JACEYL QASAB KUMA HAGAAGO HODAN ABDIRAXMAN LIVE SHOW BOORAMA 2018

  Рет қаралды 2,793,325

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Пікірлер
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 7 ай бұрын
Quluub iska wegtay koonka Qadarku isku diidi maayo Qudhana labadii wadaagta Haday kala qaarad dagaanna Qoraalka Allaa mideeya ❤ Midhahan iyo laxanka heesta la saarayba wlhi mcnkooda waad la dhacaysaa. Alle ha idin barakeeyo teamka heestan isugu tagay.
@hoodoahmed4545
@hoodoahmed4545 7 ай бұрын
❤😊
@kasimmohamed5812
@kasimmohamed5812 5 жыл бұрын
Jaceelku ma yaqaano qabiil been ma ahan Lakin jaceel maa jaceel ka fiican mida kale qoftaad isla soo dhibtooteen ayaa ku haboon in wax walbo loo sameyo Qofkii igu raacsan like ii saar
@aadandeero4943
@aadandeero4943 7 ай бұрын
Xishoodbaa qurux abuura waah waah😮❤ waa hees iyo badh Hablow talo walaltinimo ayaan idin sinayaa xishoodka ku dadala waxad noqonaysaa diamond ragu daba yacaan ❤😊 Markaa waxa imanaysa 'doorasho' inaad raga kaxulato ka kuu qalma 🧏‍♀️❤️
@ikraamnur7555
@ikraamnur7555 6 ай бұрын
Thnks wll❤
@gymerboi6759
@gymerboi6759 4 жыл бұрын
Hadaad maqashay xadaarad iyo ilbaxnimo watan hadapa showga fiiri bilaa buuq fanaanadu waxay heshay position ay ku raaxaysato micnaha cidhiidhi ma jiro aar reer borama insha alaH mar uun waan iman dadkiiH aqoontow
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
From Borama 2020 Yaa Dawnya wlh kama dalo heeztan illhay ha izku daayo Murzal io Hodan🤲♥️
@shirinxubiofficli9391
@shirinxubiofficli9391 4 жыл бұрын
Qp9g pp9g pppg999999hg00p0
@shirinxubiofficli9391
@shirinxubiofficli9391 4 жыл бұрын
Lm# #? € ? 9₩:"₩:"0^9?"0"^^:":,? £:;?9::9¥:¥"9₩:::9₩^¥"¥9:"¥ ?, ^¥&^^9 9₩^:9:9£¥^9"? ^?^¥
@shirinxubiofficli9391
@shirinxubiofficli9391 4 жыл бұрын
31
@shirinxubiofficli9391
@shirinxubiofficli9391 4 жыл бұрын
Qali P00ppp0pp like last . Mm
@samiroabdiaziz9738
@samiroabdiaziz9738 6 жыл бұрын
Xishood baa qurux apuura the one and only hodan cabdiraxman plz like xataa hal 🔥🔥😘
@kaderabdoulkaderm.nour.5866
@kaderabdoulkaderm.nour.5866 6 жыл бұрын
mashallah that true
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 6 жыл бұрын
Gobta Makaahiil Sh.Samaroon Hodan we love you and proud of you everywhere we are, I'm from Austrelia sidney
@makadorhr6156
@makadorhr6156 5 жыл бұрын
Masha Allah Inaa Abdirahman dheree waa hees macan runti jaceyl qabiil mayaqano wooooooooow am from Djibouti.
@warsameaxmed8850
@warsameaxmed8850 5 жыл бұрын
Ithefollowing information to you just. j njjnI k e I n
@محمدمحمد-ت1و4ث
@محمدمحمد-ت1و4ث 5 жыл бұрын
Makador Hassan k
@100somalilanderburco9
@100somalilanderburco9 6 жыл бұрын
Best female singer in our time. Hodan cod macaan👏💖👏
@laylamaxamud5508
@laylamaxamud5508 5 жыл бұрын
😡😡😡
@khalid-jf4ir
@khalid-jf4ir 2 жыл бұрын
@@laylamaxamud5508 I
@xaajixasan2042
@xaajixasan2042 5 жыл бұрын
Walaahi waa heestani waa dhaba ah waanajacalahay hodanAdiraxamaan waa habaday, ilahay ha daayo amiin habo, mursal,ilaahay hakuu, daayo amiin
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 6 жыл бұрын
Comments kiina markaan wax badan eegay waxaad ka hadlaysaan wax aan shaqadiina ahayn waxag ahayd inaad ereyada heesta, music ga , laxanka iyo waxaa ka hadashaan .... Khadra, mursal , Hodon maxaa idiinka macna ah
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
Waa shuqulka soomalida waxan dani ugu jirin inay wakhtiga isaga lumiyan, hebel ba tan furay,heblaayo lasoo furay....
@muusehh5250
@muusehh5250 6 жыл бұрын
Xabda shalmada buluga wadta iisoo baas please way iga dhex baxde haddi tol layahy waxaa ku noolahy canada waa iga dhab wlhy fadhiga iiga kaca wllyal samaroon
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 6 жыл бұрын
Qofkaad jecel uqaado ina qancisa muhim ah 😍👍❤️ gabadhan ilahay amarkis waan iska jeclahay nolow cadawgagana cagta hoosteda Maxay danbi ah ogashay wa gursate o dhowrsatay xumihi war gursada
@garaniijo252
@garaniijo252 5 жыл бұрын
Waxan xasuustii jijiga iyo khadra oo koolkolisa yarkan wlh . Wata ihaysata aniga ilahay haidayo xaskayga qaliga ahe .. Isha Allah ka oysiin maayo marna qoralku waaxagiise .. amiin dhaha dee
@muhiimabdilaahi2586
@muhiimabdilaahi2586 2 жыл бұрын
Geesi ayad thy hayso raekaga
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Masha Allah, guuleysta gobaad tihiine, inta idinka naxeysana Allah haydinka qabto, xoolo idiinmey dhiibane xor baad u tihiin jaceylkiina. Aar ha waaro jaceylku😍😍💛💗💞💜👍👍👍👍😄
@youngalimatan677
@youngalimatan677 6 жыл бұрын
Pkhm
@youngalimatan677
@youngalimatan677 6 жыл бұрын
F
@ladendagen7409
@ladendagen7409 6 жыл бұрын
Hodan waa u jabaantay haduu hadal wax tarayo ❤️❤️😍
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 5 жыл бұрын
Hodan iyo mursal horey jecel uso damesten ee usku galgasha wax ini haday male Support gobti Khadra silimo from Djibouti 🇩🇯 Shekadunu wa fashil dhawen
@maryansos5287
@maryansos5287 6 жыл бұрын
Qabiil ma yaqano doqu 🙌🏽👏🏽 ileen ma qarsomo caaashaqu ❤️ Se u amusan tahay bey halmar balayo so tuurta 😂😘 hodan Abdirahman😘
@ayaanmaxamed1034
@ayaanmaxamed1034 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh been maahan naagtaan jawaabteeda hees waaye
@hodandiiriye2060
@hodandiiriye2060 6 жыл бұрын
Maryan Sos cksng
@ruunabdi9959
@ruunabdi9959 6 жыл бұрын
Ahey hodan waa nag adag 🔥🙏
@kaderabdoulkaderm.nour.5866
@kaderabdoulkaderm.nour.5866 6 жыл бұрын
wad sida so sheyktey mashallah
@adanganey2031
@adanganey2031 6 жыл бұрын
Maryan Sos ko
@wllkaahargeysawi17
@wllkaahargeysawi17 5 жыл бұрын
Bal yara dhuuxa erayada oo markaa wax dhexdhaxaadiya wa idinka wada garsoorayaasha noqdaye Qiyaasli maad i dhowrtaan Haday gobanimo qaldoonto Inaan cafiyaan qorshaystay ...... Qoraalka alaa mideeya Markaa inantana haloo garaabo meeye mu caashaqiintii jacaylku ha waaro 🙌🏽🙌🏽👀👀❤️❤️❤️📢📢🔊
@ifraahsafaad2325
@ifraahsafaad2325 4 жыл бұрын
Kusoco quruxeey❤❤❣❣💋💯🙈💞
@naciimoabkow3572
@naciimoabkow3572 3 жыл бұрын
L
@naciimoabkow3572
@naciimoabkow3572 3 жыл бұрын
However the
@abdirahmanilkacade3348
@abdirahmanilkacade3348 6 жыл бұрын
Samaroon +Gadabuursi One love idiin jeclahy 🙋✔💯♨💏
@rashkaboy1496
@rashkaboy1496 5 жыл бұрын
samaroon ifkaaaan ujecalahay walibanaftaanusaarayyaaa
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 5 жыл бұрын
@ Abdirahman iyo muna bilan, thank you, we love you too. ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌺
@aishacuudabdi5749
@aishacuudabdi5749 4 жыл бұрын
Viva Samaroonka magaca dher ❤️💯
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 4 жыл бұрын
Gudabiirsi iyo samaroon mxay kala yihin nio manay isku mid ahayn
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
@@suldaanismaciil7113 waa isku mid walaal, Samaroon waa magaca dhabta ah, gadabiirsi waa naaneys, waayo odeyga wuu guur badnaa oo dumar tiro badan buu qabey.
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
QuLuup izka EeGtay koonka Qadddarku izku DiiDi mYo QuDHana lapadii wadaagta HaddaY KLa Qaran DaGana Qoralka alla mideeya❤ True Love is never end❤
@maryanyuusuf5364
@maryanyuusuf5364 4 жыл бұрын
000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000⁰
@oubahsaid1772
@oubahsaid1772 4 жыл бұрын
Kolay inta kaxun.jacaylada mafahmi karan
@hamdaabdilahi7687
@hamdaabdilahi7687 6 жыл бұрын
Masha Allah hadan Abdirahman and mursal muse Ilahay ha isku barakeyo I am from Burco
@kartamoelmi3146
@kartamoelmi3146 6 жыл бұрын
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO GUURKII LAGU GUURKII LAGU NAGO KHADRANA ilaahey qeyr ha hor dhigo.
@empirequruxsan8608
@empirequruxsan8608 6 жыл бұрын
hodaney cadowgaaga ma ciil baxo abyo inkastoon qadro u naxo hadana adigaan ku taageersanhy hbbti😘😘 xajiso jecelkaga
@abdihassan894
@abdihassan894 6 жыл бұрын
Waayo dee qabiil baad ku tageeraysaa dad wala xanuusanaya. Fuck qabiil
@radwanradwan2486
@radwanradwan2486 6 жыл бұрын
All All hesde 😘😘😘
@samsamkhadar1820
@samsamkhadar1820 5 жыл бұрын
@@abdihassan894 xqiiiq qabiila umadii dhex Marey wllhi ani 3doodaba wxba igama galin waasheeko family samaroonana ahay necbahayna sheeko qabiilo afaarogashigooda Iyo dad isqaba Allaha na caafiyo wllow qabiil wx wngsn maahee
@ayannuura1006
@ayannuura1006 6 жыл бұрын
Hodon was shar loo baahan yahay waleeee see u aamusantahay been Soo tuurtaa hees loo fakiray😍hodon keep going huuno
@zakiabbe8902
@zakiabbe8902 6 жыл бұрын
Qalooca wanaag makeeno❤❤😋💋mesha ani iyo bbe❤S🔐 Wada tageerno nagtan keliya hore usoco
@cashoqueen7386
@cashoqueen7386 5 жыл бұрын
Ilove u zakia
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 3 жыл бұрын
Laba Sano kadib Bea S ma is guursateen 😁
@بنتصومالبنتصومال
@بنتصومالبنتصومال 6 жыл бұрын
Ileeen maqar soome caashaq Qabiil mayaqaano dooqa Qalbiga hanti kuuma gooso 😘😘👌🏽
@ladomohaofficial8136
@ladomohaofficial8136 5 жыл бұрын
tan ilka badan khadra waxab ka qadimeso khadra hor usoco nabsiga wu ka sobaxayaye mursal dacaye dhere
@amanyedd8432
@amanyedd8432 5 жыл бұрын
Lado Mohamed Mahdi labada fananinta ugu qurux iyo cod fiican weeye miya hinasan tahay hodan waxay tidhi wax ma qaado namiimku nabsiga dhaxalki awowgeed miya laga qaatey ninka quruxsan may dhankeda haysato hadii kale oohinta ceshada tidhaa tolkayow
@xashlackh9585
@xashlackh9585 3 жыл бұрын
Ok
@ladyblue6595
@ladyblue6595 6 жыл бұрын
Hablahii Awdal ee asluubta lahaa quruxda day ooof caleek dhashii Sheekha een ka tafiirmay Aloow dhawr
@Fatima_abdalla11
@Fatima_abdalla11 5 жыл бұрын
ileen maqarsomo cashaqa qaabil mayaqano dokhu team hodan liketa isara😗😙🤔🤔
@soubaneahmed1836
@soubaneahmed1836 5 жыл бұрын
Some are not
@soubaneahmed1836
@soubaneahmed1836 5 жыл бұрын
Rougeole is
@yastoofficiall
@yastoofficiall Жыл бұрын
2023 hees aan dareemaY naag dhul bahanta aH baa I dhahday sooy sooy💔anigoo wiiL I saaqa aH
@qaaniyaofficial2714
@qaaniyaofficial2714 6 жыл бұрын
Galool ban ahay nasaba Gob baan ahay liicin abid Waa erayadii sida gantaalka ugu dhacay hodan Minyaro Hinaastay iyo mursal bila mabda😂😂😂😂 Geesiyad geesiyad dhashay Khadra Silimo one Love 💞💞
@mahdinourproduction9099
@mahdinourproduction9099 6 жыл бұрын
reeer hargaysa kkk isdajiya khadrana hadaaan reeer boorama Naha waaaan sooo dhawaynaynaaa dumaaashidayada koowaad marwo khadra silimo sidaaan hodan boorma ugu sooo dhawayn si lamida libaaaxayaga mursalna cayda Nooga daaaaya fadlan hhhhhhhh
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 6 жыл бұрын
Fariido Yusuf khadro 👍👍👍
@fardasaibraahma1970
@fardasaibraahma1970 6 жыл бұрын
Fariido Yusuf qabiil mayaqaano dooku kaasi kamasoo kabanayso khadrahhhhhhhh
@iqlaamaabdiabdi7007
@iqlaamaabdiabdi7007 6 жыл бұрын
Fariido Yusuf qabyaalad hargaysa udaa
@dhashiiisaaq2610
@dhashiiisaaq2610 6 жыл бұрын
hodan one love khadri hdy galool dhaba tahy bri hory ged noqon lyd VIVA SAMAROON RE ABTIGY
@nuursiyaasi8131
@nuursiyaasi8131 5 жыл бұрын
Ruux iga tagey uma dhabar jabo shalay jaceylka anaa baray dhulkanka ka qaadey naxriista aad ku meel mareyso aniga ku dhalsho dheeftiisa hore uu dhameysto hodan dhuglaay dhagax haddii heshay wax kuma taraan oggow
@amiiraamiira8658
@amiiraamiira8658 6 жыл бұрын
uf caleek aniga nagahaan maba layaabani les laqabo ee nagahaan kaloo fanaanninta isku shegayo maxaa kasiya
@xayaatmaxamuud938
@xayaatmaxamuud938 6 жыл бұрын
Mursal wa doqon wlh xaskisi hore ilmihisa hooyadood wu ubahdilay naagtan afar ba lobaneeyay inu nagtisi horena rali galiya larabay naagtana uu dhaho xadkaaga ku ekow uu mid walba wakhtigeda siiyo wa nin jilicsan oo dacifa khadro keep going dhexda ha xirato ilmahedana ha korsato iyaga uun bu so mudan
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 жыл бұрын
Ciyaartu waa Team Hargysa khadra Iyo Team boorama hodan hhhh anagu dawadayal ayan ka nahy wleee 😂😂💪💪
@asmitiasmishnawal9497
@asmitiasmishnawal9497 6 жыл бұрын
Asma love ala maxay ciil horay haysay cawa iska sartay Nimco daren markay gursatay furunle khadra silimo aya uu habalyaysay wayo wa sxpo isku dhaw inti ayay ka jaratay wata cil baxday kkk 😋😋hadad fahntay lik isar
@biche1984
@biche1984 5 жыл бұрын
Asma sanweyn.
@najiib6893
@najiib6893 5 жыл бұрын
U ok
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 5 жыл бұрын
Fariid Asma love waa wax nool, oo khadradan loo wada ooyayaa show iyadaa Asma yar godob hore uga gashey. Asma maney cabane hoos bey arinkeesa u dhameysatey oo ugasoo ceshatey ninkeeda.
@drscaqlizan2450
@drscaqlizan2450 4 жыл бұрын
Hhhhh runtaad ka hadshay qaali
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 жыл бұрын
Wllhi wa run qabil ma iqano dookhu
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Maxayi dadkani hodan kuraaceen
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Qabiil waa yaqana jacely gabar u dhaxad oo dumashidede iyo caruur eye edo u tahaye aye xumeyeseye koleye gabar fican mahaa Hoden ceeb weyen aya ka racadeye oo waliba Mas aye ku noqoteye Khadra
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
heestan tageero wayn ayaan u ahay qabiil ma yaqaano axyaa hees iyo abwankii heesta sameeyey guuleesta reer borama waa xadaarad qaabka i dilay guuleesta reer borama dad jira tihiin noolaada cadawgeena hooos waxii iga xun borama cadeey
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 4 жыл бұрын
Naagtan waa maxishooto. Waxaan fahmiwaayay nin xaas leh waxay ka raadisa oo ay ku keentay inay ka dulqaado gabadh kurigeeda kusoo dhaway'jirtay. Waligaaba is waal oo is macaanee. Khadra geesinimadeeda magaadhaysid.
@munaahmed1940
@munaahmed1940 4 жыл бұрын
Naagti haysan waydaa waa loo hayn, ninki seexdaa sicii dibi dhal
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 4 жыл бұрын
@@munaahmed1940 ila dhaaf waa qurun Hodan iyo mursal-ba.
@muradmaxamed8084
@muradmaxamed8084 4 жыл бұрын
@@Nabaddoon. 9
@oubahsaid1772
@oubahsaid1772 4 жыл бұрын
Afarbaa loobaneeyee yabaalyow ninimadaada naawusa
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 4 жыл бұрын
@@oubahsaid1772 adigu ubaxey ma ogashahay ninkaagu 4 guursado
@guzelneha4987
@guzelneha4987 6 жыл бұрын
Hodanta aan aqaanay waa tan please hodan videos iyo albums keen maxaa waxbadan seynay hesahaga
@munasamuel3054
@munasamuel3054 4 жыл бұрын
Jacel nafta le iga qadi kara mahe nagan aqan ninkeda nin ima noqdo wlle😪
@anisamohamed1129
@anisamohamed1129 6 жыл бұрын
Ninkaaadiiii hore heestat u qaaday waad ogayd maantana meesha aad taagan tahay waad u jeedaaaa eeee dadka qiimaha jacaylka aqoonin ayaaa ku tageeeera ee mustaqbalka xaaskiisa iyo caruurtiiisa ayuuu ku dambayn Insha alah
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 5 жыл бұрын
Qabiil wada maseeyrsan isaaq ugu imaaw inta ila qabto like
@alishalove4959
@alishalove4959 5 жыл бұрын
#Nasiib hodan hambey hafkasiisay mursal waalooga horeeyay hambadana mafaneyno
@aliabdi6224
@aliabdi6224 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣✌🤛
@aliabdi6224
@aliabdi6224 5 жыл бұрын
Nolol uma ugola isaaq dadka kale SowMahin
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 5 жыл бұрын
Nasiib Indho isaaq mxa afka ula gali ma hooyadaa bay waseen
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615 6 жыл бұрын
Xaasid maahi walahay Ani waxaan sugayaan mursal iyo hodan meesha ku danbeeyey ciyaarta gelinka danbe baan sugayaaa yaa ila sug aya sheekadu markaasay xiiso yeelan walee 😂😂😂😂😂
@farhiyafarhiya9049
@farhiyafarhiya9049 6 жыл бұрын
Aniga😂😂😂
@TheGaafoote
@TheGaafoote 6 жыл бұрын
anig xata hhhhh ilahya baa isku maa wariyo sid khadra igu ciyaara taya aya iyan logu ciyaara
@fahmosabriye6569
@fahmosabriye6569 6 жыл бұрын
hhhh wllhi bacad ayey Qorsagaro kuhesa nagtan lkn ciyaarta danbe ayan sugena sidey udhaceso
@filsanmohamed3393
@filsanmohamed3393 6 жыл бұрын
anigaaa kula sugaayo
@hodanabdi1771
@hodanabdi1771 6 жыл бұрын
Insha Allah guul iyo barwaaqanu ka fileeynaa
@ruundiiriye684
@ruundiiriye684 5 жыл бұрын
heeestn inta ila argty in khdro loowdo liketa igu qabta😁😁
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Haday gobo nimo qaldoonto inaan cafi yaan qorshayistay inaan cafi yaan qorshayistay 01:13 sat 15 August 2020
@HanisiciidHani
@HanisiciidHani 6 жыл бұрын
wakaa sasan kugu ogaa ilayn samaroonbad kadhalatee inolow hodaneeey kun jer anaa kutagereee ❤❤❤❤❤
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 5 жыл бұрын
@Hanisicid Hani 12345,waxaan ku oron laha si dhakhsa ah uu tag isbitaalka ku gu dhow i leen wxaad maskaxda ayaad ka yar tahay.Xata carruurtuna ma dhahayan ama ku ma hadlan waxaad ku hadashay. Waxaad tidhi somaroonbad ka dhalatay inolow.Wxan ku sheegaya inaad qaldan tahay.Samaroon oo idil ka ma tihid mas'uul.Runta uu sheeg Hodan iyo Mursal gaar ahan hodan oo soo weerartay qoys si fiican uu degey,hodan may la iman ixtiram inay la xishooto khadra oo ah dumashideed.Mursalna wa eey kama firsanin hodan inay donayso inay burburiso rerkiisa.Hodan iyo Mursal waxaay caybeeyeen qabiil dhan ama gadabuursi oo idil.Ee aan ku siiyo talo waliga ha ku taageerin qalad rerkiina ama toolka.
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Ilin ma qadaayo daacad xishood baa qurux abuuraa qadarin laga maarimaayo kalsoonidu waa quluubtee dulqaadku khilaaf ma keeno dul qaadku khilaaf makeeno ma keenoo qiyaasli maan idhowtaa dartii dartii samir waan u qaatay haday gobo nimo qaldoonto inaan cafi yaan qorshayistay inaan cafi yaan qorshayistay inaan cafi yaan qorshayistay quluub iska eegtay koonka qadarku isku diidi mayno qudhana labadii wadaagta haday hala qaran dagaana qoraalka Allah kireeyaa 23:48 wed 8 July caawa waxaan ku xasuustaa 4bilood iyo 10 cisho kadib ayaa ka soo wareegtay iyo waan waynu eegi hadii ay naftuu gaadhooo
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 6 жыл бұрын
Walaahi labadiinuba w aad ku nin ladihiin waayo haduu nin raga yahay naagihiisu heeso hawada isumay mariyeen Haday minwaynadu hinaaso heestay cidna waxba kamay sheegin iyaduun baa is amaamaysay lakin haduu nin ragga yahay minyaradu inay jawaab bixiso ka muu ogolaadeen waliba iyadoo toos u weeraraysa minwaynada labada dumari waa dumar uun isku hinaasay lakin waxaa meel madhan ah qofkay isku haystaan oo naagihiisi iyo guryihiisi u talin kari la
@ALHAMDULILLAH7992
@ALHAMDULILLAH7992 6 жыл бұрын
Taasan been ahayn nin rageed maaha ninku
@hamdagarbo5839
@hamdagarbo5839 6 жыл бұрын
Waa runta👍
@kingmehrez9083
@kingmehrez9083 6 жыл бұрын
Wan kuGu Taagersnhy rayiGaaGa shp
@fatmamohamud9163
@fatmamohamud9163 6 жыл бұрын
Aad io aaad wlh
@ubahnurhusein6181
@ubahnurhusein6181 6 жыл бұрын
Anigu kuma taagersani maxaa yeeley qadro ma qabo oo mar hore ayuu ku dar xisaabta koley wuu guursan lahaa ee maxaa logu diidaa fanaandeena hodan
@masudibrahim2354
@masudibrahim2354 4 жыл бұрын
Ileen ma qadaayo dacad Xishood waa qurux abuuran Qadarin laga maarmi mayo Kalsoonida waa quluubta Dulqaadku qilaaf ma keeno💟💟🙏🙏🙏
@xaraggoelmi4417
@xaraggoelmi4417 5 жыл бұрын
Hodon waan tageera lkn macnaheeda maaha inaa ku raacsanhy khadra in sidaa layeelo hodony maxaaa meelkle uga deydayan weyday🤨😭
@abdullahkidogo2824
@abdullahkidogo2824 5 жыл бұрын
Hhh adiga qufada jcsha qufakale mada udayani waa sasa qufat Wilka waye jclta qalda kuma lahana
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 5 жыл бұрын
Hamda Elmi Kkkkk
@amiiracadey4618
@amiiracadey4618 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@hirabalihabsan8137
@hirabalihabsan8137 5 жыл бұрын
Machallah waroun qabiil maya cano dokou waroun wll hodan abdirahman dhere allow daa allow cadowgedana jabi sida khadra sinimo ocaley amin amin
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 6 жыл бұрын
Gobtaan liici jirrin abideeey Jacayl qasab kuma hagaago 😂😂😂😂 Viva Hodan 💝 Hawaaro SeceeLku
@nimcocumar9797
@nimcocumar9797 6 жыл бұрын
war iska daaye wiilku iyo gabadhadha ilahey aan calafkeeda kan dhigey maasha alah
@mahamedadan253
@mahamedadan253 5 жыл бұрын
uju
@qaaniyaofficial2714
@qaaniyaofficial2714 6 жыл бұрын
waxa tahay wa la yaqanaa hodaneey taariikhdada dib u raac sxb khadra walhi inad far ka gaadhayne
@hodanhashi9119
@hodanhashi9119 6 жыл бұрын
Fariido Yusuf is 144 kada wuxuu yaalaa USA asgoo full story
@mukhtaarcalicabdilaahi9577
@mukhtaarcalicabdilaahi9577 6 жыл бұрын
Mursaloow ma hargaysoo dhan baad qabtay maxaad u furtay niyow
@qaaniyaofficial2714
@qaaniyaofficial2714 6 жыл бұрын
@@mukhtaarcalicabdilaahi9577 hadalkaga jilacsan waxan ka fahmay in aad laga roone thy 🤣🤣🤣
@qalbigafiicanhajiro1023
@qalbigafiicanhajiro1023 6 жыл бұрын
Fariido Yusuf wllshay hodan qadra maysan dilin qofwalba tariikh wuu leeyahay hodana jacayl keeday soo ban dhigtay tasina dambi mahee hafudu daan
@mohamedabdulkadir9204
@mohamedabdulkadir9204 6 жыл бұрын
@@qaaniyaofficial2714 mohashada Codka Hodan Cabdi Hodaneey adeero isha bina aadamka Allaaha kaa qabto
@sucaadcbr369
@sucaadcbr369 6 жыл бұрын
Hodo ad baan ug xumhyi inad reer babiso ad baa maa jeclid ina ninka lagyg qabsdo😏
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 6 жыл бұрын
Hodaniita alla jcliyaa tanyar 😍😍😍😍🤗
@raxmaalixasan4097
@raxmaalixasan4097 5 жыл бұрын
Aroos
@raxmaalixasan4097
@raxmaalixasan4097 5 жыл бұрын
Aros
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
Waa saaruukh Hargeysa ku socda heestani gaar ahaan ku wii iska hinaasey
@ilkacaztaburco4940
@ilkacaztaburco4940 6 жыл бұрын
reer burco labada is gursada waxy ugu duceyan ilahay hodan abdiraxman idinkuma salido😂😂😂😂😂
@fadumomuxumed2735
@fadumomuxumed2735 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk iga qoslisay
@carafaadaleeli5144
@carafaadaleeli5144 6 жыл бұрын
hhmmm
@abdulmajidmustaphahies284
@abdulmajidmustaphahies284 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh waad naga keentay alle hakaa keene!!
@ixsaan9294
@ixsaan9294 6 жыл бұрын
Waar reer Burco wax ba haka sheegin anigu ba reer burcaan ahee hodan qalbi Lula iyo mursal muuse cumar kalgacay Ku dadab gala darmo qudha kuwada lada isna daade heeyo noqda uliyo diirkeed gurigiina lagu daah mashalh isku waara wiil iyo cano gabdh iyo caano wuxuu meher wacan my dhiiga hodan Abdi raxmaan dhere
@qaalilula9492
@qaalilula9492 6 жыл бұрын
Hhhhhhh walahi wan qoslay waxaan ka helay maahmaahda rer burco
@bishaarocumar8561
@bishaarocumar8561 6 жыл бұрын
waa yaab khadro silimo ayadaba dulqad bdn nimo nagan isku diray gabdhihi hodanay sadexsano kadib ban arki doonaa mursal meeshu kaa tuuro
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 4 жыл бұрын
Nice song u right Legend Hodan abdirahman ♥️♥️♥️ keep going indr k dieu vs protege contre l mouvais oeil from Canada
@bahjaahmed3317
@bahjaahmed3317 3 жыл бұрын
Hadan nahay samaron sicid hadlak uma dherano anag allaw samron sicid idaa
@hamdaeidmahamed6003
@hamdaeidmahamed6003 6 жыл бұрын
Hodan Cabdiraxmaan Dheere Farxad warta Qliyey😍❤
@hafsasuleiman6620
@hafsasuleiman6620 4 жыл бұрын
2020 baan daawanayaa waataa ay heeshiiyeen Qadro iyo Hodan ee maxaa u danbeeya 2bada Asma 🤣🤣
@atisardias9622
@atisardias9622 5 жыл бұрын
2024 ka waan so laaban doona to watch this video 😂😂 ciyaar wa galin dambe sababta aan uso laaban doono matkaas ayan idiin sheegi 😁😁
@wasodoontowaasaayewalashii4060
@wasodoontowaasaayewalashii4060 5 жыл бұрын
Hadaad gaadho
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 5 жыл бұрын
atisar dias Hada na sheek abayo yaa nool yaa dhintey waaqtikaas ilaaha ag
@aishaaden9117
@aishaaden9117 5 жыл бұрын
mursaal hdubaa maqaanyahay miiid 3 ayubaa radradinaaa kkkkkk MashaaAllaahh nin raag iga dheeh
@aliabdidhegaweyne8346
@aliabdidhegaweyne8346 6 жыл бұрын
Kanoxow naftay waa kaliya ku qasba qadro siliimo nin uraadiya hadad waxtareysan 😘😘😘😘😘😘👏🖐🖐🖐🖐🖐🖐👌👌👌👌👌
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 6 жыл бұрын
Ali Abdidhegaweyne Naaagood Dumarka La Hinaasa Borama ugu Tag waar Sida Ragga u Hadal
@fatomoosman8342
@fatomoosman8342 6 жыл бұрын
Mashaallaah vivo hodan
@zeynomer8236
@zeynomer8236 6 жыл бұрын
V
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 Oo nimakii hargeysa oo dumarkoodii googaradaha ka so ergistey oo sida naagaha u caytamaya oo xataa jaahilkana dhaafi waayey miyaanad arag? Wali waad war laadahay hadaadan arag kuwaas.
@ayubadan1404
@ayubadan1404 5 жыл бұрын
Ad iyo ad hodan Abdiraxman qalbigu hanti Kuma goyse qolocu wqnag makeno tasan Ben hahen asxabey like hakala baqena Sara wan iden ogolahay
@suhuur1911
@suhuur1911 6 жыл бұрын
Waxaad ku qortaa xiskaaga jaceyl qasab kuma hagaago😊😍😘💓💕💖👼
@aligedi8309
@aligedi8309 5 жыл бұрын
Waxaa Jecla Hodan ku qadayso heestii ahad Waligeed Aduunyada Waqtigaa Qof Saacida Midna Wsayaha Xira Labadaas Waxaan aheyn Horaa Loogu Waayoo WAA Nin iyo Waagii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aliaabo394
@aliaabo394 6 жыл бұрын
Hodan abdiraxmano noqotay fananada sanadkaan 2019 iyo hees qaaliya oo dadbadani aysoojiidatay oo lowada qushucay
@hiboyounisyounis3792
@hiboyounisyounis3792 5 жыл бұрын
Asc azxabta waxaan inisheegayaa haduu mursal guursadey hodan muujabin ayad quraana ragana ilaahy ayaa ubaneyey afar markaa haku masha quuline kadhaxbaxa dadka is jecel
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 6 жыл бұрын
Hodan Abdirahman loves fighting I really loved her story and love
@mahadliban9063
@mahadliban9063 5 жыл бұрын
Hambalyaan idiin leeyahay. Waana qoraal inay isguursadaan. Waayo ilaahbaa raga ubaneeyay afar dumar ah. Mursalna waxaan dhihi lahaa reerkaaga danbe reerkaaga hore magaadho ee ha sii dayn jacaylkaagii hore.
@fadoulhisseinbrahim5515
@fadoulhisseinbrahim5515 6 жыл бұрын
Je suis Tchadien🇷🇴 mais j'adore cette chanson Djiboutiens🇩🇯 ,malgré que je comprend rien
@anissakhalif1224
@anissakhalif1224 6 жыл бұрын
Merci moi aussi j adore
@iqraquruxsansidiihooyaded3676
@iqraquruxsansidiihooyaded3676 6 жыл бұрын
Et si tu comprends pas prkoi tu écoute l chansons Djiboutien sinn c'est une somalien pas une djiboutien
@bisharomohamed2761
@bisharomohamed2761 2 жыл бұрын
@@anissakhalif1224 q
@7kimhagu
@7kimhagu 5 жыл бұрын
Aniga hodan wa jeclhy Lkn boska qadra manta hadan ku jiri laha xalad culus ban geli laha 😭 Viva hodan💞
@neimamahmud6021
@neimamahmud6021 3 жыл бұрын
Run hadi lashegayo wa jacayl sojabay iyo caruurnimadii jacaylka hodan c/raxman iyo mursal
@sahrocibaar3630
@sahrocibaar3630 6 жыл бұрын
Qadro ma ada la haysaan weligeed baa naagah la la guursan jiray qadro ma nagahay wax dheer tahay walee idinkaa xun ee ka dhaxbax dadka isa calmaday habaarkiin waxba ma taraayo hanbalyo ayaan ku soo gabgabeynayaa
@muwaahibmaxamed7505
@muwaahibmaxamed7505 5 жыл бұрын
qadro ma.ahan qof waxas u jabto eyan laysa dalin
@raabacoaxmed604
@raabacoaxmed604 6 жыл бұрын
ASc warheedhe Meesha maxaa kasocda fanaanada badanaa guurkooda MA waaro maalinba mid Baa LA amaanaya la-la sawiranyahay walaahi dhib BA haystaa usoo duceeya bal in ay iskuwaaran wax isguursada wa loohambayeeya
@naciimadayib6659
@naciimadayib6659 6 жыл бұрын
waa wareey fanaanintina ma qabiilbay noqdeen duni aakhiru samaan mursal wuxuu tarayaa yaraa qof walawba nasiibkaaga ayaad leeday khadra silimo waa gob
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 6 жыл бұрын
naciima had khadra iyo mursal wac badan baa ka dhexeeyee adigi walaashay wanaag ka tali ok wy walaashaybaad tahay ok
@amiinacasaanyo4170
@amiinacasaanyo4170 6 жыл бұрын
wlhi jceelka hodan iyo mursal waa mid soo jireena oo ilaa intey fcnka isku barteen waa is jeclayen ee wakhtiga kla hleeyey mntaba Mnsha alla illhy isuku keenay farxad iyo raynrayn kunoolaada🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎍🎍🎍🎁🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💙💙💙💙💙💙💙💙❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💑💑💑💏💏💏💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@amiinacasaanyo4170
@amiinacasaanyo4170 6 жыл бұрын
feedhkana khadra ninka lagag qaadey 👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
@bilexaaji5592
@bilexaaji5592 6 жыл бұрын
Waryaarahen ilen ibtilo waxan maqlijiray minyaro maseyrtay Waa maanlaaaay xaqiiq hadan rumeystay
@amanyedd8432
@amanyedd8432 5 жыл бұрын
cade yare naag maseer hadabay dhacdo waa so jireene rag maseeray mxa laga yeelaa
@airforceaf1900
@airforceaf1900 6 ай бұрын
Waa 3dii hbenimo Wxn ku imid heestan Wxn aad ujecladey Gbdh Jaarso ah Ana wiil hawiye Ahy guur ayan ku hishiiney Family kyga odhan ayaa igaga soo hor jeedsadey ilaa Abtiyadey oo Ogaden Ah Qabiil dartii ayay nagu kala kaxaynayaan Allow noo gargaar hda wxa ii qorsheysan inn la baxsado darteed ayan family ka uga go’ayaa qof aan jeclhy leyga kari maayo wlhi 😢💔😔
@leyliitamahad2965
@leyliitamahad2965 6 жыл бұрын
Nasab reer borama viva hodan iyo intii taagero u aha jaceylka midobay
@queenqueen-qv7zh
@queenqueen-qv7zh 6 жыл бұрын
nasab weeyi hodan abdirahmam ha nolado laylo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Waa run Hodan waa nasab qaaliya, waxaa loo dhibayaaba ee loo xagxaganayaa waa kartideeda. Viva hodan nolow waligaa gacaliso, isha cadowgu kaa xijaaban😍❤😍❤
@queenqueen-qv7zh
@queenqueen-qv7zh 6 жыл бұрын
waa qof nol waligeedna dadka u joogin hodan maha dadka leh i maqal hodan runts un bey ka raacda ma dhacdhacleyso sidaa dadka qaar viva hodan abdirahmam dheere 💋💋💓💓💖💖
@mouchtaqhassan2119
@mouchtaqhassan2119 6 жыл бұрын
Macha allah nasab hodan qaali
@faadumohassan8414
@faadumohassan8414 6 жыл бұрын
hodan waa burcad nimeed inleyska ilaalsho waye mana isku waarayan nagtan iyo mursal siduu khadra uga tage lee tanne udanbeyso
@kingkml4822
@kingkml4822 6 жыл бұрын
Waaaaaaw gantaaaal waaaye Qabiil ma yaqaano dookhu vs goban ahay Walee hadal qof waynbay hadashay😍
@xamdayar6615
@xamdayar6615 6 жыл бұрын
nagtan wan nacay wlhyi na wan nacanay ninkigine maxa Ku Hays ma marba gadhaysid khadra caday hadad cidi xidhoonayso bal mad xishootit adigu ma moda midan waxaba samanin na Ku noqotay qurbihiye kolba waxa Ku qaba adiga cidi aad LA jogtit naa waxaba has macnan waxad tahy waa lagu yaqanye
@zahraabdi4399
@zahraabdi4399 5 жыл бұрын
Hodan cabdirahman. Heso musik laan raba in roo qaado kawaran codka cajiiiib
@hanimohamud625
@hanimohamud625 4 жыл бұрын
Anoo ah maxames sd waa run ireyaadasi anuu i haystaa
@kawsariinakunkaroon5665
@kawsariinakunkaroon5665 6 жыл бұрын
Mursal iyo hodan isku nuurayaan Lkn qadra silimo sidaas in layeelo kumey qurxuxooneyn😂
@Saad-ds6lu
@Saad-ds6lu 5 жыл бұрын
In qofka sidan loola dhqmo ma'ahan wax qurux bdn
@xawoahmed91
@xawoahmed91 5 жыл бұрын
Naya hada maxa ka dhambeyo hodan calacalkey socdo😅😂😂😂
@umalkhayr8583
@umalkhayr8583 5 жыл бұрын
Wlhi waa runta lkin calaf ka dhamaday ha ilawin inan ciyal kadhexeyan oona sina ku kala maqnanayn
@youngmoh23osman61
@youngmoh23osman61 5 жыл бұрын
Kawsariina kun karoon mxaa khadra waxey u egtahay bisad hodan neh waxeey u egtahay dooli mxaa yeelay labadoodi sidii waxey isku raadsadaan bisad mar walbo waxey rabtaa in eey cunto dooli dooliguna wuxuu rabaa in uu naftiisa badbadisto marka Khadra silimo waxey rabta in eey eryato hodan lakiin la iskama yeelayo midaas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@roukiaayan8318
@roukiaayan8318 6 жыл бұрын
Asl dhald quruxbadn cod mcaan nolaw islanti waji dheer gurigeeda Haa ku oydo mxaa cadiby my iskaa cibadysato waa qof wynbee jcylkaa cilyalkaa ugaa hadh Oo hblahaa Yr nokori
@ahmedsofe3752
@ahmedsofe3752 6 жыл бұрын
Naa iska aamuus
@Somalilandgirlll
@Somalilandgirlll 5 жыл бұрын
Hodaney ma nin bad weydey maxad khadra uga jajbisay huuno Mursal iyo khadra wey is jeclyihin
@umuqeyr1949
@umuqeyr1949 6 жыл бұрын
Heestan aad iyo aad bey ii cajabisay meel beyna ku socotaa warkeeduna waa cad yahay shuqulak yaa hodan.
@Sabnalove143
@Sabnalove143 6 жыл бұрын
Waa run walahi qabiil ma yaqano dooqu hodan ale ha ku xafido
@mrmohammedgeedi8572
@mrmohammedgeedi8572 6 жыл бұрын
hodan heesaha qadro ku barshasheyso kuweeda wey ka jecashahay inta ila aragtey like iigu qabta
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 6 жыл бұрын
Muhoshada codka hodan abdirahman Wlhi waa gob guuleyso hodan bilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@meymaabdirisak4522
@meymaabdirisak4522 5 жыл бұрын
Hadey gonanimo qaldonto inan cafiyan qorsheystay 🥰
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 жыл бұрын
naagtii alto soo taagan jaalle hadalka iga daa tiri mursal muuse see u aaaminay horta
@hodanhashi9119
@hodanhashi9119 6 жыл бұрын
MN143 Studio ayaamah jaceyka
@princessamina9363
@princessamina9363 6 жыл бұрын
Manaxdo 😂
@degancaali4589
@degancaali4589 6 жыл бұрын
asma saban wlh dadnimo ayaa kaa muuqata wllo dar ilaahay ayaanku jclahay abaayo qaali
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 6 жыл бұрын
Mursaal wa doqooon nagtiisiii baa hees lagu cayaay markasuuu eegayaaa uf doqoon niin jileecsaan weyaan
@inaactoinhoodo7276
@inaactoinhoodo7276 6 жыл бұрын
Inuusan meesha qabilka ay Ka hadlayaan aynaka madhnen intasaba tusale u ah cunsuri halku Ka aamusiin lahaa ayuu garab cararayay khadrabah hablo uhayse iyodu xabad digagad ahna umay dhalin
@zahrasaafi7221
@zahrasaafi7221 5 жыл бұрын
Waa.boqor.mursal.wuu.saxsanyahay.kuwad.saas.WOOOoow.bees.IGA.dheh
@shukrimusetalentchannel2457
@shukrimusetalentchannel2457 6 жыл бұрын
Asc War Heedhe Soomaali Maxamadeey Sow Ma Fiicna Inaan Lala Kala Safan Gabdhahan Halka Qoys Ah Ee Ninku Ka Dhexeeyo,Yaa Maxkamaddan In Aad Qaaddaan Idiin Soo Ban Dhigay Dambiga Iska Daaya Dadkanna Xaqa Allaha Tuso Tani Maahan Ugub Ee Waa Soo Jireen In Nin Gabar Furo Oo Tu Kale U Dal Doorsado Waana Mid Ay Ka Siman Yihiin Inna Rag Oo Dhan Cosobsiga Gabadhiisii Horana Calafkeeday Wadataa Oo Nasiibkey Shalayba Isaga Ku Heshey Leedahay,Ee Horteeda Kheyr Allaha Dhigo Gayaankeeda Wey Heliye Tan Uu Hadda Guursadayna Waa Uun Gabar Kale Dembina Maaha Nin Naag Soo Furay In Ey Guursatay Ee Ummadda Iska Daaya Iyadana Reerkeeda Allaha Ku Kheyro Ileyn Waa Laba Gabdhood Oo Noo Siman Waana Gabdhaheenii Aan Jeclayn Guurna Waa Calaf Cid Tagtay Oon Laga Maarmina Ma Jirto Ee Dadka Haysku Goyninna Gabdhahana Mid Xun Oo La Nacay Iyo Tu Qaaliyah Oon Lagaarin Haka Kala Dhigina Waa Isku Mide Joojiya Soofaha Iimaanka Allaha Idin Galshee.
@aliabdi6224
@aliabdi6224 5 жыл бұрын
Ehelka samaroon siciid uman dhigen qabiil kale wlhi
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 жыл бұрын
Hodan iyadaa jecel mursal isagu ma jecla waa dan iyo hunguri, waanay cadaysay jacaylku inaanu qasab ahayn. Heestan waa loo qariyey
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,5 МЛН
HODAN | NEW SONG REJO || HCTV CIIDUL ADXA SHOW | 2019 HD
7:06
Horn Cable Tv
Рет қаралды 804 М.
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН