No video

IKRAAN CARAALE FT MAXAMED MAAME - QALBIGAAN KA MIDAWNAY - OFFICIAL VIDEO 2024

  Рет қаралды 2,091,361

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 526
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 ай бұрын
P1 Ma qasbayno jacaylka dhankeena Ma qilaafno dastuurka u yaala Qushi maaha xidhiidhka dhexdeenu Qalbigaan ka midawnay xabiibi Qacdii aan ku arkee aragaaga Sidaan kuugu qushuucay markiiba Qufulkiyo furihii wadnahayga Adaa qaatay markii u danbaysay Kooras: Is qiimaynta dhexdeenu ha waarto Qilaafkeena kuwii filanaayay Ha quustaane adoo ku qoslaaya Sidaan kuugu qoraayo bogayga Adna iigu qor laabta xabiibi P2 Quruxdaadiyo dheeha korkaaga Dahabkaa qajilaaya dhalaalka Ma qof baa jira koonka dushiisa Kula qaybsan karaaya akhlaaqda Haday Qays iyo Layli xusuusta Ku jireen qarnigii ina dhaafay Xilkoodii soma qaadi karayno Qiso soo ma abuuri karayno
@SiciidaxmedMaxamed-jv2pc
@SiciidaxmedMaxamed-jv2pc 3 ай бұрын
Laxank
@shaakirofficial
@shaakirofficial 3 ай бұрын
Hees iyo badh❤❤
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 3 ай бұрын
Kaso qorow love u 😂😂😂
@FuaadAbdi-ge5ho
@FuaadAbdi-ge5ho 3 ай бұрын
0:19 0:19 0:19 0:19 0:19 0:19
@FuaadAbdi-ge5ho
@FuaadAbdi-ge5ho 3 ай бұрын
0:19 0:19 0:19 0:19 0:19
@yacquubowwww
@yacquubowwww 3 ай бұрын
waxa nasiib dara inad dhafto saliga nabiga scw ❤
@nasraali972
@nasraali972 3 ай бұрын
Scw scw Scw ❤️
@Salma-liiban
@Salma-liiban 3 ай бұрын
Scw
@QaaliCabdi-tw2eb
@QaaliCabdi-tw2eb 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scs scw scw
@hodaahmed4676
@hodaahmed4676 3 ай бұрын
@user-xc3hp5tk9p
@user-xc3hp5tk9p 3 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@seerarozman5504
@seerarozman5504 3 ай бұрын
Heestii sanadka inay Tahay ma la isku raacay❤🎉
@AfnanIbrahin-ji5ek
@AfnanIbrahin-ji5ek 3 ай бұрын
haah❤
@HappyBeaver-dw4oi
@HappyBeaver-dw4oi 3 ай бұрын
Haaa
@ayaandaahirfadan264
@ayaandaahirfadan264 3 ай бұрын
❤❤😮
@ayaandaahirfadan264
@ayaandaahirfadan264 3 ай бұрын
❤❤
@bashkirtech
@bashkirtech 3 ай бұрын
War heestu ileen waxa ay la dhadhamyso, waxa laxameeyay Xariirka😮
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 3 ай бұрын
Waad hysaa
@zamiirazamiir4378
@zamiirazamiir4378 3 ай бұрын
Fahmtu😂
@AbdulahiSaciid-mw2jr
@AbdulahiSaciid-mw2jr 3 ай бұрын
Waaad Aragtay😂 and the only
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers 2 ай бұрын
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:16❤‍🔥💌
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 4 күн бұрын
Lacanatullahi caleyk Islaamka la dul dhaaf qudhunka. Ilaahay haku soo hadeeyo Hadii kale Eebe ummada hakaa soo dhex qabto.
@user-zh3tq7xx9z
@user-zh3tq7xx9z 3 ай бұрын
waxan jogay adiis waxan wada soconay wil an ad isku jeclhy 2024\6/ bo safar tagaya markan noloshan way no macntahay Allah waxan kabarayya inan calaf isku yelano ❤❤❤
@user-oc4de7nz4b
@user-oc4de7nz4b 3 ай бұрын
Ilaahy calf ha iskugu kiin daro Apyo ❤❤
@hibaaqjamac4825
@hibaaqjamac4825 3 ай бұрын
Rabi ha ka dhigo jecelkii hirgala abdi aaamiiiiiin
@hibaaqjamac4825
@hibaaqjamac4825 3 ай бұрын
Ilahay iskugu kiin daro kuwiii is jecel rabiow ka yeel jecel hirgal dhamteenaba❤❤🥰♥️💍💐💯🫂
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers 2 ай бұрын
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 3:15
@Qulaaseyesalmaan
@Qulaaseyesalmaan 3 ай бұрын
Ikraan caraale iyo maame iyo waqal dad waaweyn baa ishelay iyo caasimada geeska africa❤
@Ismail-kp7dx
@Ismail-kp7dx 3 ай бұрын
Iqra my legend
@AbdirisaqIbrahin
@AbdirisaqIbrahin 2 ай бұрын
😂😂😂​@@Ismail-kp7dx
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 4 күн бұрын
Xariir laxankiisa ku dar.
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 3 ай бұрын
Waqal ka Aan damin 🙌🙌 Shaqlaha aan la hurin Bilic da fan ka iyo suugaan ta🎉
@AliyiBOsman
@AliyiBOsman 3 ай бұрын
I'm Oromo from ethiopia I like to listen somali music! Respect for Somali musicians
@Nafaqo00
@Nafaqo00 3 ай бұрын
Waxas Oromo ka ahaw😂
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 3 ай бұрын
Music is international brother welcome 👍
@MATAANSICIID
@MATAANSICIID 2 ай бұрын
we are brothers
@user-wc7xb6qm9x
@user-wc7xb6qm9x 5 күн бұрын
Waw. Ethiopia 😘😘🤩
@Alonebird575
@Alonebird575 3 ай бұрын
Heesta Macaankeda Marka Arkay ba qiimeyay Laxanka qofka Leh Mise Waa Xariirka ❤️🔥12:01 Duhurnimo maalin Jimce ah 10/05/2024
@istaahiljama1059
@istaahiljama1059 3 ай бұрын
Sidaan kuugu bogayga Adna iigu qor laabta xabiibi❤ Laga yaaba inaan 1year kadib arko isoo xasuusiya haddii aanan dhiman wixii iga dambeeya waan salaamaya❤❤
@HamdaApdi-lr9rl
@HamdaApdi-lr9rl 3 ай бұрын
Heesta aad ayay umacan badanatahay waxa daremi kara qof lamanae jecel haysta❤❤❤
@ayanqurux367
@ayanqurux367 2 ай бұрын
Anigoo heysan ayan daremayaa bee😢😂
@ismaciilcadde7095
@ismaciilcadde7095 3 ай бұрын
Ma,qof bajira koonka dushiisa kula qeybsankarayo Akhlaaqda Mayaa Isqiimeyta dhaxdeenu Dhaxdeenu Hawaarto ❤❤ Ikraan Carale
@ismaciilcadde7095
@ismaciilcadde7095 3 ай бұрын
Maxamed
@micraajabdulqadir7350
@micraajabdulqadir7350 3 ай бұрын
Qurexdada io dheega korkaaga❤ dahabaa qajilaaaya dhalaalka ❤ Ma qofbaa jira konka dushiisa ❤ Kula qaybsan karaaya aqlaaqda ❤ Ma qofba jira konka dushiisa Kula qaybsan karaya aqlaaqda ❤
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz 3 ай бұрын
Hadal afkaga kaso baxa waxa u fadli badan saliga xabibkena Mohamed ﷺ🤍❤
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 3 ай бұрын
Al hees way dhaaftay waxani maxamed cumar saalax maame goatka casimada 👑🐐❤️💰
@amiinalif6747
@amiinalif6747 3 ай бұрын
ma aha marki igo horayasay hees mcn ana dheegaysto lkiin waxa heestani kaga dowaan tay heesah kale wax igo soonoqotay marwaadi an adonka ojecal marki aan odiray❤❤❤❤
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 3 ай бұрын
Ikraaan caraale waa fananad dhaman bulshada somalidu wada taagerto oo malaha nacab. Si gaara waa Diamond 💎 Awlaadu casimah ku dhataan Dhashii Hargeisa
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi 3 ай бұрын
Ileen heesta macaanimadeeda la yaabay in leen ina adeerkay xariirAhmed laxameeyay😚😫❤️
@NoorHassan-xg2wj
@NoorHassan-xg2wj 3 ай бұрын
I really missed this lady I stopped listening sings when she left but now I'm back because of her beautiful song.
@guledmahadsool9747
@guledmahadsool9747 3 ай бұрын
Isqiimaynta dhexdeenu ha waarto❤❤ Qufulki iyo furihi wadnahayga adaa qaatay marki u dambaysay❤
@FaysalAbdi-xz1lg
@FaysalAbdi-xz1lg 3 ай бұрын
Mame sanadkan waa apdet Xidigta somalia ikraan carale
@subeermowliid
@subeermowliid 3 ай бұрын
Xidigta somaliland weeye quruxey
@Barkhadadem
@Barkhadadem 3 ай бұрын
Ha yeelin 😢😂​@@subeermowliid
@abuzeki3852
@abuzeki3852 3 ай бұрын
Ka xun baadty somalia telegram weydii
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 3 ай бұрын
Ikraaan iyo maxamed waar maxamedoow inaan taa hay taa❤ taaban waan masayree waan usoosocdaaye faraha iiga daaya fanaaniintanoow
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 3 ай бұрын
Ayaamahan ayuub haaruun cimaamadiisa lama haysan karo what a music 🎶
@hamzekbaxeer1008
@hamzekbaxeer1008 3 ай бұрын
ShOw Laxanta aaan la yaabana waa Fanaanki wayna Xariir axmed ❤
@cabdiraxman4241
@cabdiraxman4241 3 ай бұрын
Ikran markay heesi jirtay yarkani wuu dawan jiray hadan hpp ayy ka maraysa Ani ay ay dhalan man ahay isaaqow qoftan halay doono😅
@AziizChama
@AziizChama 3 ай бұрын
😂
@Cabdkainmoha
@Cabdkainmoha 3 ай бұрын
Laxanka wa lafahmayaa ii nuu yahay xariir Ahmed ❤❤
@mohamedadammohamed2248
@mohamedadammohamed2248 3 ай бұрын
Erayada Abwaan Sidiiq jiir Abwaan waxani Hees Way Dhaaftay🙏
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 3 ай бұрын
Laxanku Uu laxan Dhaafy Xariirka GOAT 🐐🔥💯 Monium Woow 📽️🎥🙆🏻💯
@user-wz6ep5wg8o
@user-wz6ep5wg8o 3 ай бұрын
Waxan sugnaba waa lasoo galiyey intii iga danbeysa love ❤️ ii saara❤
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 3 ай бұрын
Wakhtigaw aabaha was ikraan caraale iyo maame ayuu wakhtigu isaa soo gaadhsiyay 😢😢😂😂
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 3 ай бұрын
😂😂😂
@CRFATE
@CRFATE 3 ай бұрын
😂😂😂
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 3 ай бұрын
Khtiga lama caayo waa danbi wllo
@hodmakaise4204
@hodmakaise4204 2 ай бұрын
😂😂😂
@cadnanbincali8158
@cadnanbincali8158 3 ай бұрын
Ikraan waa top wali❤
@Aaminaomarliibaan
@Aaminaomarliibaan 3 ай бұрын
Labarakaisoodir❤
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 3 ай бұрын
Heestii sanadka 2024 inay tahay ma isku raacnay.
@marwaannaasircabdi
@marwaannaasircabdi 3 ай бұрын
Janalkani waa janalka ugu caansan soomaalida meel walba waa ka caan
@ExcitedComputerChip-ws6zz
@ExcitedComputerChip-ws6zz 3 ай бұрын
Ikraaan caraale waa qofta kaliya ee aan da Ada Ka muuqaan ilaa 2008isma badalin
@abdullahiabday
@abdullahiabday 3 ай бұрын
ax yaa laxan xariir axmed cllahi iyo maame iyo boqorad hore ikraaan caraaale +waqal salaaman
@kankamo1497
@kankamo1497 3 ай бұрын
Maame Ninka sandkan fanka iska Leh😎❤
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 3 ай бұрын
Intah aminsan heestan qarxayso ax yaa hees 🤍🔥
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 3 ай бұрын
Xariirku laxanka noocana muu qarsan jiray🥶🐐🔥
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 3 ай бұрын
maame laandheere nuux ismaciil gobtii reer shirdoon noolow sxp kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk fanku sanadk adiguu kuu shidan yahay abahaa ahun legendkii waynaa ee cumar saalax gobtii hargaysa fanaankii labaad ee badalayay tuse aw toosiye aw tilmame kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk long life sxp adiga iyo gabadhaan abtiga u ahaa ee ikraan caraale noolada labadiinuba
@user-qk1xb3ey5x
@user-qk1xb3ey5x 3 ай бұрын
Maame fanaanka sanadka Big legend hore u soco sxb
@mohamedeid22558
@mohamedeid22558 3 ай бұрын
Erayada 10/10 Laxanka 10/10 Music 10/10 Codka10/10 Heesta dhan 10/10
@alphakhaan8626
@alphakhaan8626 3 ай бұрын
Ma qofpa jira kowka dhaxdisa quruxdada kula qaypsan kraye akhlaqdada❤
@IdilMahamud-r4j
@IdilMahamud-r4j 12 күн бұрын
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 3 ай бұрын
Inta sugaysay😩❤️
@ApdirashiittMohamett
@ApdirashiittMohamett 3 ай бұрын
Ma khilaafna tastuurka u yaala jecaylka waxan hees way dhaaftay ❤😢
@AxmedBashiir-wy6xm
@AxmedBashiir-wy6xm 2 ай бұрын
Sidaan kuugu qoraayo bogayga Adna iigu qor laabta xppi 🥺♥️
@SiidcaliCusmaan-so9vn
@SiidcaliCusmaan-so9vn 3 ай бұрын
Romantic kuwa ah lee fahmi kara heestan ❤
@saldhiggadhexeewajaale
@saldhiggadhexeewajaale 3 ай бұрын
tolow heeskan ma anigaa sameeyay fannaaniin iyo mullaxan iyo abwaanba waa lagu kulamy heeskan
@mokhtarhussein8212
@mokhtarhussein8212 3 ай бұрын
Million markay jiidho isoo qabta🔥🙋🏾‍♂️
@ugaaskow
@ugaaskow Ай бұрын
😂🤚🏻
@Jookar1
@Jookar1 3 ай бұрын
Legendkii waynaa xariir axmed ba laxameeyay sirtu waa laxanka❤
@Jabircade123
@Jabircade123 3 ай бұрын
Waaw fanaanad sare ikraan carraale❤
@abdinaser5746
@abdinaser5746 3 ай бұрын
Maame wlhida super star ⭐ yar barteedoow dhigay
@AbdirahmanAhmed-yy1dd
@AbdirahmanAhmed-yy1dd 3 ай бұрын
Heesi mise jacaylkii sandsnka madawlad buu noqday dastuur unbaa laga shekaynayaa heesta hobolka Gayiga xariir axmed boqorka jigjiga ayaa kufarayaraystay lxanka
@akjacelow8674
@akjacelow8674 3 ай бұрын
Laxanka xarir ahmed 🫡🏆
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 3 ай бұрын
Wow fanaanka sanadka Maame legend Ikraan aad beey iskugu soo baxeen midhaha, laxanka iyo music waa khatar
@user-pm4el4dn3p
@user-pm4el4dn3p 3 ай бұрын
Heesta laxanka ayay la liitada lkn heesta legends ayaa iskugu imid 🎉❤
@CALIHALGAMAAWI
@CALIHALGAMAAWI 3 ай бұрын
IKRAAN CARAALE FT MAXAMED MAAME - QALBIGAAN KAMIDOWNAY - (LYRICS) 2024❤ Soodaawo
@ZuHaYbMuXiYaDiN
@ZuHaYbMuXiYaDiN Ай бұрын
Qufilkii furihii wadnahyga adaaqaaty been maaha😢😢😢😢❤
@cumargalaydh6611
@cumargalaydh6611 3 ай бұрын
The one an only maxamed maame aabaha cod macaanida keep going bro❤❤❤❤
@BalqiisIsaaq
@BalqiisIsaaq Ай бұрын
Wllhi heestan wey I washaay Ayiiiiiiiiiii💋🫂
@Hamze771
@Hamze771 3 ай бұрын
One and one happy 18may
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 3 ай бұрын
Happy 18 may wll ❤
@africankidd3642
@africankidd3642 3 ай бұрын
Gobol oo dalka Somalia ka mid ah
@FaadumoDaariq
@FaadumoDaariq 3 ай бұрын
Nnbbknccbjolg​@@somalilanderdhalada73483:10
@KHADARHASANKhadarhasan
@KHADARHASANKhadarhasan 3 ай бұрын
Team waqal always all the best 💥🔥
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g 3 ай бұрын
Manahlh mahamed maame halyay halyay dhalay weeyi
@HodanHurwaa
@HodanHurwaa 14 күн бұрын
Heestan Waxaan ku dhagaysanayaa New Delhi .....15/08/2024 Waa Anigooo Ah Mujaahid Lugooyo
@haniwarsame2381
@haniwarsame2381 3 ай бұрын
Updifitaaah ❤ Ma qasbayno jacaylka dhankeena Ma qilaafno dastuurka u yaala Qushi maaha midawnay xabiibi Hani❤ Qacdii aan ku arkee araagaga Sidaan kuugu qushuucay markiiba Qufulkiyo furihii wadnahayga Adaa qaatay markii u danbaysay Updifitaaah ❤ Is qiimaynta dhexdeenu ha waarto Qilaafkeena kuwii filanaayey Ha quustaane adoo ku qoslaaya Sidaan kuugu qoraayo bogayga Hani ❤ Is qiimaynta dhexdeenu ha waarto Qilafkeena kuwii filaynaayey Ha quustaane adoo ku qoslaaya Sidaan kuugu qoraayo bogayga Hadan Igu qor laabta xabiibi Updifitaaah ❤ Quruxdaadiyo dheeha korkaaga Dahabkaa qajilaaya dhalaalka Ma qof baa jira koonka dushiisa Kula qaybsan karaaya akhlaqda Hani ❤ Haday qays iyo layla xusuusta Ku jireen qarnigii ina dhaafay Xilkoodii soma qaadi karayno Qiso soo ma abuuri karayno ❤
@suhaybAbdiragman-tu3pv
@suhaybAbdiragman-tu3pv Ай бұрын
Oof alle ha isku kiiin deysto ❤
@yuukeylyrics3622
@yuukeylyrics3622 3 ай бұрын
Ma qasbeyno jacaylka dhankeyna Ma qilaafno dastuurka u yaala Qushi maaha xiriirka dhexdeenu Qalbigaan ka midownay xbbti Qacdii aan ku arkaa aragaaga Sidaan kugu qushuucay markiiba Qufulkiyo furihii wadnahayga Adaa qaatay markii u danbeysay Is qiimeyta dhaxdeynu ha waarto Qilaafkeyna kuwii filanaayay Ha quustaani adoo ku qoslaaya Sidaan kugu qoraayo bogeyga Adana iigu qor laabta xbiiti Quruxdaadiyo dheeha korkaaga Dahabkaa qajilaaya dhalaalka Ma qofbaa jira koonka dushiisa Kula qeybsana karaaya akhlaaqda Haday qeys iyo Leyla xasuusta Ku jiraan qarnigii ina dhaafay Xilkoodii sowma qaadi kareyno Qiso sow ma abuuri kareyno ❤❤❤❤❤❤ Jacaylku damiin ha yeesho😢
@cqanikayse2187
@cqanikayse2187 3 ай бұрын
Ma qofbaa Jira Oonka Dushiiza Kula qaybsan Karayas Aqlaaqds❤😢
@hassanbashir4333
@hassanbashir4333 3 ай бұрын
What a good song 💗💗💗 I love it from Morocco
@user-hv4ru4to5o
@user-hv4ru4to5o 2 ай бұрын
Eshcala cod❤❤❤❤
@ayaniita9386
@ayaniita9386 3 ай бұрын
Wuuuuf🔥tani heesba way dhaftay💋wa ina radiyaa faaraxa arooskeena heestan kuwada jasi laheen😢❤😂😂
@Zuhyb-yg2ge
@Zuhyb-yg2ge 3 ай бұрын
Ma qof baa jira koonka dushiisa kula qaybasanaya akhlaaqda😂
@SiidcaliCusmaan-so9vn
@SiidcaliCusmaan-so9vn 3 ай бұрын
Wow tani hees wey dhaaftay good maxamed maame ❤
@aynsupuu805
@aynsupuu805 3 ай бұрын
The best 🔥 🔥🔥🔥🔥🔥
@SiidcaliCusmaan-so9vn
@SiidcaliCusmaan-so9vn 3 ай бұрын
Aad iyo aad❤ qalbigan ka midownay xabiibi
@Djkaafiya12
@Djkaafiya12 3 ай бұрын
ikraan araale ma allh fanaanad aan jeclahy
@abdulhisahal7780
@abdulhisahal7780 Ай бұрын
Mahelaaa inan saaa shannn iga washaa🎉 aaan uduxeeyo😅😊
@ZekiBerberaawi
@ZekiBerberaawi 3 ай бұрын
World class song ❤🔥
@JawahirCismaan-wj2up
@JawahirCismaan-wj2up 3 ай бұрын
Heestnn Drtda Xaadi baba i dhqaqdy 😭😭😭🔥🔥🔥❤️
@Umalaxmed-yw3ki
@Umalaxmed-yw3ki 3 ай бұрын
Mame ka cod mcn ikran😅
@user-yw7yh3dq9y
@user-yw7yh3dq9y 2 ай бұрын
Codku wa sidu qof walba qirux uleyahay
@user-rl1wd8ou9m
@user-rl1wd8ou9m 2 ай бұрын
Ikraan carale codkedu waa 💯
@dagannuur397
@dagannuur397 2 ай бұрын
Waruntaa😅😅😅😅😅
@ilhaanabdi6952
@ilhaanabdi6952 2 ай бұрын
We know😂
@MUBARIGABDIASIS
@MUBARIGABDIASIS Ай бұрын
Haà😂
@wizer1594
@wizer1594 3 ай бұрын
What a beat eryda io laxnka ha ka shekyan codki janda ikran carale mame
@Amiisha761
@Amiisha761 3 ай бұрын
Qufulkiyo furihii wadnahayga adaa qaatay markii ugu dambaysay🔐❤️
@user-xg6kh4fx2p
@user-xg6kh4fx2p 3 ай бұрын
To DaY Am FirDt😂😂❤
@hannifomar6894
@hannifomar6894 3 ай бұрын
Hess iyo badh . Laxanka xarir meshisi ayu Digi . Ikran boqorada an admin iyo mame fananka sanadkan
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Ай бұрын
All the best 🔥🔥
@Abokorrrr
@Abokorrrr 3 ай бұрын
Monium His Unique🎥🤷🏽🔥🔥
@kankamo1497
@kankamo1497 3 ай бұрын
Waad ila aragaty shoodhe ninkas wxiisu wa fara ka qaad wlle🙌
@NimcoDeeq-vs4hc
@NimcoDeeq-vs4hc 3 ай бұрын
Scw scw scw
@hafsa8057
@hafsa8057 2 ай бұрын
Scw scw scw
@MustafCabdiMaxamuud-zc9so
@MustafCabdiMaxamuud-zc9so 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@MustafCabdiMaxamuud-zc9so
@MustafCabdiMaxamuud-zc9so 2 ай бұрын
Uuuuu
@user-ns6wi7pv5p
@user-ns6wi7pv5p 3 ай бұрын
AMAZING CAMERA MAN 😮😮😮
@abdullahimohameddahir2501
@abdullahimohameddahir2501 3 ай бұрын
Wxaan u codeeyay heesta sanadka 2024 Hdad igu raacsantahy like ta ha ila daba marin 😊❤
@CabdiqaniCali-in8co
@CabdiqaniCali-in8co 3 ай бұрын
wooof caleeg ❤❤❤❤🎉🎉
@AmandiIbraahim
@AmandiIbraahim Ай бұрын
Maame waad ka cod macntahy ikraan caraake
@xamzamaxamed2575
@xamzamaxamed2575 3 ай бұрын
27/5/2024 Dareenkeyga u ciloonaaya jecelkii aan u qaadey genyadiii aan dunida aan ka xushey Isfahan waa nadhax yaalo moyaa neh Waa gob iyadu 🎉😢
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 3 ай бұрын
Qushi maaha xirir ka dhexdenu Qalpigaan kamidowny hppi❤
@najaxmahomed2612
@najaxmahomed2612 3 ай бұрын
Inta nabiga jecel like
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 3 ай бұрын
Old is not Easy Welcome Back Queen ❤❤❤
@majkaxoghaye7064
@majkaxoghaye7064 3 ай бұрын
Xidiga laga daba dhacay qarnigan ee nuuxiyada ciyaala shirdoon iyo ikraan caraale 🫶🫡
@InaMohamed-dg4rf
@InaMohamed-dg4rf 2 ай бұрын
Waxni.xes way dhafty fananadydi mame iyo ikaran want wata❤❤❤❤🎉🎉
@rahmacadey1107
@rahmacadey1107 3 ай бұрын
Amazing song 🥰🥰
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 3 ай бұрын
First comenti❤❤❤
@RamlaMohamed-km6op
@RamlaMohamed-km6op 2 ай бұрын
Qushi maah xidhiidhka dhexedeenu qalpigan ka midownay hppii❤🥺
@ismahanosman298
@ismahanosman298 3 ай бұрын
Qurux dadiyo dheeha korkaga dahabka qajilaya dhalalka🎉🎉🎉
@BureeqoMaxamad
@BureeqoMaxamad 3 ай бұрын
See wax sheen attty 😮😮😮
@Supr93
@Supr93 3 ай бұрын
I’m trying for my friend and my sister and her boyfriend to stay 😂🎉
@hibaaqjamac4825
@hibaaqjamac4825 3 ай бұрын
Rabiyow kaan jecelhy calf igu dar ayaalllah aaamiiiiin😢❤❤❤
@cabdiaxmedmaxamuud5769
@cabdiaxmedmaxamuud5769 3 ай бұрын
Marnaba haka shikiney laxanka leaganka xariir ahmed❤
@Mohamed-by4xx
@Mohamed-by4xx 3 ай бұрын
Mashaa Allah ❤
MAXAMED MAAME MAXAN KAA BARANAYAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:00
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
Vlog iyo boqasho wilkayga abdi
8:06
Queen Aisha
Рет қаралды 37 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 524 М.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
IKRAAN CARAALE | GAARSIIYA | SHOWGII MUQDISHO 2022
6:23
Kaafi Studío
Рет қаралды 2,8 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
MUSTAFE DOLLAR Ft ROODA KAYF-MAARAGTA-OFFICIAL VIDEO 2024
4:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 322 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,9 МЛН
MAXAMED MAAME FT IKRAAN MAHABE JACAYL XARAGODA OFFICIAL VIDEO 2023
4:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН