Kaalay igula dalxiis, Boosaaso ilaa Murcanyo! Navigating Puntland Coastline

  Рет қаралды 108,211

Xaaji Dirir

Xaaji Dirir

Күн бұрын

Пікірлер: 525
@Faris_almali
@Faris_almali Ай бұрын
Haddaan nahay dhalinyarada aan safri kareyn indhahaan kaala safarnaa mahadsnid xaaji dirir From muqdisho ❤👏🏼
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Walaal maxad ugajeeda dhalinyarada an safrikarin.anigu waxan uqaatay dhalinyaradu hadayna shaqo haynin jeebka nacasa
@salmaomar7663
@salmaomar7663 20 күн бұрын
😮óop😊
@balbahariaxmed9032
@balbahariaxmed9032 Ай бұрын
Frome Hargeisa......... sxb aad ayaan kuu salaamaya sidookale aad ayaanan ku taageera tabintaada iyo bandhigyadadana waanku xidhanay waanku salamaya adiyo shacabwaynaha reer puntland ee soomaaliyeedba
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Raas casayr ugu dambeeyo dhulka somalida u sheega sxb waxaa ugu dambeeya lowyacade
@mustg4891
@mustg4891 28 күн бұрын
​@najmanajma6752 raas caseyr waa cirif saas baa loo yiraahdaa raas caseyr iyo raas kambooni waa labada cirif ee somalida leedahay, lowyacado waa xuduud macno kale bey yeelaneysaa sida gudhaa xuduuda Kenya aan la leenahay
@usertavo9448
@usertavo9448 Ай бұрын
My fv youtuber well done brother from hargeisa
@AliiMohamed-lr4og
@AliiMohamed-lr4og Ай бұрын
Thanks sxb puntland waan jeclahay waad uqalantaa subscribe like keep going ❤ garawe qardho bossaso waan salaamayaa dhamaan reer puntland viva ❤❤❤
@abdiazizmursalfandhaal8860
@abdiazizmursalfandhaal8860 Ай бұрын
1. Hiking 2. God made port 3. Amazing bay in the ocean along 5km 4. Beautiful view from the different beaches Puntland is blessed
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 22 күн бұрын
Wadanka aan dhisano qabyaalada iska deyno😢😢 Waan wada dhergaynaa walaalayaal❤
@kingmj5675
@kingmj5675 Ай бұрын
MAA SHAA ALLAAH. PUNTLAND waa dhul aad u qurux badan xeebo dhaadheer oo soo jiidasho ahna leh. Mahadsanid saxafi sare. ❤
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Ай бұрын
Walal Mahadsanid inbadan sidad Quruxda Dalkeena noola wadaagti😊Muuqaladada aad bay u tayo badan yihin Mashaa allah gacanta rabbi haku barakeeyo.
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
Qandala Puntland 🇸🇱 my favorite town 🇸🇴EYL -Garacad ❤️😍
@AliKhan-Somali
@AliKhan-Somali Ай бұрын
Murcanyo waa magaalo Qurux badan . Anigu waxaan ka soo jeedaa Caluula .mansha allah
@WariyeMahadkoofi
@WariyeMahadkoofi Ай бұрын
Msha allh punthland waa dhul qurx bdan Inan mar ku dalxiso rajaynaya from hargeisa❤❤
@alinoor6515
@alinoor6515 2 күн бұрын
Maashaalah Allah bless our land of Somalia ❤❤❤❤❤❤
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 Ай бұрын
Ninkan wuxu u qalmaa 1M in la gaadhsiiyo, aadban ku salmaya zxp , video yadaadu aad bay u qurux baranyiin, dhulka soomliyeedna qurux diisad natustay , mahadsanid zxp hatgeisan kaso salamaya 👑👏
@Adamhagler
@Adamhagler 28 күн бұрын
Look how beautiful our country is
@abdikadirahmed5063
@abdikadirahmed5063 Ай бұрын
Hab tebinta hadal yaqaanimada iyo deganaantu waa qayb wayn oo saxafadda kamid ah we proud like this journalist
@DahirMohamedHassan
@DahirMohamedHassan Ай бұрын
Inaad noo soo bandhigto quruxda dhulkeena iyo badeena aad ayaad ugu mahadsantahay xaaji dirir.masha allah wll
@AyanAbdi-mr5wu
@AyanAbdi-mr5wu Ай бұрын
waxa aadka iisoo jiitaa waa hannaankaaga duubitaan oo ka gaar ah dhammaan muuqaal duubayaasheenu sida ay wax u duubaan, barnaamijyadaada ma dhaafo qurux dartood, halkaa hore uga soco Xaaji Dirir. From Hargeisa.
@munamohamed7160
@munamohamed7160 Ай бұрын
My Dear Brother, You can not imagine how proud I am of being Somali, Alhamdulillah, whenever I watch your videos! What a blessing to be as a Somali! Allahu Akbar!
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Ай бұрын
Mahadsanid
@Maakhiri
@Maakhiri Ай бұрын
The quality of your videos are unmatched and you are a gifted storyteller. Guulayso sxb!
@Kingceyda-f2
@Kingceyda-f2 Ай бұрын
Best KZbinr in somlia❤🎉
@mohamdabdulle6195
@mohamdabdulle6195 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤ilaahayow dhulka soomaliyeed gaalo nooga xifdi oo soomali qabyaalad kasaar dhulkooda hodonka tusi Alxd ilaahayow adiga mahad leh
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Ай бұрын
Masha alaah indhaha ayaan kadhargay wallaahi niyaw doontu siday usoconayday ayaan kahelay masha alaah ilaahay codna wuu kusiiyay hargaysa ayan kaasoosalaamayaa❤❤❤❤
@nahdi3387
@nahdi3387 28 күн бұрын
Asc xaaji dirir .Nairobi kenya .Aqoon koroorsi inaba caadhi eheyn ayeey iyihin documentariyadada mashaAllah ilaah hakulagarab galo hana kuuyasiro biidnilllah inshaAllah waa arin aan aad ogaga heley muqal sameyntada waxan kulasocdey tan iyo marki Astaan aad kasoo tabin jirtay mashaAllah
@hhmahmoud4688
@hhmahmoud4688 Ай бұрын
Mashallah Gobolka Bari kaliya hadi si fiican loo maal galiyo dhaqaale aad u fcn baa kasoo xaroon lahaa dhanka dalxiiska Ajaanibta, Waana gobo qaadi Kara soomali oo dhan
@Hmmmm501
@Hmmmm501 Ай бұрын
Dalxiis ma rabno ajaanibtu haday intay dhulalkeena dalxiis kusoo cudur daartaan ayay alaabaheenii taariikhiga ahaa ee buuraha iyo badaha iyo barrigaba yaalay xadaan… marka ilaa iyo inta dowlad cadaalad ah aan ka heleyno oo alaabahayaga taariikhiga ah matxafyo u sameysaneyno dalxiis wax iyo ajaanib wax noo wanaagsan maahan.
@Aidarus-Abdullahi
@Aidarus-Abdullahi Ай бұрын
Mansha Allah runtii waa dhul iyo Bad cajiib ah xaqiiqdii Gobolka Bari Puntland Somalia wuxuu ka mid yahay sadexda Gobol ee aan Somalia ugu jeclhy sida Jubbada Hoose, Sanaag iyo Bari waa sadexda Gobol aan dhinaca dalxiiska ugu jeclhy
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed Ай бұрын
Salaan katimid goday kuna socota rer bosaso iyo dhul yaqan hajii dirir
@DantaadaGaro-yd8bu
@DantaadaGaro-yd8bu Ай бұрын
@@AbshirMohamudmaxamed wanka gudaanay hno so dhawow 🤩✋️
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Wll Oromada ka cedhiya degankina wa cadaw shegta deganada Somaliyed
@maxamedibrahim2841
@maxamedibrahim2841 Ай бұрын
Fariid wllhi alle subxanawatacala dhul quruxdii wuu ina siiyay❤😊​@@Johnniedallas214
@WarsameZiad
@WarsameZiad Ай бұрын
Muuqaalo cajiiba ayuu soogudbiyaa, oo cilmi badan kuduugan yahay From jigjiga
@abdulkadirmuridiabdulkadir9703
@abdulkadirmuridiabdulkadir9703 Ай бұрын
Educational Documentary,God bless you my brother xaaji Dirir
@hussainfarah8870
@hussainfarah8870 Ай бұрын
Ma sha Allah, what a beautiful country & people .. thanks a lot Sxb.. allo dadka iyo dalka no barake .. Love from UK/Burco
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 Ай бұрын
Reer Burco Somaliland noo celiya markaana cudurka koonfur nala furdaamiya
@mohamedabdulkadirahmed3806
@mohamedabdulkadirahmed3806 7 күн бұрын
Masha Allah aad iyo aad ayaa ula dhacay quruxda dalkeena hooyo MAHADSANID SXB
@Abdikariimsheikhali2333
@Abdikariimsheikhali2333 Ай бұрын
From Galkacyo Somalia sln sare wl ad ba ugu mahasn videoska ga qurxon iyo barista dalkayaga ma arkin Mucanyo adi horta balse ad igeeyey 2 jeer kkkkk mar kle thenks halka noga wad❤❤❤❤❤❤
@zainaa1649
@zainaa1649 Ай бұрын
Mashallah puntland is blessed with the most beautiful coastlines 😮❤😊( A bit of investment from puntland businesses,people. Boat transportations posts,services that can accommodate both goods and people can easily transform puntland economy) TOP that with resorts in this places will definitely put puntland on any table as it pleases. May ALLAH unite the hearts and minds of puntlanders as he is the one that unites hearts and one that provided all of this🤲
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Masha allah waa deegaan badeed qurux bilic iyo muqaal heersare ah.
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 Ай бұрын
Puntland waa meelaha geeska ug quruxbadan mashaa allaah ❤️
@laylaabdi5232
@laylaabdi5232 12 күн бұрын
Masha’Allah Puntland waa Dhul qurux badan Allah swt ha u Barkeeyo waan jecelahay inan maruun tago xeebaha quruxda badan from Hargaysa❤
@QarriJiqood
@QarriJiqood Ай бұрын
Cajiib maansha Allah, Mahadsanid @XaajiDirirka
@salmanhassan3595
@salmanhassan3595 Ай бұрын
One of the best video i have watched. This is Somalia where world would come to see!
@ahmetkayse5023
@ahmetkayse5023 Ай бұрын
bilicda dhulka soomaaliyeed❣️ well done brother
@getto10
@getto10 Ай бұрын
Masha allah wlahay dalkeena nimco ayaa fadhida . Barwaqadaas alle ina siiyey alle ha ina fahansiiyo. Hada xabashi ayaaba usoo hanqal taagaysa
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Ай бұрын
M.A shukran sxb 👍🤝🤲❤️ dalkeena 🇸🇴 wadna jecleysisad runtii 👍👍👏
@cma5179
@cma5179 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله Dhulkaygow qurux badnaa ❤ Cairo kaasoo salaamayaa Living legend baatahay 👏🏼👏🏼
@fm__ahmedhanadfm__ahmedhan1125
@fm__ahmedhanadfm__ahmedhan1125 Ай бұрын
Wlhi waanku farxay quruxda dalkeena 🇸🇴 Mahadsanid ustaad🙏 🙏 Salaan sare From Caabudwaaq🇸🇴🇸🇴
@Fareha_jannah
@Fareha_jannah Ай бұрын
3 magalo ayan somaliya ku riyoda inan tago insha allah wan tagi doona mar uun Murcanyo Godmo biyo cas Iyo cerigabo Insha allaah wan tagi dona Mahadsanid wall waa muqal qurux badan ❤❤
@salmansamir5570
@salmansamir5570 Ай бұрын
Aad baan ugu raaxaystay daawashada muuqaalkan quruxda badan xaqiiqdii. Gooraan dhamaystay baan garan waayayba kkkkkkkk. Mahadsanid walaal Xaaji Dirir. Gobolka Bari naga haqabtir bad iyo bariba.
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 Ай бұрын
MASHA ALLAAH PUNTLAND waa GEOGRAPHICALLY HISTORICALLY waxa loo yaqanay 5 THOUSAND YRS AGO. TARIKHDA ENCYCLOPEDIA IYO HISTORY OF THE WORLD BAA LAGU SHEEGAY SHACABKA QARANKA PUNTLAND WELL DONE HAMBALYO HORUMARKA IYO NABADGALYADA GUUL IYO GOBONIMO WAARTA
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 22 күн бұрын
Maashaa Allaah❤❤❤❤ Wadankeenu quruxbadanaa!!! Waxaan idinka Salaamayaa Soomaaliyeey Finland❤
@kafitaahmed6537
@kafitaahmed6537 Ай бұрын
Thank you wll inaa quruxda wadanka inaa noo soo duuubta.
@Sidiothman-q5w
@Sidiothman-q5w Ай бұрын
Thanks bro my greetings from Afgooye town. Ilaahey dalka waa noo hagaajiyeye Eebo dadka noo hagaaji. Mashaa Allaah waxaan dhihi karaa soomaalidu boqolkiiba 80% in ay maqlaan mooyaane IL ma saarin 3330 mitir ee badahaa sidaa u quruxda badan. Fadlan Cape Guardfui nooga soo sameey clips. Waxaan filaa in ay jiraan xeebo soomaalidu leedahay oo qof baniaadam cag dhigey in ay jiraan. Tabaaraka LLaah.
@hindajamac-sk1hi
@hindajamac-sk1hi Ай бұрын
I can't believe that this man has less than 1 million followers. He makes the best documentary in the media business
@engaweyslabaraad313
@engaweyslabaraad313 Ай бұрын
lbx muddo sanad ka yar ayuu youtube ka ku jiraa laakiin waa nin muuqaalo tayo leh soo saara
@Sport-Khayo
@Sport-Khayo 7 күн бұрын
Masha allah waa kan hadii loo bahanaa inay 1M garaan wlh allaha ku sharafo walal waad mahadsan tahay wlh inan dhul iyo barawaaqo haysano ayaad na tustay eh allaha ku barakeeyo
@haashimmoha9588
@haashimmoha9588 Ай бұрын
Wa safar aad uqurxbadan wadankena ilahey wuxu ugu deeqay bad iyo barri qurux badan qasatan rer Puntland Insha'allah waan imaan doona maalin maalmaha kamida 🥰🙌
@aaryaretube
@aaryaretube 16 күн бұрын
Somalia dhulka ay leeday alleh wax u ku galaday qurux dabiici ah guulayso xaaji dirir
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 Ай бұрын
Masha Allah. Waa muqaal aad u qurux badan. Quruxda dhulka hooyo in aad so. Gudbisana. Waa ku mahadsan tahay 👍
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 Ай бұрын
Masha allah dalkeenu macanaa SOOMALIYEEY sida aan isku dhaano nabad aan taageerno si aan nolol fcn uhelno gudaha iyo dibadda ayn ku dhibateysanahay aaaah
@amiroabshir
@amiroabshir Ай бұрын
Run
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 күн бұрын
Maasha Allaah.
@Last_King2023
@Last_King2023 Ай бұрын
Watching from Somaliland.... Mashallah what a beautiful coast
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Manshaalaah xeebo iyo dhul qurux badan Ebbe ku maneystrey❤❤❤❤ Guul Guuleyso xaaji dirir meelwalba iyo goorwalba amin 🙏 you are the best💪
@AliDallab
@AliDallab Ай бұрын
Xaaji Dirir wa wariye xirfad sare u leh tabinta muqalada horey u soco mudane, talent wadanka u bahan.
@1Horyaal
@1Horyaal Ай бұрын
Qiima diinta dalka qof qime leh uun ba garanaya.gut job
@MohamedAhmed-t6o1g
@MohamedAhmed-t6o1g Ай бұрын
One of the Best Video I watched last Three Years good job❤
@HalimaAli-i3d
@HalimaAli-i3d Ай бұрын
Thank you so much waxaa ina bartay qeyb kamid ah dhulkeena hooyo inagoo guryaheena joogno
@jamilanor653
@jamilanor653 23 күн бұрын
Masha Allah, beautiful buntland from Galmudug❤
@EngBarkhadle
@EngBarkhadle Ай бұрын
Mahadsanid xaji dirir waxa ka qeybqaadaneysaa in dadka somaliyeed in fahmaan nimcada Allah siiyey
@KhalidMuse-ld8bk
@KhalidMuse-ld8bk Ай бұрын
Xaaji Dirir Horay U soco Walaal. Shaqo fiican baa u haysaa wadanka. ❤ Gobolkaan Bari / Raascasayr Waa gobolka Somalia Dhaqaalaheeda Kor u qaadi Doona.
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
MANSHALAH MAHASANID WALAAL ,DHULKENI QURUX IYO QIIMIHISA IYO NABADA EY HEYSTAN PUNTLAND AAD KU SAFREYSAN ALAHA IDIN SIYAADIYO CADOWGA PUNTLAND IYO SOMALIYABA CAGTA HOOSTEEDA AMIIIN.
@ONETWO-k5o
@ONETWO-k5o 14 күн бұрын
Love your channel from hargesia. Keep going
@kaafi_official
@kaafi_official Ай бұрын
xaaji dirir saaxiibka bulshada muuqaalo dhaadheer inoo soo gali bro ❤🎉
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 22 күн бұрын
From Finland. Soomaaliya ha noolaato❤❤❤❤❤
@sihaamitaAbdukrem
@sihaamitaAbdukrem 23 күн бұрын
Msha allah wadankeena allah nabad ha inoga dhigo aad ayu u qurux bdn yahy run ahaantii❤❤
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 Ай бұрын
I Wish I Was there with You guys hope you enjoy there ilaahey ha inaga saaro qabyaalada iyo dadka xun si nabad ah ayaan ugu dalxiisi laheyn dhulkan salute from hargeisa Haji Dirir Hope You Post more videos soon inshallah
@AbduladifSaed
@AbduladifSaed Ай бұрын
mansha ALLAH si wacan bad u duubtay wax badano aan la ogayn wad soo bandhigtay keep going
@Abdirahmankoronto1
@Abdirahmankoronto1 Ай бұрын
Masha'ALLAH. Best youtouber in East and Central Africa. Hore usoco Xaji Dirir
@Caqiidadaadatoosi
@Caqiidadaadatoosi 22 күн бұрын
Allaahoow noo soo saar, madax wadanka noo dhista. Iyo dadka. Yaa Allaah❤ Qurux wadankayaga.
@abdishakourismail4175
@abdishakourismail4175 Ай бұрын
Saxiib waxaad noo soo gudbisay muuqalo cajib ah, Alle haku barakeeyo , hore u soco
@medmoud8880
@medmoud8880 22 күн бұрын
MASHALLAH WAN KA HELE MUQALKAN FROM DJIBOUTI
@aziyaupdihamiidy7631
@aziyaupdihamiidy7631 26 күн бұрын
Indhaha kala socona pro thank u so much ❤️❤️❤️
@mohamedburhaan4007
@mohamedburhaan4007 Ай бұрын
Masha allah muuqaal cajiiba soo badi baro muuqalada iyo barnaamijyada noocaana🎉
@omarpkhassanmoha9077
@omarpkhassanmoha9077 Ай бұрын
lagasoo Bilaabo 2016 ayaan kuxirnahay Xaaji Dirir runti waa wariye Hab tabin wanaagsan iyo Balaaqo kulanasaday soona Gudbiya wax Bulashada wax ku ool u ah well Done bro
@liibaanxaaji1443
@liibaanxaaji1443 Ай бұрын
Mahadsanid wll hab tabinta wacan intaa ka badan ayaa ka sugaynaa horay u soco
@YacqubSaid
@YacqubSaid Ай бұрын
Dhabtii, wali uma safrin dhanka bari ee bosaso balse dawashada muqaladada aya iga dhigay qofka kahaysata dhulkaas aragti muqaaleed Thanks bro 🙏
@TechSiyaad
@TechSiyaad Ай бұрын
Fillimadii ugu fiicnaa ee deegaanka laga duubo iyo warbixino wax ku oog ah ayaa soo gudbisaa sxb.. mahadsanid.
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 Ай бұрын
Masha Allah, dhulki waa na jecleysiisey...bal marka ugu horeysa waa innaan Murcanyo...
@Abshirjama-h9p
@Abshirjama-h9p Ай бұрын
Waaw very beautiful my brother' From Australia "
@hassaninternet5729
@hassaninternet5729 Ай бұрын
From Hargeisa meshu way quruxbadantahay hore usoco zhp
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 5 күн бұрын
Ad ban uga hely videogan iyo wax tabintada anigu Qardho ban ku nolhy waligy bad ma arag dhulka somaliyeed allah barakeyo❤❤❤
@AbdirashidMohamed-dz1qm
@AbdirashidMohamed-dz1qm Ай бұрын
Aad iyo aad ayan ugu raaxaysta muuqaald quruxda badn waqtiga ku biixseey dalkeena hooyo Mahdasanid inta badn ku socotan life saver 🛟jackets ka ku dadla adiga inta kula socto Insha allah
@ahmedawnoor4200
@ahmedawnoor4200 Ай бұрын
Masha allah waxaad u qalantaa 1 million iyo kabadanba sxb Horey u soco
@_security7076
@_security7076 Ай бұрын
Saxiib dhawaaqa bitaha badda iyo quruxda gobalka bari wax la dheegan karo ma’aha ❤❤
@SamiiraHassan-o7h
@SamiiraHassan-o7h Ай бұрын
Maansha allaah alaha ku barakeeyo aadbaan kuula socdaa all your programs waana walaahi ku indho doogsadaa aqoona weligeey umaanan laheeyn Bari oo dhan amaba putland laakiin waanku ashqaraarey quruxda dhulkeena soomaaliyeed leenahey aadbaana kaaga mahad celinayaa please xoog noogu soo bedi ❤😍
@zackayoub
@zackayoub Ай бұрын
MashaAllah...dalka halagu faano oo halagu dalxiiso..hala jeclaado horumarkiisa
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 Ай бұрын
Waan kuu hanbalyeynayaa xaji diiriye salaama iga gadoon waan daawadaa muuqaaladadaada horena usocon
@najimahi5649
@najimahi5649 Ай бұрын
Most underrated channel 😢 keep up the good work sir
@AliOmarAli-h9d
@AliOmarAli-h9d 2 сағат бұрын
Mar un Waan kudalxiisi doinaa Dalkayga m,a walaal Noo Soo badi
@mohamoudosman
@mohamoudosman 27 күн бұрын
Masha Allah my mother side is from Butiyaalo but we have never been there
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 Ай бұрын
Masha allah walaal hore u soco hawl wanaagsan bad heysaa
@Hassan_haji.
@Hassan_haji. Ай бұрын
Thanks bro Waxaan jeclaan lahaa inaa Video kale inooka soo sameysid Meesha ay ku dhamaato badda Somalia
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Ай бұрын
Beautiful laakiin dadku waa in ay jaakada ha shil haduu dhco qabaan. Doomahan safe ma ahan hadii doonta wax gaaraan sii dadkaas ku badbaadayaan.
@abshir1974
@abshir1974 Ай бұрын
Mashalah waad dadaalaysaa walaal keep doing the great job you doing. Love from somaliland 👏👏👏👍
@bashiirali9879
@bashiirali9879 Ай бұрын
waa safar aaad u qurux badan iyo weriye cod kar ah barnaamijyada noo yara dheere ilaa 30 daqiiqo insha alaah
@Mahamett8
@Mahamett8 Ай бұрын
I'm from Hargysa you ar my Best KZbinr wlhi ❤
@Cabmax78
@Cabmax78 Ай бұрын
MashaAllah. Good stuff.
@AbdirahmanSiciid-c5m
@AbdirahmanSiciid-c5m 6 күн бұрын
Horumar wacan guulayso halabuure👏
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 76 МЛН
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,1 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 70 МЛН
AF SOOMAALIGA MAAN AQOON BILOWGEYGI | Geedi Sahan | GORAY PODCAST
19:56
CAJIIB - MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO?
10:09
Marwan Somali
Рет қаралды 36 М.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 226 М.
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 204 М.
Suuqa ugu khatarta badan Aduunka 🇹🇭 Suuqa Tareenka
17:59
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 114 М.
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 76 МЛН