Deeqsan Abdinasir - Ka Tashaday - Official Music Video 2020

  Рет қаралды 595,030

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Deeqsan Abdinasir, Qamar Suugaani, Suldaan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
Artist: Deeqsan Abdinasir
Song: Ka Tashaday
Lyrics: Abwaan Abdillahi Mideeye
Melody: Qamar Suugaani
Music: Cadceed
Camera: Liibaan Dahir & Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
Produced by Afro Waqal Furinle
kiin jaamac, suldan seeraar, hodan abdirahman, ismail dannan, mursal muuse, hees cusub 2020, heeso 2020

Пікірлер: 863
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 4 жыл бұрын
Waxkastoo macaan waxaa ka macaan kaalaamka alle qu'aanka kariimka❤
@axsanmustafe9682
@axsanmustafe9682 4 жыл бұрын
Haa
@marwakhadar6546
@marwakhadar6546 3 жыл бұрын
Runtaad ka hadashay wlhi 💥❤
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 3 жыл бұрын
@@axsanmustafe9682 98
@abdilaahiomar8252
@abdilaahiomar8252 3 жыл бұрын
Runtaa weeye wll
@ayanfarah7041
@ayanfarah7041 3 жыл бұрын
@@abdilaahiomar8252 👍👍👍👍👍👍👍👍🧖‍♀️
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 4 жыл бұрын
Hees kasta oo macan Waxa Un ka macan Quranka Alle”❤️🥰
@mahdibeel-daaje2204
@mahdibeel-daaje2204 3 жыл бұрын
Allow hablahayaga somaliyeed nin aan abaalkooga garanayn ha hoos geyn aamiin.👍
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@qalbiluula1225
@qalbiluula1225 3 жыл бұрын
Ameen
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Жыл бұрын
Aamiin lkn nin xun kaliya arkaa
@fardowshasan8009
@fardowshasan8009 Жыл бұрын
Amiiin amiin
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 2 ай бұрын
Amen
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 4 жыл бұрын
Waqal studio ninka markasta soo bandhiga Quruxda somaliland💚🤍❤ Bixin duula gobolka saaxil💯🥰 Thankz waqal💯❤
@ugbaadmalpoh670
@ugbaadmalpoh670 4 жыл бұрын
Ma saxil ku tala meshan Amazing wlhi weeyi quxux
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 4 жыл бұрын
@@ugbaadmalpoh670 haa wllo walibana xili roobaadka way kasii qurux badnaataa barkay wayn oo lagu dabaashana way ku taalaa
@AhmedHassan-my2gz
@AhmedHassan-my2gz 4 жыл бұрын
Caadi maha wlhi mashallaah dhulkeena hooyo barwaqada taala 💯😍😍
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Deeqsan Abdinasir Macalin Caydiid Dhal Fanaan🥰🥰🥰🥰 Goobta Bixin Duule Berbera Somaliland 🇮🇹 Thanks Waqal Muuqaalada Qurxoon eed Noosoo Gudbiso 🥰🙏
@kingmjiizowdmt7279
@kingmjiizowdmt7279 4 жыл бұрын
😍😍INTAAA NABIGA MAHAMED [SCW💋♥] JACEL LIKE SARAA♥♥
@faatuushmohamed2063
@faatuushmohamed2063 4 жыл бұрын
scw❤❤❤
@khadrazara9880
@khadrazara9880 3 жыл бұрын
Scw
@mulkimaxamed2330
@mulkimaxamed2330 3 жыл бұрын
Scw scw
@yahyekuriya885
@yahyekuriya885 3 жыл бұрын
Zcw zcw zcw
@sumeyamohamed3627
@sumeyamohamed3627 3 жыл бұрын
Scw scw 😍👋😓✊🏼
@queenamula5385
@queenamula5385 4 жыл бұрын
Inta sidayda hesaha is dhaha bisha soo socta iska dhaf hadana dhagaysta like isaar 😂😂😂
@abdiasiisahmed2582
@abdiasiisahmed2582 4 жыл бұрын
wLhi aNaa kuLa mida wLl mcn🤣🤣
@rukiaruuru4377
@rukiaruuru4377 4 жыл бұрын
Hhhhh adi heso lemoho ani cuntata bari walba isdhaha iskada hadana wan daldala un😂😂🙃
@Ikramyusuf1038
@Ikramyusuf1038 4 жыл бұрын
Wlhi anaa kula imda wll lkin wn eeg inta hore izka qada markiba
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875 4 жыл бұрын
Sidookale walahy iskadaa dhahaa hadana is arkaa anoo dawanayaa😂
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 жыл бұрын
Like me wllhi izku mid nahay
@hoodomaxamed1523
@hoodomaxamed1523 4 жыл бұрын
xaqa uu waqal ku leeyahay somaliland weli waa mid aan abalkisa laga marin. marwalba waxa uusoo bandhigaa qurucda wadankena somaliland💚🤍❤ gacantu kuma godo
@jeekoolrappniga7539
@jeekoolrappniga7539 3 жыл бұрын
Wadankena mise gobolkena😂😂😂
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
@@jeekoolrappniga7539 bisinkow lagaama riyon karo miyaa adi🤣🤣🤣🤣🤣👉🇸🇴❤
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 3 жыл бұрын
@@jeekoolrappniga7539 hooyada gobolku was faqashyahay caac dheh ciil qabto yahay
@hoodomaxamed1523
@hoodomaxamed1523 3 жыл бұрын
@@jeekoolrappniga7539 😅😅😅😅cawri mad waxkaga goyni waa wadane
@rumancabdi1534
@rumancabdi1534 3 жыл бұрын
@@hoodomaxamed1523 Lama aqonsano inuu wadan yahay 😂😂hada wa gobol waligii ne wu ahani😂😂👅
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 4 жыл бұрын
Heesu waxay dilan qalbiga fadlan iska daaya muslim #nabi #mohamed scw ❤️
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
Wax walba oo macaan kalaamka alle ayaa kamacaan Ilahow heesaha naga madoobe amiin
@wasaayebooy7148
@wasaayebooy7148 4 жыл бұрын
Deeqsan wllshy aad iyo aad baan kutageraa keep going
@mohamedabdikarin317
@mohamedabdikarin317 4 жыл бұрын
Nabiga ilahay iyo quraanka yaan like lagu raadin...😠😈
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 4 жыл бұрын
Inta Heesta KahEshaY ee OOG inu CadCed barteda dhigay Heesta like SAAr
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 3 жыл бұрын
Ka tashaday Adoonkii I Adoonsan jiray beri Ka tashaday Adoonki Ilmada iga qubi jiray Ka tashaday adoonki Aragaygu Dhibi jiray 👊 Waxa Nolosha Ugu Xun in qof BiniAdam ah oo aan ku doonaan aad ka dabo Calacaasho 😢 Tasho oo Naftaada Bahdilaada ka ilaali😍
@Naimaahmed-d6g
@Naimaahmed-d6g 3 ай бұрын
Waa tashaday waxbada taftayda waa duleeyey😢😢😢😢😢😢😢
@mahadali4520
@mahadali4520 3 жыл бұрын
Maftuux xaaskisa music ugu kala kacsan bu u tumaa 😍😍 wa xaq
@yusufyonis4322
@yusufyonis4322 4 жыл бұрын
Gabadhan inta codkeda u bogtay 😍 Rer hargaysa madaxa isarantihin waqal chanalka kaliye naga barjeyey cadanka keep going
@mahamedmohamudyusuf2506
@mahamedmohamudyusuf2506 4 жыл бұрын
HEES TAN HABLO BADAN BAA KU AAR SAN DOONA OO SUGAYAY INTA IGU RAACDAY LAKE HALAYGU QAB TO KA TASHADAY 😂👊🥀
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
Anigabaa ugu horey maantaban bilaabey😂😂😂anthem breakup female revenge song of the year indeed! Bye bye losers and deadbeat fathers and weak ass men period
@fatheahquruxsanfrxiyo9804
@fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 жыл бұрын
Saxiix walhy ana kow ka aj
@ardoayaanle4427
@ardoayaanle4427 4 жыл бұрын
Aniga kowa ka aha hadan ku karbsh damerka🤣🤣🤣
@nimcofaysal5752
@nimcofaysal5752 3 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi oo anigu ka mid ahay waliba wa xalka aan hda ku jiro oo aan ka bxay😭😭😴🤦‍♀️🤕😤😡🤬😈
@mahamedmohamudyusuf2506
@mahamedmohamudyusuf2506 3 жыл бұрын
Habla Hagagii Hooyooyin ka mustaq bal ka AllaH wax idin dhiba idin ma tuso Hargeisa Somaliland
@hoobalmedia1837
@hoobalmedia1837 4 жыл бұрын
wooow beautiful land scape❤ SOMALILAND 👇
@mkofficial1761
@mkofficial1761 4 жыл бұрын
Ka daa ha ka tashane hhhhh
@qadanali9434
@qadanali9434 4 жыл бұрын
Wa la ogyaay in Hadalka Alle wax walab ka mcnyay e hays dhax dhigan heesaha
@nuwaad4301
@nuwaad4301 7 ай бұрын
Waan ka raystay oonki iyo haraadki ka tashaday adoonki dhibta igu eeegu jiray💔😓ka tashaday adoonki ilmada iga qubi jiray 💔💔
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Wewe waqalka duula ninka markasta so bandhiga Qurxda somaliland ❤🤍💚 Deeqsan cabdinaasir the Queen of dance 🥰🔥 Kaa tashady dulufuow 😡😂
@252Qasaalimedia
@252Qasaalimedia 4 жыл бұрын
Adigan ku nacay youtube kiiba wlhi meelkaste comti ga dhiibaneysaa😂😂😂
@queenilkacaz396
@queenilkacaz396 4 жыл бұрын
Walle anaa katashaday 💪 liketa haila dhafin hadad sidayda tahy😐😧
@argsanmuuse1745
@argsanmuuse1745 4 жыл бұрын
Wlhi hestu Anay iga hadalysa waxa la moda inay deqsan urkayga ku jirto intay sidayda hestani ka hadlyso likte😪
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 жыл бұрын
Wakhtigedii ayay timi👌👍👍
@mariaelim4730
@mariaelim4730 4 жыл бұрын
Ka tasho wllo cidna haysu duleen 👊
@argsanmuuse1745
@argsanmuuse1745 4 жыл бұрын
@@mariaelim4730 ha wlhi wll wa sidas
@fosshassan7742
@fosshassan7742 3 жыл бұрын
Mcntey iska dulqado mar lee katashan donta
@argsanmuuse1745
@argsanmuuse1745 3 жыл бұрын
@@fosshassan7742 hye xbbti♡
@amiiracadey4730
@amiiracadey4730 4 жыл бұрын
inta heestuba anay ku socone la dhacdaY quruxda io bilicda bixin duuuL gopolka zaaxiiiL somaaLiland💚💭❤like dhac ku sii inder
@yurubdayib5593
@yurubdayib5593 3 жыл бұрын
Deeqzan abdi Nazir inanti hablah qurux wa xiizhodk adku dhaftay fanant kalèh🥰❤wntageer
@abdirahimsrk2588
@abdirahimsrk2588 4 жыл бұрын
What a beautiful landscape. Waqal, We really appreciate your displaying the beauty of Somaliland ❤💭💚
@queenfatuuzhismailqueenfat4779
@queenfatuuzhismailqueenfat4779 3 жыл бұрын
Yez I do
@adnahusen6203
@adnahusen6203 3 жыл бұрын
L n2²2 l0
@fartuungelle8677
@fartuungelle8677 3 жыл бұрын
@@adnahusen6203 qqq
@sidiiq_xupi8766
@sidiiq_xupi8766 4 жыл бұрын
Waar heestani Qaraxdee u,duceeya inay fanka kafadhiisato deeqzan cabdinasir mclin caydiid iyo O'Day maftuux ba allow kasoo hadee hadaad igu raacsan tahy aamiin dheh like tana dhag dhag Ku siii pro
@abdisamadmahamoud4036
@abdisamadmahamoud4036 3 жыл бұрын
👋
@neimamakeuparts5701
@neimamakeuparts5701 3 жыл бұрын
Ka tashaday adonki ilmada iiga qubi jiray 🥵💔😪
@aflaamcusub
@aflaamcusub 4 жыл бұрын
Wlhi ninka muzika kuutamy wuu kuu hagar baxay codkaagana masha allah Caadi ma ahn
@amiinsamadoon9560
@amiinsamadoon9560 4 жыл бұрын
Hees iyo badh... deeqsan&cadceed&waqalstudio🙏🙏
@Xaajimideeye
@Xaajimideeye 4 жыл бұрын
Mahadsanid Abwaan
@almas8915
@almas8915 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 maxa ku yidhen dhadhaxad bad tahay
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 4 жыл бұрын
Cadceed marku music tuMaYo koLay 10 shaYdaan ba La Tuma 😂😂
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣😁Wa iga qoslisey funny
@abdiwakiilismail1813
@abdiwakiilismail1813 4 жыл бұрын
Koley kamid aya tahay shayadiintaa 😂😂😂
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 4 жыл бұрын
Ma 10 kaliya malaha waa 100 haha
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 4 жыл бұрын
@@abdiwakiilismail1813 😂😂my my kama mid hiye
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 4 жыл бұрын
@@abdillahiosmanomar9612 😂😂😂
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 4 жыл бұрын
Qamar suugaani fankiba wuu sitaa Waxa ay fananiinta iyo abwaan musishinada ku free qamar lee arka Inta ninkaas inuu fanka qandaraska ku qaatay aaminsan Like ku muuji
@DrOlol77
@DrOlol77 4 жыл бұрын
Mashallah Bixn aduula qurux maanta u soo xusuusisay ,two yr ka hor iigu dambaysay Bixin Duule
@لطيفهبلال
@لطيفهبلال 3 жыл бұрын
This girl have future Her voice amazing .....
@faraxkhano
@faraxkhano 4 жыл бұрын
Dadkii ugu horeeyay ayaan ka mid noqday isoo booqda dhamaantii waad mahdsan tihiin
@nimcofaysal5752
@nimcofaysal5752 4 жыл бұрын
😭😭😭ka ilabaxay adoonkii ilamada iga qubi jiray😇😇👊
@zamiirahassan4749
@zamiirahassan4749 3 жыл бұрын
Naag codkeeda ku joogta fanka Fanaanad iyo badh thy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nastehoabdiaziz6304
@nastehoabdiaziz6304 4 жыл бұрын
Katashaday adoonkii dhibta igu eegi jiray😭😭
@yassinmohamed2145
@yassinmohamed2145 4 жыл бұрын
Hablaha sanadkaan oo fanaaniinta ah halka mid aan jclhy waa inantaan keep going xbbt ❤️❤️
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 4 жыл бұрын
Qamar suugaani fanaaninta iyo abwaan iyo music free lee ku ileen waxa free ugu haayan wax yar ma ahan waa nin fanka sita Bal day hada lee howraar hees laxanka saray lasoo geliyay hadane howraar
@ifrahmohamed6508
@ifrahmohamed6508 4 жыл бұрын
Woooow kabax nagta kaliyen ka tagero hargeysa iyada iyo najma nashad
@marwoabdimohamed6843
@marwoabdimohamed6843 3 жыл бұрын
ayyy😘deeqsanteyda heestan manta aniga ayey iga hadleysa no more jacayl iyo farax mashqulkisa🤚🏼😍hablow wax qabsada oo qiyaliga ka baxa🙏
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Ka tashaday Adoonkii kulahaa Adoon wala wada yahay AllaaH Adoon U wada nahay 😊
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
La iskama heese İnantan fanka wey u dhalatay oo waa lga dareemaya fanan dhameestiran deeqsan 🥰🥰🥰
@dunxariira9922
@dunxariira9922 3 жыл бұрын
Waxa garad wayo badna allhe Yaciska Yaciska quruxey😍😍
@mandela2262
@mandela2262 3 жыл бұрын
Cabdilahi Mideeye ayaan u daawanya inaan midhahisa dhagaysto
@deqa1227
@deqa1227 4 жыл бұрын
weYy deeqzaN abdih nasierr🖤🥰
@wacan4153
@wacan4153 4 жыл бұрын
Ilahay ban kugu dharshe like isar 🥺😢❤️
@caalamiinyareofficial1671
@caalamiinyareofficial1671 4 жыл бұрын
Waw heestii sanadka watanaaah khadar waqal maqal studio ugu qaaljsan soomalidah
@mohazan6578
@mohazan6578 4 жыл бұрын
waqal wlhi waanbka yaabey sida uu wax u sameyo keep going bro
@kornelqaddafi8111
@kornelqaddafi8111 3 жыл бұрын
WAw waqal wlhi cid ankugu mtalo ma aqaaano Duni kle. A.a.Level
@wardayusuf4132
@wardayusuf4132 4 жыл бұрын
Quruxda somaliland iyo waqal 💚💭❤
@dugsiyeismacil1657
@dugsiyeismacil1657 3 жыл бұрын
Heestan ani igu socotaba ka tashaday adoonkii ii aadoonsan jiray
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Free fanaankii fanaaniinta Qamar Suugaani
@atariishomarkoofficial7483
@atariishomarkoofficial7483 4 жыл бұрын
Naag culusa degsan m.a xbbtiii aniga xitaa wan ka tooba kenya jecla 😁😁😁😁😁
@axmedzakifalastiin3351
@axmedzakifalastiin3351 3 жыл бұрын
Qamar Suugani La Soo Hees
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Ka tashaday adoonki i,adoonsan jiray bari... Qamar yaaa ka war haya laxanka ma jeelku ku dhex saray lool...😁😁 *WaqaL Studio* Amazingly recorded video is really📸📹😍👑....
@genyoabtidoon2413
@genyoabtidoon2413 Жыл бұрын
Ka ilbaxay jecelki wlibana katashaday adonkii an waqtiga iskga lumiyy😔
@ZaynabAwwal
@ZaynabAwwal 8 ай бұрын
11 bil kadip xladaadu wasiide imika wll
@ikkyyaisto8403
@ikkyyaisto8403 4 жыл бұрын
Wow inta ila aragta in bixin dulle laguso dubay heesta ismujiya 🖤🙏
@samiiryare8704
@samiiryare8704 4 жыл бұрын
Nagtaan wlh jingeyga jecel 💕❤💯💘ayda loqabo xataa waa jeclahay
@ahmedmo5810
@ahmedmo5810 4 жыл бұрын
Heesta mcnkeda ano layaaban ayaan hadana kasii yaabay muqaalka qurxoon ee Waqal studio.
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 4 жыл бұрын
Berbera, Somlnd in my bucket list inshallah one day ❤❤ Deeqsa daruur da daay, your voice is beautiful 👑 📌
@eidgoud5541
@eidgoud5541 4 жыл бұрын
Waqal mahad celin maaha abaalkaagu wxaaad ka mid tahay tooshashka iyo indhaha jamhuriyada barakaysan rabbi haku sharfo .
@kaamilakordahab3349
@kaamilakordahab3349 3 жыл бұрын
Until goortii ay fanka soo gashay Upto know wlhi si xad dhaaf ah ayaan u jeclhy una taageera deeqsan,wax kastoo wanaagsana waan ugu duceeeyaa fankaaga waan jecalhy lkn walaalo wax ka khyr badan ayaan kugu ducaynayaa hubqaad wacaneeey♥️👸💯
@khadarsedarof2987
@khadarsedarof2987 4 жыл бұрын
Laxanka qamar sugaani ayaa seray heesta hada lkn jeelka ayaa dhigay fanki waa damay muuse fircoonow
@AhmedHassan-my2gz
@AhmedHassan-my2gz 4 жыл бұрын
Caadi maha wlhi mashallaah dhulkeena hooyo barwaqada taala 💯😍😍
@maftuxmohamed1132
@maftuxmohamed1132 4 жыл бұрын
i see deqsaan and i click cant help
@hassanabdullahi7348
@hassanabdullahi7348 4 жыл бұрын
Deeqsan wee isbadalaysaa muuqaal ahaan Hada sida sax loo dareema ilkaha inee wax iska badaleen
@MehadiiTube
@MehadiiTube 3 жыл бұрын
I am from Oromia I love you Somalia music
@nimaohureiri9635
@nimaohureiri9635 3 жыл бұрын
Deeqsan kaliya waxan jeclahy jaaskeeda keep going my sister
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
Boqorda codka 😍 io masrixiyadda fanka deeqsan abdinasir maclin ceydiid 😍 iney socotaY inta igu raacsaN 😍👸👸💝❣😍
@juweriyaxzzan5306
@juweriyaxzzan5306 4 жыл бұрын
Waqal ninka quruxda somaliland so bandhiga❤💕
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 4 жыл бұрын
jacaylku xuma markad waydo qofkiisa😭
@shiinetube2102
@shiinetube2102 4 жыл бұрын
Yaa og in qamar-sugani la xidhay ?..is muujiya
@nadroqaali8334
@nadroqaali8334 4 жыл бұрын
Hhhhh hadiila xiray maxa nooga sheegaysa
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Anigaa og👎😂
@xasancabdi7144
@xasancabdi7144 4 жыл бұрын
Aar waxba ma ogin kiinyaatiyaw
@shiinetube2102
@shiinetube2102 4 жыл бұрын
@@xasancabdi7144 sxb mad i taqan
@xasancabdi7144
@xasancabdi7144 3 жыл бұрын
@@shiinetube2102 hhh maxaa i kaa barey mayee aragaaga ayaa kiinyaati u eeg markaa wuu ku noolyey ayaan is idhi
@jamaljiite2471
@jamaljiite2471 4 жыл бұрын
Deeqsan abdinasir caydiid😍🥰🥰🥰🥰
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 4 жыл бұрын
Ka tashadey xaarkii igu dhegi jirey. Imika waan iska walwalaa.
@abdiabdaleofficialchannel5131
@abdiabdaleofficialchannel5131 4 жыл бұрын
codka 100% laxanka 100% ereyada 100% duubista wa waqal hadal ma karo 1000%
@Ur-Cristiano.0-s3p
@Ur-Cristiano.0-s3p 3 жыл бұрын
Ayy waqal u tag waxi ku daba luma yow aday ku taalaa keep going wlladaY💋🎉🎊
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 4 жыл бұрын
Queen 👸 of the North ❤️Somaliland girl wow 🥰
@idillove6981
@idillove6981 3 жыл бұрын
Waxaan music ga aheen iguma socdaan hees kasta oo cadceed tumana wn jclahay❤❤❤❤❤
@abdikenikader4
@abdikenikader4 4 жыл бұрын
Inta heestan sugysa like😂
@asmacali454
@asmacali454 4 жыл бұрын
😄😄😄😝😝😝
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 жыл бұрын
Mala sugoya maxa jira ayan leyahay mala wa lasugaya hayuu o hadana ma hesba la inola macneyna ma boqorki codka sonoladay mohamed salemal tubeec ilahey ha unaxariste ma fananintan aya la inola qimeyna iska hadlayan laan karon un iska ah 🙏🏼🤪🤪🤪😅😅😅😳😳😜😹😹😹🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 4 жыл бұрын
Maalin Un Waa Gaari 600k Subscribe Sxp Waqal Aad Haysato Wana Balan In Aan dadka Oo dhan Usamen Doono Shareout inshaaah
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Saaxil gobolkii boqrtooyada somaliland bixin duule woow ❤️❤️❤️
@aliwenger4852
@aliwenger4852 4 жыл бұрын
Meesha laxankiiyoo qofaa jooga qamar free
@jaaleofficial910
@jaaleofficial910 4 жыл бұрын
Baradii bixin duule iyo video aduun my team waqal keep going
@abdiaziizgoud8344
@abdiaziizgoud8344 3 жыл бұрын
2021 yaa joga intii xaalka fahmaysa
@nemitazoran6189
@nemitazoran6189 4 жыл бұрын
Deeqzan wa Gabdha yado Asturan heso so qada good lucky hpipi 👊😍
@madiinocaday8900
@madiinocaday8900 4 жыл бұрын
Walhi waa cajiibah waqal 36minute 1.2k maryaaa keep going sister deeqasan ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋🥰
@Jamalwarsame
@Jamalwarsame 4 жыл бұрын
Waqal studio Geesi Qaran ninka bilicda jamuuriyada Barakaysan soo saaray Guulaysoh wll💚💬❤🙏
@shaaficiabdihasen8400
@shaaficiabdihasen8400 4 жыл бұрын
Waqal studio waa yutubka ugu saamynya badan soomaalida 1 million hala gaadhsiiyo soomaliyeey waa inoo faraxd haday l million gaaraane hawsha ay qabtaan ayaa ka badan waxksta keep goin sxbyaal hormar fiican ayaan idin leeyhy sxbyaal inoo balaadhiya oo meelo badan oo soomalidu dagto wax ka duuba sida caasimada muqdisho oo kle
@ayaanbarkhadle5865
@ayaanbarkhadle5865 4 жыл бұрын
Deeqsan cabdinaasir macalin caaydiid dhal fanaan soke ma taagna asal huuno waqal adna haldoor Darren badan soo gudbiya idinma gabo waqtigu
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz 4 жыл бұрын
Wan ka raystay umaskii onkiyo haraadkii oohintii badnayd iyo dhararihii adkaa ee iso maray intaan jiray 💪👸 Ka tashaday adoonkii i adoonsan jiray bari Ka tashaday adoonkii ilmda iga qubi jiray Ka tashaday adoonkii argaygu dhib jiray Ka tashaday adoonkii dhibta igu eegi jiray 😓😢💔🖤my song 🎶💯
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 4 жыл бұрын
Ka tashaday adoonkii i adoonsan jiray heestan ugbaad aragsan baa kusoo bixi laheed iyada taqaan sida wax loo hurgufo😂😂😂😂♥️
@qurbo_films
@qurbo_films 4 жыл бұрын
Imikay kuwii naga tashanayayna hees noo heleen Ala dhipadanaaa
@amalhussein8209
@amalhussein8209 3 жыл бұрын
Manshallah inantan waxaan jeceshahay codkeeda iyo deganaanta ayheesaha kuqaado
@israothman3278
@israothman3278 3 жыл бұрын
heestan video qurux leh weeye wuxu ku fiicna inan daadis laga dhigin
@abdalecawil4552
@abdalecawil4552 3 жыл бұрын
Maftuux cadceed mucian and inaba caadi aheen
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 4 жыл бұрын
Inta videoga waqal studio ka hesha ismujiya
@Rakio618
@Rakio618 4 жыл бұрын
Ka tashaday adoonkii I adoonsan jiray bari Wx kle wlh 2million sugayh🥰❤️💕💋🔐💉💍💯🥀
@abdihakimdayaxtube105
@abdihakimdayaxtube105 4 жыл бұрын
Weewe Team waqal 1million waxyarbaa inooga hadhay
@sangoosofficial900
@sangoosofficial900 4 жыл бұрын
Intii iga danbaYn donta ma garnaYo lkin igula saliYa xbbkena muxamed NNKH oo gaaldu aflagadada ku hyso malmhnba allow wixii nebigena suuban NNKH wx ka sheega umada ka dhex qabo🙏😭
@ibraahinkaamil4088
@ibraahinkaamil4088 3 жыл бұрын
Masha,alaah
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 4 жыл бұрын
Woww Deeqsan cabdinasir io waqal Wstudio Anather leavel Layaap👍
DEEQSAN CABDINAASIR | MI AMOR | OFFICIAL VIDEO 2020
3:51
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
Deeqsan abdinaasir Macalin ( U Istaagay ) Official Music Video 2022
4:11
Deeqsan Official
Рет қаралды 445 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,7 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
Qamar suugani & Deeqsan  | Khadkaan kaa helay Dawoobay |
4:50
Nassin soraan
Рет қаралды 7 МЛН
Deeqasan Abdinasir Macalin (Nasiib)  NEW SONG Official Videeo 2021
3:58
Deeqsan Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ugbaad Aragsan 2019 | Mar Uun Qanac | Music Video
5:16
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
Najma Nashaad - Rag baan Caashaqa Dareemin Official Music Video
9:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
MUSTAFE DOLLAR | AMAAN-BADAN | OFFICIAL-MUSIC VIDEO 2024
5:49
Mustafe Dollar
Рет қаралды 93 М.
Deeqsan Abdinasir | DIIWAAN JACAYL | Fansan 2022 | official music video
5:40
Saalax Sanaag Ft Deeqsan Abdinasir igu Fiicnidaa New Official Video 2022
4:12
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
DEEQSAN ABDINASIR AROOS CALI ZAKI -  GUUL ALLAH OFFICIAL VIDEO 2024
5:36
Deeqsan Official
Рет қаралды 42 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН