DAYAX BAND HEES WADANI AH ALLA WEYN NINKII AAMINA AWOODLE OFFICIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 55,254

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

DAYAX BAND HEES WADANI AH
ALLA WEYN NINKII AAMINA AWOODLE
MUSICIANS
BULSHAAWI BEATS
NAGIIB AXMED XAASHI
CABDALE XAAJI
MAXAMED ALTO
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 101
@shadiaquen2008
@shadiaquen2008 2 жыл бұрын
duriyada rer shikh isaaq dadk le ama somalida kle waxay dheerihiim kaw maskaxda murtida gessinimada aqoonta ilbaxnimada cod kornimada masha allh jiro jooga 👏🇮🇹💖
@user-dt4yo3bc3x
@user-dt4yo3bc3x 5 ай бұрын
Alla wayn, waaa heesaha ugu qiimaha badan marka laga hadlayo heesaha wadinyada ah, waxaa Curiyay, Maxamud Tukaale Cismaan, laxankana waxa lahaa Saalax Qaasim Naaji, wuxuna ku qaatay bilad sharaf, waayo wuxu ahaa laxan ka duwan laxanadii hore ee heesaha Somalida. Umad waliba aayeheeda inay garato iyadaa leh.
@maxamedsahal2210
@maxamedsahal2210 2 жыл бұрын
Somaliland guuul from sool💚💬❤ nabad warta dadkayga
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 2 жыл бұрын
Ayy Axsan hees boqortooyadii baa is heshy keep going fanaaniintayadii dayax band socotay ✌❤❤🥰🥰❤🏃‍♂️
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwaaaaaa Mashallah guuuuuuul Somaliland qof wadankisa jecl waxi kumash qula isga dalya e kisa ubahan
@hanafilms1717
@hanafilms1717 2 жыл бұрын
Waaw yaa salaam axyaa somaliland hees wadaniya oo qof walba taabanaysaa hooyga xadaarada ilbaxnimada iyo fankaba hargeysa hadhwanaag waxba lagama qaban karo socotay socotay walee dayax band waan idin wataa
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 3 ай бұрын
Heesta Somali loo qaday bari Samad ki waxa alifay singub abwaan ki alun
@isqoryoonis4287
@isqoryoonis4287 2 жыл бұрын
Abwaan daaha gaas iyo kooxdisa dayax band wa kooxda 1aad ee qaranka Jsl
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Heesa heena ay tiriyeen abwaanada somaliland inoo soo celiya kuwoodana u daaye ceeb maaha jaceyl iyo wadani waayo waan kala noqonay 💚🤍❤💯made in somaliland
@shineyare6465
@shineyare6465 2 жыл бұрын
Hhhhh Somaliland waa gobol katirsan Somalia
@nasirabdy1267
@nasirabdy1267 26 күн бұрын
​@@shineyare6465 waa sax ilmane kama weynaan karaan waalidkood 😁🇸🇴💯
@alinoor7741
@alinoor7741 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto heestaan originaalkeeda waaxaa qaadi jiray waabare waxaana iskaleh maxamuud dukaale
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 2 жыл бұрын
MANSHA ALLA DAWLADII SIYAAD BARE HEESIHII WADANIGA AHAA IYO KUWII JACAYLKA AHAA INTABA WAXAA LAHAA REER SOMALILAND ILAYN XIIGMAD IYO AF SOMALI SOMALILAND CID UGU TEGEYSAA MA JIRTEE
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 3 ай бұрын
Heesta waxa tiriyey singub
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 2 жыл бұрын
Masha allah wa hess qaliya lakin xidhiban LAB SALAX INTU QARANKA S LAND UTIRIYEY WA LAMA ILAWAN FROM DJIBOUTI
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 2 жыл бұрын
HAWRAAR MEDIA ♥️👑🙏
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Axsan erayo subax wnagsn intii iga danbeso from muqdisho🇸🇴♥️
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 Жыл бұрын
Hhhhh hees 50sano kahorlaqaday ma siisay
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 Жыл бұрын
Allow cadowga somalilnd jebi aada awood le
@mustafemohammed2554
@mustafemohammed2554 2 жыл бұрын
Dalkayga Somaliland💚*❤
@abdilkadirdamhassan1191
@abdilkadirdamhassan1191 Жыл бұрын
Umad waliba inay ayaheed garto aniga leh iyadaa leh jira dayax band😊😊
@abdisaleammohamed7359
@abdisaleammohamed7359 2 жыл бұрын
Gobolka cagaaran woow 😍
@fahmi1435
@fahmi1435 Жыл бұрын
Xasuus toronto canada
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Max'd Alta musigii Somaliland wax weyn ayu ka bedelay Soxfoonku aad ayu u macaaneyaa musiga
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Who is mohamed Alta?
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 2 жыл бұрын
Laxankaan koofur ayaa laga leeyahay eee ka dhamaada dayax baaney hdi kle ............
@MoHSupper-lp6vu
@MoHSupper-lp6vu Жыл бұрын
😅Dhul ninkiisi baa izka leh❤❤❤
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 2 жыл бұрын
Heesaha wixii Somalia inaga galay berigii midnimada waynu la soo noqonay sida qaranimadaba ula soo noqonay hhhhh😂😂😂😂😂
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 2 жыл бұрын
Fariid fariid dhalay sidaa weeye heesaheeni waynu lasoo noqonayaa sidaynu xoriypadeena ula soo noqonay
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Absolutely midh midh baynu ula soo noqonaynaa awilba ileen inagaa xambaarsanayne waxba islamay hayn Reer Somalia 😂
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Kkkkkk oo heestan erayada maxamuud tukaale cismaan baa lahaaye 😁
@abdiwalirashid2968
@abdiwalirashid2968 8 ай бұрын
Heestan marke huraba waxa lahay Abwan Muhamud Tukaale Cusman o kasojedo Somali Galbed😅
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalaha guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul iyo gobanim somaliland allow dhowra somaliland guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul kanaxow naftaw cadowga somaliland Allah ha jaabiyo guuuuuuuuul
@sikhiyaaadan5237
@sikhiyaaadan5237 2 жыл бұрын
Maanzha Allah cadawgiin ma lipin sheegti
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
Masha allah🖤💙
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 2 жыл бұрын
Guul dalkaygoow 😍💪❤💬💚
@abdikarimhuseenguuled8014
@abdikarimhuseenguuled8014 2 жыл бұрын
Axyaa hees
@saeedmohamed4419
@saeedmohamed4419 2 жыл бұрын
Waa kooxda noo badashay xidigaha geeska hore u socoda dayax band
@mahadmahamoud3640
@mahadmahamoud3640 Жыл бұрын
Heestiii alle weyn waa hees qiiro badan
@guleidmawlid9959
@guleidmawlid9959 2 жыл бұрын
Mansh allh abti yo
@husseinmuse2611
@husseinmuse2611 2 жыл бұрын
GUUUL SOMALILAND
@abdiadour2123
@abdiadour2123 2 жыл бұрын
Waaw Somaliland guul
@abdilkadirdamhassan1191
@abdilkadirdamhassan1191 Жыл бұрын
Somaliland long live for ever Somaliland noolow waligaa
@masterkaduula5136
@masterkaduula5136 2 жыл бұрын
wali mahayno hees kuwii xidigaha geeska u dhiganta oo qaraxda
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Xidigaha geeska wax la mid ah la waa
@idilcaydarus8910
@idilcaydarus8910 2 жыл бұрын
Cadawga Somaliland Aad aayuu U Badan Yahay Balse Wxn Diyaar U Nahay Inaan u Dhimano Calanka Ciida iyo Shacabka SOMALILAND ilaa Inta uu Kaayaga U Danbeeye Ka Dhimanayo Somaliland Darteed Nafahayga Maalkayaga iyo Muruquyagapa Waan u Huraynaa Wlhi Ilaaahaw Nacapkayaga Ishooda Naga Hay ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚
@alihussein1432
@alihussein1432 2 жыл бұрын
Inkastoon sabool ahy HADDANA WAAN SARRIIGTA SACABADA MA HOOR SADO SAXIIB NiMAAN NAHy CADOW GEGA LAMA SIMO SOOMAALI🇸🇴 baa ahy
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
HHHHHHH YAA KUGU KUGU HAYSTA WAA YEELKADA WAXAAD DOONTO AHAW
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
HHHHHHH EY DIBADEED ANAGA HOOYADA WASNA IYO SOMALIABA CALANKA BULUUGA AHBA
@ayanbarre377
@ayanbarre377 2 жыл бұрын
Mnshallah guul somaliland ilaahay haynoosiyaadiyo aamiin
@shabcaanawjamac4047
@shabcaanawjamac4047 Жыл бұрын
HEESTII WAA LA BAHDILAY XATAA 20% MA KEENIN
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 2 жыл бұрын
Mansha allah viva somaliland cadawgu hajabo
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 2 жыл бұрын
Shukri cabdi sheer Wayne hadii dhilo liido aad tahay maxaa somaliland gaalaya ma guskii amiso baa ku deeqi waayee mise siilka duran baa rabaa inaa hargaysa lagu waso walaahi somaliland ma wasno inasharmuuto muqdisho ok
@radosomtravel35
@radosomtravel35 2 жыл бұрын
hees tuuga ayaa qadaysaan
@user-le4gw4fl4m
@user-le4gw4fl4m 2 ай бұрын
Waxa ficnaan lahed Ayadaha quraanka
@hibakhasan1598
@hibakhasan1598 Жыл бұрын
Beri hore aya la qaaday heesta aabahayba jeclaa 19777
@fatmaali9747
@fatmaali9747 2 жыл бұрын
Good
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 2 жыл бұрын
Janadi galbeedka gabiley salaan sare jamhuuriyada barakaysan somaliland waysocotay
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 жыл бұрын
Maxamud dugaale Allah unaxariisto mageelaa caloosha laga raraayaa ninkii tiriyay hankiisu xaafad waa kawaynaa.fanguurka casriyaysan.
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Murtidu Somali waa ka dhaxaysa cid tirisana Somaliland baa ugu badan ilaa Calankii. Tukaale hadduu nool yahay wuu ku farxi lahaa dad xasuusan oo dabakhaya murtidii uu nooga tagay. Adna qir oo ku farax waxii Somali horumar ku socda
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
80% Murtida Somalida ee xagga heesaha jaceyl iyo wadani Somaliland baa lahayd
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 2 жыл бұрын
Labisaadi hoyga xaragada classic suit
@najmodahir4652
@najmodahir4652 2 жыл бұрын
👍
@amh7737
@amh7737 2 жыл бұрын
Somalilanta- halka reer u xiran miyaa waajib iga saaranyhy!??
@JibriilHandulehDoctor
@JibriilHandulehDoctor 2 жыл бұрын
Copyright idinku ma lihnida Saalax Qaasim waa nool yahay
@iztaahilahmed4174
@iztaahilahmed4174 2 жыл бұрын
Mnshlh
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 2 жыл бұрын
Sidan u rabay heesta ina dib losoo qaado mahadsanid Dayax band Xornimda ilays uhaano inagu waajib weeyo inaga iska leh dalkena Somaliland qadadwayney xabadxabadayan ulasoo noqonaynaa wixi naga kiin galay xitaa sugaanta ha idinku taagnato🙄💚🖤❤
@hussenkhaliif3905
@hussenkhaliif3905 2 жыл бұрын
Wr meyey shodhahygi ina ali shaaah mise wuu ka dalcy aiduruus hawraarow lph
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 Жыл бұрын
Waaa yaaab heeeska noo daaaya somalilad hadiin wastee
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Ай бұрын
Heesta somalilandta bey ku dileen sida kle wey keeneen
@ladiifahmedahmed9686
@ladiifahmedahmed9686 2 жыл бұрын
Wr wax kahdala shuuba idin dhashaye madhibaan baa tihii hees iyo wax laga baxy baawadan
@mahamethazan5958
@mahamethazan5958 2 жыл бұрын
Rogcadayadii soo rogal celiyey
@mohammedabokor5632
@mohammedabokor5632 2 жыл бұрын
Somaliland ha noolaato ugu horayn 💪💪💪💪💪💪 marka labad suaal? maxay tahay calaamad kiristanka ka dambaysa fanaaniinta ee marmarka laga sameeyay ?
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 2 жыл бұрын
Away adiga hana waalin
@omaregal8543
@omaregal8543 2 жыл бұрын
Heesti Somali galbeed 1977 ee Mohamud tukaale ma Somaliland loo badashay walee Somali waay haloowdey
@ismaciilmaxamed5210
@ismaciilmaxamed5210 2 жыл бұрын
Hees sidan
@mohamoudw749
@mohamoudw749 4 ай бұрын
.
@deeqinhopoi1691
@deeqinhopoi1691 2 жыл бұрын
Ictiraaf majiraa mudane farmaajo
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 2 жыл бұрын
Siilka hooyada amiso wasijirtay u sheega siilkii hooyada waydii afwayne meee musqul buu ku bakhtiya?
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 2 жыл бұрын
Siilkii walashaa iyo futada xarmaajo u eeg inasharmuuto qarax
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 жыл бұрын
HHHHHHH EY DIBADEED EY BAADIYE DHALAY IDINKA HADUU IDIKU XIDHMO BARYO MA JIRTO IFISO AYAAN KAGA QADAYAA HOYADAA FARMAJO WASYE HABEN IYO MALIN BA
@diiriyecsalaam8529
@diiriyecsalaam8529 2 жыл бұрын
heesta kufsiga ka daaya somaliland wax la yiraahdaa kuma jirin heesta
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 жыл бұрын
C/qahaar ilkacase sxb jigjiga ku soonoqo Mirqaan land maxaa udoontay
@fadumoshugri6245
@fadumoshugri6245 2 жыл бұрын
Adaa marqaan duli seexdoow
@muxyadincabdi9518
@muxyadincabdi9518 2 жыл бұрын
Adeer jigjiga maxaa yaal cagdheereey
@faaraxcabdi2008
@faaraxcabdi2008 2 жыл бұрын
We can we get you We p I'm sorry I'm sorry We can get the girls to
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 2 жыл бұрын
Somaliland 🤍💚❤
@salaadyuusuf9370
@salaadyuusuf9370 2 жыл бұрын
copy wey dhaftey yaahuu
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
Waaryaadha hee, maxaad heesta ereyada qaar uga beddesheen. kkk Asalka ereyada heesta: " In aan la shahiido addoonsiga Qowmiyaddayda adkeeyo "
@ayaanmaxamed8882
@ayaanmaxamed8882 2 жыл бұрын
Woow💚🤍♥️💯🙏
@user-yu4do9kw7l
@user-yu4do9kw7l Ай бұрын
Heesti qaranka soomaaliyeed way kufsaden rer abaarso mida kale heestani wa hesihi wadaniga soomaaliyeed e maxay uso qaden ilen wa kuwa somali Ka baxay ee Oromada noqdaye lafti naga 😂😂😂
@kafia252
@kafia252 2 жыл бұрын
Kol haduu is yiri u dhimo dhul ninkiisaa is kaleh sool ninkiisa is kaleh ceyn ninkiisaa is ka leh Ana goofkayg ISKALEH KKK
@hiirad7
@hiirad7 11 ай бұрын
KUWANI HEESIHII KACAANKA AYEEY BILILIQEYSTEEN YAA U SHEEGA CEEB AYAA LAYDINKU DAAWANAAYAA IYO YAXYAX KU YIDHAA. SHAME ON YOU
@mohassan_ally769
@mohassan_ally769 2 жыл бұрын
Heesta Somalia looqaaday sanad kahor waxaaana qaaday xaawo dagan🤣 wax cusub la imaaada
@alifarah2040
@alifarah2040 2 жыл бұрын
Laftadaaa qaldan heestan waxa la qaaday dawladii kacaanka somaliya ee siyaad bare Maaha xaawa iyo dadkan shaley soo baxay ee copyeeyay awoowo wagaad malaha maad jirin
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 2 жыл бұрын
Miskiin xaawa kiin ayuu ku indho furee halayaabina
Allaa weyn ninkii aaminaa awood leh
10:27
Heeso macaan HM
Рет қаралды 7 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 33 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 18 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Muusigga Heesta "Allaa Weyn" siduu ku timid?
4:10
Abdirahman Abtidon
Рет қаралды 2,9 М.
ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND 2020
7:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Waayaha Cusub Allaa Weyn
4:25
WaayahaCusubNews
Рет қаралды 2,6 МЛН
ALLAA WEYN NINKII AAMINA AWOODLE - FANAANIINTA TORONTO
4:49
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 4,5 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 150 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,7 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 119 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,1 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 728 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 77 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 133 МЛН