Digniin Waligaa Xaaskaga Shantan Ha Barin

  Рет қаралды 15,769

Daryelka Cafimadka Nolosha

Daryelka Cafimadka Nolosha

Күн бұрын

Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

Пікірлер: 39
@ismailkhipro2023
@ismailkhipro2023 3 жыл бұрын
Walaalo fadlan muuqaalka soo koob 🥰
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 3 жыл бұрын
Wll waynu soo koobney ee muqaalada danbe fiiri
@maxamudjamaal1183
@maxamudjamaal1183 3 жыл бұрын
Masha alaah waa qodob aad iyo aad ufiican ale ha ku xifdiyo wall
@raxmoseed9644
@raxmoseed9644 3 жыл бұрын
Hadeey nooxaariistaan waan xushmeen doonaaa hadeey naxumeeyaane waanu xumeeyn Donna koleey waxey abuurtaan unbelievable guranaayaan
@mohammedmohamudhamed9979
@mohammedmohamudhamed9979 3 жыл бұрын
Thank you so much Dr. Omar for your words of wisdom. I blv all that you have said is true. It has happened to me and even a close friend of mine. So thank you once again and may Allah bless you.
@hodanhuseinxasan2046
@hodanhuseinxasan2046 3 жыл бұрын
Thnks its great leasons..by then.it s somthing pple need most........
@saciidhusein918
@saciidhusein918 3 жыл бұрын
Dr cotsi soo koob hadaladada kuna soo koob u jeedada Thnx
@abdinormohamed6041
@abdinormohamed6041 3 жыл бұрын
Ader video gaan wax badan kuguma raacsani waxaba qalad ah xaaskago guriga kujogto ina ka maqnaato bilaa macno adoo shaqana jirin mel muhim ah na jirin ma qof kale sugeseesa aan adiga eheen kulaabo halkas
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 3 жыл бұрын
dr cumarow fadlan barnamjka so koob hadii aad dooneyso in markasta lagu xiiso waayo markasto ereyo isku mid ayaad ku so celcelisa taa oo keeneysa caajis iyo waqtiga oo dheerada
@jibreiljamac7185
@jibreiljamac7185 3 жыл бұрын
Dr markad barnaajim soo diyaariso inad eegto faaloyinka lagag bixinayo kana jawaab, hada waxan rabaa inan kula wadaago inaad sameysato qodobo adoo soo koobaya cilmiga aad faaideynayso si dadku kaga faaideystan aan wakhtiga badan heyn. Mahadsanid
@maxamedkhadarChannel4909
@maxamedkhadarChannel4909 3 жыл бұрын
dr waxaa ibururay xiniinyaha oo baaskiilad igaga dhacday mid ayaa aad ubururtay mida dhaawacyo ayay qabtaa markaa way ixanuunaan wayna ibararaan waqtiyada qaarkood lkn si joogta ah iima xanuunaan ee waa mar mar uun ee talo isoosii inshaa alaah
@mustafaaxayaat4271
@mustafaaxayaat4271 3 жыл бұрын
Wa arimo ficn lkn walal hadhalkaaga ama maclumadka Soo koob jazaahullahu khyran
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
Adeer wuu soo koobay xun aa tahaye
@mustafaaxayaat4271
@mustafaaxayaat4271 3 жыл бұрын
@@jameswilliam5247 yacniimuqalka 10daiqo asagao sookowayo hakadigo 4 ilaa 5 daqiqo
@mustafaaxayaat4271
@mustafaaxayaat4271 3 жыл бұрын
@@abdirahmanali3868 wa walalkena aan iska diirigiline hoor ha u socdhoo.
@nanihagio5933
@nanihagio5933 3 жыл бұрын
Dr Adigu Nimanka maad Nagu Dirin Mise Waad La Talineysey Waxey Dee Nin Iyo Naaag Aaan Wax Kasta Isla Fahmeyn Iney Wada Nolladan Ayaaba Qalad Ah
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 3 жыл бұрын
Hhhhhh Waa talinn unn wll
@raxmodaahir5323
@raxmodaahir5323 3 жыл бұрын
Lkn annaga godobbaad nagagashay xagaad noogudiri ragayaga
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
Raxmo ogow wixii laydinka badbadsho waad ku xumaataan lkn meeldhexaad in laydinkaga dhigaa fiican
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 3 жыл бұрын
Dr. Omar vedio yadiisa ugu badn 8-11 daqiiqo kama badna.... Wana normal.. Dadkan Dr ka so koob Ku haayo filmanta 2hrs soconaya waad dhawataan ma 8daqiqo ayad fadhin kri weyday... Dr. Mhdsanid waqtiga qaaliga aad vedio yada nogu so gudbiso....
@khadarcabdiraxmaan3031
@khadarcabdiraxmaan3031 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@MohamedAhmed-db2iz
@MohamedAhmed-db2iz 3 жыл бұрын
Sheekada badan nagadaa xogtna Soo koob daddku wakhti mahayaane . Waasee nin cilmilehbaa tahay hadii kale meesha waa lagu kala tagi . Mahadsanid
@farxiyoabdisalam5274
@farxiyoabdisalam5274 3 жыл бұрын
Tasi waa diris xaasidsanaa
@abdirashidomermahamoud4409
@abdirashidomermahamoud4409 3 жыл бұрын
Vidoe soo koon si cilmiyaysan kadhig Concept same thanks dr
@calimataanmedia461
@calimataanmedia461 3 жыл бұрын
Plz like 2000 ha isku barin xaskaga 5😂😂😂
@liibaankolombo373
@liibaankolombo373 3 жыл бұрын
Hadalka soo koob ninyahow khudbad dheer ha iska galinee
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Xaaskaada dabada haka dharbaaxin 😂😂😂😂🥒 Xaaskaada haka leefin Xaaskaada ha dilin Xaaskaada ha caayin
@raxmoseed9644
@raxmoseed9644 3 жыл бұрын
Asc
@usameahmad2390
@usameahmad2390 3 жыл бұрын
Badanaa wll iskuday inaad muuqaalka soo gaabiso
@khadarcabdiraxmaan3031
@khadarcabdiraxmaan3031 3 жыл бұрын
Wllo hadii aad ka cabanayso muuqaladu in ay dhaadheeryihiin meel speed laga kordhiyo ayaa jirta oo yutubku leeyhy
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
Saxibow bilaa samir aa tahay muuqaal oo gaaban waaye
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Dr waxada waa isku dir 🤣🤔
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 cilmigu ilmaha wa afbara ayey dhihi jiren mararka qarna iskudir wa galya
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 ай бұрын
​@@faataxcnf2677usheeg sxb hhhhhhhhhhh markii was fiican loosheega way macaansanayaan hhhhh Marko in laysku qamiiriyo waaye
@sadaamayuub2815
@sadaamayuub2815 3 жыл бұрын
Wn kaa qaadanay
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 3 жыл бұрын
Mida iga codsi ah inu muqalku kobnado uun mararka qar aya dhacdo inad janis yar heyso muqalkana u dher yhy mar walbana dhex uga tagto
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 82 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 30 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 429 М.
Ragga Arintan Uga Maarmay Galmada Dumarka Oo Wax Kale Isku Badalay🤔
5:33
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 574
Waa 60 Jir Mayuuko Qaba 24 Saacadood Weerar Aan Dhamaad Lahayn Buu Igu Hayaa, Xataa🤔
5:25
NAXDIN QUEEN OF AJURAN OO LIVE TIKTOK SOGASHEY SOMALI LA OYDET
43:12
baarliin official
Рет қаралды 21 М.
Samaynta   4-tan qodob waan ku aflaxay runtii | soo tijaabi adna bal
12:28
Adeer Haku Wareerin Waligaa Geedkaga Kuma Arkaysid Alaabtaa Hadii Ad Afartan Leedahaye
4:37
Marka An Ka Kaco Ayey Qaylo Iyo Buuq Bilaabaysaa🤔
4:30
Daryelka Cafimadka Nolosha
Рет қаралды 3,4 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 82 МЛН