DEGDEG 60 MAYDADKII IIDOOR QORILUGUD AGTEEDA LAGU AASAY SARAAKIIL CAAN AH LASOO BANDHIGAY HABARJECLO

  Рет қаралды 18,394

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@maryanigal3349
@maryanigal3349 10 сағат бұрын
Alle ha u naxariisto umada soomaaliyeed shaydhaanka alle ha kaqbto
@abdullahiguled
@abdullahiguled 8 сағат бұрын
@Maryanigal13349 Ilaahay Uma naxariisto waayo gardaro ayey kusoo duuleen iyagoo doonayey inay dhiig islaam galaan iyagoo kusoo duuley dhul aanay lahayn maanta way hayaan abaalkoodii ina kaahin iyo muuse juudaan maxaynu idiin badbaadin waayeen?😮😮😮
@alijama8180
@alijama8180 3 минут бұрын
Who attack is in jahnim Who defend his home and land in janah simpel Must one wrong and it is sl
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 10 сағат бұрын
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 Ina lilah wa ina raji inna GUUL SSC Khatumo Staat Allaha xafido Cidanka Darawiish GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍💯🦁💐
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 7 сағат бұрын
Idoor bakhtigodii ayey ka career yusro harti maxa ka racay dagalkii Nasso wayne😮😮😮
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 9 сағат бұрын
Dumarow caruurtiina ceshede 😢😢😢😢
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 4 сағат бұрын
Ilaahay umada somalia ha kala qaboojiyo ilaahay bagooda burcad ha isku mariyo insha allaah qofkii dulmi wada umada allaha ka qabto
@Mayaah87
@Mayaah87 6 сағат бұрын
Guul SSC ❤❤❤
@MohamedDubad-v4x
@MohamedDubad-v4x 9 сағат бұрын
Amar ilahay ba helay caruurtan😢😂
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 8 сағат бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر هم ويرحمهم
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 31 минут бұрын
Yaahuu maxaa ka soo horeeyey dulmi ayay ku dhinteen waana ehlu naar dad dhulkood & guryohood ayay dulmi ku yimaadeen
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Сағат бұрын
Inalillahi wa inaa ilayhi Raajicuun Allha unaxariiso bal Hada waa kaase xagaan ku tirinaa Foolxumo ayay udhinteene war Dadka waa wayn dhalanyaradaan soo khalday ee Naarta u Horseedeya Illahow Ragaas Umada Hartey Ka Hor leexi Yaa Rabi
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 7 сағат бұрын
Somali bay ka dhinteen ee yaan lagu farxin
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 сағат бұрын
Waa run laakiin maxaa ka soo horreeya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 сағат бұрын
Ilaahay sharkooda ha ku celiyo iiddoor
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 8 сағат бұрын
SSC GUUL GUUL GUUL
@AdenAdenne
@AdenAdenne 9 сағат бұрын
WArkadaayaa
@HassanAli-ys1bm
@HassanAli-ys1bm 6 сағат бұрын
Lasaya. Aydoorka
@KhaalidYuusuf-ko7fu
@KhaalidYuusuf-ko7fu 10 сағат бұрын
Munaafaq maydkay iibsanya
@ahmednour-t1w
@ahmednour-t1w 8 сағат бұрын
Runa mataqaanid yariisow
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 23 минут бұрын
Snm iyo ssc midna caqligiisa mashaqeeyo. Laakiin Xisaabtu way dambaysaa Naartu shaqay rabtaa ee maa laga joogo.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 8 сағат бұрын
MAYDADKA XATAA HA TAABANINA OO GACAN HA TAABSIIN8NA DHIIGA. ISKA JIRA CUDURADA.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 29 минут бұрын
Kuwii dhalay damiir xumaa carurtooda May ceshadaan uu Muuse juudaan dabka ku dhidayo
@Remember1977
@Remember1977 7 сағат бұрын
Waa wax laga naxo. Soomaali si micno daro ah isku laynaysa iyo aakhiro seeg baa meesha ka dhacay.
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 10 сағат бұрын
Qabrigoodii ayey soo doonteen
@SacidMaxamed-p1u
@SacidMaxamed-p1u 8 сағат бұрын
Mxa kaso horeyay
@KayseOsmaan-l3n
@KayseOsmaan-l3n 8 сағат бұрын
Aakhirina way danbaysaa iska hubso Falaadhina gilgilasho kaagama godo
@samybourhan6476
@samybourhan6476 9 сағат бұрын
Suxbahanallah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 10 сағат бұрын
Subxanalah ilaahay ha idin kala qaboojiyo, labada dhinacba wlhi aakhiro inaan ,qabiilkaaga lagu waydiinaynin lkn camalkaaga unbaad ilaahay la hortagi ilaahay ha idin kala qaboojiyo insha allah
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 7 сағат бұрын
Waxan ha ku hadlina saasi waa qashiinimo tagaalka daaya waa baniaadmiga ha ku ciyaarina ama iidoor ha ahaado ama dhulbahante ahaado waa ladhay qadartaa saas ahayd ee dagaalka joojiya 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@amalahmed6812
@amalahmed6812 9 сағат бұрын
Waryaada god dheer u qoda roobabka ayaa idin soo saari doono oo hodhow sida laascaano oo kale yey xasharaad aan la aqoon yey dhalanin soo qaata cagaf cagaf ee ku aasa
@ahmednour-t1w
@ahmednour-t1w 8 сағат бұрын
War mid maku sheega iska xamaalo naftii baa kabaxaysaa wad daashee
@saidjamasala1117
@saidjamasala1117 9 сағат бұрын
Adeer axmed garaad kali maaha waa dhulbahante hawd khaalid haka tagin waa rag iyo wax aan la arag hayaag kudar mahaco khaalid
@CrisaaqXasan-c5g
@CrisaaqXasan-c5g 8 сағат бұрын
Alla doqonsanidaa madax miyaan masksxi kaaga jirin ma wiilal somaliyeed ayaad kudiganaysaa oo kuulaamida
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 10 сағат бұрын
Subxaanallaah
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 10 сағат бұрын
Aan ku saxo nimankan Dhul iyo xuduud maaha Waxay u socdaan aargoosi Waxaa cadayn u ah taa 15 sanno ay laaska joogeen waattay dadka afka u soo duubanjireen ilaa 200 oo qof ku dileen kadibna odhanjireen lama garanayo cidii dishay Imminka miyaad aragtay laascaanood oo inta afka lasoo duubto dad lagu dilo Markaa wax fahma nimankan Waxaa ka dhab ah nacaybka ay soomaali oo dhan u qabaan haddana nacaybka fog oo ay daarood u qabaan Miyaadan maqlayn inay lahaayeen daarood iyo soomaali weyn baa nagu soo duulay
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 8 сағат бұрын
Saliid qunbe iska masax 😮
@aminaboon1290
@aminaboon1290 9 сағат бұрын
Been badaaana
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 6 сағат бұрын
Midkee run sheegaya? 2diina Reerba waad been badantihiin kkkk
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 7 сағат бұрын
Hooyadaa inuusan iidoor wasin ma kulla tahay. Car waydii
@amalahmed6812
@amalahmed6812 9 сағат бұрын
War si fiican iskaga aasa yuu cuduro idin keenin
@YusufAhmed-nl1uo
@YusufAhmed-nl1uo 9 сағат бұрын
Waar..iskadaa.beenta
@hassanKenedid
@hassanKenedid 9 сағат бұрын
Allah yaramoux aux morts somaliens
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 76 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 20 МЛН
News Maker Live- 6th November, 2024
1:24:37
DBSTELEVISION
Рет қаралды 322
Hizballah tactics, weapons stall Israeli advance, with Jon Elmer
18:48
The Electronic Intifada
Рет қаралды 111 М.
How Israel massacred Israeli children then blamed it on Hamas, with David Sheen
1:10:16
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,6 МЛН