DAYAX SHOW | EPISODE SIX | SU'AALO IYO JAWAABO.

  Рет қаралды 41,350

Dayax Show

Dayax Show

Күн бұрын

DAYAX SHOW | EPISODE SIX | SU'AALO IYO JAWAABO.

Пікірлер: 166
@ciiserashiid1807
@ciiserashiid1807 Жыл бұрын
Wnu jeclaan lahyn inan kugu aragno filimka habooon ✌🏼🔥 Like inta jecel
@MaT-b8x
@MaT-b8x 6 ай бұрын
Q
@allowaxmed94
@allowaxmed94 Жыл бұрын
Asc. Dayax waan ku salamay waxaan rabaa shan suaal inaad iigaga jawabto ok 1:suaashatan sidaan ayee udhaceysaa Inta aad ku jurtay fanka ama heesha marka aad ku soo birtay maxaa kugu yaabka badnaa ee aad arag waa maxay? 2:sheeg yaa kula taliyay in aad fanka kusoo birto ama kugu caawiyay 3:sheeg xayawaan aad ka cabsato marka aragto/marka aad maqasho 4:waxaad sheegta waddanka in aad udalxiisto aad jeceshahay 5:sheeg dagmooyin dagmada ugu jeceshahay aad ayaad umahadsntahy bro thanks in aad iiga jawaabto ayaa rajeeya
@hafsamohamed685
@hafsamohamed685 Жыл бұрын
Man Sha allaa wllky Dayax Tolka Nuurkisa adiga iyo dumashi inanta edada u ahay Hodan dheeman. Wan idin salamay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariamhazzan1103
@mariamhazzan1103 Жыл бұрын
Daahir. Aboowe Dayax Dalnuurshe. Plz wxaaan ka codsanaya barnaamijkaan In aad ku Marti qaado. Walsheena Iqra Albatross. Inta ay Mogadishu joogto waa muhiim waayo theway su'alaha dadka uweydineso I liked wlhi. Mahadsanid.💙🦋❤️
@saidaali9371
@saidaali9371 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and the most shine all ceated prophet Muhammad ❤️scw🕋
@abdikaafimaxmudapdi5773
@abdikaafimaxmudapdi5773 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 Жыл бұрын
Dalkanuurkiisa keep going bro but I have one advice for you can you please speak slowly, when you bringing your wife to the show you will make sure to do like a (Karen with coffee) because we are very interesting you and the bosslady in one show can't wait Thank you the one and only fanaan #your program is Amazing.
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Dayax masha Allah ilahy haku barakeyo adiyo familkagaba ilahy hakusharfo adiyo farxiyo labo shaqsi oo ilahy iskudoray oo qiimo leh batihin 🥰ilahy riyoyinkina ha idin rumeeyo oo khyra 🤲mid ayan kugu darsanaya wllky dadkan tiktok aya dulqadki kadhameyey oo 25daqiiqo madawan karan marka labo vedio kasoo dhig si ay udhamystan lkn Alxmdulilah aniga waan dhamaystay waayo kuwo 2saac kudhow ayan dawada mararka qaar 🙏Aad baad umahadsantahay tabintada
@FOOTBALLMACHO
@FOOTBALLMACHO Жыл бұрын
Dayaxaw suaal in aankuwediiyo ayarabaa in anfanan ngta
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Maasha Allaah. Adoo raali ah Waxaan kaa codsanaa in aad soo gaabisid daqiidadaha aad soo deyneysid si aan u dhameysano hadii kale waqti uma hayno waqtigaas. Waa Mahadsantahay.
