Deeqsan Abdinasir | Heesta Gorofka | Music iyo Madadaalo

  Рет қаралды 38,784

Astaan Music

Astaan Music

5 ай бұрын

Deeqsan Abdinasir | Heesta Gorofka | Music iyo Madadaalo
Musicians:
Lead Guitar: Bile Cismaan
Keyboard: Bulshawi Beatz
Percussion: Bushar Famous
Drums: Buulo-xuubay
Bass Guitar: Abdi Aziz Hashi
Saxophone: Abdale Haji
Camera Operators:
Mukhaar dhuux
Maxamed mowliid
Abdalla shariq
Abdirahman khadar
Abdirahman muse
Sound Engineer:
Moha Haybe
Music Record:
Caafi Abdirahman
Editing:
Ashour Garaad
Production:
ASTAAN MUSIC
2024

Пікірлер: 24
@mokhayre9816
@mokhayre9816 Ай бұрын
Waad cadaysay inaad shal fanan tahay Deeqsan abdinasir golden vioce
@salihasaliha-ww8gs
@salihasaliha-ww8gs 6 күн бұрын
Dur dur band xalked bey dhigen
@farahdahir8554
@farahdahir8554 2 ай бұрын
1989 SAHRA DAWO MUQDISHO KU DAAWADAY ❤❤❤❤ DUR-DUR BAND
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 28 күн бұрын
Aniga 86 kudawadey tiyaatarka
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 28 күн бұрын
Xasuus xamar wayo waayo 86. Waqti fiican wadankii waa soo mare dad ilbax ah asluub reer magaal ah. Siyaasad iyo qabiil landhere iyo langab iyo dad diin kuqarabanayo majirin
@Hitthesack94
@Hitthesack94 5 ай бұрын
Caadi maha heestan sahro dawo ayaa qaadey wey soo dhoweysey inantu .. love it❤
@balanbalis3447
@balanbalis3447 5 ай бұрын
Ninkan bile cismaan halkuu ku qarsoonaa, caadi maaha aad baa ku salamayaa ustaad, Guitarka waad kaga hadashiisay 👍
@farxaanxiddiga4321
@farxaanxiddiga4321 4 ай бұрын
Waa nin cajiib ah walee.🔥
@user-iq4gg6vb2s
@user-iq4gg6vb2s 5 ай бұрын
❤deeqsan ❤dhal musik siday ❤u garaacayso ❤faraha eeg waa musigayste tolow ma garaacdaa ❤aabaheed ma baray ❤allaa yaa raxmee Adeerkaa ka baro ❤
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 3 ай бұрын
deeqsan iyadaaba sahra dawo kaga cod macaan musicagana waa classic
@guled669
@guled669 5 ай бұрын
A Gem 💎 from the Past
@ali2025-in9cc
@ali2025-in9cc Ай бұрын
xasuusdii sahro dawo waaaw ❤❤❤❤‍🩹💘💘💘💘💯💯
@cabdiodayDiiriye5612
@cabdiodayDiiriye5612 4 ай бұрын
Waah waah
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 3 ай бұрын
xasuustii sahro dawo
@moudahmed7046
@moudahmed7046 9 күн бұрын
xasuusti Sahra Abukar Abdi "Sahra Dawo" Fanaanadaan aad bay ii niyad jabisay waayo qaladaad badan ayay gashay, runtii waxaan rajeynayaa in aysan arkin sahra abukar cabdi "dawo" hestan la gaga ciyaran😢
@nimcowarsame7702
@nimcowarsame7702 5 ай бұрын
Waaw
@hassanhodan1577
@hassanhodan1577 2 ай бұрын
Hesta ayaa marki hore ku qaday
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 5 ай бұрын
Asal weeye mr bille waan salaamayaa
@somaliyameni202
@somaliyameni202 5 ай бұрын
Golden voice 😢❤
@SiikaweAdan
@SiikaweAdan 2 ай бұрын
Xasad sanaa astunta heesa inalasoo dago surta galiya
@alfanankuukaayyare9796
@alfanankuukaayyare9796 5 ай бұрын
Pppppppp bulo xubey ustaad waad na shiday astana hada dawasho ledahay
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 5 ай бұрын
Deeqsan ina abti nagada ciyaarta
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Ай бұрын
Way ku cabtay sahra dawo
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 2 ай бұрын
eeshqiyaasag sidaasa loo heesaa ama waala iska daayaa inanta waa asal fananad talohalkeyku qarsoonayd kolay sodaan u malaynaayo waa asal reer hargeisa kolkaan eego dhawaaqa ereyada in badan baan tabayey live music ama music toos loo tumaayo hargeisa hoyga fanka iyo suugaanta dhulka afka somaliga lagaga hadlo
Sagal Haldhaa | Heesta Maxaa keenay ceebaha | Music iyo Madadaalo
4:42
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 13 МЛН
DEEQSAN ABDINASIR | HAKA QUUSAN QOFKAAGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:07
Nimco Yaasiin - Daruuraha Hillaaciyo.
5:42
Astaan Music
Рет қаралды 15 М.
ARAGSAN MACALIN CAYDIID | MUDANIHII NAFTOW | NEW YEAR 2020
6:34
Somali Global
Рет қаралды 456 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН