BiLahi Siciid Qaline Adbab U Tageera Fanan Lama Simo Heesihisa An jeclahy Faleepo, Khadra, Hodan ,& Kun ka Ron 💯💯Siciid Nin MazuLa Salani korkaga 🥰🥰🥰
@ilhaanmohamed76593 жыл бұрын
Eedo quruxow codkaa fiican ku akhri quraanka kaas aya if iyo aakhiroba ku anfaacaya
@mysterygirlmyself48183 жыл бұрын
Wow😍cod aan caadi aheeyn oo yaab leh ka dex guuxaaya wiilka yar😳oday dhali kara codkiisa lamooda😃quruxloow waan ku taageraa😁fanaan qaali ah hore usoco😍
Mansha allaah dayax films waan INI salaamay abdiraxmanow Wll waxaa Ku xijisaa Sakariye kobciye documents ka soo diyaari Wll guuleyso meelkasta joogtid #from laascaanood
Qalinle waa fanan codkiisa iyo muqisaba Aan jeclhy markii SAS lo ego maba is dhaheysid inankan yar ayaa codka leh marbaan is dhahay codka mala dul saray lkn codka weyn waa hibo ebe ku siiyo sida Hassan adan samatar hada kahor ayaa mid aan walalo nahay oo dhageysanayo qalinle ayaan ag fariistay markaas baan ku iri wllo odaygan ma asago weyn miyuu fanka so galay markaas buu yiri wa inan yar ee maku tusa muqisa markan arkay waxan dhahay sida tiktok cml ayaa laso saray iga daa ciyarta kadib wan sii dawaday waxan ogaday in uu yahay cod alle ku maneystay m.a allha xafido dhaman raga iyo dumarka somaliyed
@princessaisha98533 жыл бұрын
Wll dayaxow barnaamijka maad noo soo badisid duca qabe aniga you kaaga waxa ugu jeclahay waakuma fananaka I.a isku day inaad noo soo badi sid 😌😔🇸🇴🙏
Masha Allah Abdirahman Dayax, waan ku faraxsanahay iyadoo waayadan aad si u mashquushey oo lagu waayey inaad dib barnamiyadaadii boodhka uga soo jaftey. 👌😂 Sow adigaa ku daah furey MAALMAHA QALLOOCA & 70s/kii. Thanks brother horey u soco 🥰
Alla codkan hadad Quranka kariimka kuaqrini lehed aya ficned,wallahi bro,leave da songs and ask Allah for forgiveness,and start reciting da holly quran,am doctor safia thanks
@faadumocabdulahi44223 жыл бұрын
Asc walal waan idinsalaamay salan ka dib Wxan ahay gabar somaliyed waxaa igu dhacday qiso Aad ulayaab Badan Markaa xagaan kalasooxariiraa walal Adigoo Raaliya waxan doonayaa in Aan idinla wadaago
C/raxmanow soo qabo suldaan seraar wan kasuguyna bro
@mursalabdirahman53873 жыл бұрын
Fananan aan tagero keep going qalinle
@mohamedrashiid45953 жыл бұрын
Xasan aadan dhala weeye ninkan
@ahmedciiselanziini12813 жыл бұрын
Wll dayax adoo mahadsan cabdikariin cali shaah soo qapo
@xamdixaajimuuse50143 жыл бұрын
Wiilkan hben ban lakulmay 2018 ayan ku arkay asago hesaya xalfadi sanad guuradi puntland wlhay markan arkay o an maqlay codkiisa wxan iri ninkan xasan adan bu u cod egyahay
@farhiyamohamoud4562 жыл бұрын
Horaya u soc wllo
@alisakifarahofficial55823 жыл бұрын
Fanan jira
@moabdi38603 жыл бұрын
Xuman ayaad uga radinaysaa hargeisa lkn sidaada oo kale faaruq maha wuu kaa aqli badan yahay adoo 40years old 😆 🤣 😂 😹
@wardahussein71053 жыл бұрын
Haaa😂😂😂laxxxxx wey kan xanusahy
@farhanapdinour93713 жыл бұрын
ApdikariiN Ali sHaaH soo sameee TariiKhdiiSa
@hayaan87383 жыл бұрын
𝘉𝘰𝘦𝘏 𝘍𝘢𝘳𝘩𝘢𝘯𝘰𝘸 𝘮𝘰𝘨𝘥𝘪𝘴𝘩𝘰 𝘔𝘢 𝘫𝘰𝘰𝘨𝘰 𝘤/𝘬𝘢𝘳𝘪𝘮 𝘈𝘭𝘪 𝘴𝘩𝘢𝘢𝘏
@teamwaayaabfuns76013 жыл бұрын
War dadka dhan mxey carabu uga ordan inta illa aragtay like saar
@durdur773 жыл бұрын
Carab wax ka jeclaado maha cunsuriyada loo nacay
@fadumohassan47753 жыл бұрын
Dayaxow cabdikariim cali shaah ku xigsii wll
@simranmustaf56663 жыл бұрын
Next #saalax.sanag plzzz
@saadaqdiirie3 жыл бұрын
xam xamaa 🍂
@fuaadabdalle73313 жыл бұрын
Qalinle wa romace yaa ila arkey akhyarey ?Anigu aad ayaan uga hela ragga dumarkoda amaana anigu saas ayaan ahey hadadan amanin ima aha kkkkkkkkkkkkkkk