dayniile song 2012 OFFICAL VIDEO

  Рет қаралды 3,505,022

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

Күн бұрын

Пікірлер: 1 300
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 11 ай бұрын
Heskan wxn daawan jiray mrkan dugsi dhexe kasi baasay ee an secondaryga bilaabayey, still o an double bach ahy misna aan shaqysto wn daawan, old is gold Greeting from Gorowe walow an jeclaa inan konfur odhan mr tago misna hada ayan rjyn Sababto ah nabad bynu helnay Illahow wadnkena no wanaaji🤲🥰
@maxamedabshirmaxamuud8593
@maxamedabshirmaxamuud8593 4 ай бұрын
😂😂😂
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Dayniile wligay ma arkin lkn heestan ban ku bartay balze wa maqlay inay muqdisho kutaalo greetings from Sool iyo Sanaag Nolaada dadka meshas degan happy new year 2022 🎊😍
@xanaan24
@xanaan24 2 жыл бұрын
😂 xabiibi Deyniile aniga baa dagn wllhi m.a
@KefahApdul
@KefahApdul 2 жыл бұрын
Yaab badna adna daynile jeceshahay Ana maalinkasta gobalka sanaag riyo ku taagaa😂
@sundusxasan5024
@sundusxasan5024 Жыл бұрын
@@xanaan24 0
@realidil8987
@realidil8987 Жыл бұрын
Aan isku badalano apowe nooh🥺😂😂 love u sanag iyo sool❤❤🥺🙌🏾
@maxamedyaasiinengmoha5781
@maxamedyaasiinengmoha5781 Жыл бұрын
Anaa hada jooga beautiful
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Dhulkii udgoonga badnaa Curadka hawiye iskaleh Deyniile ❤💯
@ceynushamsiinaabuukar7354
@ceynushamsiinaabuukar7354 2 жыл бұрын
Dhiiiga
@-H4mburger-
@-H4mburger- Жыл бұрын
You know I hope 'hawiye' was the mother.
@Onirqa
@Onirqa 7 ай бұрын
@@-H4mburger-elaborate?
@Mohafarah1991
@Mohafarah1991 5 ай бұрын
Kama kaftanto murusada waa libaaxyada hawiye❤❤❤
@CadeQarawe
@CadeQarawe Жыл бұрын
11 sano ka hor bay aheed markaan deyniile bartey weligeyna ma tegin, dalkana waa jooga waan jeclahay dayniile inaan mar uun tago inshalah haddii aan ka helo cidaan ku martiyo.
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 6 жыл бұрын
2019.Deyniiile✌✌Alots of love from Hargeisa💟💟
@zechariyeali8725
@zechariyeali8725 5 жыл бұрын
tnx we love too
@ramlaabdullahi3400
@ramlaabdullahi3400 4 жыл бұрын
2020 viva daynile
@abdifitaah8235
@abdifitaah8235 3 жыл бұрын
waa 2021
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Thanks 🫡😍
@abdinajahahmed6373
@abdinajahahmed6373 Жыл бұрын
Heesta caawa ayaan dhagaysanayaa waa hees heer caalami ah, 10-03-2023, 11 sano ayaa ka soo wareegtay markii la soo qaaday, greating from Hargaysa, Somaliland.
@ayanahmed547
@ayanahmed547 11 жыл бұрын
Oo woow i love it dumashideey waa mahadsantahay sida aa u amaantay dhulka ciyaalkeeyga eey dagaan maasha alaah waana kufaraxsanahay heestaada adi iyo dalmar thank you markale
@nycdj8531
@nycdj8531 11 жыл бұрын
AYAAN HI H
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Do you live now
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@nycdj8531 do you live now
@husniproductions9363
@husniproductions9363 5 жыл бұрын
Deynile abahay aya sirgaal cidhan kahayn jiray Dhowladi Adan cade allow kunaharisa inkastoon hada somali kenya ahay
@farxaandaahir686
@farxaandaahir686 4 жыл бұрын
Somalinimada waa walodhashaa sxb mahii aad rer NFD tahay insha allah wan so ceshaynaa dhulkeena adinka iyo Somali galbeed insha allah
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@husniproductions9363
@husniproductions9363 3 жыл бұрын
Thank you bro i. A wan garidona barya samad kale
@abasmojeyte3858
@abasmojeyte3858 3 жыл бұрын
Sida darcad geeloo diri iyo wabxoodiyo Isha galhareeriyo daaqaya ceelbuur, Absolutely wlh our legends, 2021 ayaa dhageysanoyo
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Ilove dayniile Dhul aan jeclahy ,dhaladkii hooyadey macnteydi mom meeshey u dhalatay Ilove dayniile xariyaale gubta Wan idiin xiisay Wlhi 😭😭😭😭😭😭😭
@faaraxsaleebaanibrahim2169
@faaraxsaleebaanibrahim2169 5 жыл бұрын
Iu
@faaraxsaleebaanibrahim2169
@faaraxsaleebaanibrahim2169 5 жыл бұрын
Uuu
@abdalleomar2154
@abdalleomar2154 5 жыл бұрын
Markaad Abyiyaal Ma nahdid 😂😂😂😂
@amiirabintuhaji6648
@amiirabintuhaji6648 4 жыл бұрын
After 8 years kadib yaa dawanayo heestaan🥰2020 dayniile marki qurux noqatay🥰
@zakimagan5791
@zakimagan5791 3 жыл бұрын
Aniga kula dawanooya sharafeey ❤️❤️
@MoriEditz_c
@MoriEditz_c 2 жыл бұрын
kula daawaanaa
@faraxsanfunny9191
@faraxsanfunny9191 Жыл бұрын
11 years kadip😂😭
@MohamedOsman45-od4zz
@MohamedOsman45-od4zz Жыл бұрын
​@@faraxsanfunny9191 11 years😂
@YAXYEDAQARE
@YAXYEDAQARE Жыл бұрын
2023 ❤🎉😢
@fuaadahmed5332
@fuaadahmed5332 2 ай бұрын
Somali meel kastoy joogto wan salaamayaa si gaara waxan u salaamayaa reer dayniile from sool Lascanod 🤝🏻
@AbdirahmanShinaldo
@AbdirahmanShinaldo 2 ай бұрын
Thanks solay ❤
@fatumomohamed1966
@fatumomohamed1966 11 жыл бұрын
Laailaha ilallah muxamed rasulullah, ilahay ka xabsada dambiga iyo laqwiga ha isugu marxabaynina heesuhu wa dambi wana xaaran , quranka dhagaysta hadad wax dhagihina macansado o qalbiga idin qabojiya rabtan
@naaanqurux4982
@naaanqurux4982 4 жыл бұрын
fatumo mohamed adiga maxa kaso doontay meshan so dambiga wax kuma lihid sheikhada ayad iska dhige sheikhad hees kama dhageysato KZbin ha dawanin adiga dadkana dambigoda aya leh
@mascade6333
@mascade6333 4 жыл бұрын
thanks
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 4 жыл бұрын
@@naaanqurux4982 caqliga somalidu wakaas hadaad wax usheegto kabaxsan maysid adigoo dhanka fiican ka eegaya ar may inay dadka wacdiso uso gashay iyadoon dhagaysan
@fuadcalicilmi223
@fuadcalicilmi223 4 жыл бұрын
Shukran 💯 💯 Wll
@abdirizakmahad8278
@abdirizakmahad8278 4 жыл бұрын
Waa hadal wanagsan wll 7years ago ayaad so qortay bal hadda miyaa nooshahay wll
@rumanhillwa7760
@rumanhillwa7760 4 жыл бұрын
Deyniile awal looma dalxiisi jirin lkn hada ee u rumoowday heesta 2020 Kadib ya dawaday 🤣🥰😘💖💥
@maroj8215
@maroj8215 7 жыл бұрын
OMG this song makes me fall in love bt with no one 😭. btw Farhia looks so nice DAMNNN 🔥💕
@wadanimedia8174
@wadanimedia8174 6 жыл бұрын
😂😂really
@sumeyaadanjuneydy8517
@sumeyaadanjuneydy8517 5 жыл бұрын
Viiva karaanle hawiye curudka wllhi wanijeclahaay♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯
@mohamedabdulakrim5052
@mohamedabdulakrim5052 5 жыл бұрын
mahadsanid wll.
@mohamudapdi3755
@mohamudapdi3755 4 жыл бұрын
Wlhi dadkii xanuunkii waa wada gadhay wayo waa laga helay xanuun layirahdo qabiill qafooro raxiim
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Ithopia copy
@caanobooro1446
@caanobooro1446 6 жыл бұрын
20 march 2019 yaa dhageeysanaayo like ta igu soo qabo wll MCN mhdsanid🤣🤣🤣❤❤❤👇👇👇💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏😂😂😂inaba caadi ma aha heesta
@abdirahmanayusuf6620
@abdirahmanayusuf6620 5 жыл бұрын
ygfe
@ahmett995
@ahmett995 5 жыл бұрын
waaa heestii ugu horeyse aan gageyto maxaa diidaa inaansaaari like
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@ahmett995 mhdsanid saar SaaS Laga rabaa
@axlaamsaciid1769
@axlaamsaciid1769 5 ай бұрын
2024😂❤
@mariayy7978
@mariayy7978 12 жыл бұрын
Dayniile is the most beautiful place mashaAllah. I loved this song.
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 2 жыл бұрын
Rani ⛸️⛸️😙🎤🎶
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Are you live now😳😳😳😳
@xamaartebashiir1285
@xamaartebashiir1285 2 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi Hh
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@xamaartebashiir1285 mxaa qixiiya
@qadroaadan6797
@qadroaadan6797 Жыл бұрын
Nio manooshahay ileen comentiga waxaa soo qortay 11 sano kahoree
@nsheikh2473
@nsheikh2473 Ай бұрын
Who’s here November 05/2024 😂
@CabdiraxmaanCabdishukri
@CabdiraxmaanCabdishukri Ай бұрын
Waa wada Joogna 😂😂😂
@BarwaqaisakAdan
@BarwaqaisakAdan Ай бұрын
Me 22 2024
@Abdishakurhassn9
@Abdishakurhassn9 23 күн бұрын
😂😂😂 10 sano kadib xataa wan jogaa hadan nolahay😂😂
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
From toronto dayniile dhulki reer aabahey adban jeclahay 🥰💟🙏
@shakuurahmed232
@shakuurahmed232 2 жыл бұрын
Toronto Halkee ka jogtaa Aniga Alberta Adiga Neh
@mohamedfatih8889
@mohamedfatih8889 4 жыл бұрын
Rer abtigey kibir jabshe family hda dawaneso 27 feb 2020 like isaar😍😍
@shindesmohamed9347
@shindesmohamed9347 3 жыл бұрын
15th february 2021 ayn dawonoyaa
@ramlailmi
@ramlailmi 3 жыл бұрын
@@shindesmohamed9347 😂me too
@mhmmom9019
@mhmmom9019 6 жыл бұрын
Ar yaa iladawa 2019:) 😗😗😗😍😍 deynile dalmarodi kamadalo 💪💪💪👂
@kabtankaxafada2545
@kabtankaxafada2545 5 жыл бұрын
Me
@qaalimohmed7856
@qaalimohmed7856 5 жыл бұрын
Maqaarow
@mu_sff
@mu_sff 12 жыл бұрын
Her smile is priceless! Best Somali song for me even though I don't understand much of it.
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Hadda manosha hy nio
@kingibra967
@kingibra967 2 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi Waydii 😁😄
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@kingibra967 🤣🤣
@عبداللهمحمد-ي5خ1ث
@عبداللهمحمد-ي5خ1ث 7 жыл бұрын
Viva Dhulka Belwynta Curadka Hawiye❤👉👏 wixii idin Necep ankaa Necep
@quuenaragsanbbe2890
@quuenaragsanbbe2890 5 жыл бұрын
Oo macurad ka hawiye baa murusade
@khadarabdi2728
@khadarabdi2728 5 жыл бұрын
@@quuenaragsanbbe2890 Xss
@mohamedabdulakrim5052
@mohamedabdulakrim5052 5 жыл бұрын
saas weeye.
@ciiseyare3369
@ciiseyare3369 5 жыл бұрын
Hhh nio cuqdad weyn kugu jirteeee ilaah haku caafiyo heeee
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 5 жыл бұрын
Dayniile iyo xamar ba hawiye male Somali wayn baa le ader
@halledhde66678
@halledhde66678 5 жыл бұрын
MY home ❤❤deyniile😍😍ninkii ka maseersan asigee dhibee wax lagama qaban karo
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 5 жыл бұрын
Dayniile ma arag lkn insha allah wan arki doono love from burco somaliland
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
insha allah , lkn ma ogthy inee tahay degmo kamida mogadisho
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 4 жыл бұрын
@@alibinali2141 wll muqdisho wan tagy meel degmo kasta oo ka midana wan so arky lkn dayniile wan hilmaamayba laga yaabaa tawfiq .daara salam sgoyska dabka waa beri xeebta liido madiino bakaaraha melahas oo dhan wan arky masha allah
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
@@tayaysteinayuusuf3776 wll daarusalaam ayaaba kamida deeyniile . Wixii toowfiiq ku aadan oo laamiga warshadaha dhanka kale kajira ayaa deeyniile ah *Sidaa awgeed hadaa daarusalaam tagtay deeyniile sidaasaa ku tagtay*
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 4 жыл бұрын
@@alibinali2141 haaa hadey sida tahay wan tagay dayniile hhhhhh alla ya cizak waanan aqoon wll geel indho kuul muxu ka yaqaan 😂
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
@@tayaysteinayuusuf3776 hhhhhhh hambalyo hee wll gobanimo ku noolaaw👍
@quruxish
@quruxish 12 жыл бұрын
Viva murursade iyo taageerayaashooda cadoow-ga allaha jabsho haha
@noahmohamedahmed6742
@noahmohamedahmed6742 4 жыл бұрын
Viva murusade Abaayo
@nawaalhaji1129
@nawaalhaji1129 3 жыл бұрын
Wllo adi manoshahay 8sano gahur ayaa quralkan qorti
@nawaalhaji1129
@nawaalhaji1129 3 жыл бұрын
✌🏻✌🏻✌🏻🙏
@kifahmohamud7230
@kifahmohamud7230 3 жыл бұрын
@@nawaalhaji1129 😂😂 suasha cadi maha allah u naxaristo marksta
@akjr8605
@akjr8605 Жыл бұрын
@@nawaalhaji1129 adi laftaada ma noozhay 2 zano ka hor ba qortaye
@dilaasuujino
@dilaasuujino 3 жыл бұрын
Dhukii boqortooyadi karanle kibir jabshe murusade weyn Ceelbuur dayniile howlwadaag galhareeri all deegaanada boqortooyada murusade allow barakeey❤️💕😍🙏
@cfitaaxosmaan2196
@cfitaaxosmaan2196 6 жыл бұрын
#ree #deynile Big Respect Wllhey cizo Ku noloada #Abgal & #murusade ,😍
@AA-ct7so
@AA-ct7so 6 жыл бұрын
Waa sas hoob reer deynile jecliyaaaaaa
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 4 жыл бұрын
Inta rabto deyniile guri barwaqo iney dalxiis ku tagto liketa ha ila dhafin
@haboonmaxamad622
@haboonmaxamad622 7 жыл бұрын
sidi deynile o daraha lagu naste ax ax jecliya deynile kabayare wad kabaxsatay mcnto inolow intey nolol jiirto xabibti 👌👌👌 👈 👏👏👏👊
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk Dayniile miyaa loo dalxiis tagaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@fcizza8194
@fcizza8194 10 жыл бұрын
Saanoo kalaa loo heesaa hadii kalana waa layska dhaafaa Big luv 2 Farhia and Dalmar ❤️❤️❤️
@soomaalijecel8013
@soomaalijecel8013 7 жыл бұрын
Deyniile daarta dalxiiska tacliinta iyo suugaanta viva dayniilee iyo guud ahaan soomaali weyn
@sundusabuukar4771
@sundusabuukar4771 5 жыл бұрын
Jclkaygii kowaad iyo xasuustii dayniile 😍😍😍
@nimcomaxamud142
@nimcomaxamud142 4 жыл бұрын
dalmar iyo farxiyo wan taagera heeso hooda
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 7 жыл бұрын
from somaliland lkn daynile wan jecladay hestan aawaded wan arki dona mar uun insha alh
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
CABDICASIIS FARXAAN TECHNOLOGY wan arki huno cade waadna tagi insha allaah Aniga wan tagay dayniile 2007 ki waana jeclahy wlhi
@rumaanahmed2913
@rumaanahmed2913 7 жыл бұрын
CABDICASIIS FARXAAN TECHNOLOGY wankugu sodhaweynaynaa 😍😍😍😍
@fmohamud2237
@fmohamud2237 6 жыл бұрын
DUNIDA noo kaalay walal 🌹😘😘😘😍
@hamdahamdaabdilahi7462
@hamdahamdaabdilahi7462 6 жыл бұрын
@@Hashipodcast Hhhhh wayyy alla beerka
@maarialovly9762
@maarialovly9762 5 жыл бұрын
@Rob Weyne qof dhulkiisa caaynayo allow damiir noyeel
@abdisalamhassanahmed2023
@abdisalamhassanahmed2023 5 жыл бұрын
Halkaan ku dhashay Deyniile walina aan ku noolanahay kuna dhiman doono i.a. i love it.
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 4 жыл бұрын
Dayniile waa dhul aan jeclahy wxn rajaynaya in aan mar un tago insha allah 21.jul.2020 🥰❤
@nadarabdulle9754
@nadarabdulle9754 Жыл бұрын
Kusoo dhaweeneenaa boqortooyo
@Mahadale
@Mahadale Жыл бұрын
Matagtay wll😂
@drmohamedshoobaayehaaji
@drmohamedshoobaayehaaji 5 жыл бұрын
Waligeey Anigoo Deyniile Tagin Baan Cawa Deyniile Ku Hoyanooyaa Heestaas Logu Magadarayne Waanku Raxeysanoyaa Plzz Like igu Sharaf
@mohamudapdi3755
@mohamudapdi3755 4 жыл бұрын
Wankahela heestaa dayniile
@farxiyoxajif7274
@farxiyoxajif7274 4 жыл бұрын
Kkkk
@monaliiza4714
@monaliiza4714 4 жыл бұрын
Sida deyniloo😘 Daraha lgu nastiyo Deegan qurxoono💋🌷 Loosoo dalxiis tago❤❤ Www viva deyniile Like this song❤❤🌷
@nawallovemom3931
@nawallovemom3931 7 жыл бұрын
Woow heestaan 2017 December hada dawanayso like isaar viva daynille 😂😂😂😂😂😍
@iammohaa5425
@iammohaa5425 6 жыл бұрын
Hada igu horeso wapaaa 😭😭😂
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 жыл бұрын
Dayniileee ❤❤❤💋💋💋
@saaficadey88
@saaficadey88 4 жыл бұрын
Rer deynile xaraayale gubta ❤💯Mursade land luve dhiga Ayeeyo mcn rerkygda wn idin jclhay from xmar cdey🙌🏻 barxada deyniile mesha la isku arkay ahaa
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen Жыл бұрын
Hada soo dhawoow ayadoo dalxiis kaga furay ❤maamii
@salmaearly611
@salmaearly611 8 жыл бұрын
woow dayniile iyo ceelbuur
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Salma Early viiva deyniile iyo ceelbuur dhulki macnteydi mom ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋
@quenmaryama6995
@quenmaryama6995 5 жыл бұрын
My Home deynile Thanks our fanadenA and our legend dalmar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️👌👌
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 3 жыл бұрын
Hbn Jimce ah 2022 ceergaabo xasuus buu ii noqon doonaa comments kani haddii aan sannado badan nolosha kusii waaro waxay maalmo dhaaftay sanadkan cusub lkn berri laga yaabee inaad aragto inay sannado kasoo wareegto rabbi riyooyinkeena iyo himiladeena haynoo hirgeliyo caafimad qab iyo cimri dheer u rajaynaya qof walboo comments kayga arka 🙏🙏🙏🚶🏽‍♂️🚶🏽‍♂️🚶🏽‍♂️🚶🏽‍♂️
@abdulahisheikh4687
@abdulahisheikh4687 2 жыл бұрын
dabaYshiii jacaYlkiYo cishqi baaN dareemee ayyyy so fav walahi such a memory
@adnoomar3626
@adnoomar3626 7 жыл бұрын
sida deynilo daraha qurxoon loosoo dalxiistago afkaaga caano lagu qabay kabayare reer abtigay waan jeclhy
@engabdullahigutale4705
@engabdullahigutale4705 6 жыл бұрын
Adno Omar murusade haa tahay cun
@zamzammohamed1521
@zamzammohamed1521 4 жыл бұрын
Deyniile daaro maba lehe waa duuur cidla xaafada jiingada kasamaysana way kuyaalan waan qosla markaan beenta arko xaqiiqadana aan ogahay
@mohamedyare2942
@mohamedyare2942 4 жыл бұрын
@@zamzammohamed1521 daaraha lagu nastiyo marka lagu dhahaayo ma wax aad utaqaaaad dqbaqyo dhaadheer KUSALAMAY manooshahay Abayo 🙏🙏🙏
@caabicanada7887
@caabicanada7887 11 жыл бұрын
@bashkahared5121
@bashkahared5121 11 жыл бұрын
wixii jiran alle ha caafiyo gabadhaan waxey faansatay meeshey u dhalatay meyna ku mahadsantahay ciddii jirinna caafimaad alle hasiiyo hawiyana waa dad sharaf leh
@sumeyaadanjuneydy8517
@sumeyaadanjuneydy8517 5 жыл бұрын
bashka hared aad iyo aad♥️♥️♥️🙏
@maryanahmedali9059
@maryanahmedali9059 5 жыл бұрын
Runta waye
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 8 жыл бұрын
Somali oo qabyaalad iska dhaaftay allow itus
@ilyaasmoha4495
@ilyaasmoha4495 5 жыл бұрын
I am from cadaado and i love dayniile
@abdimustafe402
@abdimustafe402 3 жыл бұрын
I'm From Qarijiqood wn Ka hela hestaa
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
From cadaado ❤
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 11 ай бұрын
Same ❤
@MascuudAbuukar-w2e
@MascuudAbuukar-w2e 11 ай бұрын
Welcome to deynile hppi😊 23/01/2024🎉❤
@daadircarab7282
@daadircarab7282 5 ай бұрын
@@abdimustafe402😅😅😅😅😅😅😅😅😅 😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😮😅😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😮😮😅😅😅😅😅😅😅😮😅😮😅😅😅😅😮😅😮😅😅😅😅😅 😅😅😅😮😮😮😅😅😅😅😅😅😮😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😅😮😮😅😅😅😮😮😅 😮😅😢😮😅😅😅😮😅😅😮😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅😅😮😮😮😅😅😅😅😮😮😮😮 this😮😮😅 😅😅😅😅 😅😅 😅😅😅😅 😅 this😮😅😅😅 😮and the fact that you I 😅have 😅😅 😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😮😅 I 😅😮😅😅😅😅😮 I 😮am 😅a 😅😅😅😅😮😅😅😮😅😅😅 😅😅😅😅 that😅😅😅😅😮😅😅😅😅😮 😅😮😅😮😮 and 😅😅 I 😅😅😅😮😅😅😅😅😅😮 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅 this 😅😮 😅😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😅😮 😅I think😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😢😅😅😅😅😅😅😅 😅😅 😅😮😅😅😅😢😅😮😅😅😅😮😅😮😅😮😅😅😅 I😮😅😅😮😅😅😅 and😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 😅 this😅😅😅😅 😅the😅😅😅😅 😅😮😅 😅this😮😅😮😅😅😮 😅and😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮 😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😅😅😮😅😅😅😮 😅😅 😅 😮😅😅😅😅😅😅😅😮 I😅😮😮 😅have have am 😅😅😅😮😅😮 I 😅am 😅😮 and😮😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅 😅😮😅😅😮😮😅😅 😅😅😮😅😮😅😅😅😮😅😅😅😅 I think don’t be 😮so hard 😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅 😅and😅😅😅 😮😮😅😮😅😅😅😅 😮😅 I😅😅😮 have😅😅😅 😅😅😮😮😮😮😅 😮I😅😮😅😅😮😅😅😅😅😮😅😅😅😅😢😅😅😅😅😅 😅😅 😅😅😮😮😮😅😮😅😅 😅 😮😮😅😮😅😅😅 😅I😮😮😅😅😮😮😅😮😅😅😅😅😮😮😅😅 this😅😮😅😅😮😅😅😮😅😮😮😮😮😮😅😮😮 😮I 😅😅😅😅😮 😅this is 😮😅😮😢😅😮😅😅😮😮😮😅 I😮😅😅😮😢😅😮😮 😮😮😅😅 😮😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮 and😢😅😅😮😅 😮😅😮😮😮😅😮 😮😮😮 😅I 😮😮😮😮😢😮😮😮😅😅😅
@kauzerkauzerina3327
@kauzerkauzerina3327 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanayaa heestan⁉️ Farxiya quruxda fanka somaliyeed imika waa la caayaa lakin hadhow dadka lagu faanay noqon wakhti ka dib Sida saado cali RIP iyo Qadiija qalanjo Alla ha Naxariisto
@hanadyare5509
@hanadyare5509 11 жыл бұрын
afkiina cano laku qabay farxiyo ina adeer waad ka baxsaday runtii maxaan kugu tilmaama dalmaroow markaada galhareeri shogto ayaan farxada dareemaa masha alaah ii nooladaa
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 6 жыл бұрын
Mid kamid ah heesihii nlozhyda xzuuzta ku leh 2012 ba iska dhagyzan jiry gabr aan isku fasal ahayn bn ku shukaansaday heesti mrkaaz anigo ah dhalinta wakhtigaaz madaxa so qaaday Hargaysa bn joogay hadana wadanka finland Bn joga caasumadiisa helsinki dadki wadanka ka yaacay bn ahaa inantiina aan is jeclayn wxay jogta wadanka malaysia oo jaamacad ka dhigataa iyadu waxbarashadii bay sii wadataa. Xumaa Qof aaad is weheshan jirteen oo aad kaLa fogaataan wxaz oo gocosha heestan ba iso xasuusisaY war hadaad jaceyl leedihiin dhowrta dadka idin jeceL ZlaaMa somali muxamed
@qadraaxmadsandhere2511
@qadraaxmadsandhere2511 4 жыл бұрын
Maashaallah wll guuleyso
@mahadofficial8915
@mahadofficial8915 3 жыл бұрын
AFKAAGA ISKU AMAAN OO CAD WYE FARXIYO KABTA ANOtheR 2022-DaawanoYaa inTa iGa Danbeyso Like buuxsha🔥
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 2 жыл бұрын
Ana kolkaan deeqa arkayoo daymoodayee dabayshii jcylkiyo cishqi baan dareeme 😭 xasuus xanuun badan ayaan intaa ku dareema deeqadaydii qalbiga dhawacaad gaarsiisay laba sano ayaa kaso wareegtay still markasta wuu damqadaa
@mohamedbakar2502
@mohamedbakar2502 8 жыл бұрын
Daynile the place to be and stay my Mum,s homeland love you so much my abtiyashe raxo igunolada
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
You still live😳😳
@Yasmin__AA-g9y
@Yasmin__AA-g9y 2 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi walaley dadka maxaa ka rabta u dilee
@nawalahmed4348
@nawalahmed4348 10 жыл бұрын
DEYNILE
@qaalidumar2433
@qaalidumar2433 2 жыл бұрын
MY HOME DEYNILE kma daaalo wlhi 2022 baa daawanayo deynile allow no dhowr from Gubta ❤🥰🥺🔥👌🩸❤
@faaizzaahmed2163
@faaizzaahmed2163 11 жыл бұрын
Maansha Alah ilaahow ku daay Farxiyo Kaboyare Cod iyo quruxba Alaha ku siiyey waad ku mahadsanatahay saad dhulkeena u amaantey
@zakiyare984
@zakiyare984 7 жыл бұрын
wlhi Xasuus my Reer Ayeeyaday Ubixii Aana Ka beermay Alle idin makey qaaado waaanu idin ku faanaaa
@boqoradapuntland9880
@boqoradapuntland9880 3 жыл бұрын
Dayniile xagee ku taal anay way dadkaan soomalinimada wadaagno noolaada 2021
@boqoradapuntland9880
@boqoradapuntland9880 3 жыл бұрын
@dream boy thanks brother
@boqoradapuntland9880
@boqoradapuntland9880 3 жыл бұрын
@Axmedpuntland sharafta hawga dhicin waa jamhuuriyad madax bnaaanee🇸🇱🇸🇱❤ Dayniile saw xaafadii yreyd oo maqaarka hoyga,huga io cuntadaba u ahaa saw maaha😂😂
@boqoradapuntland9880
@boqoradapuntland9880 3 жыл бұрын
@Axmed tuulada xun ee qarax land anaga ba idinku maamulna oo caqli io maskaxba puntland baa u ah Wlee wxaad u xiisteen gumeysigii io sidaan idiin gali jirney 1991ka hor io kadib ilaa hadda hoobiye ba abaalkiina ah eleyn caqli meesha kuma hysaanee😂😂😂
@boqoradapuntland9880
@boqoradapuntland9880 3 жыл бұрын
@Axmed cambuulo family🤫🤫🤭
@boqoradapuntland9880
@boqoradapuntland9880 3 жыл бұрын
@Axmed muhiimadu waa in caqli aan puntland ahayn aydan lahayn wxii laydinku talio iska qaada Allah na u mahadnaqa saa illahy baa cidanada carabaha idinka keenee😂😂 Jamhuuriyada puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@MoriEditz_c
@MoriEditz_c 2 жыл бұрын
wn salmyaa qof walboo comminticgan aqrinya waxn ku rajaynyaa caaafimaad iyo farxad aaan dhamaan
@ladancadey1976
@ladancadey1976 2 жыл бұрын
My home 🏡 Dayniile 🙌💯💓😩dadka dhaladkaa ee asalkaa ad baaan usalamaya inta martidana sidkle 😂❤
@ayuubsocdaaal4866
@ayuubsocdaaal4866 5 жыл бұрын
Waxii deynille Jcl Like saara
@Maxamedx
@Maxamedx 12 жыл бұрын
si fiican baa loo sawiray, maasha.alaah looks great , good job Director and the singers nice song too.
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 жыл бұрын
Dabayshii jacayl kiyo cishqibaan dareeme
@AnfacD
@AnfacD 11 жыл бұрын
Masha Allah Dalmar & farhiya jira oojooga waligiin Top 10 aa ku jirtiin 2diinaba Ahmed tks br sida aad noogu soo gudbisay
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 6 жыл бұрын
Mursade kaba yaraan ku bartay bilaahi maan aqoon jirin 😍
@leylawadani4761
@leylawadani4761 6 жыл бұрын
🤣😂🤣🤣😂🤣
@maryanali2606
@maryanali2606 5 жыл бұрын
Kkkkkkk anigu waxaan ku bartay Khayrre iyo Kabayare
@jokejoker4752
@jokejoker4752 5 жыл бұрын
fartuun abdalla aniga qeyraa ku bartay
@xussenshuceb1430
@xussenshuceb1430 5 жыл бұрын
Culusow
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
Mursade waa curadka hawiye. Yasida jooji naage dhaleen kula hadlooyso caga dhigo yartaay. Viiva karanle kibir jabse.
@abdifatahgolden3554
@abdifatahgolden3554 3 жыл бұрын
Dayniile Dhulki Uduga Beelwaynta Murusade biyo mcn & hawo nadiif ah & doog cagaaran .
@daahirabiip7927
@daahirabiip7927 2 жыл бұрын
Yaadhagaysanay 2022 ❤❤💯💯heetan waanjecelay oo magacayga ayaakujira
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Cishqi ban dareemay daynile❤❤ kabayare qrxleey wye xiligas saas ulabusan jiratay ilbaxnimo❤
@ShishaMina
@ShishaMina 12 жыл бұрын
She is most deffinatley the most stylish somali singer that i have seen!!..GREAT TRANSFORMATION!
@faizoabdi5017
@faizoabdi5017 3 жыл бұрын
Qaqq
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Are live now😳
@kingibra967
@kingibra967 2 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi intana ma joogtaa
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 Жыл бұрын
11 Yr Ago Comment ka wakhti dheer ma arag😊
@ahmedshakiepofficoel4161
@ahmedshakiepofficoel4161 3 жыл бұрын
Yaaa ila dawanya 2021 29/9/2021 gabadh ila xad isjeclen jecel oo deeqa la dhaho ayaan ku xasuustay oo iso garacday oo idhah day heesta ayaan kugu xasuustay wacana markad qof ku jecel uuu wax aaan la ilawayn kugu soo xasuusto macal hadii aad is waydaan alle haku sharfo
@moitobio5080
@moitobio5080 6 жыл бұрын
2019 😍😍 Viva deyniile My Dagmadeydah💓❤❤
@haloyelooffical9584
@haloyelooffical9584 5 жыл бұрын
Is good sing
@YAXYEDAQARE
@YAXYEDAQARE Жыл бұрын
wll ma ii jeda😢
@Nursalah2
@Nursalah2 2 жыл бұрын
Reer Dayniile ilahay markiis heestan baan ku jacelahay gabarna ima siinayay ka waraan war ha leeyga soo gar baxo Dayniile mar kaliya lugta waan soo dhigi inshallah ❤❤ 1:01
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 Жыл бұрын
Walgu siinayaa wll soo dhawoo 🌹
@abdullahiosman5605
@abdullahiosman5605 11 жыл бұрын
i love this song manshallah i am a somalian kid i am 12 years old and i am i am love this song touch my heart i can sing all of it and i am 12 years old people are amazed of me love u guys heaps
@mohamedabdulakrim5052
@mohamedabdulakrim5052 5 жыл бұрын
wow!
@hodmanqurux9164
@hodmanqurux9164 Жыл бұрын
Yaaa ila dhageesanooya 8/6/2023/ subax qamiisa 7:36AM ❤❤❤❤ jcliyaaa dhulka reer tolkeey 🩸🩸❤️❤️❤️💋💋💋💋
@mahammed654
@mahammed654 12 жыл бұрын
waa meel alle barakeeyay doogga iyo xoolahab waa ku badanyihiin waliba magaalo qadiima waaye anna waan jeclahay
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
Hees waydhaftay tani❤hesta kali ahe dayniile laga dhagysto😂kaftan❤idin jeclhy dhaxalka noloshyda bad abtiyaal utihin❤😍😘🌹🙏
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Жыл бұрын
20 8 2023 heestan aad baa u jecalahy likta yaa la iga baqiilin😅😅
@ayaandahir2952
@ayaandahir2952 Жыл бұрын
Deynile❤️galhariri wabxo celbur ❤️❤️❤️🩸rer abtigey mcn dhulkodii shrf iyo karamo abtiyal ❤️❤️❤️❤️❤️murusade ❤️❤️❤️❤️from ogadeniya🇬🇲
@caaishonuur6822
@caaishonuur6822 Жыл бұрын
❤❤❤
@nimcoabdirahmanyusuf1363
@nimcoabdirahmanyusuf1363 Жыл бұрын
Jah cagsi aya nahy aniga reer abtiyasheyda ogaadeen abaheyga mursade 😊
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
2019 Yaa ila daawanayo ☺👨‍💻
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 6 ай бұрын
Dayniile my home heestan aadbeen ujeclahay reer dayniile tolkey nolaada❤
@anishaslifestyle4889
@anishaslifestyle4889 5 жыл бұрын
Heesta murusadaha hada murusade tahay like kuqabo
@zuldanzaid2997
@zuldanzaid2997 Жыл бұрын
Ayy Hees wey dhaaftay legend Abdi iyo Kabayare Deyniile guri barwaqo heestan wn jeclahay murasade ma'ihi Dhulbahantena ma'ahi garan mayo sppta aan sanadkii dhamaado halmar baan dhageysta
@deqiinappe9454
@deqiinappe9454 5 жыл бұрын
Mursadanimo ❤💋🌹👈 fmly burjiko cadowgiina ha ciil baxo😘
@sharmaakemo5401
@sharmaakemo5401 5 жыл бұрын
deqiina ppe hhhhh
@queencatika9423
@queencatika9423 4 жыл бұрын
❤❤❤
@m.jiinow1688
@m.jiinow1688 12 жыл бұрын
Masha Allah Farxiyo, hees taan aad ayey u macaan tahay adiga iyo Dalmar aad ayaad ugu cod macaantihiin. good job, I would like more songs like this.
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Do you live now
@malyuunofficial5635
@malyuunofficial5635 6 жыл бұрын
2018 ya dawnya
@Mubarikmoha
@Mubarikmoha 6 жыл бұрын
maalaa maala ☝☝☝☝ Quruxsanteena aanaa like jira 😙🙏
@suldaanyare6454
@suldaanyare6454 6 жыл бұрын
maalaa maala aniga 🖕👆 oo manta tolkayga u xiisay i am frm deyniile wlh😚😙😗
@ahmedkobyar6955
@ahmedkobyar6955 6 жыл бұрын
Anaa daawanooyo GALAHREERI KA daawanooyaa
@asrarmah382
@asrarmah382 6 жыл бұрын
@@suldaanyare6454 boqortoyo💪❤️ 2019 mmadawee😂😂
@xaliimosacdiyocabdulahi6698
@xaliimosacdiyocabdulahi6698 6 жыл бұрын
.,
@cabdihabby5759
@cabdihabby5759 3 жыл бұрын
9 sano kahor heesta laqaaday hda deyniile waa goob loo dalxis tago 2021 yaa ila daawana ♥️♥️♥️ my district deyniile 🤚🤚🤚
@mohamedhaji2834
@mohamedhaji2834 11 жыл бұрын
waxaan layaabay soomaali intooda badan qabiil maxaa laga siiyaa,, meel kasta qaabil iyo qurun ,,.. ilaahay kabaqa waxaas walaga tagay
@hafsamohamoud8075
@hafsamohamoud8075 5 жыл бұрын
Qaraar lee ku hayaa
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 5 жыл бұрын
@@hafsamohamoud8075 qarar nuce sxbe qabil ma wax lagu fana qur ankasa meshan cml in malahan lakeno maqera
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 5 жыл бұрын
Qudhudhka qabil wala sodhafay
@saharaaskar2591
@saharaaskar2591 4 жыл бұрын
Subxanallaah
@farxiyoxajif7274
@farxiyoxajif7274 4 жыл бұрын
Ilaah umada qabiil hakamadoweyo
@TheAlmisGirl
@TheAlmisGirl 13 жыл бұрын
Nice song, Dhalinyaro Qurux badan, Codmacaan, Video tayo leh, Guri qurux badan meel la tuuro ma leh,,,, The Best Somali Video.. Farxiya Kaba yare nooolow xbbtii,, Dalmar yare halkeedaad dhigtay..Heestan ayaad ka wacan tihiin tiii hore,,,,, Please Lyrics nagu caawiya waliba Inta Dagmada Afgooye la amaanayo,, viva Afgeeye adn Lafoole...........
@saamiyaanuur9679
@saamiyaanuur9679 8 жыл бұрын
Gabadhaan iyo wiilkaan way isku fiicnaan lahaayeen
@somali4545
@somali4545 12 жыл бұрын
waaw inaba caadi mahan labada fanaan ee kala ah farxiyo kabayare iyo dalmar degaankii tixsiiloo maankiyo dulemada duunyada ku naaxdoo inaba cadi mahan thnx for ever kabayare and dalmar
@AbdullahiGaboobe2211
@AbdullahiGaboobe2211 3 жыл бұрын
Corona marku soo laba kacleeyay hadaa daawanesid like✌🙏
@missilhaan8455
@missilhaan8455 4 жыл бұрын
Alla deyline wan uxiise😪😪1993 baa muqdisho igu dnbese🤩
@ilyasamesh1323
@ilyasamesh1323 6 жыл бұрын
Cajiib love isaara inta dawanoyso 2018
@ifrahmusa3772
@ifrahmusa3772 6 жыл бұрын
Ilyas Amesh
@asadkalsooni2863
@asadkalsooni2863 5 жыл бұрын
Ilyas Amesh ❤️
@ayaanitasaleeban3843
@ayaanitasaleeban3843 Жыл бұрын
Dayline waan jecelay wlhi hestana wey ijeclaysisa ♥️♥️🫶maruun waan iman from hargaysa🥰💯
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen Жыл бұрын
Soo dhawow qaaliyy anaa ku joogo❤
@saidmohamedmohamud533
@saidmohamedmohamud533 4 жыл бұрын
2020 Ciyal daynile liketa halkan bac ku siiya🇸🇴
@ashrafabdalla3454
@ashrafabdalla3454 3 жыл бұрын
Ano 1sano jiro aa daynille li kenay qaxi aa ka maqnaa inta kale nolosheyda daynille aa ku qatay 2021;7:25 hbn axad 01:03 daqiiqo xasuus hada daynille jogtid like sar
Farhia Kabayare iyo Dalmar Yare Heestii Dhunkasho.by mucad.oday
6:54
mucadoday6
Рет қаралды 1,3 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 997 М.
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 9 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,8 МЛН
Hees midii ugu quruxbadneed iyo reaction buugiisawata😱
10:09
King maaruun1
Рет қаралды 980
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 959 М.
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 9 МЛН
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Aar Maanta
Рет қаралды 4,4 МЛН
Dayniile
7:32
Farxiya Kabayare - Topic
Рет қаралды 28 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,5 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН