Dawo RW xamse oo dhabar jabiyay xasan sh Lana saftay maamul gobaleedyada sir culus fashilantay..

  Рет қаралды 8,825

WARSAME MEDIA

WARSAME MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Illaahay waqafururaxiin xamse iyo xasan illaahay ayaa kashifay tii hore ayadaaba wax dhisayay xamse iyo axmed xaqaa iskudiray
@mjabdi1904
@mjabdi1904 Ай бұрын
Xamse waa Dambiile,waa Dameer aan Damiir laheyn.waa in doqon ah.muxuu hada dulmiga uga hadli 😅waayey.Xamse waa ehlul Naar Tuug doqon ah😂😅
@Abdishukrl.8604
@Abdishukrl.8604 Ай бұрын
Waa wax hore marki xamze aha gadooiyaha dooroshoyinka e Jubaland
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 Ай бұрын
Aad baan ku fahaney edo mcn guuuleyso ❤❤❤
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Ай бұрын
What goes round comes around dirananta Rw manta laga raba mise lajifiyo banan lajojiyo banan weye
@SaedoMoha
@SaedoMoha Ай бұрын
Awalbaa waan malaynayaa xamse madaxweynaha khaladka lamawato raalina kama ahhayn ee xasan baakabadiyey
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Ай бұрын
Xamse marxuum shalay iyo maanta kee ayuu saxan yahay waxa noocas ah aya dowlad nimo ka sheekanaya sorry
@alishaafi9380
@alishaafi9380 Ай бұрын
Nin baa raba in ay ka adepitan dhici mayso
@mohamedaden1008
@mohamedaden1008 Ай бұрын
Ciwaankaada youtube wa marhabaabin. Maxa u tiri xamse dhabar jabiyay xasan shiikh inta soo dhigto video hore xiligii farmaajo waxu xamse yiri
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
KKKKKKK WAXOODU FARMAAJO LADAGAALAN IYO DOWLADNIMADA SOOMAALIYED AYAY KA AHAYD HADDEERNA IYAGII AYAA WAAGU KUBARYEY MAXAA MOORYAAN MEESHA ISUGU TEGEY WAA NIMAN DHAC IYO BOOB HANTI UMMADEED KELIYA UJOOGA MEESHA LKN WAQTI BADANI UMA HADHIN INSHA ALLAH WAY INA DHAAFAYAAN MAXKAMAD AYAANA LASOO TAAGIDOONAA
@silverloola726
@silverloola726 Ай бұрын
Xamasa nin Xasan Gurguurte isku taagi Kara maha
@guledgled8695
@guledgled8695 Ай бұрын
Aamus gabar u eke dulli yahay qabyaaladdu indhaha ka tuurtay
@sheikhnoraliyusuf7475
@sheikhnoraliyusuf7475 Ай бұрын
Dowladii farmaajo wixii khalad ku ahaa dowlada xasan sheekh waa u sax
@Abdulahi-n2y
@Abdulahi-n2y Ай бұрын
Adigu..sug.inta. Irir.samaale..in.ta..uu..hellayaan..taangi.iyo..beebeyaal.iyo..diyaarado..aanku.so.ee.lasoco
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
WARYAADHAHEEN HADDER AYUU ISBIREEYEY XAMSE CABDI BARRE HADDII UU SIDAA AAMINSANAA MARKII UU JUBBALAND DASTUURKEEDA U DOODAYEY MUXUU MAANTA UGASOO HORJEEDAA INAY MAAMUL GOBOLEEDYADU INAY DOORASHADOODA QABSADAAN MAADAAMA DASTUURKOODU SIDAA QORAYO IYO KAN FEDERAALKU WALLEE HADDER BUU ISDABRAY ODAYGU KKKKKKK
@_22260
@_22260 Ай бұрын
War waahore beenta baan kugu nacey waa waagii farmaajo
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 66 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 6 МЛН
منهج القرآن للصف الثاني الابتدائي
30:24
فيديوهات مفيدة
Рет қаралды 4,3 МЛН
DFS | DAGAALKA TURKI-GA | K.GALBEED | DOORASHOOYINKA | SOMALILAND
20:07
Laacibkii Horseed  ee Turkiga ahaa 🇹🇷 | Qeybta 1-aad
22:41
Shaakir Maxamed
Рет қаралды 26 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 66 МЛН