DAYAX SHOW | EPISODE TWO | QAMAR SUUGAANI.

  Рет қаралды 256,845

Dayax Show

Dayax Show

Күн бұрын

DAYAX SHOW | EPISODE TWO | QAMAR SUUGAANI.

Пікірлер: 884
@abdiweli1574
@abdiweli1574 2 жыл бұрын
Waxaad U wareesatay si heer sare ah weliba Profesional ah iyo Muuqaal diyaarsan dhan kasta waxaadba moodaa Inaad in muddo ah kasoo shaqeeneeyse idaacad ama TV Keep it Hard work bro
@dayaxshow8524
@dayaxshow8524 2 жыл бұрын
I appreciate your beautiful words ❤🙏🏿
@hassanlucky9140
@hassanlucky9140 2 жыл бұрын
@@dayaxshow8524 qofka xiga Nadiira waaye yaah
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 2 жыл бұрын
Dayaxow Next nadiira nooga so dhig plz🤗🥰🙏
@cimraanxaashi119
@cimraanxaashi119 2 жыл бұрын
@@dayaxshow8524 najma nashad soo qabo
@farihazaid583
@farihazaid583 2 жыл бұрын
@@dayaxshow8524 waaw m.a
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 2 жыл бұрын
Nabiga ugu kherka badan ugu neh danbeyey waa nabi maxamed scw
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Dayah dalnuurshe waa qof hammi sare leh oon fanka isku ilaabin balwadna ka muuqan reerkiisa jecel gabadhiisa Dumar dhaafiyey fanaana hadana noloshiisa kle watta anigu aadbn u taageera wllkayga keep going bn ku leeyahay nolosha guule kallo bdna ka gaadh eebe weyne garabkaga ha ahaado🙏🏼❤ from hargeisa
@AOH4963
@AOH4963 Жыл бұрын
Badhnaaga hanagu soo socodsiin sida Hablaha Da,dadiisa dafiraya
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame 2 жыл бұрын
the best person ever the most knowledge Scw
@gureydheere4453
@gureydheere4453 Жыл бұрын
Haye
@ayuupnapoli582
@ayuupnapoli582 2 жыл бұрын
Fanaankii ugu horeeyey ee fanaan kale interview ka qaada😂 taasina waa heer kale oo madadaalo ah 😂 Dayax my fav singer wan ku wataa guuleyso 🙏🏿❤
@mohamedosman4385
@mohamedosman4385 2 жыл бұрын
Waa laga horeeyay
@ayuupnapoli582
@ayuupnapoli582 2 жыл бұрын
@@mohamedosman4385 midaasi yaa ku weydiyey adigu !!!!
@ikramamalow9310
@ikramamalow9310 2 жыл бұрын
Dayaax biiyo la cabo soo saar miska 🙂qofka wuu omi karya ama wuu stress karya 🙂si uu isku dajiyo..biyo waa mahiim
@amiramoha7053
@amiramoha7053 2 жыл бұрын
Kugu raacsanhay 👍🏻👍🏻☺️
@samaaramaxamed6237
@samaaramaxamed6237 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@therealgoat158
@therealgoat158 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🕋❤️🕋❤️
@gacanwiish3777
@gacanwiish3777 2 жыл бұрын
Asad guul iyo gobonimo 🙏🇸🇴❤️
@calicadaani6630
@calicadaani6630 2 жыл бұрын
Uuuus
@khdershiine1785
@khdershiine1785 2 жыл бұрын
M.a wllo Asad xajiyaoh
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 2 жыл бұрын
Such a talented singer and he seems a nice person 💙💙💙
@Fandhaal1
@Fandhaal1 2 жыл бұрын
Ma garanayo qofka akhrin dona farintan Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙 Adigo mahdsn isoo booqo wll
@Fandhaal1
@Fandhaal1 2 жыл бұрын
#Dayax waxaan been ahayn magacaaga sida u Qurux badanyahay si lamidana uu qalbigagu u qurux badanahay Waxa tahay shaqsi qalbi wangsaan Rabi Ubudka iyo Xaaskaba Hakuu Barakeeyo Liiiban akhiro iyo aduunyaba ilhay kaga abaalmariyo ♥️
@hayaanfilms843
@hayaanfilms843 2 жыл бұрын
King of city horta marka hore fanskga ahay king hal talo ku sidaa dookhana adaa leh qofka wax wareesanya hadlka markiiba wuu soo kooba Ee adina soo koob si qofka wax waydiinysaa su’asha uga sii fakarin ❤
@mmerji6857
@mmerji6857 2 жыл бұрын
MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa honorable.
@heescomingson644
@heescomingson644 2 жыл бұрын
Hadan kuufo wan kaca Hadan jaabo wan kabta Cidwalbe kuma tiirsaniye Anaa kaligey tashada Dayax dalnuurshe Superstar
@Saidsaid-lo6cx
@Saidsaid-lo6cx 2 жыл бұрын
Next khadar keyoow keen lpx inta ugu raaacsan like saara nh
@ahmedzakiyuusufbashir1820
@ahmedzakiyuusufbashir1820 2 жыл бұрын
Ehelnimo udaawo ayaan islahaa ileenba waaba nin tagay masha allah 😊❤💯Only dayaxaw heesaha dhextaalka inoo badi waliba inyar ha qaadina xoogaa dheereeya yaqe 😂🤙
@farxaancali5385
@farxaancali5385 2 жыл бұрын
Respect full two legends keep going🇸🇴🇸🇴
@maxamedjeylaani7410
@maxamedjeylaani7410 2 жыл бұрын
If we obey Allah orders we will get Allahs mercy🤲
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 2 жыл бұрын
Qamar suugaani sxpky magaciisa oo sedexan idiinma usan shegin waxa ladhaha maxamed Abdi abdilaahi bulxan Qamarka fanka shida big respect brother 🗣❤💯 from duriyadii hargaisa somaliland 🟢⚪🔴😎
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 жыл бұрын
That is it that was the first song that I knew who Qamar Suugani was, and I listen to it all the time.
@habkamustaf8325
@habkamustaf8325 2 жыл бұрын
Waaaaw barnaamij no caajis ah thank you dayax
@Robertson126
@Robertson126 2 жыл бұрын
Qamar is legend and legend is always legend
@ahmedabdirahaman3000
@ahmedabdirahaman3000 2 жыл бұрын
My favourite singer Qamar suugani
@YoYo-nr5
@YoYo-nr5 2 жыл бұрын
Msha allah barnamij qurx bdan hore usocso wll dayax wxan kacdosn lhen Akram ak ina so qabto fnan+laxmista wlibo talent ah 🙏🙏
@kamalbarket5415
@kamalbarket5415 2 жыл бұрын
Waxaad so qabatay Number One Somali Humble singer @Qamar Suugaani.
@askimyasin8638
@askimyasin8638 2 жыл бұрын
Mash allH wllhi Si qurux badan Ayaad U daadihisay wllky Fanankayagi Dayax Qamarna Sido kle Si waxan Ayuu U qaabilay Se Waxan Odhan Laha Dayax Codkiisa Barmaaij kasta Hees Dhextaal Ha Nooga dhigo Uu isagu Qaadayo
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 2 жыл бұрын
😅 WAA FUNNY dayax io qamar keep going 😊❤
@siciidxasan8256
@siciidxasan8256 2 жыл бұрын
Waa nin cidagale ah oo hargiesa iyo muqdisho ba leh dhan walba
@sadiyaallele4531
@sadiyaallele4531 2 жыл бұрын
Talo bixin barnaamijka waa qurxan yhy waana hambalyaynayna lkn dayah xogaa wxaa ka muqda dagdag qaabka aad suallaha u waydiinayso wxa ka muqata xogaa farganax wxa ka muqata in aad barnaamijka sualahisa aad si dagdag ah u bobsinayso sido kle yaree ducada bdn yaree qosolka badan ee dheerdheer jaanis sii qofka aad wax waydiinayso inta uu suallaha sifican uga jwbayo sidagana u gaarsi thats all inta kle ok baaa thy
@dayaxshow8524
@dayaxshow8524 2 жыл бұрын
Very good advice hhhh lkn ducada ma deyn karo waa iga dabeecad😂
@hodanahmed2674
@hodanahmed2674 2 жыл бұрын
Waa macquul age uu qamar sheegty lkn balwada ayaa dadka gaboojisa isna bal wad ayuu leyhy
@NajmaClaahi
@NajmaClaahi 2 жыл бұрын
27 macquul.maaha😂🤣
@hodanahmed2674
@hodanahmed2674 2 жыл бұрын
Markana xita hadanu ahyn wax wayn mhaa aar somliya cajiip😇
@fardowsafarta7572
@fardowsafarta7572 2 жыл бұрын
Wall barnamijka kusoo kordhi labo koob kusoo buufi dayax show kadib shaax kusoshub adiga iyo qofkaad wareysesid👍👍👍👍👍👍
@wiilhoog8804
@wiilhoog8804 2 жыл бұрын
Suaalaha da'da isaga dhac dayaxow, qofka wajigiisa qiimee hadad aragto inuu dhibsanayo ama kadhacayo adna kadhac, welldone sida kale
@issaamouni1415
@issaamouni1415 2 жыл бұрын
Wax usheg isaga lafo yar marka wu is yareynaya
@butsacd
@butsacd 2 жыл бұрын
Ka dhac dayac ma fahamye ka qaley dheh captian😁😁
@raxmahassan4463
@raxmahassan4463 2 жыл бұрын
Wllhi waa runtii taariikhda uu dhashay qamar hbaryartii ayaa ii sheegtsy inuu dhashy 1995 buu dhshay
@ubaxabdullahiqoordheere1038
@ubaxabdullahiqoordheere1038 2 жыл бұрын
Lpx keep going legendary 🙌👏 wll dayax dalnuurshe💝
@suber1063
@suber1063 2 жыл бұрын
Dhextal waxa inowgu dhigta ina so qabato mararka qar fananinta xamar ka maqan adunka geska gees jogan uso qabato qab online eh go moving king of city✌
@safakayse6774
@safakayse6774 2 жыл бұрын
Waaw waa sugayay from Berbera lkn abdi Karim Ali shah soo qapo waa rabnaa please
@Geenyadaguriceel
@Geenyadaguriceel 2 жыл бұрын
Dayax ixtiraam intuu ka gaaray mai ogolaan kartaa aa ladhaha war soomaliyey igaarkaan ixtiraamka iyo qadarinta ka barta masha allah dayax show wan kuxiranahy waxan raba barnaamijka baxa inuusan idhaafin aada uga helay really dayaxow barnaamijyada noso badi ina adeer ❤
@Casaanyo68
@Casaanyo68 2 жыл бұрын
Barnamijka waa ku haystaa soo badi dayaxow keep going
@ciiltreboyofficial9309
@ciiltreboyofficial9309 2 жыл бұрын
Heesuhu waa qamar ama qaraami sxb horey usoco dayax sxb wadaadaleysaaye kasiibadi
@nouhismail9052
@nouhismail9052 2 жыл бұрын
Qamar sugaani wuu iga qosliyey wuxuu idhi 1995 ayan dhashay dayaxbaa ja daray oo idhi 1996
@abdikariimdhagayste1470
@abdikariimdhagayste1470 2 жыл бұрын
Wooooow barnaamijkani waa barnaamij caqiibo leh Dalka nuurkiisa you are so talente❤️✌️
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 2 ай бұрын
Wow dayax is the best singer ❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hibo6875
@Hibo6875 2 жыл бұрын
2018 waa yaraa kulaha aabe ayaba aheed se ku dhahe wa yara yaab
@Daarul-khayr
@Daarul-khayr 2 жыл бұрын
QamaRka Iyo DayAx laBa fAnaan ooo aan TaaGwero u ahY allaH yacizakUm🙏🙏💯
@Ibrahim-yd6vw
@Ibrahim-yd6vw 2 жыл бұрын
Friends, the success you have achieved is glorious. I encourage you to move on . Don't go back to antiquate keep going till you reach your destination 🆗
@nasriinfaysal7224
@nasriinfaysal7224 2 жыл бұрын
Qamar sugani wlh qalbiyan ban ujeclahay illhy wax kasto qalbiga kuhayo haw sahlo🤲
@Farastadheereesa
@Farastadheereesa 2 жыл бұрын
ANIGO KAMID AH BAHDA DAYAH SHOW IO DHAMN BARAHA BULSHADEENA EE DAYAX SHOW IO DAYAX DALNURSHABA WAXAN KULEYAHAY HORMAR WACAN SI GAARA QAMAR IO ADIGABA WAXA TIHIIN MY FOV RITE SINGERS DHAMN FANANINTA 🥰 SI GARANA WAN UXIISENAYA BARNAMIJKAN THANK U DAYAH 👑💕
