dheshay ari Baraf iga xogay ayay nagu ba bi. Iyen atore badiyo karbash xalal maki xaji karbashay shirka 😂😂😂
@farhiaismail6665
@farhiaismail6665 3 жыл бұрын
Axsan wadani aun sangub
@abdiqanimohamedelmi2445
@abdiqanimohamedelmi2445 12 жыл бұрын
somali dhago ma leh
@youssouf200020
@youssouf200020 11 жыл бұрын
dawlada jabuuti iya ugu itaal yaar africa hadana dadkeedu waxey oog yihin inu mawdkuba dhafiin dono ee maxad uu fahmi weyden idinku?
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Aun baxsan iyo binti cumar gacal sangub cabdi dhux aun barow maki xaji banadir
@shankaroonhaji4429
@shankaroonhaji4429 4 ай бұрын
War binti madhiman way nooshahay
@AbshirShAxmed
@AbshirShAxmed 8 жыл бұрын
Maaaaaaaaaaaaaaaaaaaan Shalaah Faniinta & Abwaanada
@youssouf200020
@youssouf200020 11 жыл бұрын
hawiye waxa habon iiney manta iis weydiyan, maa uu qalantaa iin dalka loo burburiyo kursi?
@alihusseinomar581
@alihusseinomar581 4 жыл бұрын
Maxaa hawiye kaligiis loo waydiinayaa ? Oo Somali oo dhan loo waydiineen burburkii dalka ka dhacay?
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 2 жыл бұрын
@@alihusseinomar581 Hawiyaa burbur ka intiisa badan lahaa, waxaan odhan karaa 95% qabiikaas ayaa dadka iyo dalkaba liqay!
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
@@Xaq_udirir dal iyo dadba waxaa liqay daarood haddiiba qabiil loo saarinayo,
@maxamuudwarmahaye122
@maxamuudwarmahaye122 Жыл бұрын
Waa maxay salaantan tii gaalada u eg
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Жыл бұрын
Somalia waxaa burburiyey Ciddi inqilaabtey oo dishey Nin Sheikh ah oo Ahlu diin ah iyo Ciddi isku deydey iney xoog Ku ridaan iyaga oo shisheeye adeegsanaayaa ummadan oo huruddana wada toosiyey. Ilaahay dadkan iyo dalkan haka badbaadiyo Gumeysi iyo in la kala gogooyo.
@barnpogramtv5328
@barnpogramtv5328 8 жыл бұрын
amatalaah waadiga qabiil halayska daayo ku andacoonaya ka feker ninkii dadkiisa reer hebel ayaad tahaylagu xasuuqay ee weliba dawlad qaangaadhay ku laxaadsatay miyaad u haysaa naf iyo maal wixii mulaterigu cagta mariyay hadaba haku riyoon soomaali ayaa is raacaysa
@mustafeahmed7171
@mustafeahmed7171 4 жыл бұрын
Wllo wixii dhacay waa laga heshiis umadu way islaysaa. Ruwanda hadad taariikhda ogtahay qoorta laska jaray. Hadalka inad s.land jeeda ufahmay. Lknze iyagba jabhadihii dumista qayb waynbay ka lahayen wllo
DARAJO IYO XIL YAA MUDAN 2000
1:51:39
Abdul-Aziiz Sh Abdullaahi
Рет қаралды 2,2 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 6 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 22 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN
25:01
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 172 М.
KALAMAAN 20 JULY 2024
7:35
KALAMAAN
Рет қаралды 22 М.
Riwaayadii "HADAAD TASHAN WEYDO WA LAGU TALIN"🔥 Dhamaystiran #full_episode
1:05:54
Darajo iyo Xil yaa mudan.flv
11:15
Xildhiban Publications
Рет қаралды 271 М.
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 332 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 31 М.
WAAR DAG DAG AH
35:56
Habar media
Рет қаралды 3,1 М.
Ұлдар ұрыға тұзақ дайындады
0:55
Balapan TV
Рет қаралды 871 М.
Когда встаёшь первым после посадки самолёта
0:34
Время горячей озвучки
Рет қаралды 2,5 МЛН