@Larasamira1
@Larasamira1 Жыл бұрын
Dayax 🌕Alle SWT haydin barakeeyo adiyo inta aad jeceshahayba ☺️Gulayso wll 🙏🏾
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
Anaa u horeeya caawa ❤team dayax show ❤
@maxamedibraahim3751
@maxamedibraahim3751 Жыл бұрын
OO maxaa naga galay marka
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
@@maxamedibraahim3751 waa edeb daran tahay 😏
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын
@@maxamedibraahim3751 waxba kaa galay kumeysa oran laba labuufow
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
@@SuntaFaaraxmajopasto58 u sheeg bal xppti😏 waa wax social media ku cusub yhy😒❌
@bunkacade4532
@bunkacade4532 Жыл бұрын
Mastar dayax waan Ku salamay igu Salam caruurta aan adeerka u nahnay
@fahmoabdille2541
@fahmoabdille2541 Жыл бұрын
Mash Allah 🥰🥰🥰
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 Жыл бұрын
Keep going walakay macan boqorkii ila dhashay dayax dalnuurshe 🥰❤
@kingkang3024
@kingkang3024 Жыл бұрын
Abti guuleyso inshallah abti
@awil5754
@awil5754 Жыл бұрын
Plz KHADAR KEEYOW Haimadho noh
@maryamaabdirahman194
@maryamaabdirahman194 Жыл бұрын
Waraysa Farxiyo ku so dhakhso ugu yaran 1saac ka soo dhig waraysiga. Hodan yariisay mar ku casum barnamijka waa codsi.
@muniramohamed5681
@muniramohamed5681 Жыл бұрын
Mash Allah🥰🥰👏👏
@yasinhaji2313
@yasinhaji2313 Жыл бұрын
Keep going Legend Dayax
@Dalxiis21
@Dalxiis21 Жыл бұрын
DAYAX SHOW AHLEEN
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Жыл бұрын
Dayax Dal Nuurshe. Barnaamijka Dayax Show ha ka daalin ee wad. Waxa jira nin ah shiina u dhashay oo ah Philosopher ( filosoofer ah) oo ka yiraahdo Lao Tzu. Wuxuu yiri. “ Socod ama safar kun mayl ah ( miles ) wuxuu ku bilowdaa talaabo” howshan wad oo ka Mira dhali - never give up. “ The journey of thousand miles begins with one step “
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 Жыл бұрын
thanks thanks thanks my big bro wlhi wafarxay marka commentigeyga soqadatey aad ayadna umahadsantahy sida quruxda badan aad iigawada jawabtay🫡👍 full respect my favourite singer and my favourite family 👨‍👩‍👧🫡🥰❤️
@TuSbaX__1
@TuSbaX__1 Жыл бұрын
Lacag maa heshay hada marka 😭😂
@ilyazmaow
@ilyazmaow Жыл бұрын
Aad iyo aad ban kugu mahd celineyna sxb welcome buck team dyax show waxa ay diyar u wada yihiin in ay kuwada sugaan sharaf iyo karamo
@mahamedqaasim5405
@mahamedqaasim5405 Жыл бұрын
Dayax Magaciisa saxda ah
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Masha allah wllkey ilahey ha idin barakeeyo adi iyo family kaga quruxda badan ❤🤴
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 Жыл бұрын
Maansha Allah ilaahay haku saidiyo
@boqor4660
@boqor4660 Жыл бұрын
Dayax kep going poqor
@iqruushiqrocali5982
@iqruushiqrocali5982 Жыл бұрын
Masha.allah
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Жыл бұрын
Plz noso dhakhso farxiya vedioga kan xiga kuso warayso
@maryamaabdirahman194
@maryamaabdirahman194 Жыл бұрын
DAYAX WAXBARASHADA HALKEE KA GAARTAY JAMACADD MA DHAMAYSAY?
@suldaanjecelow1502
@suldaanjecelow1502 Жыл бұрын
Libax aniga suaal mawato wan ku salamay adi dumashi iyo gabadheda hodon ❤❤❤❤❤
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 Жыл бұрын
respect 🫡 my bro dhiiga🥰
@nasraahmed1564
@nasraahmed1564 Жыл бұрын
Benaale benta joji adaaba faasuq weynaadee gormee ilma tosisanee o tarbiyay sane ilamaha wa wakidkoda hadu fanaan yahy iyaga unbu raacaa haduu yahy ahludiina iyaga un bu racaa wa wixii ay gyrigoda ku arkaan tarbiyadada ma in aaad ilmha hesaha iyo munkarka iyo maca sida bartaa maad qura aanka dhagysiisid o trbiyadii nabigena bartid marka hore alllh utawbadkeen macsiyaad kujirtaa qof muslim o faasuq baa thy
@deeqa1481
@deeqa1481 Жыл бұрын
Dayax hadii aadba jilista ku fcnthy musalsalka haboon maad kusoo biirtid hadii aad ku soo biirtid aad buu u sii qurux badnaan lahaa
@wiilcajiib7123
@wiilcajiib7123 Жыл бұрын
Wan kusalamay dayaxoo malaga yabaa inaat igu casunto
@baarbeofficial4435
@baarbeofficial4435 Жыл бұрын
Xaa dhacay two month laguma aragee saan maa rabtaa inaa wax ku kala kiciso
@Caruurtasomali
@Caruurtasomali 11 ай бұрын
wey ilbaxeen sxb bulshadu awal lkn burburka nololeed baa badnaa
@Feysal252
@Feysal252 Жыл бұрын
Dayax malaga yaabaa inaad ila kulantid si aan wareysi usameyno ?
@abdiismail3121
@abdiismail3121 Жыл бұрын
Dayax wax walba waad gashaa ninyahow nin madow ayad ahayd sidii gabdhaha isku cadaysay markaa manta wariyenimo inaan kugu arko wax ilama aha
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Nio fav. wlbo wan kasimanahay apti dayax lkn mid moye hiritick moye inta kle.dhan same kanahay lipax xita dabeecada same aa ka nahay see ila tahay aishwarya xita wakula tgeera xita cr7 iyo france
@Galool._media.
@Galool._media. Жыл бұрын
Gabadhada waxan aragnay iyadoo molalka ineysan xiran xijabka ilmaha waa lagu koriyaa Marka gabdhaa xijabka kula dadaal
@hayaat2209
@hayaat2209 Жыл бұрын
Dayaxooow bes heeee amaanta😭waaba isku tarax tagteee🤣🤣wllkey keep going intaas waan kugula kaftamye xaqiiiq wllhi waa tahay intaad shegtayba alllaah ku xafido wll
@fatuushabdirahman514
@fatuushabdirahman514 Жыл бұрын
Farxiyo wareesigeed sugayna dumashi dayax
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Жыл бұрын
Maxaa ladhahaa ii sheeg iskadaa kalmada xbti kmaday yaraysaaye sida kalle good hore u soco wll
@filkiikaroone938
@filkiikaroone938 Жыл бұрын
Goorma ayaad Hargeisa Show Ku Qabanaysaa
@ExcitedFullMoon-sb9tp
@ExcitedFullMoon-sb9tp 5 ай бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥺 Dayax keep going
@youngfamilyvlogs4531
@youngfamilyvlogs4531 Жыл бұрын
Full respect ✊ broh ❤
@abdiismail3121
@abdiismail3121 Жыл бұрын
Lkn sxb dawada aad isku cadaysay magaceed way shaqaysee
@Ramlo275
@Ramlo275 Жыл бұрын
MashaAllah fanka Alle ha kaa madoobeeyo wll qaali because wax fiican maahan aaqiradaada 🥰❤
@Mohamed-ml4hr
@Mohamed-ml4hr 2 ай бұрын
WCS❤❤❤❤❤❤mash allaah 💖 💕 😋 😍 ♥️
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 Жыл бұрын
Keep going brotha 🤍
@Maatipibrahim
@Maatipibrahim Жыл бұрын
Dayax waa Kuma Halkuu kudhashsy
@maymunjama657
@maymunjama657 Жыл бұрын
Rabi yahfadaka
@ilyaasabdulqadir3288
@ilyaasabdulqadir3288 Жыл бұрын
Mahad sanid 🙏🙏 my brother ❤
@oskayare5335
@oskayare5335 Жыл бұрын
Dalnuurshe inbadan kusagaaye niyo Xaggee gashay
@sharmaboyfans7757
@sharmaboyfans7757 Жыл бұрын
Next farxiyo kasoo dhig
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Wllh filmka habbon hada kusoo biirtid wan daawana
@zagalindhacalanle3533
@zagalindhacalanle3533 Жыл бұрын
Khaalid kaamil soo qabo dayaxow
@drbaab5733
@drbaab5733 Жыл бұрын
Dalka nuriskiisa waku salami sxp mcn allah haku sharfo sharaf io karaamo
@saidismail6007
@saidismail6007 Жыл бұрын
Dayax horay u soco
@abdinasiromar1668
@abdinasiromar1668 Жыл бұрын
wow legend kusalaamay
@cumarcaadil3529
@cumarcaadil3529 Жыл бұрын
Waaaaw jawab dhaxal gal,ah thanks
@12345fate
@12345fate Жыл бұрын
Asc marka hore.waa. kusalaa
@umuriim4414
@umuriim4414 Жыл бұрын
Mansha Allah fml qurux badn illahey haidin barakeyo
@abdiismail3121
@abdiismail3121 Жыл бұрын
Fanaan wariye isku badalay
@zakiyahyesalim2176
@zakiyahyesalim2176 Жыл бұрын
Waziir shabalaza so qawo
@zakiyahyesalim2176
@zakiyahyesalim2176 Жыл бұрын
Waziir shabalaza so qawo
@zakiyahyesalim2176
@zakiyahyesalim2176 Жыл бұрын
Waziir shabalaza so qawo
@zakiyahyesalim2176
@zakiyahyesalim2176 Жыл бұрын
Waziir shabalaza so qawo
@zakiyahyesalim2176
@zakiyahyesalim2176 Жыл бұрын
Waziir shabalaza so qawo
@zakiyahyesalim2176
@zakiyahyesalim2176 Жыл бұрын
Waziir shabalaza so qawo
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
Filimka haboon kuso biir wllo❤
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Dayaaxow sxb mobile igaaad
@cabdimaalik8879
@cabdimaalik8879 Жыл бұрын
Allaha kuubarakeeyo
@farihahajiabdifarihafariha
@farihahajiabdifarihafariha Жыл бұрын
DAYAX WAXAN RAJEYNAYA INA NO SAMEYN DONTO TIYATAR LIVE SIDA CALAMKA O AKALE THANK
@NimcoMaxamad-uw8cn
@NimcoMaxamad-uw8cn 9 ай бұрын
Dayxa.had.miyaa.
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 Жыл бұрын
Masha allah wariye dayax dalnuurshe
@cabdalaxidig3053
@cabdalaxidig3053 Жыл бұрын
dayax show come pack zxb i support you zxb
@caaliyaabdi8212
@caaliyaabdi8212 Жыл бұрын
Please noosooceli
@MsMidow
@MsMidow Жыл бұрын
Hees jacel ah noosoo qad
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
From Fanaan to KZbinr 😂😂😂
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Dayax waxan kow ka ahaa dadki ugu horeeye ee barnamijkan subscribe gareye mudo waad naga jiifatay mooye xili hore ayaan 100k gaari laheen
@raxmomohamed2296
@raxmomohamed2296 Жыл бұрын
Najmo nashaad so qabo
@dhudiahmed205
@dhudiahmed205 Жыл бұрын
Wllkay daxayax salaanta qaad marka hore khaladna ha ii arkin markaad akhrido asc lugu dhaho ugu horeen intaanad jawaabin dhe wck wll in aad fahantaan rajanayaa khyr baa kugu jira celinta aad ku celinso huno dayax guuleyso
@kinghanadftm2215
@kinghanadftm2215 Жыл бұрын
Waxaan aad ugu faraxsanhy in commenti geyga aad Soo qaadatay Al fanaan big respect 💓
@iamsilver1050
@iamsilver1050 Жыл бұрын
Guileyso wllkey. Isha allah waxan rajeyn donaa in an mar og riyadeyda tahay in an kaso moqdo dayax show
@Maatipibrahim
@Maatipibrahim Жыл бұрын
Halkaad kudhalatay Waakuma magaca aabo Magaca hooyo Imisa caruur kujoogto Goormee guursatay
@yuusufibrahim5358
@yuusufibrahim5358 Жыл бұрын
Dayax position ka waa ok 👍 lkn meesha buuq ba ka jira in yar lkn I ta kale wa ok 👍 👌
@deeqadeeqa8721
@deeqadeeqa8721 Жыл бұрын
Wlhi run dayax in dadku maalaa yacni kugu maagi jiree Markaa ilaa hada waan layaabi jiray sababata ay dadku ku caayaan Waana sababta iidiiday igana hortaagan in aan caan noqdo Keep going wllky dumashigay Sidookale igu salaan inantaan eedada u ahay iyo wllshy farxiya qurux
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Mashaa allaah. Illaahay. Ha isu kiin daayo. Hodan catey. Soo bar baar. Habo ❤
@hamdibasakuurde2906
@hamdibasakuurde2906 Жыл бұрын
Dayax nadiiro neyruus ino so qabo insha allha inas wareysi ka qado ayan rabna Barnamijkiina ino so celi
@zakariyeabshir2184
@zakariyeabshir2184 Жыл бұрын
Dayax barnaamijkaada kucasuum bilqeyr iyo xajigeeda ama xamdi bilan
@cashacali517
@cashacali517 Жыл бұрын
Maasha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@naciimaciise7683
@naciimaciise7683 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hayaatabdullhi654
@hayaatabdullhi654 Жыл бұрын
Masha Allah wll mcn hormar wacan
@saamiyasagal8946
@saamiyasagal8946 Жыл бұрын
Asc walal dayax waxaan kaa codsanaynaa inta salaax sanaag joogo muqdisho fadlan waxaan jeclaan lahayn in dayax show Ku casuunto waa noo farxad thx 😊
@xamdamaxamed8509
@xamdamaxamed8509 Жыл бұрын
War Hooyada kuma Dhiri geliso.miya
@shamismaxamed3848
@shamismaxamed3848 Жыл бұрын
Blz dayax dumashi abayo farxiya baa ka sugeynaa ogow mida kale hees magaca shamso na soo qad dumashi blz
@AWETHKLLJFDDJLLPIYGDDTHHJ
@AWETHKLLJFDDJLLPIYGDDTHHJ Жыл бұрын
Mshallh dayax Hore usaco prother👍🥰😍🤩👑
@maxamedgantaal598
@maxamedgantaal598 Жыл бұрын
Masha Allah waa sax wllo dayax
@nawaliita9702
@nawaliita9702 Жыл бұрын
Ay mashaallah ❤
DAYAX SHOW | EPISODE SEVEN | KABTAN BAARA.
28:22
Dayax Show
Рет қаралды 103 М.
su aalo iyo jawaabo diini ah. sheekh maxamed cumar dirir 2021.
25:37
Hassan kaafi Channel
Рет қаралды 443 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 28 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 116 МЛН
WARAYSI , DAYAX DALNURSHE : LACAGTA AYAAN KA JECLAHAY JACEELKA
15:53
Abdullahi kashka
Рет қаралды 106 М.
15 SU’AALO - DAYAX DALNUURSHE IYO YAHYE HUNTER..
11:22
Yahye Hunter
Рет қаралды 215 М.
7 su aalod iyo 3 heesod ismacil aarka
19:28
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 39 М.
La sheekayso Dayax Dalnuurshe | EPISODE ONE
19:30
Dayax Show
Рет қаралды 77 М.
DAYAX SHOW | EPISODE TWO | QAMAR SUUGAANI.
23:19
Dayax Show
Рет қаралды 256 М.
DAYAX DALNUURSHE || MALIHI JCYL HORE AMA EX💔😭SABABTAN OWGEED ||
12:31