DAWLAD BERBERA SALDHIG KA DONAYSA OO HADII AY SOMALILAND AQOONSATO MARAYKAN IYO REER GALBEDKUNA KU..

  Рет қаралды 2,178

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 3 сағат бұрын
Domaliland waxay sharciyan waxay dhalatay 26 June 1960
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 Сағат бұрын
Ethiopia waxay u sheegtay Somalia, dawlad xora , oo 26 June 1960 xoriyadooda qaadatay.
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Сағат бұрын
Israel recognises Somaliland for its own national interests and seeks to establish good relations. Lacking geopolitical strategic depth, Israel feels the need to base itself in Somaliland in order to initiate its national security from miles away and challenge the Houthi presence in Yemen. There are also economic opportunities, of course, and some benefits from increased diplomatic relations.
@IsmaaciilMaxamed-f7g
@IsmaaciilMaxamed-f7g 2 сағат бұрын
Israail hatimaado barbara citiraaf ayaanu ubaahanahay
@AbiibColaad
@AbiibColaad Сағат бұрын
Maamulka koonfurta failure state wxba kama qabn karto arimaha Somaliland iyo cida xidhidhka lasamaynso wxba kamagalinee teeda hashaqayso tiisaba daryelaa tukle daree cida Somaliland faaido uwada iyo recognition ba iswaydaarsanayaanba dee danhoodana is waydarsanayaan aad iyo aad usoo dhawaynaynaa
@hassanaba6333
@hassanaba6333 2 сағат бұрын
Danihiina karaacaa waxba Somaliland idinkama quseeyee. Why you don't care for your nations life who were dead every time in your capital city Mogadishu. Which is not security for many decades.
@HudaJama-v8l
@HudaJama-v8l 2 сағат бұрын
Somalia waxaa haysta Reckefeler
@HudaJama-v8l
@HudaJama-v8l 2 сағат бұрын
Rockefeller
@asmarshow2400
@asmarshow2400 Сағат бұрын
Twitter space kan isagoo live mxa ku qoran
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 Сағат бұрын
In dalka yuhuudi timaado waxaa ka dhow alshabaab oo qabsata
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 сағат бұрын
Somalia does not exist anywhere as a “De’Facto state. Ethiopia controls 66% of the so called failed state of Somalia. Israel has every right to oppose and confront growing Turkish and Egyptian interference in the red-sea.
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z Сағат бұрын
Cidkasta oo Somaaliland danaheedu aan kadhax aragno waanu soodhawaynaynaa gaal iyo islaamba Cid aan waxkawaydiinano majirto Dhulku waa Somaaliland Badu waa Soomaaliland ayadaana umadaxbanaan way dhamaatay wixii ladhihijiray Somaali wayn ee beenta ahaa Xataa waxa lawaayay 1960kii wax labadii dowladood ee Somaaliland iyo Somaaliya kuheshiiyeen oo marka horaba waxa lagu wadajoogay wax aan sharci ahayn hadii maanta lageeyo maxakamada aduunka lamahelayo wax heshiisa oo sharciga Aduunka uyaala sida dowladuhu umidoobaan meesha jibo iyo 5 shan soomaali jacayl iyo aan 3 sadexdii maqnaana doono uunbaa laguwada joogay tiina waalawaayay Markaa sharci lagusii wadajoogaa mayaalo meesha Reer koonfureedkan qaylinaya hadii aan maxkamad islatagno waa lagu qosli doonaa Soomaaliland guul guul guul
@advyser
@advyser 3 сағат бұрын
Middle East monitor waa propaganda Qatar oo la rabo in Somaliland lagu magac dilo
@abdulkareemyusuf8987
@abdulkareemyusuf8987 2 сағат бұрын
Uhudu Somaaliland in ay yimasdan ha kugikin ee sheego kalr kren
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 51 минут бұрын
Wasiirku Fiqqi waxaa soo baxaya sharka u qarsoonaa inuu Ethiopian&Kenyan u adeegayo laguna xaman jiray awalba walahi waa wax ay MADAXDA 5ta Somaliyeed iyo cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 🇰🇪 ay khiyaanamada isla wada ogyihiin oo gadaalna ka taagan Maclinkooda loowada adeegayo nacaladda Yuhuuda 🇮🇱 iyo Reergalbeedka 🇺🇸🇬🇧🇪🇺👎🏼 Wasiirku waxuu odhan lahaa hadii Ethiopia 🇪🇹 aynan kabaxatn FilaSomaliya annaguna waa Adis Madxtoiyada dhexdeeda malaga siiyaa xafiiska qunsulka laakiin hadalka raqiiska ah ee uu keeyahay waa shark uu ugu xaadhayo Ethiopia 🇪🇹 si ay wadanka sirteena u ogaadaan saan u arkona Ethiopia 🇪🇹 Dowladda Hassan way ku’dari ciidanka Ethiopia inay hoogaan waliba iyagoo 30+ ciidan wadanka ay jeentay waa khiyaano laciyaarayay Masarna lagu soo darayo si wadanka gunnimo dadka loo galiyo walahi waa waxa ay Yuhuuda soo dajisatay si ay badaha u qaadato iyo dhulka Allahuma Najaynaa 🤲🏼 Rabbi uma hirgaliyo oo ilaahay haku’halaajiyo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Shicibow indhiihna fura walahi khiyaamadan wadankeena ayaa ladoonayaa in lagu xalaal sado kuwii u fulinayayna waa Madaxda iyo Cuqaal isku sheega oo cadowga ay dhiig wadaag oo qabaa’iladeena lasheeganayo walahi indhihiina iyo caqligiina fura siiba dhalinta wadamiyiinta ah ee hubaysan meelwalba aad joogto foojignaan gal oo hubkaaga sifayso walahi dagaal waa lagama’maarmaan ilaa diridhabe waa inay xabaddu holacdaa walahi tabar malaha cadowgu hubkooda ayaa laga furan karaa sida awalaba ay awoowayaasheen uga furan jireen waa in aan wada GOWRACNAA INTA ETHIOPIANKA NAGU DHEX’JIRAA WAA IN DHIIGA DHAGTA LOO’DARO WALAHI WAYNA SOO DHOWDAHAY DIYAAR NOQDA INSHAALLAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Сағат бұрын
Idaacadan qudhunka ey afka faqashta ku hadasha
@AJama-d9d
@AJama-d9d Сағат бұрын
U A E. WAXAA. BARBARA. U SAXEEXAY. XASAN. SHEEKH MAXAMUUD. WAXAAN.
@H-A-DRAGON
@H-A-DRAGON 54 минут бұрын
Marka kalafahma.somali iyo somalia. Sml wigeed kamamidnoqon somalia .aqoonsi iyo xornimo waa labawax oo kaöaduwan.midow iyo midnimo sidaa ufahma
@abdullahiabdi3577
@abdullahiabdi3577 2 сағат бұрын
Waxaad tahay qof cuqdad ka qaba somaliland
@akhalif579
@akhalif579 2 сағат бұрын
4 odeg doqomo ah baa isku jiibineysey oo biyo kulul ku kala godey, mw xassNa uun neceb hh
@salaxdiiriye4408
@salaxdiiriye4408 2 сағат бұрын
Waad mahad santihiin hadii aad .nolol soomaaliya .doonaysan bixiya.aqoonsiga somaland majirayso. Cabsiyi hadaanu helo aqoonsi
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 2 сағат бұрын
Mxy ina aqoonsan iyagaaba Ethiopia 🇪🇹 aqoonsi baryayee
@mohameddahir3227
@mohameddahir3227 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Argagixisada Kkkkkkkkkk way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland israill wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Сағат бұрын
Somaliya ma xukuntaa madaxtooyadeeda? Maya weeyi safaarada itoobiya oo dhextaala madaxtooyada ayaa ka talisa. Meelahaas buu Xasan ka hadhadlaa, si uu shacabkeeda been ugu sheego!!. Amnigayaga maxaa idinka galay? tiinaa baaba'dey ee ka tashada!!,
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,2 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 32 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
MUDA scam, Modi in USA, Trump vs Harris | Hafta 504 FULL EPISODE
2:06:21
Khadijah (ra): His First Love, Our First Mother | The Firsts | Dr. Omar Suleiman
1:20:47