Day 4 | Burco Gobolka Ragga Mise Gobolka Xoolaha Nool🐪

  Рет қаралды 9,361

Cadceed Travels

Cadceed Travels

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@ZaahidaHussein-h5i
@ZaahidaHussein-h5i 2 күн бұрын
Burco my home❤
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 19 күн бұрын
1-Magaalo aan lahayn meel loo dalxiiso hadana somalido Dhani jeceshahay 2-magaalada ugu maciishada jaban dhamaan magaaloyinka gayiga somalida iyo somaliland ba 3-magaalada sadexaad ee ugu dadka badan dhamaan magaloyinka somalida Iyo magalaada labaad ee ugu dadka badan somaliland Kusoo dhawoow zhp burco❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 18 күн бұрын
Masha alllah burco rabi ha barakeeeyo reeer burco noooolaada aamiin aamiin aamii❤
@maxamedcumar-q1v
@maxamedcumar-q1v 13 күн бұрын
Burcoy boqradan dhala 🎉❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 18 күн бұрын
Masha allllah ilaaaahow burco barakeeee aamiin❤ noooolaaada reer burco aamiiin❤
@nuradinmusa5234
@nuradinmusa5234 17 күн бұрын
Alhamdulillah waa magaaladii aan ku koray xusuuso gaar ahna way igu leedahay
@Suad-w8b
@Suad-w8b 15 күн бұрын
Burco waa magaaldeeydi thanks inaad ii tuusto
@Arabfootballtv
@Arabfootballtv 16 күн бұрын
Zeylada ugu weyn aa ma bakaaro ee ka weynthy zeyladeeda
@sakinamoumin9998
@sakinamoumin9998 16 күн бұрын
Burco dadkedii baa hagradaay waan jecelahay burco ❤❤❤❤
@Samaale-vu6qh
@Samaale-vu6qh 19 күн бұрын
waa magaalo qayrkeed laga reebay oo ku hoos dulman magaca Somaliland kana qatan waxqabad ,mashaariic iyo manfac dawladeed oo horumar kasta ka arradan 😭😭 galgalin geel baad mooddaa boodhka nagu dilay . dhaqaalaheediina meelo kale ayaa lagu shubtaa iyadana caantayn looma quudho insha allaa se maalin uun way nabsi bixi dawladnimo sheekh ku soo joogtana waa laga gudbi oo waa la sinnaan 💪
@mussali3427
@mussali3427 18 күн бұрын
Reer hargeysa, reer ceerugaabo, reer boorama ,reer gabiley intuba cashhurta si fiican bay u bixiyaan. dawladahooda hoose ayaa magaalada dhista. dowladda dhexe wadooyinka magaalada shaqa kuma leh. burco meeyar ha la rido bay ku mashquul tahay iyo kala qaybsanaan
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 18 күн бұрын
Adeer, cuqdada iyo xaasid nimada inaga dhaaf oo aynu magaaladeena dhisano, dhismuhuna wuxuu ka bilaabmaa, amniga iyo sharciga lagu dhaqmo, meeshu markay labaad yeelato ayuu ganacsigu koraa, magaaladuna horu martaa,
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 17 күн бұрын
dadkeedii baa dulmsay oo kii wax helaabaka guuray wax lasma siiyo ee magaalo walba dadkeedaa dhisa
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 18 күн бұрын
Thank you Burco waa magadi an waxbarashada ka bilabay Waa Dagmo barakaysan
@AyuubAbdirisak-n7k
@AyuubAbdirisak-n7k 11 күн бұрын
Burcaawi ❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 18 күн бұрын
Masha alllah oo waaa mgaaalo marakaysane❤
@mussali3427
@mussali3427 18 күн бұрын
burco macanheedu waa taag, waa meel ciid taagan ah. waa runtaa isma leh magaca asalkiisa iyo meesha burco ku taal oo siman. burciid, burco, burcooyin. burcows. burgeed iwm. waa taag ama sarayn.
@actor_guleid
@actor_guleid 18 күн бұрын
Hore U soco Saaxib🎉
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 13 күн бұрын
Mash allah
@musj21
@musj21 19 күн бұрын
Burco magalo tarikh leh shacab dahabiyah oo gob ah 💚💚⚪️⚪️❤️❤️
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 18 күн бұрын
Wa gobolka xoolaha maaha gobolka raga Wa beeen Magaca saxda ah wa gobolka xoolaha nool
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 17 күн бұрын
waxa ku dhibay gobolka raga wuu baxay maga caasi kkkkkkkk
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 17 күн бұрын
Burco MY HOME LAND LOVE YOU SO MUCH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muhammedosmail
@Muhammedosmail 19 күн бұрын
Amazing video
@geediali437
@geediali437 17 күн бұрын
Waa gobolka dumarka waxay caan ku tahay dumarka ilkaha cas
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 17 күн бұрын
waxaa ku dhibay gobolka raga kkkkkkkkkk
@Dahabo_gobdoon
@Dahabo_gobdoon 18 күн бұрын
Welcome to Burco 🎉
@MohamedFosi432-kt4hv
@MohamedFosi432-kt4hv 19 күн бұрын
Am waiting lasacanood 😂❤
@maxamedsiciidcabdi9214
@maxamedsiciidcabdi9214 6 күн бұрын
Magaaladu beero way leedahay ee dadkeeda igeeya dheh
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 19 күн бұрын
Waxan aahi rer burco mudo badan BA igu dabesi burco waxan filyi oo aan niyad kusi qabtayi inad cuni donto haarko ama dahabi WA ruun aadba Loga cuna burco dahabiga waxan xasustayi nin Anu sxb iyo wll BA ahan oo JCL haben ban Ku idhi war heebel cawa Anu cuuno jiinge iyo afano jeebka ubiqi mane kulaha war WA cuunto duumar dhandhanan haro hadanu cuno saadle biyana Ku tosino bari qurac wanu ka marana hhh haro dawasan WA iiga dabesayi
@hodmanibrahim597
@hodmanibrahim597 18 күн бұрын
Wan uxiisay mgladaydii ❤ burco 2018 ba igu danbaysay
@sssdddf8508
@sssdddf8508 15 күн бұрын
Gobolka naagaha iyo xoolaha
@osman2762
@osman2762 18 күн бұрын
❤️‍🔥best
@suleimannouhali7671
@suleimannouhali7671 19 күн бұрын
Cadceedaw Aadbaan kuu salamayaaa qodob aan in mudo ah ku haminayay oo ay burco u baahantahay ayaad socdaalkaaga daaha kaga qaaday Hadii burco loo sameeyo meelo dal xiis runtii waxa laga iman lahaa guud ahaan dhulka soomalid dakhli badan way ka heli lahayd
@Hala_yaa
@Hala_yaa 18 күн бұрын
burco gobolka xoolaha nool.......
@Omar_yasin07
@Omar_yasin07 18 күн бұрын
Burco waxay ku taalaa Xididada tin iyo cidhib Tabinaaya dhiigee❤ 5/9/2023 ayaa iigu dambay Xaqiqdii waan u xiisey😢❤
@xamdiyasin
@xamdiyasin 19 күн бұрын
Cadceedka dula❤🎉
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 18 күн бұрын
Best weeyeh zhp ❤😊😊
@nuraldin2656
@nuraldin2656 19 күн бұрын
Subtitle u samee Wll program kaaga
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 19 күн бұрын
Burco sawta a wajaaluun noqoty io sidii borama marka uu roopku ku da o ciiid cas plus dhiiiqo
@ibrahimwarsame6746
@ibrahimwarsame6746 10 күн бұрын
Masha Allah dalkeena somaliland nimca fadhida
@Mubarik-z7t
@Mubarik-z7t 18 күн бұрын
Gobolka xolaha
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 19 күн бұрын
Waxn u hystay in burco saan ka Qurx badan taheeee😮
@YahyeDhuux
@YahyeDhuux 16 күн бұрын
Gobolkygiii
@Biixi-Traderr
@Biixi-Traderr 16 күн бұрын
My Home
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 16 күн бұрын
Daanta barri soo dhaaf
@cadceedka
@cadceedka 16 күн бұрын
Burco ma daamay leedahay?!! 😳
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 13 күн бұрын
Burco waxa kadhimn wado la,aan iyo master balayn xumo kajirto. 30sano kahor waxay ahayd xadaarada somaliland waa caasimadii labaad ee dslka dadkeeda ayaa hagraday oo kleqaybsan qudhmiye 14sano ayuu dagaal kuhayaa burco. Burcoy maanta gobolka raga kumidooba fursada waddani iyo kaah oo candhuurtiina sooceshada craxmaana codkasiiya ama qudhmiye xero colaad haidnkadhigo.
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 19 күн бұрын
muuqaalada dheere
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 17 күн бұрын
“Gobal ka Ragga Mise Xoolaha Nool”? What kind of title is this?
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 19 күн бұрын
Burco caan bay ku noqoty karikoooha😂😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 17 күн бұрын
karikoooha waa maxay ?
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 17 күн бұрын
BURCO BEERO WAY LEEDAHAY ANAGAABA KU LEH SAKEEBAAN KULUL BEERTIISA TAG ILMA KALI MA TIRINKAREE BURCO BEERO FARABADAN AYEY LEEDAHAY
@cadceedka
@cadceedka 17 күн бұрын
Hh hadalka ujeeddadiisu waa magaalo beeralay in aanay ahayn, beero badan oo ay ku tiirsan tahayna aanay jirin!
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 19 күн бұрын
KZbinr kn magaalo walba qurxdeeda waxn arkaysaa mrka cadceedu dhacay so 😂😂
@QUEENSHEEKO
@QUEENSHEEKO 19 күн бұрын
KU SOCO BURCO WLL MUQAALADA SOO BADI
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 14 күн бұрын
Nolosha burco $500 Bishii ma igu filantahay Waxbarashada iyo kirada iyo nolosha qoys 7 qof kakooban
@cadceedka
@cadceedka 14 күн бұрын
100/100 way kifaysaa qoyska ama ka badataaba! Burco marka la joogo waa lacag badan qoys ahaan.
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 11 күн бұрын
Haa wll si fiican ayey weliba kuugu filantahay
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 күн бұрын
❤❤❤
@KhadarXayo
@KhadarXayo 15 күн бұрын
✅️👍👍👍👍🔥🔥👍👍😎😎😎🤯
@Mastikochannel
@Mastikochannel 19 күн бұрын
Top👌
@mr.ironmindset1973
@mr.ironmindset1973 19 күн бұрын
Goorma ayaad video ga duubty zhp
Buuralayda Quruxda Iyo Kulaylka Isku darsaday Ee Golis 🥵☀️
11:45
Cadceed Travels
Рет қаралды 3,1 М.
Day 5 | Ceerigaabo Waa Sidee Magaaladu Xilligan
11:23
Cadceed Travels
Рет қаралды 2,4 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 109 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 42 МЛН
Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer
18:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
QABRI DAHAR HOYGI QURESHTA
12:45
geedi same
Рет қаралды 6 М.
Harar Town - Where People and Hyenas live Together 🇪🇹
39:27
IBra Traveler
Рет қаралды 239 М.
BURCO MAXAY KAGA DUWAN TAHAY MEELAHA KALE
12:52
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 208 М.
Day 2 | Hargaysi Magaalo Hargo Iibin Ka Bilaabantay | 5 Days 5 Cities
10:14
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН