alle ayaa inoo soo diray maayir mooge ee inta cayay sa qabiil nacayb weeye ee maaha wax ba wuu noo qaban waayay haduu manta mooge inaga tago dib wllhy qof inoo daacada heli mayno ee aynu ku fara adayg no cabdikariim rer somalilanaw❤
@KOKO_BUULE_45Ай бұрын
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂😊
@IfrahIsmail-d6xАй бұрын
Amiin
@Supr93Ай бұрын
Dha😂 Yar
@AsmaL-f7sАй бұрын
Indhuhu macal weyee shalay ba makhrtaya manta inay ka wacantay mayir abdikariim ahmet mooge libaan
@khaalidnimcaan6399Ай бұрын
Taageerayaasha MOOGE ❤❤
@mowliitdeeq2748Ай бұрын
Best mayor mooge ❤❤❤ dadkii hormarka jecel ee aan qabiil raac ahayn way ku duceeyan ❤❤❤
@fatimaahmed4079 күн бұрын
Imikana???
@quruxsan7486Ай бұрын
Best mayor in somaliland❤❤❤❤❤
@ApWaaNXaBzijaCayLАй бұрын
Ma aragta ina adeer❤😢
@nuuraquruxhaaweentubes8107Ай бұрын
Haaa❤❤❤
@deeqoahmed4939Ай бұрын
Wadooyinkaa kii dhisoow abaalbaa laguu hayaa, Hargeisa kuwii qashoow inkaarbaad qabtaan😂 Masha Allah tabarakallah Mayor mooge iyo teamkisa Allah swt ha barakeeyo adun iyo akhiraba🤲🏾🤲🏾🤲🏾 ❤❤❤❤
@maariyaapdiАй бұрын
Wlhi mayor ka fiican wligay ma arag insha Allh madaxweyne na uu noo noqon doona❤
@haboonadanАй бұрын
Mayor Abdikareem Ahmed mooge Liban. illahay ayaa inoo soo diray. Gor haboon ayuu yimi. ❤❤❤❤. Rabbow isha cadawga noga ilaali. 🙏🙏🙏🙏🙏.
@ZudaysiAbdirahman28 күн бұрын
Xurmadle mooge 😊
@hothoqueen2797Ай бұрын
Mnsha Allah taparakallah abdikarim ahmed mooge allah ha barakeeyo mayir la midaa hargeisa Masoo marin nin shaqadiisa iyo shacabkiisa u dacaada 👏👏👏👏
@guuledjerar4136Ай бұрын
Maayar cabdikarin axmed mooge madaxwaynaha mustaqbalka dhowaan❤
@cabdiraxmaanmaxamed2722Ай бұрын
Team maayir clkariin axmed mooge like 👍 ❤ The best 👌 team waqal❤🎉
@NaciimaMustafe-h8xАй бұрын
Ha dhuuntaan kuwaa lasheegaya ee calooshii laga xidhay viva maayar cabdikariin axmad mooge liibaan ❤❤
@halilmamohamed4493Ай бұрын
Shalay baa markhati ah….inta caytamaysa xasid munafaq waxba kama qaado…shacabka ku jecel noolow ❤ Viva Cabdikarin Axmed Mooge ❤❤❤
@IidoMuxumed-mg7wtАй бұрын
Whiooow🎉
@AbdulkgaАй бұрын
Mooge Illahay khayr badan iyo caafimaad ha siiyo, waa geesi daacad ah oo mudo dheer wax qabadkiisa la xasusnaan dono. Sidaas oo tahay, amaanta xad dhaafka ah looma baahna e ha la joojiyo, waayo Mooge waa nin xilkii loo dhaariyey kasoo baxay, waxaana ku filan: Mr. Mayor waad mahadsantahay!
@HanaMohamed-z9qАй бұрын
Best mayor in somalialand ❤❤
@nawiilc4272Ай бұрын
Mayor mooge great job gone Masha Allah
@shukrikhadar7288Ай бұрын
Maasha alah maayirka maayirada maayirka caasimada rabi ha xafido maayir la mahadiyay runti
@Kaluuum123Ай бұрын
Best mayor in Somaliland❤🎉
@Ahmed.Yusuf17Ай бұрын
H.j tolkay Noolada landherayaal from Cidangale❤
@munaomar4764Ай бұрын
Allow noka da waa ayamo duniduye Mayer Akhirona Allow janada kugu abal mari 🤲🤲
@AhmedwaliAhmedwaliАй бұрын
Maayir apdikarin axmed mooge wa nin qaran ee maha nin qabiil
@sheekosheeko8469Ай бұрын
Absolutely amazing song 💝💝💝💝💝👍🏽☀️✅
@EidoBarkhadАй бұрын
Alle ha ku xifdiyo mayir mooye ❤❤❤❤
@safiaelmi4595Ай бұрын
The best mayir abdikariim ahmed mooge liiban keep going❤❤
@Barwaaqo-gx2rrАй бұрын
Best mayor in somaliland And all somaliland guulays0 clkariN ahmed mooge iibaN babaN ❤😂 the best
@LadanMohamed-z3sАй бұрын
Masha Allah ILAAHAY khayr hakugu bedelo wanaaga aad wadid mayor Mooge.......and we love you keep up the good work ❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirahmaansiciid2427Ай бұрын
Ereyada daaha gaas Abwaan dalkisa jecel❤
@AbdihakimSaleye-l9kАй бұрын
Abdikarin Ahmed mooge liibaan mayarkii ugu fiicnaa ee hargeysa soomara
@Farahahmed-hc6rxАй бұрын
Walahi waa masol wanagsan❤❤❤
@RaxmaHuriyeАй бұрын
Best mayor forever in somalilad next president❤
@oumalkaire04Ай бұрын
Yes, best mayor
@khadrayusuf3740Ай бұрын
Masha allah isha macalina mayor ilahay haka abal mariyo waxqabadka dacada ah eed no qabatay❤❤
@MaazimMaxamedАй бұрын
Nin adeerkii Mullaxan yahay Qaasim Jaamac xujaale 🔥📍
Mayor mooge allihii hargeisa u dooray aya mahadleh
@sacdiaibraahim5343Ай бұрын
Mayar kooge alla cimri dharar iyo cibaado Suban haku siiyo mayir la mida lama arag lamana arki doono mayir dadkiisa iyo dalkiisa dacad u ah alle khayr haku siiiyo