Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.

  Рет қаралды 1,066,079

Daawad Music Chanel

Daawad Music Chanel

Күн бұрын

Jeeshka yagu:
Gafka uma dulqaatan
gardarada ma yeelan,
geerida ma diidan.
Hadaad garasha leedahay
Gumeysiga gaboobow.
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, gumeysiga sisheyana kama baqaan
Kenya iyo xulufadoodana kama.baqaan ciidan keena qaran
Dib baa loo dhisayaayo bari sidii uu ahaa baa laga sii bara dheereyne.
Shacabyahow.xoogiini dhista Kenya idin ma haweysateen badiini iyo dhulkiini mey hunguriyeen.
Qaranimadu ha waarto
Viva Somalia

Пікірлер: 490
@Youngmo_23
@Youngmo_23 8 ай бұрын
2024 ayaa heestan soo radiyay😢illahow na mideey🇸🇴❤️😢
@lulaliadam83
@lulaliadam83 7 ай бұрын
Aniga 12/02/2024
@HodanOmar-cs5se
@HodanOmar-cs5se 7 ай бұрын
Aniga 20/2 /2024😢Illahayow dowladnimo 🤲🏻
@fatxijiiroow319
@fatxijiiroow319 7 ай бұрын
ane 29 2 2024
@fatxijiiroow319
@fatxijiiroow319 7 ай бұрын
aniga 29/2/2024
@Zuheyla_official
@Zuheyla_official 6 ай бұрын
Aniga 9/3/2024 amiin yaa rabbi allow Somali dhamaanteed qalbiyadooda isku fur🥺
@JAMHAD10
@JAMHAD10 2 жыл бұрын
Allow Soomaali oo mid ah i tus oo qabri ha igu hubin anoo arag taas waa ku baryahaahe!🇸🇴❣️☝️
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 2 жыл бұрын
Wey adagtay in la arko, beryahaa ma filayo waayo? Waxii.laysku qilaafeyba lagama xisaabtamin
@abdikariimahmed9479
@abdikariimahmed9479 2 жыл бұрын
Aamiin brother sidoo kale
@abdikariimahmed9479
@abdikariimahmed9479 2 жыл бұрын
Aamiin brother sidoo kale
@abdixafiidhyare4547
@abdixafiidhyare4547 Жыл бұрын
5 ta somalo o mida🖐
@mahamedahmed3131
@mahamedahmed3131 Жыл бұрын
7777777777yuu⁷uuu7yyyyyyyyýy
@faaraxcabdulaahi1439
@faaraxcabdulaahi1439 5 жыл бұрын
Xasuus heestaan waxaa qaaday ibraahim baadil allah unaxariisto wuxuu kushahiiday dagaalkii 1977
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 жыл бұрын
Aax wadankega burbur ay gesiyad geeska Afrika
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Siciid mire xeydar, iyo kooxdii heegan weeye.
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
@@sayidka6911 ibraahim baadil asi xitaa heegan ahaay miraha waxaa leh abwaan salaad diirshe xirse sidaa jeclahay
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Ibrahim badil 77 kuma shahiidin,mana ahayn askari. Haduu dhintay goor dambe ayuu dhintay.
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 8 ай бұрын
Amiin amiin Allah unaxaristo iyo shuhadadi dhaman
@cabdiwalikadiye8762
@cabdiwalikadiye8762 Жыл бұрын
2023 ayaan xasuustay heestan😢
@maryan3431
@maryan3431 10 ай бұрын
Zxp aan midawno dadkana aan ladhexmarno codkeena kor uqaadno😢😢
@ZakariaFarah-vo2nt
@ZakariaFarah-vo2nt 8 ай бұрын
19 jan/1/2024 Ayan heestan dhegensanaa xili ay dowlada xabashida itoobiya isku dayeyso bada seylac ine qaataan iyo shucuur iheysaa darted Ayan udhegensanayaa heesta iyo bilicda xooga dalka somaliyed guul somalia 🇸🇴 😢
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 4 ай бұрын
Faqasheey sayalac maada leh maxaa kaa galay midnimo dhimataad ku sii dhegantee riyada iska dhaaf idinka ka xun itoobiyaanka.
