DEEQSAN ABDINASIR -NASIIB QORAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 1,111,620

Deeqsan Official

Deeqsan Official

Күн бұрын

Erayada iyo Laxanka. : Khaalid Miino
Music:- Cadceed
Camera and Edit:- Ahmed ak
‪@WaqalStudio‬

Пікірлер: 366
@WaqalStudio
@WaqalStudio 8 ай бұрын
Deeqsan Abdinaaasir On Beat layaaaaab
@jamaadali8944
@jamaadali8944 7 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@XamdaMaxamed-l4w
@XamdaMaxamed-l4w 6 ай бұрын
@Supr93
@Supr93 2 ай бұрын
😂no 😢way to go
@khadarcismaan6703
@khadarcismaan6703 8 ай бұрын
Qawlkiyo hadalkaagan wacan Wax wayn buu qaban lahaaye Maalmihii qaribnaa dhankayga Xaggeed qosolkani la joogtey-2× Qof aan u qalmayn naftayda Intaan u qasbaayey ruuxda Jawigu wuu iga qasnaaye Qiimaha waad igala raagtey-2× Hadduu qalab yaalo maanka Qalbiga lagu eegi karo Siday qudhu kuu jeclaatey Waxaa qiri laa aduunka-2× Jismiga qaybaa maqnayde Qalbiga waad igala joogtey Meel baad ku qornayd jidhkayga Kaligaa qasri kuugu yaaley-2× Nasiib qoran bay ahayde Khilaafka iswaaga keenay Adoon iska qoomamaynin Farxadda maantaba qaleeyay-2× Hadduu qalab yaalo maanka... Always amazing and hits the heart. Deeqsan codkeedu waa baarka sarre e fanka soomaalida.❣️
@shugriabdinur9538
@shugriabdinur9538 8 ай бұрын
😢😢
@AishaSalaadMahmud
@AishaSalaadMahmud 7 ай бұрын
@mubarikmoh4851
@mubarikmoh4851 8 ай бұрын
Jismiga qeyba maqneydee Qalbigaad igala joogtey Meel baad ku qorneyd jidhkyga Kaligaa Qasri kuuga yaalo 💯✅💥🤚🏻👍
@sadaammaxamed5363
@sadaammaxamed5363 8 ай бұрын
Goat fanku hduu qamar yahay dumarkana waa deqsan ❤
@HiboMaxamed-w9f
@HiboMaxamed-w9f 28 күн бұрын
Soma ahaaa❤️‍🔥❤️‍🔥👑👑
@Aamina_xusen
@Aamina_xusen 8 ай бұрын
Gabadhan runtii wan kajeclahay fananinta kale sister hore usico from ogaden 😊😊 qabiil iga maahan wa sumaad
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 8 ай бұрын
Ax,xeey ax haduu qalabyaalo maanka Qalbiga lagu eegi karo Sidey qudhu kuujeclaatey 😢 Waxa qirilaa aduunka
@shugriabdinur9538
@shugriabdinur9538 8 ай бұрын
😢😢
@yowadnaanhaziim7268
@yowadnaanhaziim7268 8 ай бұрын
😢😢😢
@IdilRashiid
@IdilRashiid 8 ай бұрын
Heeatan waxa ay turjumasaa qofwlba oo huray jacayl dhab ah balse aaan helin ruuxi u qalmaayey waxa aaan idiin balan qaadayaa qalbi walba oo lagu ciyaaray in maalin looso baaahan doono marka aduunka laga soo waaayo wanaagi iyo jacylkii dhabta ahaa eee an hurnay 😢😢
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 8 ай бұрын
Wan suga malintaa 😢😢😢
@somaliyameni202
@somaliyameni202 8 ай бұрын
Been mha😢😢
@fahadfarxaan551
@fahadfarxaan551 8 ай бұрын
Ax yaa heez we will wait that day
@ibraahimawil1413
@ibraahimawil1413 8 ай бұрын
😢waa run wlhi
@AwoAbdirizak
@AwoAbdirizak 7 ай бұрын
Wan sugaya one day insha alllh💔😭🥺
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
@cabdirashidmaxamed-cy9xw 8 ай бұрын
M.a xikmadii aad aabaha ka dhaxashay ayaad dhex mushaaxaysa ina Abdi naasirey❤❤ ❤❤queen of voice ♥
@Siciid_yare2024
@Siciid_yare2024 8 ай бұрын
HEESTA OO QORAAL AH🎤 Qawlkiyo hdalkaaga wacan Wax weyn bu qaban lahaaye Maalmihii qaribnaa dhankayga Xgeed qosolkani la joogtay 2x Alla xgeed Xgeed qosolkani la joogtay Qofaan u qalmaun naftyda Intaan u qasbaayey ruuxda Jawigu wa iga qasnaaye Qiimaha waad igala raagtay igala raagtay 2x Qiimaha waad waad igala raagty. igala raagtay #HOORIS Hduu qalab yaalo maanka Qalbiga lagu eegi karo Siday qudhu kuu jeclaatay Waxaa qiri lahaa aduunka 2x Siday qudhu kuu jeclaaty Alla wxaa qiri lahaa aduunka Jismiga qayb baa maqnaydee Qalbiga waad igala joogtay Meel baad ku qornayd jidhkayga Kaligaa qasri kuugu yaalay 2x Alla Kaligaa qasri kuugu yaalay Nasiib qoran bay ahayde Qilaafka is waaga keenay Adoo iska qoomamaynin Frxda maantaba labo qalleeyey Labo qalleeyey 2x Frxda maantaba labo qalleeyey Labo qalleeyey #HOORIS Hduu qalab yaalo maanka Qalbiga lagu eegi karo Siday qudhu kuu jeclaatay Wxaa qiri lahaa aduunka 2x Siday qudhu kuu jeclaaty Alla wxaa qiri lahaa aduunka #DEEQSAN MACALIN ABDINAZIR👸🔥💯 wxn hees way dhaafty🎤🔥💯
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 ай бұрын
Beydka Labaad halka Udanbeysa Maaha Qiimaha Waad igala Raagtey Waa Dheymaha Waad igala Raagtey✅️
@ABWAAN-SADAAM-CK
@ABWAAN-SADAAM-CK 8 ай бұрын
Erayada+laxanaka+coodka+music Deeqsaan c/nasir macliin caydiid oo soo laba kaclaysa sanadka 2024 hanbalyo pr0 ❤🎉
@umalkhayrmaxamed-p9m
@umalkhayrmaxamed-p9m 8 ай бұрын
Qawalkiyo hdlkaga wcn wx waynu buu qaban lahaya maalmahii qaribana dhankeyga xageed qosolkani la joogtey Alla 2. xageed qosolkani joogatey qofaan uqalamayn nafteyda😢intan ku qasbaye ruuxada jawigu uu iga qasanaye qiimah waad igala raagtey 😢ilgala raagtey❤😢haduu qalab yaalo maanaka qalbiga lagu eegikaro sida qudhu ku jecelatey
@zahramaxamed28
@zahramaxamed28 6 ай бұрын
allahayow wa adoonkagi waanan jeclaaday haduu khayr ileyahy nasiibka igu dar hdaanu iilahayna khayrka iga dhig nasiibkana igu dar intaa ka badan qlbi jab kuma noolaan kareee😭🤲
@CawoCayni-je3vc
@CawoCayni-je3vc 3 ай бұрын
Aamiin😢😢❤
@isakahmet
@isakahmet 8 ай бұрын
Deeqsan, iyo Abdihani ayaan fan ka dhagaysta, isaxaaqa codkoodu waa kaalay arag
@MohaaAhmet
@MohaaAhmet 8 ай бұрын
Deeqsan Abdinasir macalin ceydiid great singer 🎉😮Allaha u Naxariista #Aabaha Hibada isaga ka dhaxashee
@abwaanjimcaale8651
@abwaanjimcaale8651 5 ай бұрын
Hees qiimo gaara àyay iileedahày poqororaday Alle haydaayo ayaa muuqaal iskaga soo duub isoo dir ❤wan ku ceshtaa dhagaysiĝeeda kama caajiso waahiyuhu kuma doorshaan xbbi Hana love isaar wll hadaad iga danbayso plaese
@Entire-World
@Entire-World 2 ай бұрын
Waa iga dhab Deeqa aad ayaan u jeclahay codkeeda. Waa gabar aad u qurux badan waxkastan Rabi u dhameeyey. ❤
@cawkemaxamed856
@cawkemaxamed856 7 ай бұрын
Heestani waxay xambarsan tahay micno wayn. Nasiib qoron bay ahaydee 😢🎉 Waa hadal xaqiiq u dhow😊
@alifoona
@alifoona 8 ай бұрын
Deeqsan abdinasir fanaanadeyda aan jeclahy horey u soco🎶❤
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 5 ай бұрын
Haduu qalab yaalo komka Qalbiga lagu eegi karo Siday qudhu ku jeclatay Adunka qiri lahaaa Yaa deeqsan yaa waduud❤😊
@OmarMohamed-ct2qq
@OmarMohamed-ct2qq 8 ай бұрын
tani hees way dhaaftay Goatka hablaha deeqsan abdinasir Full tagero ayan ku ahay sis❤❤❤🎉
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 8 ай бұрын
Haduu qalap yalo manta Qalpiga lagu eegokaro Siday qudhu kuujclatay Waxaa qirilaa aduunka😢
@XamzeDayib
@XamzeDayib 8 ай бұрын
Heesta waa in aynu week 1millionku gaadhsina please ❤🎉
@AinleAidrous
@AinleAidrous 6 ай бұрын
her voice 😭♾️❤️
@BishaarcabdulaahiAadan
@BishaarcabdulaahiAadan 7 ай бұрын
Siday qudhu kuujeclaatay waxaa qirilaa Aduunka😢❤
@ifraahsharif1239
@ifraahsharif1239 8 ай бұрын
Hestaan ani qiso igu dhacday waaye nasiib qoran beey aheyd 😭💔👋
@nimcoabduqadir5465
@nimcoabduqadir5465 7 ай бұрын
Qofba Mel bay la adeen erayadu Haduu qalab yaalo manta qalbiga lagu eegi karo siday qudhu kuu jeclatay waxa qirilahaa aduunka baba🖤🥺
@khadram3457
@khadram3457 8 ай бұрын
U duceeya abdi nasir iyo intii ka horaysa dhamaantod ilaahay how nahariisto
@saciidibraahim1884
@saciidibraahim1884 8 ай бұрын
Qof aan u qalmayn naftayda intaan u qasbayay ruuxd Jawigu wuu iga qasnaye Qiimaha wad igala raagtay 💔Erayadni qalbigaygay tabten 😢
@HamdaMahamedmahamuud
@HamdaMahamedmahamuud Ай бұрын
Is daJi waaaLO 😢😊
@abdifataahosmen7806
@abdifataahosmen7806 7 ай бұрын
Ahmed Ak heestan qayb libaaxla ka qaadatey best Eiditig👌
@abdikadirahmednouh2326
@abdikadirahmednouh2326 8 ай бұрын
Deeqsan Abdinasir Wax kale iga dheh ❤🎉 Fananada sanadka 2024
@cabdiqanimaansaawi8981
@cabdiqanimaansaawi8981 8 ай бұрын
Deeqsan Cabdinaasir Macallin Caydiid, fannaanad cod toolmoon oo fan ifaya leh. Horumar wacan.
@aichadarar678
@aichadarar678 8 ай бұрын
I subscribed because of this beautiful and amazing song 🎶 ❤❤. Thanks to : #Abwaanka 🖊️ 📃 #Cadceed 🎹 #Deeqsan 🗣️ 🎤 Like 👍 👇🏼
@Yaraanka2012
@Yaraanka2012 8 ай бұрын
Deeqsan Sannadkan is bedel weyn bay samaysay, 2024 waa Sannadkaaagii👏❤️✊
@mcaaneye125
@mcaaneye125 6 ай бұрын
❤fanaanada ugu akhlaaqda iyo codka fiican Somali oo dhan noolow deqsan degan
@mariaabdiaziz769
@mariaabdiaziz769 8 ай бұрын
Golden voice+dagani+dheel Io quruxba Masha alh❤deeqsantayda
@Gullet-Ahmet
@Gullet-Ahmet 4 ай бұрын
amazing voice deeqa nura ✨
@hasanabdiraxmaan4135
@hasanabdiraxmaan4135 5 ай бұрын
Besta songs 🎵 2024 Deeqsan abdinaasir layaab layaab
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 7 ай бұрын
Heestan waxan dhageysanayey habeenimo aan safar ahaa sacadu waa 3:17 in kabad 10 jeer ban ku ceshadey 🥹🫥
@abdirasakfarah.mohamed8433
@abdirasakfarah.mohamed8433 8 ай бұрын
Codka iyo erayada , Musik top 💯
@micoismail768
@micoismail768 6 ай бұрын
Wa anigiyo markale 😭😂❤❤❤❤
@NimuzhHusein
@NimuzhHusein 7 ай бұрын
Haduu qalab yaalo maanta Qalbiga lagu eegi karo Sideey qudhu kuu jeclaaty Waxaa qiri lahaa aduunka 😩 FUV SONG AND FUV SINGER DEEQSAN CABDI NAASIR
@Ryker.55
@Ryker.55 3 ай бұрын
The ẞest Voice 🎧❤
@beer-lula_22
@beer-lula_22 8 ай бұрын
Haduu qalab yaalo maanta Qalbiga lagu eegi karo Sidey qudhu ku jeclaatay Waxa qiri lahaa aduunka😢 Deeqsan hees ay ku luqeyneyso Maftuux na musician ka yahy 😢 Muxuu dareenku meel fog ila aaaday Best musician cadceed
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 8 ай бұрын
Nasiib qoronbey aheyde qilaafka iswaaga keeney adoon isku qoomameynin farxadan maantaba dabaqadleeyey ❤
@zhapcanfarxaan8752
@zhapcanfarxaan8752 8 ай бұрын
❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 8 ай бұрын
Deeeqsan golden voice ✨ ❤
@MarwaanFaizal-jt3rk
@MarwaanFaizal-jt3rk 7 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊
@MarwaanFaizal-jt3rk
@MarwaanFaizal-jt3rk 7 ай бұрын
😊
@khayriyaMuse
@khayriyaMuse 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤ ❤❤I ❤​
@AhmedMohamoud-dk5ln
@AhmedMohamoud-dk5ln 4 ай бұрын
​@@khayriyaMuse❤🎉🎉
@MuwaahibMohamoud
@MuwaahibMohamoud 2 ай бұрын
Eqewxzkk
@Abdillahi.1
@Abdillahi.1 8 ай бұрын
Layaab layaab amazing😮 Deeqsan abdinasir mcln caydiid 🎉❤😮
@aiys11
@aiys11 13 күн бұрын
Heestan waa waxkle, your voice is masha Allah, and you look elegant as usual✨️❤❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 8 ай бұрын
Deeqsan cabdi naasir macalin ceydid Boqorada sanadka🎉👑
@ridwanabdirehman4489
@ridwanabdirehman4489 8 ай бұрын
Goatka Dumarka Fanka D.A.M.C♻️
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 8 ай бұрын
Deeqsaney eyes lenses ku cadi maha. Ha isku dayn lakin wkhti dheer . Eye iritation bay kenaan. Heestuna way igu socotaa dab iyo holac ❤
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 8 ай бұрын
Rihanna is back 🔥❤️ Deeqsan Abdinasir muhashadii codka 👏🏽
@mubarikmoh4851
@mubarikmoh4851 8 ай бұрын
Wey so dhcdey heesti best song 2024 Laxanka 💯 Codka💯 Music💯 Deqsan A/nasir macalin caydiid✅💥
@FathiaAbdillahi-q6d
@FathiaAbdillahi-q6d 8 ай бұрын
Eryadii iyo laxankii walalkay qaali #khaalidmiino iyo cod dahabaa is helay ❤❤
@mohomedupdy4635
@mohomedupdy4635 8 ай бұрын
Heeeeeeesti fankaada❤🥺🥺
@nuramohamed6086
@nuramohamed6086 7 ай бұрын
Boqoradka codka welcome back my Queen 👸🏻❤️❤️🎼🔥song 2024
@naimomahmud6366
@naimomahmud6366 7 ай бұрын
wy deqsaney❤😢
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 8 ай бұрын
Heesaha deeqsan uma qalmaan view Gan 1M hala gaarsiiyo❤🎉🎉
@AbdirizakhamudAdam
@AbdirizakhamudAdam 8 ай бұрын
Best voice hees deeqsan abdi nasir fannanad taageero❤🎉
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 7 ай бұрын
deeqsan abdinasir fanaan fanaan dhalay ❤❤❤❤❤ long life inder ❤
@GENERATIONVOCALS
@GENERATIONVOCALS 8 ай бұрын
Hees waliba Oo bilaa music ah Iyo sida loo sameeyo Nagala soco sida heeskaan
@NagiibMohamed-s6p
@NagiibMohamed-s6p 2 ай бұрын
Axyaa awlaadu fankupa ka tafiirmay inader wad naga waashey ❤waxpa lagaama qapankaro 🎉🎉🎉❤
@xamdamaxamed7616
@xamdamaxamed7616 5 ай бұрын
Sidye qudhu ku jeceltye waxa qiiri lah adunka farxowwww❤
@KayseKhadardaahir
@KayseKhadardaahir 8 ай бұрын
DeeQsan abdinasir nafluHu wa cajabay😮🔥
@CayuushBbe-l5n
@CayuushBbe-l5n 8 ай бұрын
Way heesa tani dhaafty deeqsaney❤😢
@Muztaphemuktar1
@Muztaphemuktar1 8 ай бұрын
Laxanka❤ is amaziG😮
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 7 ай бұрын
deeqsan abdinasir fanaan fanaan dhalay duriyad xalaala salaan gobeed inder ❤❤❤❤❤❤❤ long life
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 5 ай бұрын
Hees lama odhan karo tan🔥🔥🥶
@MohaElmo
@MohaElmo 5 ай бұрын
Deeqzan c/Nasir on the Beat amazing 👏 ❤
@jarohusein2651
@jarohusein2651 5 ай бұрын
Mashalah cod macaan keep goin sister
@ragnarxharma288
@ragnarxharma288 5 ай бұрын
Hees shidan 🔥 Views kaa yar uma qalanto waleee.....saacan millions bay u qalmaysay! Views ka wad kala ragten inanta😂🙌🏼 top top song!! @Deeqsanabdinasir❤
@usameabdinasir6264
@usameabdinasir6264 5 ай бұрын
Deeqsan Macilin adpinasir What a Voice 😊❤
@HiboMaxamed-w9f
@HiboMaxamed-w9f 28 күн бұрын
Wow cod wuudhaafay wllhi alow deeqsan idaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@afaycali
@afaycali 8 ай бұрын
Diva Deqsan Cabdinasir You have a unique singing style. 🫡
@MuraadMuraad-ct6up
@MuraadMuraad-ct6up 8 ай бұрын
Khaalid miino qofkii ku haboona ayaad udooratay heestan wlhi Deeqsan cod dabacsanaantada awgeed emotion baad iga dhigtay
@nimcofarhaan-o5p
@nimcofarhaan-o5p 8 ай бұрын
horta fananiinta maxaa laga siyaa qalpi aan intaa nabayno in ay soo kiciyaam😢
@maanyare1377
@maanyare1377 8 ай бұрын
Deqsan fananada fanaaniinta
@MumtasAbdinazir
@MumtasAbdinazir 7 ай бұрын
Deeqsan wey ku raaxysaty heestan wow ❤🎉
@yosseomar3013
@yosseomar3013 4 ай бұрын
Waaaw Waata Hees
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 8 ай бұрын
The beat is so on fire❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@Talizomuzhtaak172
@Talizomuzhtaak172 8 ай бұрын
Deeqzan ilove you zizter fankaba ada umudan 😢❤❤ plz download ufur vidioga😢❤❤❤
@niamamohamed6089
@niamamohamed6089 8 ай бұрын
Hestan qisadayda ayay ka hadalaysa wlahi 🥹
@Tourism24
@Tourism24 2 ай бұрын
Fanka hadii leydhi laha hal fanaan ku reeban waxan ku reeban laha deeqsan cabdinaasir
@AhmedApdiqadir
@AhmedApdiqadir 5 ай бұрын
Cabdinaasir macalin caydiid rabi hakuuu naxariisto Adeer 🤲🏻📿😞
@ApdihaMiidAli-t5c
@ApdihaMiidAli-t5c 5 ай бұрын
WaxaN heeZ waY dHaaFtaY ❤
@jamiilmubaarikjamac
@jamiilmubaarikjamac 4 ай бұрын
Unique voice ❤ dumo deeqsan
@zaki-u2k3l
@zaki-u2k3l 8 ай бұрын
Deeqsan Abdinaasir Macalin Caydiid❤️ Cadceed on the beat 🔥🔥🔥
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 6 ай бұрын
Deeqsan abdinazir codka kiiza halaaziga ah 😊
@XalimoBada
@XalimoBada 6 ай бұрын
Qadan qaran ayway😊
@MaxamedAbdi-s8r
@MaxamedAbdi-s8r Ай бұрын
WaLashay deeqsan cabdi nasir❤
@yuruphaype1423
@yuruphaype1423 8 ай бұрын
Nasiib qoran bay ahyde❤
@khaledbuzkit9483
@khaledbuzkit9483 8 ай бұрын
deeqsan waan ku wataa😍😍😍
@Raxmaaxmed62
@Raxmaaxmed62 6 ай бұрын
Mataantaydii deeqasan cabdinaasi macalin caydii🫶😁
@AydiidAadan
@AydiidAadan 6 ай бұрын
Boqarada cod ka deeqsan apdinasir ❤
@Amiinadam10
@Amiinadam10 8 ай бұрын
Deeqsan we love you 🥰
@SumayaMahamed-q6i
@SumayaMahamed-q6i 8 ай бұрын
❤❤❤
@mahadiadawe
@mahadiadawe 8 ай бұрын
VERY GOOD SONG DHAL FANAAN CAADI MAAHAN
@mukhtaarjamuuriyo6177
@mukhtaarjamuuriyo6177 6 ай бұрын
Runtii waa hees aniga sigaara iitaabatay waan raadiyey heestan waxaan igu kalifay qof uu xidhiidh naga dhaxeeyey oo aan kala mashquulay ayaa iisoodirtay muuqaal ay isaga sooduubtay dabeetana wey iisoodirtay habeen xilidanbe oo aan siiseexanayey walaahi kamaan gam in habeenkii maskaxdayda heestaasaa kadhex hadlaysay qofkaas qiimahiisa maangaran waayin waxwalba caadi ayey ahaayeen ee waan ka mashquulay hawl ihaysatay awgeed ❤😅😅😅xasuus qoranbay ahaydee qilaafka iswaaga keenay ax ax ax
@hamsehadaari-q4y
@hamsehadaari-q4y 8 ай бұрын
nasiib qoranbay ahayde khilaafka iswaaga keenay adoon isasii qoomamyn farxada maantaba qalee
@cukeyr12345
@cukeyr12345 5 ай бұрын
She underrated talent
@AbdulahiibrahimIbrahim
@AbdulahiibrahimIbrahim 6 ай бұрын
Axsan yaa zowd DeeqsaN abdulnasir ❤❤❤
@Najma_emaan
@Najma_emaan 5 ай бұрын
ʙᴇsᴛ sᴏɴɢ ʟᴏᴠᴇ ʏᴏᴜ ᴅᴇᴇǫᴢᴀɴɴ ᴀᴘᴅɪ ɴᴀᴢɪʀʀ ᴍᴀᴄᴀʟɪɴɴ❤
DEEQSAN ABDINASIR -NIN RAGEED OFFICIAL VIDEO 2024
5:00
Deeqsan Official
Рет қаралды 1,2 МЛН
ROODA KAYF - TIRTIRAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:46
Rooda Kayf
Рет қаралды 90 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,9 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN HA IGA DHICIN HOOYO l HEES CUSUB 2024
6:26
Kabarai Films
Рет қаралды 246 М.
QAMAR SUUGAANI FT DEEQSAN ABDINASIR | WAAD ISTAAHISHAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:20
DEEQSAN ABDINASIR -NASIIB QORAN  Baari Lyrics
6:03
Baari Lyrics
Рет қаралды 166
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Mudey Studio
Рет қаралды 473 М.
MUSTAFE KANTE - DHAKHTARKAYGII MAAN HELIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:13
DEEQSAN ABDINASIR DHALATAY GUUSHI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:34
Deeqsan Official
Рет қаралды 547 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 560 М.
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 803 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН