Mursal Muuse iyo Khadra Sinimo New Song 2013 Hees Cusub Quruxda Guurkeena

  Рет қаралды 480,976

Deeyoo Media

Deeyoo Media

Күн бұрын

www.deeyoo.com. lamaanaha iyo Fanaaniinta caan baxay Mursal Muuse iyo Khadra Sinimo oo ka heesay Quruxda iyo Jaceylka Guurkooda iyo Farxadooda ee nagula raaxeysta codadka iyo micnaha ereyadan Jaceyl.

Пікірлер: 420
@Maxamedugaasnishow
@Maxamedugaasnishow Ай бұрын
Qudhayda doonosteeda hankaad kuqaabilaysay qooraansi daymadaada Qalbiga show kufahmaayay 😢😭 Saturday 17 August 2024 who’s listening after Me 🤌🥶
@saciidoqueen3149
@saciidoqueen3149 5 ай бұрын
Jacelka Qiimahiisa Habkan u Qeyb saneynay 🥺 Qorarsi deymadada Qalbiga sow ku fahmayay 🫂🥺
@marwo5301
@marwo5301 2 ай бұрын
Quruxda guurkeena inaga xabiibi u qalmayna❤hadan noolaado qofka aan jecelahyna illahay nolol nagu kulansiiyo ayan wada qaadayna heestan insha Allah
@DeeqaMahamed-nb4uu
@DeeqaMahamed-nb4uu Ай бұрын
Heestan wax kle weji wlhi❤
@aydarus5301
@aydarus5301 Ай бұрын
Nafayda nafteedii sow adiga maaha Mudantaydii 💞🔐💍♥️😘. Qorshihii axdigeena Qaabkaan u maamulayn Qudhayda doonisteeda Hankaad ku qaabilaysay ♥️🔐💍
@nourudiinmahamed5774
@nourudiinmahamed5774 Ай бұрын
Wa la ogyee War kale ma haysaaa juqday
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 10 ай бұрын
Lamaanihii qarniga ayey ahaayeen wakhti 2011 ilaa 2018 wixii ka dambaysay way kala tageen 10 sanno ka dib daawanaya hadaad iga dambayso like iisaar bro
@apdirahmanawil5232
@apdirahmanawil5232 5 ай бұрын
Caawa waa habeen sabti ah bishuna tahay 30/3/2024 hadii alle nafta ii daayo aniga iyo xaaskayga ayaa wada dhagaysan markaan nolosha ku midawno insha allah
@ZiciidHerro
@ZiciidHerro 5 ай бұрын
Waxan hes way dhaftay 30/3/2024 inta soo booqaty😮😮❤🎉
@xamdamohamudjamac
@xamdamohamudjamac 5 ай бұрын
Waa jooga 😢
@ConfusedDrink-hh2cx
@ConfusedDrink-hh2cx 5 ай бұрын
Waan joogah😢
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 4 ай бұрын
❤❤
@MarwaanIndhoh
@MarwaanIndhoh 2 ай бұрын
😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅6tgyrddgd 6tgyrddgd tĝĝ2g2g tĝĝ2g2g tĝĝ2g2g night and the the have to go þ t sssssaz1fFF1112 and and the 222 222 ​@@xamdamohamudjamac
@Hasla.wabi.tore.0
@Hasla.wabi.tore.0 5 ай бұрын
Inta tiktok kaso aragtey ėė so radisey hestan adka u macaan❤
@faraxinanour8917
@faraxinanour8917 5 ай бұрын
Wa ikanaa😂
@MaQzudALi
@MaQzudALi 4 ай бұрын
Ila cawa wan radinayay😢❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 4 ай бұрын
Wa ikana❤
@abdiqaniabdiqani
@abdiqaniabdiqani 4 ай бұрын
😂 xaadir
@SiciidAadam
@SiciidAadam 4 ай бұрын
😂wanigan
@amineta9166
@amineta9166 5 ай бұрын
🥹Heeskan xasuus weyn bey ii ahaaneysa marar badana waan dhageysan doona insha allh. anoo tiktok iska dhex tibaaxaya maalin ban ku arkey wan ka helay kadib habeenki oo an kulan usocdey jaceylkeyga ban dhageysanayey intaan isdiyaarinayeye iyo markaan gaariga sii galey, kadib jaceylkeyga wuxuu igu yiri heesta dhageysaneysey noo gee xbbb. Ugu danbeyn Waan isla dhageysaney aad buna uga helay habeenkaa 🥳❤ insha allh marka danbe oon isla dhageysaneyno waxan rajeynayaa iney noo ahaato anagoo is xalaashaney haduu alle idmo❤ Aduunkan kugu jecelay macan hadad aragto qoraalkan🫶🏻 ilaah ha nagu simo quruxda guurkeena🥲❤🫶🏻
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 3 ай бұрын
ALLE haysku kiin calfo, cimri dherer iyo cafimaad ku waara🤲
@Abdiqani_husein
@Abdiqani_husein 3 ай бұрын
Insha allah ❤
@muniirjozeph
@muniirjozeph 2 ай бұрын
Aamin ❤
@Cawrala1100
@Cawrala1100 2 ай бұрын
Mansh allh❤markuu geesi balan kaa qado nolol farax ku lada💕
@mahizey22
@mahizey22 Ай бұрын
Abaayo ma midowdeen qofkaagi
@HamdaHimilo
@HamdaHimilo 5 ай бұрын
Heestan wxn dib udhagysanya 28/3/2024 khamiis Hargeisa Wxan jeclaystay inan Malinka danbe een soo booqon doono isnha Allh aan udaaro Wiilka uu Alle mustaqbal iga dhigi doono insha alh Dadka kama aqaane ii door Alla hayow midka rag igaga filan Wnku sugyaa jcyl for Future ❤😢🎉
@AdnanElmi
@AdnanElmi 5 ай бұрын
I’m here 😂 Ireland 🇮🇪 ayaan ka dhagaysanayaa Ana maanta
@cadnaanmaslax7021
@cadnaanmaslax7021 5 ай бұрын
@ZakariyeCarab-i8q
@ZakariyeCarab-i8q 2 ай бұрын
Kolay waad qatilaysay sawmaha
@Adamhersi110
@Adamhersi110 Ай бұрын
Waykan ❤
@shamsudiinmaxamed4849
@shamsudiinmaxamed4849 5 ай бұрын
Its a last days of ramadaan and year is 2024 i have visited again this song after i saw some clips in the tiktok❤
@araweloomer1488
@araweloomer1488 5 ай бұрын
Same🩵
@SuhaybUpdyDaHer
@SuhaybUpdyDaHer Ай бұрын
Waxay I ahayd happen nolozhayda ugaara 2016 ban qalpiga ku wadhan jiray nolo guleysatay kabacdi ❤
@Najiibproduction47
@Najiibproduction47 2 ай бұрын
2022 is baranay bisheedii 6 ilaa imikaNa xidheedhkaayagii wuu socdaa malin dhaw na wxa noo qorshaysaN Inanu reer yagLeelno ee noso duceeya ❤
@shewalalmahri4775
@shewalalmahri4775 2 ай бұрын
Insha allah noqdo kuwi nolosha qeybsada oo ubad khyr qabayaal ah kala hela inader ilahy ha idin mideyo
@ahmeddaahirxaaji8134
@ahmeddaahirxaaji8134 29 күн бұрын
Mais guursateen wali libaax🎉
@ApDikariim
@ApDikariim 3 күн бұрын
Legend iNaad jawi gasHaaN rajayNayaa🙌
@DahaboRooble
@DahaboRooble 2 ай бұрын
Quruxda guurkena inaga xppih u qalmayna!❤😊
@yasirsaid1243
@yasirsaid1243 8 күн бұрын
Waa hees xusuus mudan wada jir u dhegaysanay Anigiyo Boqoradayda❤ 11 sept 2024 Wednesday 14:38🥺👀 indho-balac.
@nimcohappy311
@nimcohappy311 4 ай бұрын
Heestan mcn Tiktoc lee kasoo arkay wan soo raadiyey yaa ila mida😊
@sumayaadan6236
@sumayaadan6236 5 ай бұрын
Inta tiktok kaso aragty e hesta inay cusubtahy uhestay😂❤
@DeeqaHassan-pt7rl
@DeeqaHassan-pt7rl Ай бұрын
same 😂😂
@deeqoosman7557
@deeqoosman7557 5 ай бұрын
Qadro halaga barto jecel wayo qofka jeceshahy wuxu jecelyahay aya lodaya ado xagxagan😢😢❤❤😊
@DeeqaHassan-pt7rl
@DeeqaHassan-pt7rl Ай бұрын
Aad iyo aad ❤
@lonk1769
@lonk1769 11 жыл бұрын
ilaahay ha isku daayo lamanahan is jecel khadra iyo mursal wada noolada oo nabad ku waara
@IsraJanno-ti6tu
@IsraJanno-ti6tu 5 ай бұрын
Finly waykaltaageen😢😢😢
@nimcohappy311
@nimcohappy311 4 ай бұрын
Imnka Manooshahy wlal😢
@umulkhayrmoh1970
@umulkhayrmoh1970 4 ай бұрын
Illhay baa og😢​@@nimcohappy311
@HussamAhmed-p6v
@HussamAhmed-p6v 4 ай бұрын
@@nimcohappy311 dadku way noolyihiin Insha allah lkn mobile ka ayay badalaan ama Gmail ka ayay badalaan waa saas .. Hargeisa majoogtaa ❤
@MohamedAbdullah-ey6gs
@MohamedAbdullah-ey6gs 5 ай бұрын
Xiriir ma lihi hadana waxaan ismoodaa inaan xiriir lee yahay jaceyl baan dareemaya qofaa jeclhy ma aqaani😢
@nimcohappy311
@nimcohappy311 4 ай бұрын
Qof ila mida hada helay😂😂 Tabtaasa ahy cid aan jecelahyna na jirto
@MohamedAbdullah-ey6gs
@MohamedAbdullah-ey6gs 4 ай бұрын
@@nimcohappy311 😂😂😂 saas dan nooma ahan xal kee dee😂
@nimcohappy311
@nimcohappy311 4 ай бұрын
@@MohamedAbdullah-ey6gs may sideena ahanayna😂
@MohamedAbdullah-ey6gs
@MohamedAbdullah-ey6gs 4 ай бұрын
@@nimcohappy311 hye😂😂
@Shaaca
@Shaaca 4 ай бұрын
Isku yaaca wll saasaa xal aheee
@amiinkhadar432
@amiinkhadar432 5 ай бұрын
waxan dhaysnyaa habeen ramadana ay tahy 19.bishii 29 march -2024 habeenimo 4:44 mp Waxan soo boqon toonaa qoraalkaa markan riyooin kayga rumeeyo insha alha Isoo ducee adad aragto qoraalkaa❤😊
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 5 ай бұрын
Allah haku fudaydiiYo anagana sokle ❤
@MaQzudALi
@MaQzudALi 4 ай бұрын
Ilhy za jeceshahay hakaga dhigo wax walba😢
@LuqmanmuminAlbaase
@LuqmanmuminAlbaase 4 ай бұрын
Allaha ku rumeyo wll
@Sabirin3
@Sabirin3 5 ай бұрын
rabiyow qof kle ima weynin ilahow qofkle ana rabin ina nolol la bilowdo rabiyow dhexden kalgacyl balaran dhex dhig rabiyow ilahow isku calaf noqona yaa raxman kuwa ku qata noloshoda isfaham ixtram wng naga dhig ya caziiz🥰🤲🏻🎉❤H+S
@asiaabdirzak6916
@asiaabdirzak6916 5 ай бұрын
Zxp isku wara 😊😊😊
@Sabirin3
@Sabirin3 5 ай бұрын
@@asiaabdirzak6916 mahadsanid abyo mcn😍
@UmaSumaya
@UmaSumaya 5 ай бұрын
Amin😊
@MaQzudALi
@MaQzudALi 4 ай бұрын
Amiin wan daremi Kara qof wangsan noloshada marku kuso biro wad is badlaysa noloshuna way ku iftimaysa ilhy calaf hakugu daro wayo badna garab ahata😢
@Sabirin3
@Sabirin3 4 ай бұрын
@@asiaabdirzak6916 Amin i.a 💖
@shukriismacil7428
@shukriismacil7428 5 ай бұрын
Ayyy jah wxn dhagaysanaya 4April2024 maraan sooafura ramadan ay marayso day 24 clip yaroo kamid ah tiktok kusoo arkay wn kahelay midhaheeda xaqiiqdii❤
@MAHAMETmahametjeck
@MAHAMETmahametjeck 5 ай бұрын
Same xerta dreenka ma tahay mid ka mida naftaadu😊
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 Ай бұрын
Waxan dhageysanaya heestan 11:36 am Bishu wa 13 AUG 2024 hadad iga dambeyso like si aan markale uso booqdo nooli kulante 👏🏻
@ZakariyeibrahimUusqiyamo
@ZakariyeibrahimUusqiyamo Ай бұрын
Still am listening on Tuesday 5:40 in 2024😢😢
@BilanMohamet
@BilanMohamet 18 күн бұрын
Wa 31 Aug 5:20 galabnimo😢❤
@ifraaxmiisan8490
@ifraaxmiisan8490 5 ай бұрын
Quruxlow guurkeena inaga xbbi u qalmayna want qormadii kalagacaylka markaan qosy uyagleenay❤❤❤❤
@maankatuke2534
@maankatuke2534 2 ай бұрын
Khadra iyo mursale muuse runtii Fanka dhaxal wacan waa nooga tageen, heesahooda si bay dareen gooniya uwada leeyihiin .
@carayschannel6747
@carayschannel6747 5 ай бұрын
11 sano ka dib ban dib u dhagaystay heestan 😊. Axsan Cod iyo Erayo. Mursal iyo Khadra 2024 April 10
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys Ай бұрын
The Goats Mursal n khadra🐐🐐
@NajmaCumar-o7v
@NajmaCumar-o7v Ай бұрын
7😅qof
@abdourazak-BMW
@abdourazak-BMW Ай бұрын
Haada jaceylka run umalanaysid aawey 2di hestan isla qadey ❤😂
@muwaahibibraahim
@muwaahibibraahim Ай бұрын
@@abdourazak-BMWhees waxba mahe labo caruuro wada dhalay ba kala taga xita😅
@Sandhere1
@Sandhere1 4 ай бұрын
Maalin Axad ah,5/5/2024,Inta iga danbayn doontan Salaamaya❤
@axmedyasin752
@axmedyasin752 5 ай бұрын
Hadal sidi layidhi hadu ahanayo ❤ labadana ahan lahaa sxp😮😮
@Ayuubinho-ne4vg
@Ayuubinho-ne4vg 2 ай бұрын
hees iyo bar wllhi hestan aad bay ii taabatay 😘🤩
@nimcoyasiin6732
@nimcoyasiin6732 Ай бұрын
Qudhayda doonosteed hankaad ku qaabilaysay qooraansi daymadaada qalbigu show ku fahmaayay 18/8/2024
@ifraaxmahad
@ifraaxmahad 5 ай бұрын
waa habeen talado ah oo isniin soo galeyso sacaduna waxey tahy 11:56 tariiqdo markey aheed 1/4/2024 markaan dhageystay hestaan waxan rajeyna sanadkaan sanadkiisa kale hadii aan nolado inaan inaan helo qofkan jeclahy oon wada dhageysano hestan😢❤
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 5 ай бұрын
Insha allah qli ❤😊
@mahatkassim415
@mahatkassim415 5 ай бұрын
3/4/2024 wa ramadhan waxaan dhageysanaya markaan so afurey malinti igu horesee an maqlo ❤😢wxan kusolawan dhona commentigan ano wxan niyada kuhaya heley inshaalh ❤😢#Abdiweli 😊
@NashadFatax
@NashadFatax 5 ай бұрын
İlahy hali fududeyo wll
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 3 ай бұрын
Ilahay haku fududeyo zxb waxa niyadada ku jira hadad hrshayna ilahay sidad jeceshay hakula garab galo
@zamzamaaddan4
@zamzamaaddan4 5 ай бұрын
20/4/2024 9:58 pm ayaan soo booqday heeskan macaanka baddan inta iga dambaysa like 👍 isku muujiya ❤😊
@Cawrala1100
@Cawrala1100 2 ай бұрын
Hada😢😂
@Haliima12
@Haliima12 4 ай бұрын
Awww heesta waxan ku jecladey hadan idiin sheego haygu qoslina 😂 Wiil aan crush ku ahay baa habeen meshu ka shaqeyo wax kaso gadanayey kadib intii waxan rabay layso qabanayey buu isoo fiiriyey wuxu islaha wey ku fiirineysa iyaduna maadama uu ogadey inan crush ku ahay ana wa iska indha tiray marlabad hadana wa iska indha tiray wa intas bes ala jacaylba intaasan ku faraxsanahay bal 😭😂 Qooransi daymadaada qalbiga suu ku fahmayey 😫💕
@gassirasaleban1548
@gassirasaleban1548 4 ай бұрын
Inankii ma is hesheen walaal😅😢
@Haliima12
@Haliima12 3 ай бұрын
@@gassirasaleban1548 maya wll lkn still sidii ban ujeclahay
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 4 ай бұрын
Axyaa Hees , Money is Back But Memories is Not Back , dib u Milicsi Waagu Jacaylka Khadra Abdi Silimo & Mursal Muuse Cumar Aduunka Haystay , At that Time i was High Scool Heestan iyo kuwo kalo badan oo Lamanahan ku Luuqaynayaana Aadban u jecla 😣 Mudo badan kadib iyadoo Xaalado badan ka danbeeyeen on Noockasta Leh wxn cwa heestan dib ugu daawanaya Copenhagen Denmark Monday 29 April 2024 Cajiib Axyaa Wakhti 💔😔
@Mohamedbizta-rt3dk
@Mohamedbizta-rt3dk Ай бұрын
That's true❤
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 Ай бұрын
@@Mohamedbizta-rt3dk waayo waayo 🥹❤️
@Mohamedbizta-rt3dk
@Mohamedbizta-rt3dk Ай бұрын
@@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 taas ayaan been aheyn
@najmadeqsaan8608
@najmadeqsaan8608 4 ай бұрын
Heestan waxan so bokhday 5 / 5 /2024 wan rajaynaya Ina Malin wada dhagaysan dono aniga iyo xajigayga marka is helno❤insha allah
@walaal__Golden122
@walaal__Golden122 4 ай бұрын
Waakanba😂
@Adamhersi110
@Adamhersi110 Ай бұрын
Qoontii igu taallay baa qabowday markaan ku helay. 14/08/2024 Insha allah Marka aniga iyo qoftaydii aanu is hello baan kusoo laaban doonaaa 👸♥️😘
@marwahMaxamedcabdi
@marwahMaxamedcabdi Ай бұрын
hees lama dhihi kro❤ 11.08.2024 Inta so boqotay
@sahromaxamuud-qb4ow
@sahromaxamuud-qb4ow Ай бұрын
Hees waydheftey balse maanta lamaane maha waqtigu isbadal badana wxn dhagaystey heestan 19/8/2024 waayo waayo
@MustafeCabdi-cj2ke
@MustafeCabdi-cj2ke 4 ай бұрын
❤❤❤(qorshihii axdigeena qaabkan umaamulaynay 🎉🎉🎉🎉Jacaylka qiimihiisa habkaan uqaybsanaynayeey ❤❤❤❤qudhayda doonisteeda hankaad ku qaabilaysay 🎉🎉🎉🎉qooransi daymadaada qalbiga sawkuma fahmaayo. ❤❤❤❤qormadii kalgacaylka markaan qoys ugu yagleelay 🎉🎉🎉🎉 qoontii igu taalaybaa qaboowday markaan ku helay ❤❤❤❤ qoontii igu taalaybaa qaboowday hadan ku helay) ❤❤❤❤{qiiradiii kalgavaylka laaabtay igu qadhwaysay. 🎉🎉🎉🎉runtaada qeexanbaan nafta nafta Ku qaabilayayeey ❤❤❤❤ ishaaada qirayse haduu inoo qabomay 🎉🎉🎉 quruxda guurkeena inaga xabiibi uqalmaynaa ❤❤❤❤ qormadii kalgacaylka markaan qoys ugu yagleelay 🎉🎉🎉🎉 qoontii igu taalaybaaa qabawday markaan ku helay mcntaydiyeey❤❤❤}} My quentaydi halkan ayaan ku xusayaa xidhiidhkena jacayl mcn Hadii aad aragtaan like igu sharfa waa ino kulan danbe ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@balkisindho7093
@balkisindho7093 16 күн бұрын
Tue 3 September 2024 02:30 Ba dhagesanena anniga iyoo jceylkeyga wxn rajenayaaa anngo wada jogna inan wada dhgesnno 🥺💗
@abdirahmanhapiip2355
@abdirahmanhapiip2355 16 күн бұрын
Riyadaaas alle ha inoo rumeeyo boqrdaydiyeyy saaid bn kuu jeclhy ilaaahay anago nabad qabna hana wada kulmiyo🥹❤️🤲🏽
@balkisindho7093
@balkisindho7093 16 күн бұрын
​@@abdirahmanhapiip2355 boqorkeygi waku jeclhy anigba 🥺💗💗💗💗💗💗
@abdishakuuribraahim-h4e
@abdishakuuribraahim-h4e 3 ай бұрын
2024 /5/25/ maan dhagestayaa waxanii hees wee dhaftayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@BulloIsmail-qp4ex
@BulloIsmail-qp4ex 5 ай бұрын
39/3/2024 Waa ramadaan waxaan dhagaysanyaa markaan soo afuray barina safar baan ahay waxan ku soo laaban doona commantigan anoo waxan niyada ku hayo helay inchallh 😢
@idiriscilmi2025
@idiriscilmi2025 5 ай бұрын
Ma huptaa zxip bizhii 3aad inay 39 gaadhay😂
@BiLanaHmet-u1d
@BiLanaHmet-u1d 5 ай бұрын
31BU isLaHa mLa😂​@@idiriscilmi2025
@xamdamohamudjamac
@xamdamohamudjamac 5 ай бұрын
​@@idiriscilmi202530 bay ka wadaa😂😂😂😂
@Iztaahil
@Iztaahil 5 ай бұрын
I.a wLl😊♥️
@BulloIsmail-qp4ex
@BulloIsmail-qp4ex 5 ай бұрын
@@idiriscilmi2025 29 ka waday eh jacyil bay haye igu qaado 😂
@lonk1769
@lonk1769 11 жыл бұрын
quruxda gurkeena inaga xabiibi u qalmayna qormadii kalgacaylka markaan qoys u yagleelnay
@maxamedcade2617
@maxamedcade2617 5 ай бұрын
31/03/2024 Maalin Axada afurta ka dib ayaan dhagaysanaya wana ramadan alle inta jacaylkooda ku guuleysatay alle haysku daayo Ani jacayl aan 5sano soo wadey ayaan ku guuleystey alle haysku kaaya daayo Marwo xamda jama ❤
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 ай бұрын
Cajiib cajiib Mursal Muuse iyo Khadra Cabdi sinimo markay fanka shidi jireen Ala mxy lamaane qiimo le ahayeen hdana calaf ayaa kala geeyay aduunka iska noocasa marna wad farxaysa marna wad murugonaysa Ilahay mid walba meshu khyrku ugu jiro haku ilaasho 😢
@simaniita
@simaniita 2 ай бұрын
amiin
@inahusenibrahim-ht8tz
@inahusenibrahim-ht8tz 5 ай бұрын
Qooontii igu taalaybaa Qabowday markaan ku helay mcn ❤🫂
@footbalchanel9571
@footbalchanel9571 5 ай бұрын
Qoraansi daymadaada qalbiga show ku fahmaya😢❤
@Bushrabiindhe
@Bushrabiindhe 2 ай бұрын
27-06-2024 qontii igu taalaybaa qaboowday markan ku halay ❤
@SucaadIsmail-sb8ps
@SucaadIsmail-sb8ps 2 ай бұрын
Oh😢😂😊
@akafiyounger
@akafiyounger 2 ай бұрын
Qiiro qiiro 😂😭😭
@NicmoHaybemahamud-ze3ze
@NicmoHaybemahamud-ze3ze 2 ай бұрын
markaa Qofkayga Helo Qadaya 😂😭
@hakimiadam7796
@hakimiadam7796 5 ай бұрын
28/3/2024 haben khamiisa jimce soo gelayo 18 ramadaan wakhti weliba xasuustii Nolosha ayayna ku kala hayaameen mursal iyo khadra 😢 salama
@khadraraage6361
@khadraraage6361 5 ай бұрын
Ahy ❤❤❤❤
@FunnyBaseballStadium-wg8qu
@FunnyBaseballStadium-wg8qu 4 ай бұрын
Siday heestu u waaCnaty yaa lapda ruH esku waCnysiya😭🙋
@Awoaden137
@Awoaden137 3 ай бұрын
wCnaan lhyDa 💔
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 5 ай бұрын
Ramadan habeen arbaca khanisna sogalaYso 24/9/1445 hijri calenders 3/4/024 waa markii 1aad ee jcl igu dhaco wxnana dareenaya xanuun iyi wadno qarac saida 😢 ilahaw qalpigayga idhawr 0o haigu qasaarin jclka aan uqaadaY adonkaga 🖤👑 ilahaw qofkasto wx jcl sii waxas 0o kahyer Uley 🤲🥀
@amiinkhadar432
@amiinkhadar432 5 ай бұрын
Alhe ha ku ilaalyo qLpigaaga wllo ❤
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 5 ай бұрын
Amiiiin wlll mcn​@@amiinkhadar432
@hannamaxmuut
@hannamaxmuut 5 ай бұрын
3/28/2024 habeen qamisa waliba 18 ramadan 😭❤️
@Bureeqajanno
@Bureeqajanno Ай бұрын
Tani hees wey dhafty😩💕
@Yaab_yaab
@Yaab_yaab 2 ай бұрын
Dhalinyaro heestN waan ka helY waxan dhagaysanayaa malin khamiis ah tariikhdu waa 6/27/024 Dhalinta comentiga wada bixisay wa dhLinyaro jacayladooda wada haysata jah allow calafka iskugu dar cidii daacad isku rabta ❤❤❤ Dadba dhagaysan doona heestan intii ka danbaysa 25_____ Liketa dhac ku siiya ❤
@SamsamSalebaan
@SamsamSalebaan 2 ай бұрын
Heestan xasuus Wayne ayay igu leedahay inkaston jeclyn qofkii inaan xasuusato 😢
@nimcoayaan3258
@nimcoayaan3258 25 күн бұрын
Waxan dhageysanayaaa August/25/2024 ❤
@bathriwellson5249
@bathriwellson5249 24 күн бұрын
Noloshu qurux badna markad Hesho lamaane ku fahmaya ku dareemaya oo murugtaada iyo farxadaada indhahaaga ka aqrisanaya wacnaan lahayda calafkoo qof walba midkii u qalmaaya udaaya heestan waxan u hibeeyey marwadayda mustaqbalka insha Allah maalin ay noqotaba markay dhinacayga timaad waxan leeyahay qoontii igu taalaybaa qabowday markaan ku helaY ❤‍🩹❤
@Naima-Nura
@Naima-Nura 5 ай бұрын
30/3/2023 maalin sabti ah oo Anooo soooman baaa dhagaysanayaaa insha allaah halkaaan wxaaa kusooo noqon dooono markaan jcylkeyga ku guuleysto ❤️Qooontii igu taaley baaa Qabowdeyy mrkaaan kuhelay🥰🫰🏻Qurxda Guurkeeena inagaaa xbibi uQalmayna ❤💍 Abdirizack ❤️🥹libaaxeygii🦁💐
@abdirizakosmanfarah596
@abdirizakosmanfarah596 5 ай бұрын
Nlshydii 👸Inshllh jcylkeenu wuu guulaysan 🥰 wana ku kalsoonahay love you❤ libaaxadaydii🫂🌹
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 5 ай бұрын
Masha allah guulaysta hbnkaa xalfada arooska iguso casuuma insha allah anah sokle hbnkaa waisinkuso casumi madama isku qiso nahaY 0o jiid dheer marayno❤ gulaysta qlpiyaL
@abdirizakosmanfarah596
@abdirizakosmanfarah596 5 ай бұрын
@@rahmadeeka6660 qlbiyada isdoortay allaha isasiiyo amiin wlshy inshllh wd casuumantahay 🙏🏿🤲🏾
@user-ge4ot2mz2e
@user-ge4ot2mz2e Ай бұрын
Heesstan imkaaa so baaqfisa quruxdaaa Guuurkaan inaaka uu qalmain😢😢😢❤ allow calfi igu daaaar oo nolshaaa faarxdaa kubwd dhamiysaan Qorshiiih axdiiigaaan Qaabkan uu mamulaan jcyl qiimahiisa haaabk uu qaabsin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhayrYuusuf
@KhayrYuusuf Ай бұрын
Heestan wan jaclyah 😢
@Munaabdikadir1
@Munaabdikadir1 5 ай бұрын
Talaado 9 April 2024 hbeen ramaadana 2:07 baan dhageysanayaa anigo jaceylkeyga ku balanay inaanu wadi jiri dono abid 💕 ilaahow inoo rume riyooyinkena 😊❤
@drssimondrssimon8824
@drssimondrssimon8824 5 ай бұрын
Friday 12 April 2024😢❤
@muscababiib1072
@muscababiib1072 5 ай бұрын
AFTER 16 min 😂❤
@saabir3667
@saabir3667 5 ай бұрын
3 hour ago
@SalmaCali-sm2zt
@SalmaCali-sm2zt 5 ай бұрын
5 hrs ago arkayaa😢❤
@nimcoyasiin6732
@nimcoyasiin6732 Ай бұрын
Waa maliin axad ah sacaduna waxey tahay 2:22 duhurnimo Tariiqdo markey aheed 18/8/2024 🎉❤qof ana isa baraney 16 /8/2024 baa dern jcyl durba uu qadey😅insha allah marka isa helo ban sow buqan doon qoralka Haa zxp like ii sara ❤(🅰️)N
@selmayosuf1145
@selmayosuf1145 4 ай бұрын
Qalbiga show ku fahmayee💔🤷🏻‍♀️ 23.4.2024 2.39pm👍
@The_zu6eyr4ever
@The_zu6eyr4ever Жыл бұрын
Heesta walhi Xasuus 😢❤10.8.2013😢😢😢
@maskaalka
@maskaalka Ай бұрын
qof qiimo badan baa tahy wll 1 year ago hdaa comment soo qortey anigana hadaa soo baraagugay 😍
@cadnaanmaslax7021
@cadnaanmaslax7021 5 ай бұрын
Qudhayda doonisteeda Hankaad Ku qaabilaysay ❤
@lonk1769
@lonk1769 11 жыл бұрын
ahlaan khaDRA AND MUrsal wadda noolada oo nabd ku waara the bst songe
@X.Mohamad
@X.Mohamad 17 күн бұрын
Ilahaw xasuusaha kuwoga tolmon kashayada ku raaji. YURUB ATTEYE ABIB . Waxay ahayd biyo diomon❤ laga sameyay.😢 ax. Heesta ayay dhaxal iiga tegtay. Waxan ahaa wiil iska degan oo aan dumar baabkoda isku fur furin.oo isaga mashqulsan keliya naftisa. Casar:- ayu iso wacay maxamedAbdikadir oo ah wiil aan asxab ahayn wuxu i yidhi. Saxb gadhigagi gas xadu ku leeyahy. Gabadh hargaisa ku socota oo ka duulaysa 7 subx nimo. Ayan bari ku yara qadi madama gadhigaygu aha bir cusub. Wayahy ayn ku idhi. Waa gadhigage ha u bixin . Halken kugu kena ayn ku idhi. Suuqa ayn ugu geyay. Melaha 12 hbnimo ayu iso wacay oo yidhi. Walashay aya aad u xanunsanaysa ee kalay aduu gabadha ku qaad. Okay... Halka markay maraysay. Gabadhi ayaa iso wacday oo i tidhi. Huuno ...huuno .....huuno magacaa😢😢❤❤? Saladi subx kadib ayn qaday. Gabadhi waan la dhacay magaca ilahay. Ilaa 3 saac oon sii wada soconay heeskan ayay aad u dhagaysanaysay. Hada Minneapolis ayay degan tahay. Waxanan ku rejo dhawahay inaan dhawan meher sado bil kadib. Aniguna waxan deganahy Oslo Norway.
@guleidabdi9717
@guleidabdi9717 5 ай бұрын
21/04/2024, 2:15pm baan dhagaysanyaa anigoo qof kaan rabay niyada ku hayay Allow rajooyinka iyo riyooyinka nolosha ii rumeee Incha Allah.....
@XabsaMawliid-s5q
@XabsaMawliid-s5q 2 ай бұрын
Waxan hees way dhaftay wallhi 7/18/2024
@Suldandhayquute
@Suldandhayquute 4 ай бұрын
10 sano kadib jawigay ii qurxisay heeskani ❤
@aswaanawil6394
@aswaanawil6394 5 ай бұрын
Quruxda guurkeena inagaa xppi u qalmaynaⓂ️❤4 april 2024
@maxamedmaxa12
@maxamedmaxa12 5 ай бұрын
Heestan waxbadan baan radinayay lkn hada wan dhagays samayntee da waxaa kamid ah labanaha ayay ku dareensinaysa ❤😂🎉
@nagaadmohamed5180
@nagaadmohamed5180 2 ай бұрын
Bishii 7aad 2024 intii soo boqatay❤
@ayaancismaan8450
@ayaancismaan8450 5 ай бұрын
14/4/2024 habeen axada wax badan baan rajaynayaa inaan maalin uun isla dhagaysan doono boqorkeygiiyow weliba iyado wax walba ino rumoobeen😢
@dahabochannel2428
@dahabochannel2428 5 ай бұрын
4/4/2024 inaan is calfano jacalkayga iigu duceeya 😭😭😭
@SAMIAHussein-oe8nm
@SAMIAHussein-oe8nm 5 ай бұрын
8/4/2024 oo ramadana ayaan dhagysanaya anoo qof niyada ku haya lkin ina is heli doono ma ogi wn rjenaya lkn inaa i.a qoralkan tusi doono anago is helnay❤🥺
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 күн бұрын
Heestaan macaaan bdanaaa 16/9/2024 00:15 😭❤
@CadnanCabdirahman-pc9bd
@CadnanCabdirahman-pc9bd 8 ай бұрын
Inta n jacaylada danaysiga ahi anay so bixin weyi e dadku naxlig la aqon xasuus qali ya
@Nabiil47
@Nabiil47 5 ай бұрын
Heestan waagan dhalin-yarada ahaa ban aad u jeclaa 2013 hargiesa after 10yrs aduunyo
@user-ig2bd1oi2o
@user-ig2bd1oi2o 2 ай бұрын
QalpiGa show ku fahmaYe song 🎵 🥺🫶🏻💕
@ayanxasan6011
@ayanxasan6011 3 ай бұрын
Still watching.........❤
@SuhurDirie
@SuhurDirie 2 ай бұрын
2024 Yaa dhagysanaya❤
@vazuukai3326
@vazuukai3326 2 ай бұрын
Ani❤😢
@maskaalka
@maskaalka Ай бұрын
ani🥰
@DeeqoDalka-rm4pc
@DeeqoDalka-rm4pc 5 ай бұрын
Jacelka h Qii.ahiisa habkaan u qeybsaneyni qoraa sidii deymadaa qalbiga sow kuufahmaayo qoontii iigu taalay baan qaboobay markaan ku helay guntaa da qeyxan baan nafta naftaa ku qancinaayi quruxda guurkeyna inaga xabiibi u qalmeyna guntii iigu taalay baa qaboobay markaan ku helay my life abdi ❤ 😊 11 4 2024
@Sacki63
@Sacki63 2 ай бұрын
Hees way dhaaftey tani ❤😮
@user-jv3xu3qy3e
@user-jv3xu3qy3e 5 ай бұрын
Heestaan hda zo arkey mcna
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 3 ай бұрын
18/6/2023 taladoo ❤
@BiLanaHmet-u1d
@BiLanaHmet-u1d 5 ай бұрын
1/apriL 2024 Ban sO raadiYaY heestan mcn❤
@muxyadiinmaxamed5873
@muxyadiinmaxamed5873 4 ай бұрын
Tan hees way dhaaftay 06/05/2024 inta soo boqatay
@suubanmahamed820
@suubanmahamed820 5 ай бұрын
Qalbiga soow ku fahamaayay🥺🥹
@suganta.dahson
@suganta.dahson 5 ай бұрын
Wan huba khadra iyo mursal inay is jeclayen qofan jacayl helin sidaa uma daren heesi kare waxba kala geyay calafna wuu dhamaaday
@nourudiinmahamed5774
@nourudiinmahamed5774 Ай бұрын
Qoontii igu taalaybaa Qabowday hdn ku helay ❤
@MuunaRedwan
@MuunaRedwan 4 ай бұрын
Hesta erayadeda ad ban ula dhacay dadka faloyinka ka wada bixiyey oo dhana waa dad jacaylo haysta oo ku ducaysanaya anu qoofkaygii wali ma helin qoofkasto xidhidh wadag noqona ma fahmayo Ala qofkaygiyow kume 😢😢 hestanaynu wada jir uu dhagaysan lahayne
@AbdirahmankalifaBuleee
@AbdirahmankalifaBuleee 11 күн бұрын
Abaayo qof wanaagsan oo ku fahma oo daacada alaha ku siiyo
@AyaaNAyaaNiprahim
@AyaaNAyaaNiprahim 5 ай бұрын
2024/4/4 waa HaBeN KhaMiis Ah 😢 QoraNsi deYmadada QaLbiGa dhoW Ku faHmaYeYyyyy❤🤴🏻🫂🫶
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 Ай бұрын
After 10 year best song in 2024
@mahetklopp2328
@mahetklopp2328 Жыл бұрын
Wxani Hees waa dhafty 🤍
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 5 ай бұрын
Hstn dhihi mayo long time baan dhagsan jiry lkn cwa ano tik tok iska dhex tibaxaya baan so arky waana ka hly 2/4/2024
@DeeqoaxmedxasanDagan
@DeeqoaxmedxasanDagan Ай бұрын
23/7/ mnta baan soo arkay tiktok anigoo daawanya walibh aan wx xariir laheen baan kahelay😅😂
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 Ай бұрын
@@DeeqoaxmedxasanDagan kly hee aan isku yaacne
@faraxinanour8917
@faraxinanour8917 5 ай бұрын
Inta so boqotey Apri 10 2024 😮😊
Mursal Muuse (GOB) Somali Music 2014
7:15
SomaliNewMusic
Рет қаралды 721 М.
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 630 М.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 98 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Igu Lam
6:38
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 10 М.
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,4 МЛН
Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo | LAHASHO | Official Video HD
7:20
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,1 МЛН
New Song Khadra Sanimo (CISHQI)  hees cusub 2013
4:25
SALAXLEY TV
Рет қаралды 235 М.
Ila Labis Caashaqa
9:18
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 3,7 М.
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 314 М.
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,8 МЛН
MURSAL IYO HODAN | QALBI AAD MULKIDAY | OFFICIAL VIDEO 2018
5:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,8 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 249 М.
Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo Igu Lamanaw 2019
7:15
Midnimotv
Рет қаралды 14 М.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 98 МЛН