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
I'm crying .May Almighty Allah S.W bring back to us peace & harmony and make us those witness strong & stable nation 🇸🇴🤲
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 жыл бұрын
Mnsha allah waa markaan dawlada ahayn ee nalaga heebaysanayey ,insha allah anagoo wada jirno all somali brothers and sisters ah ayaan dib usoo noqonaynaa, NO QABIIL iyo kala qaybin, one somali insha allah
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
Iyagoo awoodaas leh ayay 50kun oo snm ah iska celin kari waayeen muuse biixi uu hogaaminaayoo😅😅😅
@hargeisasomaliland443
@hargeisasomaliland443 Жыл бұрын
Snm is not easy bro
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
@@hargeisasomaliland443 run
@kamalkani5258
@kamalkani5258 5 жыл бұрын
Xoogiii dalka wowowo ,,,, opopop masaacan bay kukuyuhu Ina hawaysan lahaayeen Africa dhan baaa Ina dhagaysan lahayde,,,,, alle hasooo celiyo XDS
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 11 ай бұрын
So emotional 😢😢 ilahow somali diib u miide
@faysaliman3213
@faysaliman3213 10 ай бұрын
Amiin lkn sidii lagu midoobi lahaa dariqeediii ayaa loo bahanyahay
@abujole3992
@abujole3992 8 ай бұрын
Somali hakasugin inuu midowbaan sababto ah qabiil ayaa labartey hadana laiskudilaaya waagi siyaad bare dadka khabiil waxay u aqaaneen litacarafu xada waxaa kabateen iskudilayaan waa qabiil
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 8 ай бұрын
Wa sastaa udhagesoyo dhiira galin ka soo donte🥺
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 8 ай бұрын
​@@abujole3992isku xishoo😡😡
@HodanOmar-cs5se
@HodanOmar-cs5se 7 ай бұрын
Dadka jahli Ayaa hesto Mid dhulkoodaa io Mid aqoonkle ba ha ahaatee qofkasto gobolkuu ku dhashy wax aan aheen mayaqaan hadii quruxda io barwaaqa dalkooda ogaanlhaayeen qabiilba masheegeen 😢
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Madaxda manta wadadii aan ku dharanaay ayaay kabadan ruunti sidaa abe Xasan Sheekh Maxamuud in kasa ALLAH ayaa nomaqan anaga Kenya iyo amxar hadii jinsi kala magacaaa Soomaaliyeed uu ku badasha shakan way uu dabeyn
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
1977 itopio lo qaday heskan gefka uma dul qatan gardarada ma yelan gerida ma didan hadad garasho ledahay gumeysiga madow wax dhan bad garacdo gudka ad ka rarato guri wabsaneysay garad lawahiyow gegedagedo xuman geyigoda o dhacan gama yeli mayan guleystayal somali army guul my god bless you African lion
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Heestu waxay ka bilaabmeysaa, Gobanima doonka soomaaliyeed ee galbeed, Gefka uma dulqaataan, Gardarada mayeelaan Inta hore waa laga jaray iyadoo dhameystiran anaa heyn jiray. Abwankii eryada sameeyay wuxuu ku dhintay qaraxii ex-control afgooye 2020 Allaha u naxariisto abwaan salaad diirshe
@hi-kj3ho
@hi-kj3ho Жыл бұрын
@@sayidka6911 sxb hadda mahaysaa teedakale lyrics maigu caawin kartaa
@Superinhoo7
@Superinhoo7 5 ай бұрын
Ereyadii AUN Abdi Bashir Indha Buur waa hees miisaankeedu culusyahay
@saciidcabdulaahicali2672
@saciidcabdulaahicali2672 11 ай бұрын
Abahey ayaa iiga shekeyey soomaliya burburkii ka hor sida ey eheed waxa uu iiga shekeye soomali oo mid ah iney jirtey xiligaas anigana mar walba waxan niyad ku dhistaa sidiii hore ey heed soomaali ale waxa ka berinaa inoo wadan keena noogu soo celiyo sidii hore iyo somaali oo mid ah 🤲
@zakariam.alimire8863
@zakariam.alimire8863 2 жыл бұрын
Halganka hiiraan iyo gobolada dhexe ka socda ee lagag hor imaaday nabad diidka shabaab ha guulaysto halganka
@Caliya7
@Caliya7 9 ай бұрын
After Siyad Barre, the country, people, knowledge, life, everything was lost, and those who came after them became ruthless beasts who separated the country and the people. 😢😢😢 O Allah, bring back our old life and peace and a better one for our country and our people
@khaderlander2429
@khaderlander2429 9 ай бұрын
Siyaad afwayne dad xasuuqe, jaahil dalka iyo dadkaba qabyaalad dhexdhigay.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 8 ай бұрын
​@@khaderlander2429 Yaa kafiicanood heshay? 15 calan. Madax kusheeg kabaqaad u ah Itobiyaan iyo Imaaraat. Duqii doona ducana ugu dara waad nadubateene
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 6 ай бұрын
Anagu somaliland baa nahay nabad baa haysanaa waxba naga ma galin wixii dhimanayaa wll😂😂
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 4 ай бұрын
Ka waran haddii Siyaad amray in ladilo abwaan kii mirahaan lahaa ?😢😢
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 4 ай бұрын
From Saylac l Long life Somalia 🇸🇴 we need hogaamiyaal cadalad ah Heestan markii ay so baxdey waxan aha dugsi dhexe Allah ku naxariiso Midhihii Abdibashiir indha buur Habargidir SACAD
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 жыл бұрын
Gesiyad geeska Afrika aax away ragii 1 ka arkti wad lah 🇸🇴👈❣️💪
@ahmedyusuf7439
@ahmedyusuf7439 Жыл бұрын
Hubkaasoo dhan somaliland baa ka qabsatay taliskii siyaad afweyne 😁😁😁😁😁😁faqash isku maaweeliya video 50jir ah .guul somaliland.
@atooresiciid4764
@atooresiciid4764 10 ай бұрын
SSC 😂😂😂😂😂 Hada me 😂😂😊
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 8 ай бұрын
​@@atooresiciid4764ssb ayaa wastey ssc😂😂😂
@atooresiciid4764
@atooresiciid4764 8 ай бұрын
@@bookhaxmed6583 haday waatay maxay hubkoodi ula soo laaban waayen 😂😂😂😊😊😂
@_wll____
@_wll____ 2 жыл бұрын
Allow tubteeda kusoo celi😭😭😭😭
@ashrafchannel591
@ashrafchannel591 2 жыл бұрын
Isaaqow cimrigiin hajiro. Yagaa cunay waxaaa😅😅😅😂😂😂
@guledmahomed168
@guledmahomed168 Жыл бұрын
Yaa maxaatidhi wllo xasuuso xadiiskii nabiga scw ee ahaa inta uu walalkaa kaamaqanyhy wa xoog kaamaqan waraabuna ama yaydu waxay cunata needka xoolaha cidhika ugabaxa ilaahay ha inamideeyo
@mohamettapdiasiis1952
@mohamettapdiasiis1952 Жыл бұрын
inyaroo waqooyiga joogay unbaad is aragteen ee ciidankii qaranka maydan is arag quruxey is deji
@najmonajuu5834
@najmonajuu5834 Жыл бұрын
Waaba dhamaateen rag miyaa ifinku haray xassuq lafo land lafo kutuugsataan hada waa nala laayey
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын
​@@najmonajuu5834 waxan ANAGAA CUNAY maantana isaaq ayaad kadaba oydaa oo Aad tidhaahdaa walaalayaal noosoo noqdo waligaa sidaa ayaad iibaryaysaa
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын
​@@mohamettapdiasiis1952 waa been cad midaas ciidanka ugu badnaa waqooyi ayaa lageeyay lakin maxaa ka danbeeyay inuu siyaad barre suuliga dushiisa ku dhinta isaaq ayaa wax kaa dhigay maantana iyagaa hoos kuu dhigay
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 2 жыл бұрын
2022 xasuusasho wlhi geerida ma diidno
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 жыл бұрын
I like so much for this song 100%, waa Hees Waddaniga dhabta ah saameysa si niyad ah, haddii la igala tashan lahaa in badan baan Raadiyo Muqadishu iyo TV Qaranka Soomaaliya waan ka soo deyn lahaa waayo waa hees ku filan Wacdi gelinta Muwaadaniinta Soomaaliyeed, kuwa ku sifoobay Dabadhilifiinta, Qaa'miin waddaniinta, Jaajuusiinta, Qaswadayaalka, Qabyaalad ku noolayaasha, Mooryaanta Qaawan iyo Tuugada u adeega Cadowga Shacabka Soomaaliyeed waxaay ku tahay Naxdin iyo uur ku taallo ay u dhintaan, maantayna Ciidamada Difaaca Qaranka Soomaaliya waa Dhallinyaro aan la Socon wax badan Taariikhda iyo Ciidamada Difaaca Qaranka Soomaaliya sidaas awgeed Heestaan oo kale waa u muhiim.
@mahirkashka5212
@mahirkashka5212 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 2 жыл бұрын
KZbin
@kawakawa4726
@kawakawa4726 2 жыл бұрын
My country heerkan gaarnay iyo meesha maanta aan joogno, Allow kheyrka nawaafaji
@mohamedyusuf9416
@mohamedyusuf9416 Жыл бұрын
@@kawakawa4726 murtitki wadanka wuu burburiyey ina siyaad bare
@Tatico_official
@Tatico_official 11 ай бұрын
I aamina hadey naftu igusinto waxaan idin tusi doona somali oo wada nabada oo awood laga cabsado leh i.a🤝🥺😡
@aqoonbileacademy
@aqoonbileacademy 11 ай бұрын
I,a💔
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Nasiib Hadaan Leeyahay Alle Ha I Tuso Dawlad Soomaaliyeed Oo Awood Leh
@KhalidMuuse-ss6qg
@KhalidMuuse-ss6qg 2 ай бұрын
Al shabab awood leh
@NuurCabdi-e3d
@NuurCabdi-e3d 11 ай бұрын
Muuqaalkaan waxaan ka daawanaya mobile uu walalkey iga weyn leeyah waqti xaadirkaan aan mobilkiisa commentiga kaso qoraayo isaga waxa uu ku maqanyahy jiida waxa uuna ka tirsanyhy ciidaanka xooga dalka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa juballand❤ Geeshkeygiyow guuleysta❤🎉
@LightAhmadALSomali
@LightAhmadALSomali 9 ай бұрын
Anagu maanta anga. Ayaa ubahan a wood. Milatari o kamukhato geska afriko.
@nawaalnalka5983
@nawaalnalka5983 Жыл бұрын
Waxas ayaa loo adeegsaday dadkaygii diyaaradaha ayaa lagu rusheyay balse maxa ka danbeyay waxna wn burburinay wxna wanu haysana mnta somaliland for ever😘
@adeshkaqali6990
@adeshkaqali6990 Жыл бұрын
dadkaaga was faqashyahay
@nawaalnalka5983
@nawaalnalka5983 Жыл бұрын
@@adeshkaqali6990 Faqash waa adi iyo wixi afweyne la socday xaaranyahay magaciina ha igu caayin ilaa qiyaamaha cadawgayaga ahanaysaan waanad ahayden wananu iska kiin celinayna sidanu horeba iskaga kin celinay fuck you 🖕
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Waryaa wamaqasha wadada ee sorac umada2 ee somalia Australia asian
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
@&&&?
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Australia waxay tahay aniga ma aniinii kara ruunti waa labasho dalkaeyga hooya somalia I don like old his ciuntrey Australia free hearti live
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi 2 ай бұрын
M siyad somali sharaf ayuu ku ag leeyahay inta wadaniga aha somali magac ayuu uga tegay mareexaana waxaa la ogaaday inay wadaniyiin yihiin markuu farmaajo yimid ilaahay hakuu naxariisto from awdal somaliya
@akramahmed4881
@akramahmed4881 Жыл бұрын
this video brings tears to my eyes, it hurt so much seeing my beautiful and powerful country that was once the most powerful in Africa being one of the poorest countries in the world today, truly heartbreaking. my brothers and sister in Somalia and abroad, we must rebuild our nation again to the powerful and fantastic state it was once and not just Somalia but Africa in general. we must return our continent to its former glory, but let's start with Somalia first.
@maryammb7064
@maryammb7064 Жыл бұрын
😢❤
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 10 ай бұрын
Well come my poplecean King 1943 and 2024
@MaxamadxasanXusen-e9z
@MaxamadxasanXusen-e9z 9 ай бұрын
@@maryammb7064 bi. Le
@nourhassan1524
@nourhassan1524 8 ай бұрын
Maantana xabashaa ina soo hawaysatay oo rabta badeena iyo birigeenaba😢🇸🇴
@akramahmed4881
@akramahmed4881 8 ай бұрын
@@nourhassan1524 ma Soomaali ahaa u ogolaan doonto inay sameeyaan sidaan? waan dhiman doonaa intaanan ogolaan taas. hadda waxaan joogaa Ingiriiska laakiin haddii dagaalku bilaabmo waxaan joogi doonaa Muqdisho isla maalintaas
@خالداحمد-خ9د
@خالداحمد-خ9د 2 жыл бұрын
Ragii haleeyay hubkii umada somaaliyeed waa jibkooda hala mariyo . Rabiyoow awooda ciidanka somaaliyeed sidaa Iyo si ka xoogan guuloow kayeel آمين يارب
@Abdibaazid
@Abdibaazid Жыл бұрын
Rabi wadankena nabad hanoga dhiggo manta o ay thy 9 Nov/11/2022
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Mxad ka wadaa soo wada bax ?
@khaliifmaxamedjaamac2531
@khaliifmaxamedjaamac2531 2 жыл бұрын
waa faqashtii waa tii godka lagu hubsaday reer riyo ku nool😂😂😂
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Ciilka waad ku dhimane qofna wax uga qaadi maysid ee dhiig kar yaanu adiga kugu dhicin soomaali shaqsi baad ka tahaye!!
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 7 ай бұрын
Dabadood maxaa kunooshahay
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Ай бұрын
Nolol sharfan ​@@aminojaamac5363
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
hubkaasi wuxuu ku dhamaaday oo loo adeegsaday dad idinla imid nabad iyo wax laysla qabsado basle aad kasoo qadane dadkan jirin oo awood lahayn wakaa mantana halkaynu kala joogno aad arkasan SOMALILAND GUULO IYO GOBONIMO
@Abdij4liil
@Abdij4liil 7 ай бұрын
heestan waxan dhaygaysanaya iyadoo somaali kurdidii daarood oo dhan reer somaliland ku goobteen iyaga oo hawiye jareer balo iyo baas wata There is no going back 💚🤍♥️ From Habarjeclo
@nasmaal
@nasmaal 2 жыл бұрын
Ciidanka dalka Geesiyada Africa waxeey mudan yihiin in la xurmeeyo oo la caawiyo familigooda la’aantood wadankeena Somaaliya ma jirii karo Sharaf ayey mudan yihiin
@mofarah5689
@mofarah5689 5 ай бұрын
HABAR GIDIR HEESAHA UGU WADANISAN AYAGA SOO SAARAY Somalia RUNTI. ALLOW KUU NAXARISO ABWAAN BASHIR INDHA BUUR.
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Waxaa jamahiirtii sooma jeestayaasha ahaa ee SNM baa wajibkooda mariyay kadib markii regime kii ina bare si arxan darro ah ugu soo jeesatay shacab kii reer Somaliland ee gobanimada iyo midnimada u keenay Somalia si bilaa shuruud ah!
@A-T_Teitus
@A-T_Teitus Жыл бұрын
Waxaasi horey yey 77 ugu soo jabeen, jabhado kalena Xamar iyo meelo badan waa kala dagaalameen, Snm oo kaliya kamashaqayn, Teedakale Jamaahiirta SNM aad sheegayso badankood Ciidankaas ayey katirsanaayeen, Hubkaasna Reer waqooyigu lacagna waa kubixiyeen ee ciidankii kacaanku koonfur oo kaliya maanu ahayn Qabiil walba waa kujiray dhaqaalihiisiina Waa kujirtay Hadeey SNM waajibkooda Marisay ayagaa Waajib ismariyay.
@AbdulkadirFarah-cz6yw
@AbdulkadirFarah-cz6yw 6 ай бұрын
Maasha Allah guul iyo gobanimo runtii
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 жыл бұрын
Aniga xanunka dagal ka shisheye wan arkay gowalda uu dhaw daganen diyarad nalagu soo werar jiiray siid balad ween
@sakicadde4696
@sakicadde4696 3 жыл бұрын
Anigane dagaalka meesha uu kasocdo joogay runtii ka bacdi ciil iqabty ciidanka haramacad ku biiry hda alz🤲
@qaamus
@qaamus Жыл бұрын
Markn arkaaa video yashi hore ama laga tariqyeya somaliya sidaa ahan jirtaay wan qirodaaa ruti i,a marban kabixi donaa burburka 5 ti oo midowdi arki donaa
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Jeeshkayagu gardaro Uma dulqaataan Gardarona ma yeelaan Geerida ma diidaan Hadaad garsho leedahay Gumaysiga Ka gadoodoo Raxmaanku haw naxariisto Intii dhimatay🤲
@saidmohamed745
@saidmohamed745 Жыл бұрын
@cabdilaahishiine3698
@cabdilaahishiine3698 2 жыл бұрын
Waxaasay snm afka iska marisay
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Hee iwat sheegada aniga in kasto aan kala joogaan Australia and melkala way igu kabaxda sheego. Xarir
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 7 ай бұрын
Khiyaali kunoshahay hubkaas dagalkii 77 ku baa ba ay
@AmiinYare-o3g
@AmiinYare-o3g Ай бұрын
😭😭😭nasiip Uma.yeelan in an dalkeygoo is raacsan arko plse alle waxn ka paryayaa in uu ituso dadkeyga oo Hal ah qapil meel ku tray ee qaranka 🇸🇴 isku waa faqay allaw waa awooda Somalia 🇸🇴 oo mid ah in aad itusto ee allow riyadaas ii rumee yaa Allah 😢
@Alone_Busy
@Alone_Busy Жыл бұрын
😢malagayaaba dib inay dowlad xor iyo xalaal ah noodhalato
@AbdinafacSiraad
@AbdinafacSiraad 8 ай бұрын
Haa insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulkafarismailgurhan7532
@abdulkafarismailgurhan7532 8 ай бұрын
Malaga yaabo
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 7 ай бұрын
Never
@MaxamedMohaan5-th2tx
@MaxamedMohaan5-th2tx Жыл бұрын
ان شاءالله يوم ما سوف يعود هدا جيش وتكون صومالية دوله كامله
@apdullali9846
@apdullali9846 2 жыл бұрын
🇸🇴 Somalia ma sidan ayey u hooganayd 😢😢😢😢😢 Nasiib malihi ...iyo hada sidaan nahy ...insha Allah anaa soo celinaa awooda iyo sharafta Dalkeeni ...iyo ciidankeena 😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@MkMk-ks1es
@MkMk-ks1es 2 жыл бұрын
Meqo sano kadib so celinee
@apdullali9846
@apdullali9846 2 жыл бұрын
@@MkMk-ks1es Wanjeclahy inan madaxweyna noqda.....kolhore...less than 10 years...insha Allah...Great Somalia 🇸🇴 ♥
@abdirahmanmath7151
@abdirahmanmath7151 2 жыл бұрын
Goboladii waqooyi markay yimaadeen ayay sidan noqotay somaliya hadana waa dawlad Somaliland waligeed masoo noqonayso somaliya
@XafsaCabdiqani
@XafsaCabdiqani 3 ай бұрын
​@@abdirahmanmath7151 gobolada waqooyi ma hargaysa iyo burcaad mooday anagaa reer waqooyi kula hel somalia 🇸🇴 way noqonaysaa mida africa ugu awooda badan🎉❤
@abdirazakbukhatir9925
@abdirazakbukhatir9925 4 жыл бұрын
Guusha Ayaga lee
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 2 жыл бұрын
Odayaashu iyagoo soo arkay dawladnimo waxey tahy Hadana wa ayaan darro inay Maalin walipa nagu akhriyayaan Waa nala laayey Waxsi arin maaha dhalinyaro Fadhiga aynu ka kacno
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 Жыл бұрын
Adigu deegaankaaga hagaajiso, somali isku dan maanta ma aha qaar itoobiya ka tirsan yihiin, qaarna kiiniya, jibuuti iyo somaliand waxey dhaheen dalal madaxbanaan aa nahay, somalia republic aa soo hartey oo federaala, qolo weliba meesheeda ilaah haku tuigto
@cidamadacagarn11
@cidamadacagarn11 3 жыл бұрын
Xasuus weeye heesahani hadan hadynu nahay dhalinta maanta meela wax kama taro waxan kula talin lahaa dhaliyarada inay ogaadan waxa dhulka lo soo maray inaysan ciyaar ciyaar ahayn rag badana naftooda u huray hee inan aan ku dayo oo dhulka aan ilaashano
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 2 жыл бұрын
Somali maanta isku dan ma aha
@SaliidiSaciid
@SaliidiSaciid 9 ай бұрын
Mzha allah guul soomalia ❤
@mohayare4881
@mohayare4881 9 ай бұрын
Soomalidi heybadaas laheed maanta waxan mareyna in badeena itobiya so hamiso oo aan usaxiixno ayaan daro weyna 3/1/2024
@mahmoudmustaf8707
@mahmoudmustaf8707 Жыл бұрын
When somalian people are unite they´re powerfull
@Connector-nk9vs
@Connector-nk9vs Жыл бұрын
Oh my allah annaga kuma so garaarin walahi wadan burbursan ban ku dhashay iyo qax allow wadanka dib noogu dhis
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 2 жыл бұрын
Hubkaasi badankiisu waqooyiga soomaliya ee hada la dhaho somallinad ayuu ku dhamaaday gaar ahaan diyaaradihii ,
@ahmedabukark4727
@ahmedabukark4727 Жыл бұрын
wali qara yaal lkn waa kuwa qabiil
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
😭😭😭😭🙏🙏🙏✌️✌️💪💪🇸🇴🇸🇴 yaa allaah somali u gargaar calool xumo 30 sano oo dowlad la aan ah oo ay african iyo reer galbeed noo talinayaan ayaan ku jirnaa rabbow naga saar
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 2 жыл бұрын
Hadan gacmaha is qabsano wan gaadhi karnaa wll lkn qabiil ayaa ina kala kaxaynaya waana inan caqli yeelano oo aynu aragnaa inaynan qabiil meelna ku gaadheyn
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
@@ahmedafrica7276 sax wlal markaan aamino in diin af dhaqan dhul iyo wax badan inaga dhaxeeyan oo somalida 5 laga dhigay aynu wada aamino in aan 1 qoys nahay oo siyaasin dantoodaa kaliya raba in ay eegtaan ay xerooyin nagu kala xirteen iyo ajanabi aan somali rabin in ay nagu kala dhex jiraan ayaan meel isu raacayna waxna wada qabsanayna lakin inta ka horaysa qaxooti iyo dhibtaas ba lagu jiraya ilahay haina gargaaro
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 2 жыл бұрын
@@sharmakeali5248 wllhi beenta maaha wll Kuwasna inaga ayaa badalayna Way soconayaan dadkani lkn Inagu waa inanaynu wax badan sii hagaajina alle ayaana ina garab taagan insha allah
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
@@ahmedafrica7276 inshalalh inaga badali doona dhibta wan ka bixi doonaa wlal inshalaalh ilahay ba garab keena ah
@moussadarar9225
@moussadarar9225 2 жыл бұрын
Walal kuwaan sharaf iyo ciisi lahayn aya notalinaya oo jeceel gumaysiga
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 8 ай бұрын
Allah unaxariisto ibraahin baadil barasolka isaga ayaleh
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
*waqti wacan👏👏👏* *lkn lasoo dhaafay😭😭😭*
@abdihakimhussein1737
@abdihakimhussein1737 Жыл бұрын
Asc is the presiden andppp p Pp P 0 Pppp p P0
@shijo2055
@shijo2055 8 ай бұрын
وتلك ايام نداولها بين الناس 😢
@minowcadeaxmed634
@minowcadeaxmed634 2 жыл бұрын
Waqti dadkii soogarali aay nasib lahayeen weya
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Жыл бұрын
Masha alah ciidanka xooga dalka soomaaliya alaha xifdiyo abidkood, waayo amnigeena alle ka sakow iyagaa ku hurudnaa, well trained army.
@nurqorane7346
@nurqorane7346 2 жыл бұрын
Waryaa heesaha haka halaynin ragii sameyey maxad uga reebeysa heesta intay ku bilabmaysay:Gobanimadonka Somaliyed ee Galbeed
@daudmohamedhassan6613
@daudmohamedhassan6613 Жыл бұрын
Walee ethopia ma aysan namaamuleynin kenya dhinac nagama duqeynin imarat siyaasadena kuma aysan dhex jirin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
waar somaliland ayaa idin hagaysay ee jinac indhala baa noqoteen markii somalilan idinka tagtay
@nasmaal
@nasmaal 2 жыл бұрын
Heestaan waxey igu reebtaa tiiraanyo meessha wadenkeenu gaarsiisanaa hormuudka Africa: iyo meesha wadanku taagan yahay 33 sano kadib . Wadan aan laheyn military ilaaliya waxaa qeynsada daneystayaal naftooda keliya u taagan
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
40 sano ka badan dheh, ciidankii somaliya wuxuu burburay wixii ka danbeeyay 1978.
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Quwadani isaaq berigii aanay dawlada iska hor Iman ay jireen laakiin dagaalkii isaaq Somali la gashay ayey ku baaba een baaqigii ka hadhayna iyagaa looga cararay oo haysta markaa sxb waxaasaan ahaan jiray waxba Tari waydaye maxaa la hayaa hada dawlad aan isaaq la socon quwad iyo qurux midna yeelan maysee hhhhhh
@abdifatahdahiradan5490
@abdifatahdahiradan5490 Жыл бұрын
Isaaq Waxba Ridi Mayeen maamul ayay dhisteen Majeerteenta maamul kafiican way leeyihn oo 2 dekad ayay leeyihiin dowladaaan waxaa riday Jabhadii USC Isaaq muxuu ridi karaa waligiba Somalia waxba lagamaweydiinin cuqdad iyo qaad ayay hayaaan wax iskadhicis iyo xabad Hadii ladhahaaa Waxba ismakadhicini kartaaana Gobalka buuhoodle ayaaad 2011 waxii Awood aad leeheeden wax iguqaadiweyseen ood kacararteen War nio iskaqayila qayilka ayaad kufiicanyihiin Halka kali ood kufiicanyihiin waaa ismaqashaan shibka karabtaaan idinka iyo hartigan inkastoo hartigan idinka ilbaxsanyihiin Tusaale ahaaan majeerteen 2 Dekad oocaalimi ayay leeyihin
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Жыл бұрын
​@@abdifatahdahiradan5490 isaaq maydh xiis berbera lasqoray saylac wxaso dakada ayu leyahay wll barasho wngsan
@A-T_Teitus
@A-T_Teitus Жыл бұрын
Somalilandna intuu dhulbahante Lasocday yey Quwad ahayd, balse hadii ay dhulbahante ku keenkeeneen oo Caruurtoodii oo mudaharaadaysa laayeen, Qarankii banaankeey kadhigeen magaalo dhan oo muhiim u ahayd, Dhaqaalahoodiina dhulkay lagaleen, waana Hubaal inaad waxa aad hadda kufaanayso uu Bari dhulbahante kufaani doono, Somalia Ayaan awoodoodii burburiyay hadaad isaaqow kufaanayso, dhulbahantena Somaliland baan awoodoodii burburiyay yuu kufaani. Taariikhdu waa is Qori, sidii aad Ciidankii Somalia Hargeisa iskugu keentay, yaa kuwii Somaliland Goojecade layskugu keenay. 5bilood kahor yaad waxan Qortay oo kufaraxsanayd Maanta Waxa idin haysta Talow Anna makufarxi, waa 5 bilood oo kaliya Wakhtiguna saasuu isku badali Faan waxba kutari maayo.
@engwadhowr7701
@engwadhowr7701 2 жыл бұрын
2022 ayaan idinka soo salaamaaa🇸🇴🇸🇴
@kawakawa4726
@kawakawa4726 2 жыл бұрын
My country heerkan gaarnay iyo meesha maanta aan joogno, Allow kheyrka nawaafaji
@hamdiabdi2079
@hamdiabdi2079 Жыл бұрын
Amiin yaa Allah
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz Жыл бұрын
Waaya waayo ❤️
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 8 ай бұрын
Sidan ahan jirnay io sidan nhy mantaa waa cir io dhul intay isku jiran Somalidii qabka lahayd manta way dawarsanayan ismana aaminsana cadowgoda xataa mayaqanan han malahan xata🇸🇴💔 qom inay ayagu is duleyan mahane illhy ma duleyo markaa aan is hagajino sidu illhy no garab galo wakasa Manta Ethiopia nalaga celin la yhy o nagu haysa Somalidu dad jiraba mahan Allah ciil weyna🇸🇴😭😭
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Waxan isaaq baa billiqaystay
@cabdiraxmaanxirsijaamac7770
@cabdiraxmaanxirsijaamac7770 Жыл бұрын
MAANTA AYEY LA HADLEYSAA HEESTANI MA QOF GAAR AH BAA...??? MISE WAA QARAN.?? MISE WAA REER....????..
@MaxamedSuudi-f4g
@MaxamedSuudi-f4g 11 ай бұрын
Waan ilmeeyaa markaan xasuusto qarankeena siduu ahaa iyo maanta somalia sidee tahay ethiopia ineey sylac sheegato dalkeena wali waa joogaan geeziyaashi dalkaan dhiiga u huri jiray qabiil baa halkaa na dhigay somalida xaqa alle ha tuso
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Yartayarta Familyyyyyy. Wadayareeey wadajireey xamareeey.qsabiriinEEy saxaneeey
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
I love you somali force army love it alxamdulilah masha Allah xifdulah somali army guul warto
@abdullahi2646
@abdullahi2646 2 жыл бұрын
Reer xamarku ma aamin sanna in somaliland umadan kala geysay midayn kartona lkn anagaan rabin sidaasi inay dhacdo 😐
@MkMk-ks1es
@MkMk-ks1es 2 жыл бұрын
Xoogbaa la gu mideyn yaa idin baryaayo qadaad yareey
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 2 жыл бұрын
Waan ognahay cadow tininadiina laakiin laakiin hal maalin ayan Hargeyso Ku qabsan Kara ogow
@abdirahmanmath7151
@abdirahmanmath7151 2 жыл бұрын
@@abukarmurudimumin253 anagu adeer dawladiinii hore aad leedihiin ilaahoow nosoo celi ayaan jabinay adoo ka xun oo kaliita awood ahaan cilmi ahaan iyo caqli ahaanba mxd hargeysa ka qaadi kartaa horta laascaanood soo gaadh
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 Жыл бұрын
Maasha Allah Borame news 🙏 wan oyaya walaahi Eebow no so celi ciidankeena
@HarunYare-km5jh
@HarunYare-km5jh 8 ай бұрын
Hubkii itopiyan lagulaayay😢ilaahay hasoo celiyo i.a💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🫡🫡
@imr1089
@imr1089 10 ай бұрын
War emotionkina xaga iidhige heestan tariqdeda oo kooban iyo fananinyi kuluuqeya wax iigasheega
@abdihashinoursed1074
@abdihashinoursed1074 2 жыл бұрын
allow noo soocelihi dawladeenii barisamaad kii waxaa baddalay ku dalka iyo dad kaba gatay
@hi-kj3ho
@hi-kj3ho Жыл бұрын
Heesta waxay kabilaabanaysay gobonimadadoonka soomaali galbeed gefka uma dulqaataan maxaad ug jartay
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 8 ай бұрын
Old is gold ❤
@maslaxmuxudiin9481
@maslaxmuxudiin9481 2 жыл бұрын
M.aa
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 2 жыл бұрын
Awoodaas ayaa lahey waxaa ku baa,biyey caada qaate soomaliya oo u shaqeeya yahuuda ingriiska mareykanka khaliijka kulugood waa cadawga soomaliya maxaan cunaa ayaa somaliya baa,biyey dadka uu ka dhashay siistay hunguri iimaka illahey ha,idnka qaado suxun illahey ha,idiin dilo
@a-b9206
@a-b9206 Жыл бұрын
iyo hadoo Gurguurte ina horjoogo wejigaa gubay,,, Aun Siyaad bare anoo Habar jeclo baa wlhi aduunka ujecel nin rageed buu ahaa Farmaajo waa lamid inkastuu ka jilicsan yahay wakhtiga iyo waayuhuna maaha kii aabe siyaad
@bayalhabohurguf575
@bayalhabohurguf575 2 жыл бұрын
Xasus Hore Dhulka Tarabunka Biliqo Ayalagu Degey Shacidaro Ayaalagudeganyahay
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 8 ай бұрын
😂😂❤❤❤❤🎉🎉🎉on king
@cabdirashidbashir5149
@cabdirashidbashir5149 4 ай бұрын
gardarada mayeelaan geerida madiidaan 🇸🇴🇸🇴
@MaxamedMohaan5-th2tx
@MaxamedMohaan5-th2tx Жыл бұрын
اللهم ارحمه أخانا عبد كامل عواله
@MaxamedMohaan5-th2tx
@MaxamedMohaan5-th2tx Жыл бұрын
اللهم آمين
@TaareeyTaataa
@TaareeyTaataa Жыл бұрын
​@MaxamedMohaan5-th2tx
@CabdulaahiShuuriye
@CabdulaahiShuuriye 11 ай бұрын
Asc
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Awoodaas miyay Lahayd soomali😢 Hubkaas, Gantalaha, Diyaradahas iyo Duuliya yaashas Tobobaran😢
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 7 ай бұрын
Wayo wayo masoonqoon Doonaa
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Hubkas 991 shacabka Soomaaliyeed ayaa jabka ku shubtay.aniga 994 hubkas waxay ila mid tayahay.manta oo kala shaqada hersara ayaay ahed manta see waa igu warejii xigdaan qado
@cabdullaahiciise6397
@cabdullaahiciise6397 Жыл бұрын
It's one of the unit forces that was powerful government of somalia 🇸🇴 👏
@CadaweHrt
@CadaweHrt Жыл бұрын
One of the united force of Africa.. somali somali somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 the lions of Africa 🇸🇴🇸🇴 libaxyadi Africa 😭😭😭😭😭😭
@Aadamm436
@Aadamm436 3 жыл бұрын
Alla maxa wadanibo nalagu dulmiyey, noo kala jara dhulka nacada dushiina ahaate
@pepetusoninihs2428
@pepetusoninihs2428 2 жыл бұрын
T'as aan been eheen SOM Hanooolato Somalia ist besser allas
@Kureejo
@Kureejo 3 ай бұрын
Shabaab Ma Jirin, Majirin Qudhun iyo Qabiil Oo Dadku Way Wada Sinnaayeen Isuna Wada Laab-Xaadhnaayeen, Ma Jirin Madaxwayne Caada-Qaate Ah Oo Kenya Iyo Ethiopia Oo Dad Ugu Liita Caabuda, Ma Jirin Dawlad Hawaysan Karaysay Soomaaliya, Dalka Iyo Dadku Wadaniyiin Ayay Wada Ahaayeen, Soomaaliya Waa Dawlad Kamida Dawladaha Ugu Quwadda Wayn Qaaradda Africa, Mohamed Siad Barre Wuxuu Ahaa Madaxwaynihii Ugu Wanaagsanaa Uguna Waaya Aragsanaa. Way Iga Nasiib Badanyihiin Jiilkii Dawladdan Haystay Waliba Dhalinyarada Ciidanka Xoogga Ka Tirsanayd.
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 Жыл бұрын
Gafka uma dulqaatan ,geerida ma diidaan 😂😂😂woof
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 10 ай бұрын
Mashaaa Allhaa somaliya guuul ❤❤❤❤❤❤
@jamaadelmi96
@jamaadelmi96 Жыл бұрын
Ciil badana kuwii dowladas naga burburiyay ayaa ilaa hada dagalamayo allow nabad nasii yaa rabbi
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 Жыл бұрын
Dowlad daalina ayey aheyd, somali iyadaa halkaa kala geysey.
@SihaamAbdimahad
@SihaamAbdimahad 23 күн бұрын
Taarikhdu waa 10/9/2024 waa xili etopiyan badena nagu hesto yaab! Ayado waliba dhulkeni hore uhesaty wlhi waa ciil ey madaxdena na badeen in qaranimadena shaki galo io jiritaankeni somali nimo runti hdan shacabka somaliyeed nahy manta waxan tabnay geesigeni siyaad bare io caydidba rageni waxy noqden kuwa maangabyo ah oo meel hose ka fakara runti waxn taganay quus hda shacabka nahy waxn ka baqeyna sidi falatine io Ukraine iney nagu dhacdo oo an gum3ysi hor leh galno inta wadaninimo ku jirta aqrinta qoralkan weyku ilmeyn donan sidan hda marka qorayo ugu dul ilmeynoyo😭
@hurrediiriye4741
@hurrediiriye4741 Жыл бұрын
Hubkaas badankiisu somaliland baa haysata
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
Runtaa weeye
@siraajeosman7199
@siraajeosman7199 6 ай бұрын
goojacade.😂🎉😊
@azizjamal7270
@azizjamal7270 Жыл бұрын
Aabe Siyaad bare dal kama danbayn
HEESTII SOOMAALIDU QAB IYO KIBIR MARNA QAADAN-MAYSEE | HEES 2024 HD.
8:18
Somali National Television
Рет қаралды 149 М.
Hees Wadani | Anigu Diidneye Ogow | Ardayda Dugsiyada l Lyrics
5:24
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 216 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 40 МЛН
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 156 М.
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
HEESTII ANIGU QUURSAN MEYNE
9:46
Somali National Television
Рет қаралды 403 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,4 МЛН
Naftii Hure (Live)
6:53
Release - Topic
Рет қаралды 357
HEESTA DHULKEENA AYAAN U DHIMANEYNAA : HORSEED XOOGGA DALKA
11:18
Somali National Television
Рет қаралды 147 М.
Oktoobareey
4:50
Hashim Awad
Рет қаралды 396 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН