Пікірлер
@maxamedmaxamuudmandamus5464
@maxamedmaxamuudmandamus5464 5 минут бұрын
Asc waxa iga xasuusin ah xasuuwu ilaa siilaanyo was in max kamada lagu daraa
@saidaosman6524
@saidaosman6524 7 минут бұрын
Ascw Maandko dad badan ba xagg jir aan caadi Shaun ah Allah sahlo
@saidaosman6524
@saidaosman6524 11 минут бұрын
Ascw Isma’il Cumar lama aamini karo, Firdhiye yuusan ku ajalmi
@Waadani2024
@Waadani2024 31 минут бұрын
somalidadaa ayaa fudeedkaa iskaa leeh . HUUBKAAN JIBUUTII KAA BAAXAAY BAAL SOO BAADH SAXXIB. JIBUUTI sidaa somaliland iyoo somalia iyoo ethiopia iyoo ereteria ee huubkuu meelkastoo yaloow mahaa . hubkaan somaliland ku daagalantaay waa huubkii yementaa .
@Waadani2024
@Waadani2024 37 минут бұрын
MUSE BIXII ETHIOPIA AYUU KU WAASHEEY REER JIBOUTIGAA AYUU aqoon . MUSE BIXII CAAWADAA HOOS AYUU U OYAAYAAH.
@Abdikadir1984
@Abdikadir1984 51 минут бұрын
Kan yar waxaan moodi jiray Intan inuu ka aqli badan yahay sheeko majeerteen yuubilaabay Dani yaa qac kayeertay😊
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh 52 минут бұрын
Aniga oo ka soo jeeda Puntland oo nin Cumar Maxamuud ah waxaan u arkaa waxaan ineey tahay khalad weyn in uu aado ninkii oo Somaliland hubka siinayey goorta shacabka Laascanood la'leenayey. Ismaciil wax faa'ida ah idiinma kordhinaya ee waa ninkii HUBKA siinayey kuwii idin dilaayey. War dhulbahante maxaa idinka khaldan? Ninkaan iska qabta oo wareersan oo u taliya walaahay waxaan wax aan af fahmi karo ma'ahan
@fowsiyaali3097
@fowsiyaali3097 Сағат бұрын
Wa ruunta
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u Сағат бұрын
Saxib. Ismail. Geel. Was. Idinka. Hadaa. Aragteen. Aniga. Waxaa. Arakey. Shirkii. Carte. Lagama. Yaabo. Inaa. Camino. Ismaail. Iyo. Hassan. Shiikh. Hassan. Tuuk. Aniga. Maalintii. Farmoojo. Kursiga. Laga. Xoogey. Baa. Somaliya. Ka. Soo. Baxay. Oo. Ku. Soo. Laabtey. Canada Ottawa. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Saraakiishii. Siyaad. Bare. Ayaa. Ahay
@sahromahamud
@sahromahamud Сағат бұрын
Illaaheey Kheyr Haka Dhigo Laakiin U Maleynmaayo 🇸🇴🙏😭jabuuti In Ay Lilaahi U Soo Dhaweeyey Sir Maahee Aan Aragno 🇸🇴🙏🇸🇴🙏
@saa8132
@saa8132 Сағат бұрын
Eedo Guulayso, waankugtu raacsanahay, Dadkeenu waa dad aan cuqdad qabin oo meelkasta gala . Abiilahab ilaahaay ha inaga qabto.Waxaad tahay halyey usoo halgmay SSC, iyoHarti oo dhan.
@calixuseen4324
@calixuseen4324 Сағат бұрын
Asc adeer waankugu raacsanahay waa nabar AA soomaaliya Ka bogsanayn
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 3 сағат бұрын
Firdhiye looga biqi maayo khaatumo ismacilna waa runtaa waa cadawga somalia balse cadawgaaga adoo taxadaraya ayaa laga danaystaa
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 3 сағат бұрын
YARKAN MAXAA WAALAYA KHAATUMO DHIIGII HARTI BAA LAGU XOREEYEY HADEEY GOD ISKU RIDAAN HARTI SHAQO UTAAL MAAHA WIIL DAMBE INUUSAN UDHIMANAYN WAA CADAAN KHAATUMO MANTA WAA XOR GUUL BAANU URAJAYNEYNAA
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 3 сағат бұрын
8:45
@O-wg1fj
@O-wg1fj 3 сағат бұрын
Ksbtan caduunow sheley gafbad geysatay marka tire xabsiguri baa lagaliyey 😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-vl2px9cr6w
@user-vl2px9cr6w 4 сағат бұрын
Ismael wa douk wa benalee wa nahabe
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 4 сағат бұрын
Geele waa stupid waana nin xun somali neceb 🤙🤙🤙🤙🤙🤙
@fardowsaelmi2129
@fardowsaelmi2129 4 сағат бұрын
Inuu khayaameyo uun bad ka baqeysee waxbaad u sheegeysay firdhiye waa mujrim ismaciil wa ninkii ogoladay in hubkisa lagu layo dad masakina..
@zamzamali4347
@zamzamali4347 4 сағат бұрын
Firdhiyow geele amaan ma leh waa munaafaq just be careful
@zamzamali4347
@zamzamali4347 4 сағат бұрын
You are absolutely right
@saidegal6755
@saidegal6755 4 сағат бұрын
Guuleyso islaan
@loulaloula9520
@loulaloula9520 4 сағат бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies ssc
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l 4 сағат бұрын
WAXAAN XASUUSANNAHAY TAAGEERADII DUQAYNTII LAASCAANOOD IYO WELIBA TAAGEERADII CIIDAMADA KENYA EE MUDO 30.SANO KABADAN DAGAALKA KU HAYA CARUURTA DAD IYO DUUNYO LAYNAYA EEDALKII QAYBKA MIDA HAYSTA DANBIYADEEY KA GALAYAAN KU TAAGEERAYAY MAANTANA DATIISUU KA DHEX RAADINAYAA KHAATUMO ISMACIIL WAA CADOWGA SOMALIA CARUURTAA OG DADKA WAAWEEYN ISKA DAA
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 сағат бұрын
Mashaa Allaah MD firidhiye geesinumadu waa sharafa illaahaya haku xifiyo cadowogana ilaahaya hakaa qabato🙏❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴✅🥰🏇🏿
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 сағат бұрын
Qudubada MD waan soo dhoweenaya lkn keligii taliye caloolo buuru maka garaabaya inuu muuse juudan lasafana ee hubukiisi lagu xasuuqaya shacabka sool mise calamaku tusaya inaanu qayab ka aheyen xasuuqii sool oo inuu isla sawiro buu ugu yeedhaya MD firidhiye 🥹
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 4 сағат бұрын
Mt darwiish arinkii ismail omar waa dhamaday raali galin ayaa laga bixiyey. adeer ilahay Ayan kugu dhaarshay cay dhaqan uma lihin
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 4 сағат бұрын
That’s true walaal
@HERSIGROUP
@HERSIGROUP 4 сағат бұрын
Khadra haid waa shydan walahi
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 4 сағат бұрын
asc mr darwiish anigu waxaan ku sugnaa madasha uu khudbada ka jeediyey .soo dhawayn mug leh ayaanu u samaynay dhamaan shacabka reer djibouti ee kasoo kala jeeda 1.SSC KHATUMO STATE. 2.PUNTLAND STATE 3.DDS MAAMULKA SOMALI GALBEED . waan shacab ku abtirsada D5.beel waynta daarood. waxa uu ahaa kulan taariikhda galay oo aan abid ka dhici djibouti
@joharonurr5611
@joharonurr5611 4 сағат бұрын
Bisiinka
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 сағат бұрын
Mdx Firdhiye nolow Gesi dulqaad leh,qaato In maah maah dii Somaliyed Cadowga Ciddii uu kusoo kashado waa in aad weydisa,Djibouti wa dal Somaliyeyd shalay Dawaladii Somaliya ayaa xoreysay,Damaci uu Ina Cumar Gelle uu mudda kabadan 34 sano Somaliya in eey midobin iyo in isaga uu hayo furaha Somaliya Adeer Maanta xalku waa eey kaduwan tahay,Somalida siiba bahda baraha bulshada Dhaliilsha waa in lagu salaa mid laga soo baaran dagay,Dhibatada Muqdisho qaburaha Musuqa Waxtar xumada Taliska HSM ee Safar iyo socdaal dhaqalo Askarigi Dhawaca ahaa kii gesiga ee lashirqoley caruurtoodi kabahantahay Diyaradii magaca qaranka Somaliyeyd lagu bixiyay ee Isaga sharci shaqsi lahansho wacyigalinta bulasha hubka laisku dhiibaayo,Wadaniyadda oo.dhalinta baraha bulshada kuwada midoowbaan ayaa wax tar leh.Khainku malibaano Qabil qaran manoqdo,Captain Dacun Wacyi gali bulshada Jubalaand in odayga 14 sano.4 km kismayo.oo.kaliya haysto jirjirolaha ah koixda u sacaba dumeyso ee Darood kuwa ladegan in laiska dulqaado
@MultiFosia
@MultiFosia 5 сағат бұрын
Gabanimo! Fekerkaa waankula qabaa ismaciil cumar geele kusaabsan, darwiish TV madaxa buunoo saaranyahay hadaanu reer ssc nahay. Gob iyo gacal qaaaliyaa tahay
@HERSIGROUP
@HERSIGROUP 5 сағат бұрын
Reer Khatumo will not accept any agreement masterminded by Djibouti, also known as Khadra Haid, and her gang.
@saidegal6755
@saidegal6755 5 сағат бұрын
❤❤❤❤
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 5 сағат бұрын
Firdhite. Waa horgal cusub Waxba. Ha ammaanin
@abobasement346
@abobasement346 5 сағат бұрын
yerkan wuxuu shaqoh kah dhigtay ssc iyo firdhiyeh war Amus waxad nagu noqotay munafaq waxan ku shegayah baroh siyasadah plz waxan ku shegi lahah in aad kah hadashoh cadowgah somaliyah sidah xabashi iyo UAE 🇦🇪 waxaa lah rabay in aad kah hadashoh dani iyo boqashadah u ku jogay bil labadah dal
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 сағат бұрын
Waa Runta
@khatumo2023
@khatumo2023 5 сағат бұрын
War anga wax noloma tilmamo anga wax naldha ah ssc khatumo
@khatumo2023
@khatumo2023 5 сағат бұрын
Gele wax nagm gelin eqadiyadayada no mihima
@khatumo2023
@khatumo2023 5 сағат бұрын
War cadi iskadhig
@khatumo2023
@khatumo2023 5 сағат бұрын
S N M calankedi waa dhacay
@khatumo2023
@khatumo2023 5 сағат бұрын
Ha dhalilin mata waa malinteni
@a.j2428
@a.j2428 5 сағат бұрын
KABTAN CADUUN MAHADSANID DEDAALKA REER IYO QAYBTA LIBAAX EED KASOO QAADATAY HALGANKA, DHALIISHUNA WAXAY KAMIDTAHAY TOOSINTA WAA CAADI.
@user-cj5gv9wc4e
@user-cj5gv9wc4e 5 сағат бұрын
Geele horror waa tuug
@karingarfod9151
@karingarfod9151 5 сағат бұрын
Walaal keey darwiish anig nin xasun ugaas dhulbahan ahay adiga waa ku tager sanahay
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u 5 сағат бұрын
indr deg degu ma fiicna mahadsanid.....ina cumar geele reer lascanood wa yaqaniin don't worry Guul iyo gobanimo SSC iyo harti ✌️🇸🇴💪
@abdirahmanjibril8671
@abdirahmanjibril8671 6 сағат бұрын
Waad ku saxantahay in Geele horar cadow weyn oo soomaaliyeed yahay. Waa run arintaasi.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 6 сағат бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 SSC Khatumo waa dulka oo dhigayaga kubaxay hadanahaay ssc iyo Hiilwalal! tasi waa mid cadawga meel ayan ugujeedna agiga waxan amisanahay Gule dhibato xogleh ayu ugeestiy shacabka SSC Khatumo tas waa lamailoban.xaga siyasada waan ku racsanahay madaxweyne SSC to build relationship between two States Djibouti and SSC Khatumo Staat Of Somalia. Thank you very much the president of SSC Khatumo Staat Of Somalia he's a man who know where he stand SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 6 сағат бұрын
Bismilah reer khaatumo waxa leydinkarabaa inaad dhaliisha tirades badan iskadeysaan hadaan nahay dadka reer qaatumo jecel ineyhelaan xaqooda runtii hadda reer qaatumo si dhaqsi ah Ayey u muuqata hadda Eyna lamidyahay maamulgoboleedyada dalka marka waa inan niece ka iskadeyno fiirsano danaha maamulka khaatumo waxan waa siyaasad marka iskadaaya dhaliisha horaa loosoconaa cidii kuneceb iyo cidii ku jecelba lasocdaa runtii Guul weyney Utahay tegida jabuuti madaxweyne firdhiye❤😂🎉😢 Maya cuqdad maya haa soomaali mid ah