Cali zaki abowe quranka xafid oo aqiro waa u ku dacweynaya ee ku didal ınsh allha mida kale really somalid hesaha waxay ka fahan san yihin waxa wanagsan Alow naga madobe Amiin
@Worldnewertv3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo iisaar Adoo raaliya
@boqoradasomaliland63513 жыл бұрын
Amiin amiiin
@ayanahassan24323 жыл бұрын
17:36 abbe duco ka fican ugu duceee😭😭😭😭
@meyzarcadaani59073 жыл бұрын
Ad ban kaga mahadcelinyaa Abdirahman sida fican ad barnamijyada inoogu soo gud biso Vediogana ad buu u wngsn yahay Dhankastaba wad ka so qurxisay Kuwa kalena sidaa samey Aniga meysar ahan waxan ku xiranahay 1: Barnamijka Qiso iyo Qiiro 2: Barnamijka Wakuna Sxb Abdirahman Dayax Dadaalkaga ad bu u wngsn yahay dadaal wllo Qof ad xigmada u leh aya tahay Wax walbo ad so gudbineysid ❤ Full Respact wllo Dayax ❤
@vamouz62873 жыл бұрын
Waxni Duubis way DhafaTeee DaYax Hore u soco WLL0 🙈🙉🙆♂️
@shiineshorts44473 жыл бұрын
Zxp Dayax barnamijka ad muqdiaho ka diyariday no so day 🔥❤🙏
@asmaqani97453 жыл бұрын
Salaax sanaag soo qabo✋
@Worldnewertv3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo Adoo raaliya
@asmaqani97453 жыл бұрын
Hye wll
@hothoahmed40663 жыл бұрын
Horaa loowaraystay uukujira kadaawo
@suldaand3 жыл бұрын
Salax sanaag ayaaa ku xiga Zalax clrsaq mxed 🤩
@saedhassanabdirahmaan63273 жыл бұрын
Cali cabdiraxmaan cabdillaahi (Cali saki) Waxaan kaxusikaraa inuu Ahaa arday kamida Ardaydii ka,aflaxday dugsiga muuuqa iyo magacaba iskudarsaday Ee sheekh ibraahim primary ,intermediate and secondary schools Hadaan sheego haldoorka schoolkaas ka,afalaxay aan kow iyo laba idiinka sheego 1.cali sako 2. Khalid kamil 3. Yuusuf ceegaag 4. Hibaaq gobaad 5. Cabdijibaar gacaliye Dhanka war baahinta waxa kamida ardayda ka,aflaxay 1. Xasan saleebaan haaruun (xasan galaydh) 2. Maxamed xasan diiriye (maxamed jookar) Waxaan anna kamid ahay ardayda Nasiibka uheshay inaan ka ,aflaxo Sheekh ibraahim primary,intermediate and secondary schools Alle ayaa mahaddaasoo dhan iska leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤....
@sahraawliyo33223 жыл бұрын
Mirqaan maroojiye iyo mudhxiye ayaaad ilowdey ana waanka aflaxay maasha alaah calina iku grdebaanu ahayn runtii examkii ashahaadiga ahaana isku classbaanu ahayn waxyaabo badanbaanku xasuustaa ali zaki
Ali zaki isku school. Iyo isku xafad ban ahayn wlhi isago weyn buu kelihii socod ahaa wana qof aamusan Lkn isku dabeecad ban nahayba hore usoco walalo team shiikh ibrahim halkan baan kasalamaya
@fadximaxamed56903 жыл бұрын
Ali zaki waan tageraa horo uu soco💓💓💓💓💓
@mariamohmud24853 жыл бұрын
Oo ina adeer mesha ma yurub ba gariga lga rcayo😅ilen muqdisho wba wax kle🥰
@Worldnewertv3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo Iisaar Adoo raaliya
@adnaaniita62333 жыл бұрын
Inta ka mid ahayd ardaydiisa team sheikh ibrahim walal qalbi wanagsan ❤❤
@abdiaziizyare45823 жыл бұрын
Siciid qalinle nooqa soo diyaari plz yaa iigu raacsan DAYAX FILMS
@maizaqulqul90603 жыл бұрын
Waaw rer xamar wa goob ku raxeyso dalkga wllo V8 lga wata🤸♀️
@chamaapdyofficial41623 жыл бұрын
Next SaalaX sanaag
@Abdiasiis_official Жыл бұрын
🎉 11:55
@sabaadabdirahman443 ай бұрын
Masha allha❤❤❤❤❤❤❤
@Updi70793 жыл бұрын
Barnaajika labaad saaxal sanaag bu noqonaya iga qora .....
@MBmubaarig3 жыл бұрын
walaalkaye ama walaashaye illahay darti igu soo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdifataahgiriyaad3 жыл бұрын
Abdirahman Elmi Hersi Sxb Hal talo oo xaga editingka ah xaga codka cali zaki Mono ayuu galayaa intaas inaga sax brother
@cabdirisaaqismaaciil73423 жыл бұрын
haa saxib stereo ayaa fiican inuu ka dhigo
@nasramoha1853 жыл бұрын
M. Allah Cali Zaki legend is the legend ❤️💯♥️🙏💯❤️🙏🙏
@samsammataan1002 жыл бұрын
💋💋💔⚘💋
@dadirhanas85343 жыл бұрын
Kuwa horay usoco ku dhahaya way kaa waalayaan sxb
@qeyraadan24583 жыл бұрын
Mashallah bro
@aragzancabraxman43593 жыл бұрын
Dayax wuu tagoo talaabsaday horumar wcn wll adiyo ali zakiba
@cumarfaarax90353 жыл бұрын
Thanks boss 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@katerina-df3eq3 жыл бұрын
Cali Zaki fanan aan taageroh❤
@nabriismohometh28633 жыл бұрын
Team school shiikh ipraHim ismujiya 😅
@xabsacawil93763 жыл бұрын
Mashalaaha wlll qali ale hakucawiyo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdijibarproduction35373 жыл бұрын
08:17 wadada guusha ku lahaa fan la galaa adeer wado guuleed maaha waakii bk sheegay waa wado dhuxuleed