No video

dawo dagaal toosa saldhiga dhexe EE xamar dhimasho dhawac sayad Cali Aya kamida maxiibis...

  Рет қаралды 15,842

WARSAME MEDIA

WARSAME MEDIA

28 күн бұрын

Пікірлер: 19
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 26 күн бұрын
Muuuuqdisho in looga guuro oo caasimadda meel kale la geeyo waa fiicnaan lahayd.
@osmanarrehomar2082
@osmanarrehomar2082 26 күн бұрын
Wa xassan sheekh
@subraarm4381
@subraarm4381 27 күн бұрын
Askarta Hawiye miyaa Xalaal ku dhashay ama quutay waa wada Hassan iyo Mahad ama Sanbaloolshe Hawiye Ilaahayoow dalka iyo dadka ka badbaadi Adigaa Yaa Allaah Casili kara wixii dadkaad Abuurtay dhibaya.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 26 күн бұрын
JIGJIGA KALIYA MA AHEYN, EE JEELKA BOSAASO AYEY KA DHACDA OO KA BAXSADEEN.
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 26 күн бұрын
argagixisada xabsiyada kujirta hadayba damuldugaag hub siiyeen weliba qolalka sheemada kujirta bal qiyaasa oo damuldugaag hub intee leeg ayay argagixisada siiyeen???!!!
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 26 күн бұрын
Jeelka amisom udhiiba xamar ciidan iyo dawlad adag ma jiraan
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 26 күн бұрын
Mooryaan isma xukumi karayso,in la xukumana waa diideen,waxay ka helaan waa sugaynaa.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 26 күн бұрын
Xero mooryaan,Muuqdisho,Taliye Baambeey xabsiga dhexe maxaa geeyey?
@user-iv4pf4fe6c
@user-iv4pf4fe6c 26 күн бұрын
Haha waxaad wadaan dhaan dabagaale Sidee maxaabiis u heli kartan??? Waa su aal daweyno madaxa daalineysa
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 27 күн бұрын
Kkkkkk meesa dowladi kama jirtee haku wareejiyan Ethiopia
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 26 күн бұрын
Oromadii miyaa miyaa ha riyoon
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 26 күн бұрын
Mooriyaa isma xukumi karayso in la xukumana waa diideen waxaa ka hessian waan sugaynaa
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 26 күн бұрын
Bisinka illahoow naga qabojii
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 26 күн бұрын
KKKKKKK WAA XERO MOORYAANEED WAA LAGAMAARMAAN IN CAASIMADDA MUQDISHO LAGA BEDDELO NINMANKU ISMA XUKUMIKARAAN WAA INLAXUKUMAA TAA CAALAMKOO DHAN BAA OG
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 26 күн бұрын
WCS SANTAAG WALO WEY ISKA CADAHAY IN DOWLAD KU SHEGA INAY ALSHBAB YIHIIN DOWLAD ALE KAMA DHIGIN KUWAN MUNASAR MAXAMED KASO DAWADAY DHAWACU 25 KAMA YARA
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 күн бұрын
WAR MUQDISHO MA LAHA XUKUUMAD DAL MAAMULIKARTA. IYAA SOO GELIYEY XABSIGA HUBKAAS ?
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 күн бұрын
WAA QOSOL😂. XAMAR MAXAY KATAHAY DAWLAD HADII XABSIYADEEDU AMIIN AHAY ? MAXAA DADKA LAGA XIRAYAA HADII GUDAHA JEELKA HUB LOOGU GEYNAYO ? HEDHE MESHA WAX DAWLAD AHI KAMA JIRTO.
Site of Al-Shabaab attack on busy Somali beach that left 32 dead | AFP
0:28
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 79 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Buraanbur Loo Tiriyay Aroos ka Dhacay Magalada Tooxin
22:33
Abdirazak Abosto
Рет қаралды 24 М.
midkaan Maxaa intaa loo daawanayey mise kan Waa jeeb maskiin ??
9:35
muse bixii iyo Firdhiye dagal labada August 9, 2024
21:33
XOGTA SOMALIYA
Рет қаралды 18
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН