Dayax Dalnuurshe Hees cusub (puntland) 2017

  Рет қаралды 141,343

Curubo Films HD

Curubo Films HD

Күн бұрын

Пікірлер: 312
@edebsan3655
@edebsan3655 7 жыл бұрын
hargysan jooga hadan heeska puntilnd waa jeclahy allow xifti. puntland
@hannalovely4176
@hannalovely4176 7 жыл бұрын
manshallah love from Hargeisa walalahayga Putland iyo somaliweyn oo dhan. meesha aan ku riyodo inaan mar uun tago waa Bosaso iyo biyo kulule 💚💛💜
@ibrahimmohamet7204
@ibrahimmohamet7204 6 жыл бұрын
Hanna lovely u welcome sis.
@nundiinsharif1837
@nundiinsharif1837 7 жыл бұрын
Fanaanka Dayax dalnuurshe waxan rajena Somaliya inas hees u soo qado insha allah haduu ale ka dhiigo
@maskaxdakori8589
@maskaxdakori8589 7 жыл бұрын
dayax baaa idin aqonsadey wan so dhaweena
@nundiinsharif1837
@nundiinsharif1837 7 жыл бұрын
Sacdo Moalim insha allah
@nastexanastexaxuseen6842
@nastexanastexaxuseen6842 7 жыл бұрын
waligey matagin butland lkn wn jclhy one day wn tagaa inshallh from mudisho
@farhiyajamaboqoradapuntlan5331
@farhiyajamaboqoradapuntlan5331 7 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe nolow bowe.. Viva Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️😘
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
Dayaxow waligaaaba mantaad aqonsi qaadatay halkaas kaga sii wad viva putland
@snowqueen9755
@snowqueen9755 7 жыл бұрын
Iyaaaah abaa ma itiri puntlnd gacloda kkkk viva galkacyo guri barwaqo mahaaas aaan ku haystaa😘😘😘
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
reer puntland wllahey aan dariska nhy noolaada am from #galmudug ❤❤❤
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 7 жыл бұрын
Bacadweeen waaaw inaba cadi mahan my favorite state
@naftanalkanuurka3296
@naftanalkanuurka3296 7 жыл бұрын
puntladan guusha wey mudantahy viiva reer ayeeydeyda mcn gaajo iyo abaar allow ka gargaar puntladan allow nabad waarta idin sii jeceliyaa puntladan walikiina jira oo jooga cadawgiina ha jabo ha jabo viiva reer ayeeyo
@yahyayusuf8517
@yahyayusuf8517 7 жыл бұрын
nafta nalka nuurka we love you too❤️
@mahadmayoow5042
@mahadmayoow5042 7 жыл бұрын
Yahya Yusuf ❤❤❤❤❤
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
nafta nalka nuurka amiiiiin amiiiin tnk u ayeeeyo
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 7 жыл бұрын
aamin quruxey
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Dalka nuurkisa puntland adaa iska leh Maasha'Allah kusoo tamashlee dhulkaaga viva Dalka nuurkisa
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 7 жыл бұрын
heestan waa iga gudubtey dhankeyga viva puntland from Buurtinle my hme
@ifrahsaidmusa1136
@ifrahsaidmusa1136 7 жыл бұрын
dayax dalka nuurkiisa. mahadsanid. halkeedii baad dhigtay heesta. ❤❤puntland ❤❤❤
@ismahanwarsame27
@ismahanwarsame27 7 жыл бұрын
I never been home but I love my land,may it ALWAYS be BLESSED 💙💭💚 puntland the love for u is 💯💯💯💯.
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
DAlka nuurkoda dayax ina adeer mahadsanid Fanan weyn from puntland 😍💓💚
@caishacuud2049
@caishacuud2049 7 жыл бұрын
always listening we love you dayah wlcme to dhuludug👏👏Allah cadawga haka qabto my dhiigga iyo shaman Somali when😍😍
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 жыл бұрын
waaaaw dalka nuurkisa shukran akhiii reer puntland noolad waligiin my dadkayga an jeclahayaaaw
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 жыл бұрын
aaamin bayo
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Queeny ismail qali Sharaf Amiin ya allah nolow waliga
@queenqueen3672
@queenqueen3672 7 жыл бұрын
amiin
@M.Duran71
@M.Duran71 7 жыл бұрын
thanks Alfanaan Dayax dalnuurshe iyo abwaanka iyo musicians and all producers and entire Team.
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
Greetings puntlanders from mogadishu. one love somaliweyn♥♥
@samiracadey1961
@samiracadey1961 6 жыл бұрын
mohaz ismail one love somalia
@faizaereg4574
@faizaereg4574 7 жыл бұрын
wow waxasaa fnan laga dhahaaa puntland gacloda thanks dalnurshe long life bowe
@mohamedomar873
@mohamedomar873 7 жыл бұрын
Oo kan yar Puntland Mudug Oo kaliya ayuu ku koobay meeyay Qandala Beyla Laasqoray Bargaal iyo Ceerigaabo,Buuhoodle iyo Laaska Calmadow Sanaag bari hooygii Quruxda iyo dhaqanka
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
Mohamed Omar abwanka intaa malaha ku ekeeyay heesta ma xumo inta magalo u so tiriyay hada . dayax na maba kala yaqaan puntland eed maleh 😊
@mohamedomar873
@mohamedomar873 7 жыл бұрын
Maria Jama shukran baayo sax Dalka nuurkiisa wuu dadaalay
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 7 жыл бұрын
Maria Jamac you right sister
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
Mohamed Omar ada mudan abowe
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
Riyaan Mohamed thanks sis
@zaminaahmed7582
@zaminaahmed7582 7 жыл бұрын
Thanks Dalka nurkiisa best song ❤️❤️❤️❤️😘😘 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@dekowarsame1239
@dekowarsame1239 7 жыл бұрын
love u my bro dalka nuurkiiza jcliyaa gldgb
@faizabeela5731
@faizabeela5731 7 жыл бұрын
puntland gaclooda cadimaha dalka Nuurkisa xidigena kuma wayo😘😘😍 jiir o joog❤❤😘😍
@malyunfarah2644
@malyunfarah2644 5 жыл бұрын
Great song and I love Puntland
@fatimalucky3777
@fatimalucky3777 7 жыл бұрын
wooooow tnkz dalka nuurkiisa wad la heshay viva dhul udug ✌💟 galkacyo 😍😍😍😍
@M.Duran71
@M.Duran71 7 жыл бұрын
thanks brother dalnuurshe puntlandi asal... puntland waa somalia somalia-na waa puntland. brother you nailed it.
@aishafaadumo1271
@aishafaadumo1271 7 жыл бұрын
msha allh dhulka uduga puntland gaar ahaan mudug .......GALKAIO alla jecliya magaalkeyga iyo dadkeyga
@ayannamini8379
@ayannamini8379 7 жыл бұрын
wwwwwwwwwww Guuuula nimcada geyigeena bilan gaar uga dhigay #Puntland 😘😘👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 viiva #Dayaxa dalka nuurkisa waligaaga jir broo
@abdowali463
@abdowali463 7 жыл бұрын
Masha Allah Allow Dalka iyo dadka reer Puntland guulee.. Puntland wa dhuuxa iyo dhiiga💪🏿💪🏿
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 7 жыл бұрын