@nnololchannel3209
@nnololchannel3209 2 жыл бұрын
PHATIMA subscribe igu caawi walashey mahadsanid
@Farastadheereesa
@Farastadheereesa 2 жыл бұрын
@@nnololchannel3209 WAN KUSAREY WLL HORMAR WACAN 💕
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
*dayaxshow* mash allah come to KZbin I,m big fan of you lkn nin yahy wariyee ku fiicned Xaqiiq 👑
@abwaanabdikaamil2202
@abwaanabdikaamil2202 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil zxp dayax wa in ad noso farisisaa walal
@fardowsobashiirxasan6893
@fardowsobashiirxasan6893 2 жыл бұрын
M,a dalnuurshe and qamr suugani wlhi m,a sifican baa niitageraa keep going
@najma8198
@najma8198 2 жыл бұрын
QAMAR WAA FANAANKA HEES DHIGISTO HORE U SOCO GUUUUUUL KU RAJIN👑👑👑💕💕🌹🌹❤️💞💞
@calicabdisiyid9721
@calicabdisiyid9721 2 жыл бұрын
Masha allah Dayax, you are very developed and talented person , even the way you asking is so Comfortable and ♥️💕Keep going
@Humblegirll
@Humblegirll 2 жыл бұрын
Xayasinti ma lagu furin wll miya dayax ma u jeedo lacgta si uga samayso ku so dar plz xayasinta ani ma u jedo yurub joga
@ilhaancumar3998
@ilhaancumar3998 2 жыл бұрын
Dayax abwe aniga neh i wareso oo i can bixi 😭😭🤣🤣
@ismailkunciil10
@ismailkunciil10 2 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka soo qabo Dayaxow🙏❤
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 2 жыл бұрын
Reer somalind oo dhan 1988 miyeey dhasheen yusuf xaybaro oo isna leh 1988 baan dhashay waan u jeede🤣🤣🤣🤣🤣sida itoobia miyeey tariikhda jareen
@munafahad7425
@munafahad7425 2 жыл бұрын
Yuusuf xaybaro 1991 ban dhashu dhahay
@japoutipoi
@japoutipoi 2 жыл бұрын
Fᴜʟʟ ʀᴇsᴘᴇᴄᴛ ᴅᴀʏᴀx sʜᴏᴡ 🙏❣️
@nnololchannel3209
@nnololchannel3209 2 жыл бұрын
Japouti poi subscribe igu caawi walal mahadsanid
@farduuscali795
@farduuscali795 2 жыл бұрын
Waw waw 👌🏻👍🥰
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 2 жыл бұрын
Qamar & Dayax Allah Ha idin Sharfo 🥰❤️ Runtii Dad QIimo badan baa ii Muuqda Codkiisa Allah Ha Idin Barakeeyo
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 2 жыл бұрын
Maxaad ugu duceysay albaabkii jahanama ayay taaganyihiin dadka kalana way uguwacaan
@Fatkaboy7
@Fatkaboy7 2 жыл бұрын
Fanankii wariye isu badalay 😂🤣😂😂😂warya dyax dalkow hees kama hayno jigjiga from dhagaxbur ❤️
@Humblegirll
@Humblegirll 2 жыл бұрын
Najma nashad soo qabo intaysan magalada ka tagin ✌️✌️
@abdisalaanmuhumed8393
@abdisalaanmuhumed8393 2 жыл бұрын
Waaaw masha allah dayax nin qaliya Waxaa tahay fanaan kaliya maahe qof kudayashole alle haku xafido zxb waa inoo muqdisho insha allah waan soo socdaye
@ClwaduudClraxmaan-ut2sn
@ClwaduudClraxmaan-ut2sn Жыл бұрын
Dayax jir oo joog 👏
@abdallajaceloow9470
@abdallajaceloow9470 2 жыл бұрын
The only aan tagero dayax number 1 bro
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 2 жыл бұрын
Jeclow markasta mamo kaltuun allah hakudaye
@shukriaomer186
@shukriaomer186 2 жыл бұрын
Episode three KZbinrs kadhig ❤
@dayaxshow8524
@dayaxshow8524 2 жыл бұрын
Qiso,
@طعامحبش
@طعامحبش 2 жыл бұрын
@@dayaxshow8524 walalo wanku tagera
@generalcabdicasiisaxmed8559
@generalcabdicasiisaxmed8559 2 жыл бұрын
@@dayaxshow8524 dayax hore u soco sxp shaqadadiiba waatan libaax hore u soco sxp waa igu balan inaan share like melkasta ku taabto sxp i.m support you adiga iyo dumashiday farxiyo waan salamayaa
@cxakiinbilexirsi6933
@cxakiinbilexirsi6933 2 жыл бұрын
Dayax SHow Is the Best KZbinr 🙏🙏❤️
@tariigcabdulle3130
@tariigcabdulle3130 2 жыл бұрын
Dayax dadka hala dodin kaliya kadhageeso
@AmiinkaAhmed
@AmiinkaAhmed 21 күн бұрын
Horta Qamar Magicii dayaxse Magaciis
@calidheere671
@calidheere671 2 жыл бұрын
Subxaanalaah war ilahy mabarakeeyo ilahy hasoo hanuuniyo
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 2 жыл бұрын
Qalbigan sigtayow mar kle arken gabarow mar kle 😂😂😂Dayax waxad modaba inu qalbiyadena waxa ku jira u og yhy fanan an jclnhy ayu no keney cawa tahnkis ayn ku le nhy dayaxow Hor mar wcn
@diibaayechannel__3925
@diibaayechannel__3925 2 жыл бұрын
marka hore yaa wax wareysta ma Fanaan misse wariye dayax dalnuurshe adiga ayaa fanaana ee see uwareysataa Fanaan kale wllhi wariye nimadii halowday waayo markan qof walpa waa wariye mmmm
@khadaraden5797
@khadaraden5797 Жыл бұрын
Aamiin ❤
@Redz63
@Redz63 2 жыл бұрын
Fanaan wariye king of city supper Dayax dalnurshe ❤️👍keep going ❤️👍👍💪
@prettylanda2272
@prettylanda2272 2 жыл бұрын
Masha allah qamarka hirgalaay
@issaamouni1415
@issaamouni1415 2 жыл бұрын
D’ataxies wuxu halmam sanyahay Qamar in u ka dhashey qolada reer isaq ugu caansan hadalka woow cidagale viva from Habar awal
@jrfunny9120
@jrfunny9120 2 жыл бұрын
Please khadar keyow soo qabo
@qunyarsocod4911
@qunyarsocod4911 2 жыл бұрын
next khadar keeyow soo qabo🥰🤚🏻✌️
@GAANI.
@GAANI. 2 жыл бұрын
DAYAX SHOW program ahan Wa macquul Lakin Qamar 1995 sidee kudhalan kartaa inad uqabsataa Waa laga roona
@gopaad155
@gopaad155 2 жыл бұрын
Dayaxii xamar ka shidna iyo Qamarki hargaysa ifiyay🩸✨
@AKMATAANKA
@AKMATAANKA 2 жыл бұрын
Qamar kii iyo Dayaxii oo kulmey somali iyo Carabi
@xamduushaali4717
@xamduushaali4717 2 жыл бұрын
Fanaan to fanaan🥰
@farxaangalaydh1194
@farxaangalaydh1194 Жыл бұрын
Q s guulayso wallo
@shabcaanaxmed7728
@shabcaanaxmed7728 2 жыл бұрын
Qamar waa l aan taageero marka uu leeyahay waxaan necebahay markaan arko qof isleh waad ka aqli badisay oon fahansay wuxuu jeedaa marka uu dayax kulahaa maxaad wax taagerayaashaadu ka xumaadeen ma samaysay wuxuu ka wadaa markaad ugbaad furtay lkn qamarku wuu fahansanyay nin hore
@ishaani______army8785
@ishaani______army8785 2 жыл бұрын
Dayaxow dumashi barnamijkan waa ubognee nosoo dadji yaqey🥰🙏
@caishasheekoxariiro1792
@caishasheekoxariiro1792 2 жыл бұрын
Asxaabti iyo hablahaygii iyo caruurtoodii igu xidhnaa waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allaah isoo booqda
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 Жыл бұрын
Hibo maxamed baan gudoonsiin lahaa.
@najma8198
@najma8198 2 жыл бұрын
Dayax👑👑🌹🌹🌹 wuu ka miridhaliye riyadis wariyaninmo hore u soco next soo qabo plzzz🙏🙏🙏💞 Nadira Boqrada Codka muqdisho👑❤️❤️💕💕💞💞
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
Taas ani kugu racsan
@abdinasiraxmed2471
@abdinasiraxmed2471 2 жыл бұрын
Qamar suugaani legend weyn sidoo kle dayax nin isku kalsoon nin is badel kaani kara
@ruqiyosheekh1683
@ruqiyosheekh1683 2 жыл бұрын
Qof ka Raba inuu iga aqlibadiyo Hadana an fahansanahay kulahaa wlle wa iga qosliyey dayax waxa umalaynaa iney TV yada qaar soo cod sadaan waxa umalaysa inuu waligi saxafada kujirey m.sha allah
@ciyaalgaroowe4541
@ciyaalgaroowe4541 2 жыл бұрын
Wr su.alha klia maxa wye dadka waraysany,o wa fanaanin ee heeso bila music ah ku dar 3 jer oo dhextaal ah si barmamjiku u qurx bdnaaDo
@saadaq2063
@saadaq2063 2 жыл бұрын
Lenders of the somali songs Qamar and Dayax💖👍
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Best interview dayax dalnuurshe iyo qamar suugaani legends 💛✊
@maahirmatankajcylka6432
@maahirmatankajcylka6432 2 жыл бұрын
Dayax what a legend heesaha music adaaba u zarayo fananka ka wrn
@boojadheere
@boojadheere 2 жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ✔🕋🌹🕋🌹🕋🌹🕋🌹🕋🌹🕋🌹🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌹🌹🌹🕋🕋🕋✔✔✔✔✔🌹🌹🌹🌹
@asmakasim1019
@asmakasim1019 2 жыл бұрын
Kkkkkk 1996 kkkk 1995 Waalee dumar ayaa is helay
@naimanaima2527
@naimanaima2527 2 жыл бұрын
Mash allh qamar adbuu uquruxbadnadey alle haxifdo fannakeyna
@koosibrahim9851
@koosibrahim9851 2 жыл бұрын
Masha alaha masha alaha hore u soco walakaya
@togdheeraawitv3173
@togdheeraawitv3173 2 жыл бұрын
Qamar iyo dayax oo is wereystay guul
@nuura6960
@nuura6960 2 жыл бұрын
Isyareen ega dheh 1995 end 1996
@barbatov288
@barbatov288 2 жыл бұрын
Dayaxow swabta somalida hindiga utageran waa firisada afsomali ku badan 90%
@zunduzmohamed8328
@zunduzmohamed8328 2 жыл бұрын
Qamarka legend weeye waa tageera ninkaas
DAYAX SHOW | EPISODE FOUR | ISMAACIIL AARKA.
35:23
Dayax Show
Рет қаралды 287 М.
DAYAX SHOW Full WAREYSI SHAADIYO SHARAF
34:36
Dayax Show
Рет қаралды 514 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 14 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 140 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 1,6 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
WARAYSI , DAYAX DALNURSHE : LACAGTA AYAAN KA JECLAHAY JACEELKA
15:53
Abdullahi kashka
Рет қаралды 106 М.
Qamar Sugani iyo Guri bawaaqo 7 Su aalod and 3 Heesod
15:22
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 267 М.
DAYAX DALNUURSHE || MALIHI JCYL HORE AMA EX💔😭SABABTAN OWGEED ||
12:31
QOSOL IYO QARAAXO | TIJAABI CODKAAGA CHALLENGE | DAYAX SHOW.
18:09
QAMAR SUGAANI COD BILAA MUSIC AH IYO KAFTAN
20:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 305 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 14 МЛН