Khawaarijta xagee ka keeneen hubabka casriga ah sida drones iwm yaase siiyay waa in la ogadaa cadawgaas soo siiyay
@aminabarreabdi52743 сағат бұрын
Guulputland
@gullbarwaaqo95942 минут бұрын
Puntiland waxeey badbaadineysaa umada soomaaliyeed ayeey usoobaxdey ee alshabaab iyo daacish iyo xulufadeeda soomaalidiidka ah ilaa xasan sheikh ayeey ka difaaceysaa dalka soomaaliya waa guul udhalatey umada soomaaliyeed ee la xasuuqey
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
War heedhe jaajuska argagixisada daacish yacquub siyaad may dowlada puntland soo qabato dagaal cad oo kala furfura bu kulajira ciidanka puntland wain si dhakhso ah looso qabto
@akhalif5792 сағат бұрын
Diyazrado qiyaali ah qosol baa ka dhacay, raga gacma isheystana hala joojiyo kk😂
@SaciidSaid332 сағат бұрын
Hada yaan lagu duqen burco lakiin ceerigab halagu duqeeyo wayo argagixiso ayaa lagu daweeyaa ceerigabo
@kamitatitudewaaq73352 сағат бұрын
WAR SOMALIYEEY HASSAN WA INTA LA SOGABTO XALANENA LAXIROO ,SOMALIDA CAFIMADKA GABTA WA INTEEY ISGARABTAGAN PUNTLAND
@UgaasoJajale2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 war eeddo kor motoorey. Casri maahan ee Alle Ha inooga dhigo
jaajuska argagixisada daacish kuhowlan kala furfurka ciidanka puntland iyo aflagaadada ee reer puntland wainay soo qabtan cadow xun weye yacquub siyaad
@MohamedIlyas-yx2tn2 сағат бұрын
Nacalaa ku yaal dawlad goboleedada danaysta yaasha hogaa'minayana allaha naarta ku fogeeyo.
@NimcoMaxamuud-jf8vn2 сағат бұрын
Gulaysta 3:43
@BahrudiinMohamed2 сағат бұрын
💪💪💪💪💪💪💪👌✊🙏👏☝️👋👋✍🤝💪💪💪💪💪✊✊✊
@muheidinismailmose10832 сағат бұрын
Asc,Diyaarad caruurtu ku ciyaarto qashin ah waa been toi Redio kulmis Laga sheego jiray 1979 Ilaa 1984 oo la nacay, waayo dad mabda, ku dagaalamayey ma ahayn, ee waxay rabeen in Somali Kala tagto waxii ay ka caqli badan tihiin ama ka ital room yihiin a ay khasab ku xukumaan, waxii dhaqaale lagu xukumi Karona lacag loo adeegsado, sida Dhulbahante, ok
@ogaaloge3281Сағат бұрын
Waa mid ka mida faankii mj 😂 wax nagu cusub maaha
@AyaanGaylan58 минут бұрын
Ficilbaa noo dheer faanka qof awoodaana faanna ee qof aan wax wabsan karin ma faani karo
@mariamwarsame90672 сағат бұрын
😂😅🤣🤣 Saxiib im from Puntland, Wallahi Reer Puntland Baan ahay but honestly and truthfully some of what you are saying is purely propaganda and total nonsense.. Ruuntada and beentada there is no difference because you only want to sell your own bullshit for your own selfish reasons.. 1:Puntland forces are doing great job defending Puntland and her people, may it continue inshallah 2: saying What looks like a non military helicopter is a military plane is just too funny, yes it can be useful tool, that's all..nothing to get excited about and brag 3:Ruunta what happened to it, honest truthful facts where are they? 4:Stop lying and trying to sell hyper exaggerated lies as news to people..your shit is not the truth.. 5: if you want to praise and feel good and proud of Puntland, that is Okay no problem but stop with the false-positive lies to sell your channel and corrupting people with your lies. 6: Finally, I have no problem with you, just have good faith and Bring people together rather than dividing them. I promise you will succeed as well…
@SacdiyoAden-j3vСағат бұрын
Well we don’t have your birth certificate stating that your Puntlander so for that reason you’re not a Puntlander you’re jealous most likely the village you’re from doesn’t have roads, airports or hospitals soo keep crying Puntland to the World 🇸🇱🦁🙌🔥 🤣🤣🤣🤣
@MohamedIlyas-yx2tn2 сағат бұрын
Beeneey ku nahay waaryaada soomaali diidoow waa lagu ogyahay