VIVA Puntland 👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤💛💜💜💛💛💜💝💙💙💚💚💚💚💜💜💛💛💛💖💖💖👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@mohashiine7040
@mohashiine7040 7 жыл бұрын
Vivva My dhulkayga Puntland Hees shidan IgA dheh
@nasromaxamed4761
@nasromaxamed4761 7 жыл бұрын
woooow dayax
@nasromaxamed4761
@nasromaxamed4761 7 жыл бұрын
❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘💋👄👄👄👄💋👄👄👄👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@ahmedomarosman276
@ahmedomarosman276 7 жыл бұрын
wlcm to putland today 💑💑💑💑💑💑today madaxa sarnty nin culus nazp we loved u 😍😍😍😍all putlanders
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 3 күн бұрын
Al ustad Yusuf subxaanyo music ugu macana tumay aan arkay gacan fadhiso habeen jimco soo galeysa 3-10-2024 sacudaha 20;41 muqdisho- somalia
@fartushahmed3413
@fartushahmed3413 7 жыл бұрын
Guul dhulkeyga Hooyo puntland 🇸🇱❤️❤️😘🔥🔥
@saharaahmedjillow2164
@saharaahmedjillow2164 4 жыл бұрын
Am kenyan citizen nd am somalian ilove somali area my heart my homeland somalia s0mali weyn hanolato
@araweellodishishe674
@araweellodishishe674 7 жыл бұрын
dayax walle abalkaa wan ku haya walhy wan ku amiin sanahy ilhay ha noo kaadayo love uuu
@araweellodishishe674
@araweellodishishe674 7 жыл бұрын
qofka heestan soo gashay aad ayaan ugu mahad celiin tnxxxxxx❤❤❤❤❤❤
@shukuriabdirizaq6176
@shukuriabdirizaq6176 7 жыл бұрын
Dhulkaayga Hooyo waan uxiisay viva puntland ilahoow nabad igu geee
@ibracade3813
@ibracade3813 7 жыл бұрын
waa igadmatay heestaan laxanka iyo muusikada iyo codka sxb sare dayax noolaaw wadani dhamaan somali weyn waan jeclahay Allow somali isku imaata is jeclaata adigana dayax ku dadaal heesaha nuucaan oo kle wadanika ah
@rashkadiini1665
@rashkadiini1665 7 жыл бұрын
hees iyo nus iga dheh reer puntland salan sare✋👌
@QaaliCabdulahi071
@QaaliCabdulahi071 7 жыл бұрын
guushada uquuroo❤ guluf iyo colaad❤ gaajiyo abaar❤ kagargaar Allow Puntland ❤ aaaaaamin❤❤
@safiyofaylati9495
@safiyofaylati9495 7 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haku dayo fanankena dayax yare wadka baxsatay woooooow puntland viv wanku xisay walahi
@salmancade4741
@salmancade4741 7 жыл бұрын
reer abtigey allow idin xifdi viv reer abtigey jooga oo jira waligin masha allaha
@xmadiznalka4030
@xmadiznalka4030 4 жыл бұрын
Amaanta puntland wan jeclahy runtii reer Abtigey from sanag love you guys
@istahilmohamed2304
@istahilmohamed2304 7 жыл бұрын
goldogob galkacyo waw nice song
@sicidmaryama3850
@sicidmaryama3850 7 жыл бұрын
thnx wllky dayax dalnurshe waan kaga mahad celineyna heestan 👍👍👍👍👍👍👍👍👍💟💟
@munaaxmed6293
@munaaxmed6293 7 жыл бұрын
💓💓💓💓💓💓💓💓💚💚💚💚💚💚 I love Puntland thanks wiiilka sanadka
@araweellodishishe674
@araweellodishishe674 7 жыл бұрын
wallee malin taan adi ku taageeray wiil hoog ban tageeray love youu ummmh❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@munamahmaed478
@munamahmaed478 7 жыл бұрын
Puntland jir oo joog dhulkeyga hoyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@nundiinsharif1837
@nundiinsharif1837 7 жыл бұрын
wwwww fanaankena Dayax Putland heesta ad u qaday waan ka helay masha allah codna weey kugu dhamatay illahey haa ku dhoowro fanaankena
@rooblexirsi9613
@rooblexirsi9613 7 жыл бұрын
Puntland waa qaran jira!!! soomaali jaceel lagu yaqaan. mhdsnid dalka nuurkiisa.
@nuradiinjamacafgaduud8561
@nuradiinjamacafgaduud8561 7 жыл бұрын
nasab kamila sxb alha inoo xafido jamhuuriyada puntiland waan salaamay walaalden somalia ee aanu jaarku nahay
@hamdiahmed8577
@hamdiahmed8577 7 жыл бұрын
fanaan kasta marku raboo socaaan baxo puntland ayuu heees u qaaada I wonder qaaad mahad San tahay master kushkush. ........ Dalkanuurkiiiisa waaku taageersanahay broo
@idilidil8734
@idilidil8734 7 жыл бұрын
masha Allah allow fananka somaliyed noo daa my dhulkeyga hoyo viva puntalnd
@daganiitamcniita4136
@daganiitamcniita4136 7 жыл бұрын
wooow my dalka nuurkiisa caadi Mahan heestani dalka nuurkiisa thanks my ppl viva putland
@nastexanastexaxuseen6842
@nastexanastexaxuseen6842 7 жыл бұрын
ilove wallahey rer butland
@fartungelle8625
@fartungelle8625 7 жыл бұрын
Omar omar
@qalidumar829
@qalidumar829 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen sdoo kle qali
@idilidil8734
@idilidil8734 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen thnkz my sis
@idilidil8734
@idilidil8734 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen me2 my qali
@Naxariiso
@Naxariiso 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen. we love you too Allah haku xaafido
@khadrocadey3234
@khadrocadey3234 7 жыл бұрын
dalka nuurkiisa thnks u wlcm puntland wanu kugu so dhowayn
@shearrear4552
@shearrear4552 7 жыл бұрын
dayax dalnuurshe heees mcn waaaye ilahay haku daayo
@anisaabdisamed2005
@anisaabdisamed2005 7 жыл бұрын
guusha u quur puntlnd allow cadowgeda jabi #dayax dalnuurshe nasabnimada waan kugu ogaaa bowe thnk u very much👏👏👍👍❤❤
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Anisa Abdisamed qali Amiin ya rabi jazakallah qayr
@anisaabdisamed2005
@anisaabdisamed2005 7 жыл бұрын
Hodan Ali thnk u sis
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
+Anisa Abdisamed Sharaf ad mudan
@ruweydaabshir7908
@ruweydaabshir7908 4 жыл бұрын
Ya dhageysanaya hestan 2020 dariskenaxalasha love u am from galmudug
@warsamadhereaxmed6232
@warsamadhereaxmed6232 7 жыл бұрын
tanke bro wad naga dhistay ❤garacad 💚jariban wan ku fanaaa
@abdinasirismail9640
@abdinasirismail9640 7 жыл бұрын
Thank you Dalnuurshe Hada kadib heesahaaga Waan Dhegaysan👍👍
@simancadey1115
@simancadey1115 7 жыл бұрын
msha allah qofki gara putlan gacloda allow ikas aniga ina arko wn jclhy waligeygana ma arag thnsk dalka nurkisa
@hanaanharni3805
@hanaanharni3805 7 жыл бұрын
mashaAllah dalka nuurkiisa mashaAllah putland hori usii socda oo hor mar gaar wlhi kama anaan dhalanin putland wiligeyn matagin blse wan jclahay i love somali weyn meel walba ey jogaa
@abdifatah3279
@abdifatah3279 7 жыл бұрын
I love puntland from waqoyaga puntland badhan
@yahyayusuf8517
@yahyayusuf8517 7 жыл бұрын
Abdi fatah we love you too walal Noolaada reer badhan Dhalad puntlanders
@siciidoelmi1422
@siciidoelmi1422 7 жыл бұрын
wow dayax awl ma tageri jiirin lkn hadn tagerin guul igu nolow
@fadumaabdurahmanmaxamed8901
@fadumaabdurahmanmaxamed8901 7 жыл бұрын
wwwww dalka nurkisa allow fanan somalyed ishii cawer kulul iyo cidii urka kaa nicib Rabin kuma jabsho dayax
@coastalautospares7571
@coastalautospares7571 7 жыл бұрын
Faduma abdurahman Maxamed 8
@AkramCabdulaahi-bi8bh
@AkramCabdulaahi-bi8bh 3 ай бұрын
Guulle nimcadaa Geygeyna bilan Gaar uga dhigay puntland❤ Hobey garowe iyo qardhiyo Hobeey boosaasa iyo Garacad iyo jiriban Ruuxi gaara puntland Hobey puntland Gaclowdaa Guushaa uquuroo Gulufiyo colaad Gaajiyo abaar Ka gargaar puntland Gacmada wada jiriyo Gobonimo in bdn Galad bee udhawdahee x3 Hobey kalgaca iyo Xarfiyo burtiinlee iyo Goldogob bacaad weyn Qof gaara puntland Gaclodey Allow allow puntland
@niciimacagane7244
@niciimacagane7244 7 жыл бұрын
I love somaliweyn guul iyo gobonimo somalia👉❤️🇸🇴
@abdullahisayidrashid307
@abdullahisayidrashid307 7 жыл бұрын
Hees aad umac sxb igu qaali waxbadan ayaan sugayaaa waadna ga sood daahisay cml intaan dhan dabka meey saarneyd
@muniir4388
@muniir4388 5 жыл бұрын
1da August Darteed Yaa halkan u yimid😃 puntland❤️
@izabeylaibraahim8826
@izabeylaibraahim8826 7 жыл бұрын
alaa jaceliyaa reer puntland dalka nuurkisa shukran allaaw puntlan barakey
@xariif1
@xariif1 7 жыл бұрын
Thnx dayax brother buntland tagtay❤️❤️❤️❤️
@khadaraxmed2035
@khadaraxmed2035 7 жыл бұрын
wa jeclahay gayiga puntland waa dhul dad qiimo leh jogaan from #ceerigaabo_sanaag warsangali piyure baa ahee great harti weyno noolaada walalayaal
@nimcoabuukar2266
@nimcoabuukar2266 7 жыл бұрын
reeer budlan guuuuuuuuur wllheeeey an jeclahay budlan gacloooday nolada weligiiiin
@asiyadegan8704
@asiyadegan8704 7 жыл бұрын
Eesh cala heees love u puntand dalka nurkisa anaga ku jecl nollow
@fansfriends9942
@fansfriends9942 7 жыл бұрын
masha allh puntland cadoowgaa hajabo fanaan thnkxx
@safiyosomali8182
@safiyosomali8182 7 жыл бұрын
puntland 😙😙😙😙😙😙😙😙
@nasiyamohamed7069
@nasiyamohamed7069 7 жыл бұрын
viva puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@popqays6715
@popqays6715 7 жыл бұрын
nasab nasab dhaley oo xalal ah Puntland jecliya hadan madwxdedi xita noqdey jaceyl keda wa iga dhaman layahey
@ahmedomarosman276
@ahmedomarosman276 7 жыл бұрын
garawe qardhiyo galkaciyo bosaso all......................... putland ninkiii arka inuu gaclon wan hupa taaas 😚😚😚😚😚best song ❤❤❤❤❤❤❤❤putland
@sicidmaryama3850
@sicidmaryama3850 7 жыл бұрын
Viva puntland allow waxi naceeb is haay
@shaaficiabshirmohamed501
@shaaficiabshirmohamed501 7 жыл бұрын
viva puntland noolow Thanks dalnuurshe
@fathiabdi8226
@fathiabdi8226 7 жыл бұрын
wllhi puntland waan jeclahy ilaa xad alle hadhowro dhulkeena hooyo
@guledalichannel5803
@guledalichannel5803 7 жыл бұрын
www axsan faanka dalka nuurkisa waan aamin sanahay sxp sare
@aliibaar8004
@aliibaar8004 7 жыл бұрын
thnx dayax waa I dawesay
@zuzulovehamzehjr3131
@zuzulovehamzehjr3131 7 жыл бұрын
waaaw alaha ku xafido dayaxooow tageeeeero buuuuuxo boooowe ❤❤❤❤❤❤❤✌
@asiyamuuse5291
@asiyamuuse5291 7 жыл бұрын
nice song viv putlnd fanNkeen qarniga dalnuurshe
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
heestaaN putland cadi mahaaN like dalnuurshee mee shacabkii putland like baa kamaa haste tolow mabaa galan youtobe ss tolHi hestaaN hady ahaan lehed mel an oggahy tolahi dhargi lahaa viiiva dalnuurshe nololsre ✌✌
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
ibraahim shakul yare 😂 😂 😂 wan kula arkay ta
@fowsiobangax8245
@fowsiobangax8245 7 жыл бұрын
Thanks alfanaan dayaxa dalnuushe
@najmamohamed8874
@najmamohamed8874 7 жыл бұрын
wow cadi Maha Dayax Dalika Nuurikisa
@fardowsadiriye6122
@fardowsadiriye6122 7 жыл бұрын
thanks dayax dalnurshe
@salaamcabdi6301
@salaamcabdi6301 7 жыл бұрын
masha Allah wn kaa gudoonay hadaan nahay reer puntland dayax fanaan qli ah
@afnaanabdulahi3500
@afnaanabdulahi3500 7 жыл бұрын
puntlaand my country ❤❤❤❤❤❤❤❤
@bahjoqueen5108
@bahjoqueen5108 7 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌my tolkey waa hes shidan aman ka daran woooow alow ii dhor
@BalqiisBalqiis-ht1ls
@BalqiisBalqiis-ht1ls 5 жыл бұрын
Man sha alah waa mohem in somali dhan niney midowdu
@hananabdi2612
@hananabdi2612 7 жыл бұрын
markan maqalay hestan puntland xada I istagtay Allow idaa dadkeyga iyo dadkan walalaha nahay Allow I dhoowr dhulkeyga
@xalanexasan8142
@xalanexasan8142 7 жыл бұрын
wwww heestaan markaa dhageesty jcl budlaan aaba igu soo dagy i apperciate it wllhi
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
wa gacal puntland gayi waye bilan waa shacab goba waa guri nabdoon waa golle saro somali guud kuladaan hurdada ilaahow ii xafida dadkeyga guuul puntland viva puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ viva puntland 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 жыл бұрын
puntland My land dhulki carafta beeyo luubaan malmal xiji kalluun aargosto 🌸🌱🌲☔
@fardowsawarsame9418
@fardowsawarsame9418 7 жыл бұрын
thnk u dalka nuurkiisa wadan❤
@hassananwar5740
@hassananwar5740 7 жыл бұрын
woooooow am from and I Lyk it ilahayaw nabad iguceli
@maryanahmed7577
@maryanahmed7577 7 жыл бұрын
mashallah ilahya hadayo puntland waxi kaxun sakin laqa
Dayax Dalnuurshe Hees cusub Kala Kacsan (Cirib Tir) offecial Video 2017
6:24
Dayax Dalnuurshe Hees Cusub ( Qalbi taahay  ) Officiel Video HD 2016
5:31
Curubo Films HD
Рет қаралды 1 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Dayax Dalnuurshe  Hees Cusub (Kaska Cad ) official  Music Video  20171
6:46
Curubo Films HD
Рет қаралды 8 МЛН
Hees cusub  heestii   dhaqanaa puntland dhul wanaagsana abdicasiis  iskalaaji  iyo  yurub Geeyo
4:58
Mohamed Elmi Cabdille Ciiltire Ciiltire
Рет қаралды 347 М.
NIMCAAN HILAAC HEES CUSUB PUNTLAND 2018 Lyrics
4:49
Deeyoo Media
Рет қаралды 167 М.
DAYAX DALNUURSHE STYLE CUSUB IYO INDHO BLUE AH
7:42
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,7 МЛН
DAYAX DALNUURSHE CABAARYAHA HEES CUSUB 2017
5:05
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 330 М.
Caadi
5:08
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 26 М.
Dayax  Dalnuurshe Hees Cusub (Farmaajo) Best Songs 2017
7:05
Curubo Films HD
Рет қаралды 225 М.
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 338 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН