Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013

  Рет қаралды 4,906,027

hctvhargeisa

hctvhargeisa

Күн бұрын

Пікірлер: 3 200
@AmiinNaser
@AmiinNaser Жыл бұрын
Waxn soo booqday heestan 18/01/2024 Waan salaamayaa Qofkastoo arka Qoraalkaygan waxan leeyahay Nabad iyo badhaadhe ku noolaada❤ Ragana Waxan leeyahay Hablaha Qalbiyadooda Hala dhawro Hana daryeelo ❤🙏
@mohamedrobleh
@mohamedrobleh Жыл бұрын
Wan ka qadnay wll
@XamdaCumar-ed1mn
@XamdaCumar-ed1mn Жыл бұрын
Wan ka qdny Wlky😊❤
@NajaxMaxamed-so4br
@NajaxMaxamed-so4br Жыл бұрын
Raga Kisa adag
@BahjaMahamed-me1qw
@BahjaMahamed-me1qw Жыл бұрын
Ragan isku mid ahyn
@mohamedaliosmaan5123
@mohamedaliosmaan5123 Жыл бұрын
Wa ka qaaday sxiip
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
F v song khadra silimo waxan dhageysanayaa 24/11/2023 heestan wllhi waa hees dhaaftey xaqiiqiyan hadaan la xaqireyn waliba dadka la kulmay heart broken💔 hadaad iga danbeyso wax farxadle alle kuu waydiiyey ee like isku muuji❤
@ShaanbalCiise
@ShaanbalCiise Жыл бұрын
Insha Allah dhamaanteenba😢🤲🤲🤲🤲
@ibrahinjanbir7862
@ibrahinjanbir7862 11 ай бұрын
Wewe😊
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 6 ай бұрын
Gabdh walboo Qalbi Fiican Hadaad aragto fariinteydan quruxda badan Abyo qalbigaga ii ilaali😢❤
@MariyaGabo
@MariyaGabo 5 ай бұрын
insha'Allah abowe😢
@mesutozil355
@mesutozil355 5 ай бұрын
😢
@FardoussaAmoun
@FardoussaAmoun 5 ай бұрын
Hy abowe 😢
@Luul-h3k
@Luul-h3k 4 ай бұрын
Hye wll❤
@FaynuuzAwel
@FaynuuzAwel 3 ай бұрын
Haye huno😢
@AbdiAbshir-w9o
@AbdiAbshir-w9o 11 ай бұрын
Qalbiyada la cidleeyay ee bayhoofa, balanbalaya, murugada iyo qalbi jabka habeen kasta la seexda, subax kastana la soo toosa ayaan farriintan uga tagayaa. Haddii aad dabaday soo booqato heestan fadlan like ha ila dhaafin. Qalibiyada la cidleeyay baan salaamayaa.
@AyaanCqaadir-y9u
@AyaanCqaadir-y9u 9 ай бұрын
😢😢😢😢
@AYAANFAYSAL-uh4or
@AYAANFAYSAL-uh4or 6 ай бұрын
😢
@erwinhaid6261
@erwinhaid6261 6 ай бұрын
lima cidlayn intan li icidlayn ayan is cidleyay😂
@HothoFaysal
@HothoFaysal 6 ай бұрын
30/7/2024 😢
@AsiaKhadar-fc1zu
@AsiaKhadar-fc1zu 5 ай бұрын
💔🥺
@MosalahDabool
@MosalahDabool Жыл бұрын
Qofkii hestan dhagaysanaya 2024 like isaar waxan ku jecladay gabar aan jeclaaa markan waayeye xasuusteedi ayan ka dhigtaa waayo qpfka aad ayan u jeclaa like isar si aan sanado ka din ugu soo labto heestan pye you long time in allah inshalahaa😭😭💔❤️‍🔥
@MustapheCaano
@MustapheCaano Жыл бұрын
❤❤
@SumayoCabdi-m1h
@SumayoCabdi-m1h Жыл бұрын
❤😢sorry
@IkraamHassan-ee7tz
@IkraamHassan-ee7tz 11 ай бұрын
😢😢
@fartunabdul9509
@fartunabdul9509 11 ай бұрын
Wlhi kula mid ayaan ahay😭😭😭
@CaashoC.casiis
@CaashoC.casiis 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@farxaanmaxamed6328
@farxaanmaxamed6328 6 ай бұрын
Waan hubaa malin un inaad soo xasuusan doonto heestan marka liketa dhac igu sii dadka qalbiyada allaha u qaboojiyo😢😢
@baaarudyare7685
@baaarudyare7685 3 ай бұрын
nio wlhi waarun
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Жыл бұрын
2023 hadad dhagay sanayso like iisar waayo hestan waxan ku xasusta gabadh aan aad u jeclaa hda waxay jirta New York magacega waxa la odhan jiray hadiya waxanu wada soconay 4 sano lkn calaf aya nakala kaxeyay 😪😣😥
@updalecadani1250
@updalecadani1250 Жыл бұрын
Calaf hadu qoF aahan laha mxd ku sameen lehed
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Жыл бұрын
@@updalecadani1250 waan dili lahaa si aanu cid danbe u kala kaxayn
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Жыл бұрын
Cabdi Khasaare Inaad guurasta haada inaada 4 sano hadalso
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 Жыл бұрын
Ax🥺💔Sorry mid ka kheyr badan abwe🥺🤲
@hudasaladmohamed6190
@hudasaladmohamed6190 Жыл бұрын
Jacayl calaf u nacay💔😭
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 11 ай бұрын
11 sano kadib hadaad daawanaysid waad legend dhaaftaye like isku muuji👍😅😅
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 6 ай бұрын
Ha wle😂
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 6 ай бұрын
Wa ikan 2024😂
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 5 ай бұрын
😁
@maryanDhubane
@maryanDhubane 5 ай бұрын
Hada dhagaysan ima ahn wlhya 😂
@AnasahmedAhmedsouget
@AnasahmedAhmedsouget 4 ай бұрын
❤❤
@aishaMohamed-n1v
@aishaMohamed-n1v 15 күн бұрын
Who is watching 2025😢
@ImraMuley
@ImraMuley 10 ай бұрын
8/03/2024 💔😭ayan dhagaysanaya Hadad so boqoto like isar😢
@yasminfarax
@yasminfarax 10 ай бұрын
13/03/2024😢 Ramadan Mubarak ❤
@qatraqaliqali8625
@qatraqaliqali8625 10 ай бұрын
😢💔​@@yasminfarax
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 10 ай бұрын
​@@yasminfarax😭😰😰😰 ❤❤ qalbiga
@ramlaosman6791
@ramlaosman6791 10 ай бұрын
​@@amaalabdi4175 anbo hda dhagesanaya qalbi jabka si bu xnun u yhay 💔😔😔
@NasteexoMaxamed-t9u
@NasteexoMaxamed-t9u 10 ай бұрын
Walahi heestan markan maqalay xasuus dheer galay😢😢😢😢
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 жыл бұрын
Memories bring back 2015 xiili aanan addunyaba war u haynin bay ahayd imika lkn xaaldaha nolosha professor baan ka noqday 😅 “Jacayl waayihiisa wareerka iyo ciilka dartaa wiiradiisa maxaan nafta waanshay” axla sowt khadra silimo iyo furinle oo music-ga ku farayaraystay 🥰🥰. 06/January/2023 13:47pm Hargeisa Qofkasta oo comemnt-kayga arka nolol wanaagsan baan u rajaynaa.
@abdimaalighassan1795
@abdimaalighassan1795 2 жыл бұрын
wn ku arka mints ayuu yaal qoraalkan heesta malin walba wn dhagesta😢😢
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 жыл бұрын
@@abdimaalighassan1795 omg aniguba waan dhagaysan jiray awal codka khadra iyo music-ga ayaan ka heli jiray lkn imika erayada ayaa iigu daran 😢.Anigaba isku qoslaya wllhi isbadalkayga 😂
@apthivatahmohmuth
@apthivatahmohmuth 2 жыл бұрын
So kle abayo
@shortvideos-qt1vf
@shortvideos-qt1vf Жыл бұрын
Jaceyl wayihisa wareerka iyo ciilka dartaa wiiradisa maxan nafta wanshay
@KhaalidAhmed-ny2ed
@KhaalidAhmed-ny2ed Жыл бұрын
8 months wali wiil yar ahay lk niyad japsan
@ahmedgacmo8735
@ahmedgacmo8735 10 ай бұрын
Waxa salamey Qod walpa massge arka ama soo bookhda wakhti waa 12:00 bishuna waa bishii 4 /3 / 2024 waxa u dhageysnya heestan waxey isoo xasuusisa Qof aan jeclaa muddo 5 sanno la sheekeyzayay ayaa soo cidleeyay mar walpa waan ka fikira sidaazo kale tahy waan dareemya in iyduna iga fikireyso alle waxn waydiisnya inu marun na kulmiyo hadad akhristy like noo saar😢
@hiboqurux2705
@hiboqurux2705 2 ай бұрын
Ilhy ha idin kulmiyo wllo😢❤
@erwinhaid6261
@erwinhaid6261 Ай бұрын
Habenki dhalashadayda ahyd 😅 sorry lkn ina is heshan ni rajaynaya
@ciraxiinshaafici9976
@ciraxiinshaafici9976 Жыл бұрын
Q0FKIII HEESTAN 2023 DHAGAYSANAAYAY ILAAHOW WAXAN KA PARYAYA INAAN JANADO ISKU ARAGNO PLEASE WALALKAY AMA WALSHAY LIKE III SAAR SAAN SANADO KADIP UGU SALAAPYO HEESTAN PYE YOU LONG TMIE IN ALLAHH INSHALAHHHH😭🙌🏽♥️
@abdirahmanofficial6923
@abdirahmanofficial6923 Жыл бұрын
9saac Ka Hor Ayaad Dhegaysanaysay Anna Hada Dhegaysanayaa.🥺
@KIMJONGXI47
@KIMJONGXI47 Жыл бұрын
Waan kusaray 😂
@abdirahmanmaxamuud9602
@abdirahmanmaxamuud9602 Жыл бұрын
Hye yaa sameeyey Heesta wllo
@KIMJONGXI47
@KIMJONGXI47 Жыл бұрын
@@abdirahmanmaxamuud9602Abdishakur alla yahdiir
@wardaosman5641
@wardaosman5641 Жыл бұрын
Aaamiin who Alle hayno danbi dhaafo
@sumayaabdirhaman2144
@sumayaabdirhaman2144 2 жыл бұрын
😭Xili gurigena farxad (aroos)kajirto ayan dawanayaa xanun bdn yaan qalbiga ka daremayaa hdaneh cidna lama qeybsan si eyna farxadaas wax ugu dhimin 😢 sanadkii 4aad ayaa xarirkena u bilawanrpy asigoo qoslayo yuu xariirkena jary hdan ogaan lahaa sidaas sahlan inuu igu deyn karo markey dadka i su’alaan si kalsoni leh ugama jawabi laheyn hoyadey baa igu dhahdy sxbka gormu imanayaa ana wxn ku dhahahy ramadan kadip hye gormee is gursaneysaan 1bil kadip wx walpo wxa iga daran sida kalsonida laheyd an hoyadey ula hdly hda ma aqaano xiligaas markii la gaaro wxa an sameyn rapo wxy kuso aaday xili an wx brshadii dhameyay shaqo anan gacanta ku haayi oo aan aad u wareer sanhy 😢xalada aad i galisay wn ka baxayaa insha allh ma aqaano waxa aad ku doraty sidaan hda ma hubi inaad i jecshhy lkn inta nolosheyda ka dhiman wn ku jeclaan donaa 😢adaa wacadkeeni xagaga ka wiiqay sideeban wanaaga naftii kugu weyraxey dulqaad ugu waaniyaa 😭
@abdiaziiz4899
@abdiaziiz4899 2 жыл бұрын
Hada ani ku guursado kwrn🥹
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 2 жыл бұрын
Sorry Abayo🥺💔
@monnajoseph2839
@monnajoseph2839 2 жыл бұрын
Abyo noloshada alle hkuu hgajiyo kliya ilahy kuxirnow ka mshquuli nafta inay kafkarto asga wad hilmaami wllhi xbbti
@abdirahmanjigjigaawi
@abdirahmanjigjigaawi 2 жыл бұрын
Ax Qalbi jab wayn weeye wlhi😢 Xiita qof danbe inaad aaminto naftaadu inay ogolaan uma malaynayo
@triplek3107
@triplek3107 2 жыл бұрын
wll nolosha ha is raaracin ee noloshada hore u wado .qof ku jaray mxaad uga daba calacali.kolya waxad is dhihi ninka sidaan kula hadlya waxba mu jcln lkn 3 sano taan jcla ayaan ka daremay gabiz imikana wllhibany kulyl iyo qabow toona midna igu hayn
@Salmanjoolaal
@Salmanjoolaal 10 ай бұрын
Still 2024 baan daawda 🫠
@TaloCali-qo3vj
@TaloCali-qo3vj Жыл бұрын
Jacaylki u horeeyey een gabadh h qaado 2016 alx welina wan is jecelnhy heestana iyadaa ii qaadi jirtay still iminkan xitaa wey ii qaada inshallaah dhowaana guur ayaan ku ballansanahy igunasoo duceeyo in mawle calaf iskugu kaaya daro❤😊
@apdirahmanmahamuttzulayman3835
@apdirahmanmahamuttzulayman3835 Жыл бұрын
Iin sHa,alaah calafkaavaY noQon zhp
@souldrag6452
@souldrag6452 Жыл бұрын
ilahey calaf hkugu daro sxb isku waara insha allah❤
@hurusenugaaneed2097
@hurusenugaaneed2097 Жыл бұрын
7sano maad xidhiidh wada walal ku dhaqaaqoo soo afjar Alle ha kgu guuleeye
@FaadumoAXMEDgardheere
@FaadumoAXMEDgardheere Жыл бұрын
L
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 Жыл бұрын
Ilahay ha ni fudeediyooo😊
@Khadarupd
@Khadarupd Жыл бұрын
Maanto ay taariikhdu tahy 12/9/2023 waxn haysta gabar aan isjecel nahy oo aan weliba si saaid ah iskugu kalsoonahy ❤ ayaa heestan maalin walba ii qaada alle ha isu kaayo daayo 🥰Ina updilaahi love you 🫂❤️hadaad na soo booqatey like hanala dhaafin 🔥
@cabdiwaliwaliaadan3296
@cabdiwaliwaliaadan3296 Жыл бұрын
Zxp nolol waarta guul iyo farxad nololeed ayaan idiin rajaynayaa
@aishagaradgas7305
@aishagaradgas7305 Жыл бұрын
Isku waaro❤❤❤❤😊
@Ariyana-k3m
@Ariyana-k3m Жыл бұрын
M. A ilhy hakuu daayo❤❤
@abdifatah5460
@abdifatah5460 Жыл бұрын
Gabadhas ilaali😅❤
@asmamalapo4113
@asmamalapo4113 Жыл бұрын
❤❤😢isku waara apoweh
@ahmedjaranejrofficial1018
@ahmedjaranejrofficial1018 2 ай бұрын
Who is watching in 2025 😢
@KulaMaryan
@KulaMaryan Ай бұрын
@Ikram38dndnd
@Ikram38dndnd Күн бұрын
Aniga😢
@salmaancadewaaye3323
@salmaancadewaaye3323 Жыл бұрын
2017 anoo kampala joooga ayaa jeclaa hestaan waan xasuustaa tahriib ayaa ku jiray markaas mar walbo heestaan aaan maqlo waxaa dareemi jiray jaceel hadana waxaa jooogaa Holland still waa ku hestaa anther Level ❤🥺
@kaahaabdinasir2148
@kaahaabdinasir2148 Жыл бұрын
Wad so marty Ana hadn marya😊
@lunibark9978
@lunibark9978 Жыл бұрын
​@@kaahaabdinasir2148 halkee baad maraysa
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 Жыл бұрын
Ana kubdly hada campla kudhagysn😢
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Kampala xafada kibowa duniya ayan kaso salamayaa riyooyinkeena allaha noo ruumeeyo adna sharaf ku noolow sxb❤️🫶🏻
@Farxiyo12-u3j
@Farxiyo12-u3j Жыл бұрын
​@@khadradahirali7759Ana hada kambala ku dhagaysan 😮
@cabdinaasirsiciidcabdi4460
@cabdinaasirsiciidcabdi4460 Жыл бұрын
2024 hada dawanyso like isku muuji😮
@amiiraaxlaam9032
@amiiraaxlaam9032 10 ай бұрын
Who is watching 2024❤
@mohammedjama9253
@mohammedjama9253 9 ай бұрын
Aniga
@ilhanOsman-x4s
@ilhanOsman-x4s 9 ай бұрын
Me😢
@LamaDaga
@LamaDaga 9 ай бұрын
Still😢❤
@AbdisamadMuuse
@AbdisamadMuuse 9 ай бұрын
Khadro silimo❤
@axmeddaad2623
@axmeddaad2623 9 ай бұрын
Am watching
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI Жыл бұрын
12/5/ 2023 8:46💔 AYAAN HESTAN DHAGAYSANAYAA HADAD IGA DANBAYSO LIKE ISAAR 😢
@InaMohamett-q3n
@InaMohamett-q3n 11 ай бұрын
28/2/2024 11:45😂
@CrahmaanAkram
@CrahmaanAkram 11 ай бұрын
2/1/2024 MARCH😂❤ 8:10
@MaxamuudmuuseXasan-b6l
@MaxamuudmuuseXasan-b6l 11 ай бұрын
5/3/2024 8:02
@SharmaarkeMustafe-s2h
@SharmaarkeMustafe-s2h 11 ай бұрын
Wlhy waxan ogatay inu jacelku yahay naxariis iyo farxaad marka. Haysadiid qof ku jacel ani 2024 ayan bilaabay xiriir jacel lkn gabar la daho asma ayan la leyahay xirirr jacel wlhy si aad aha ayan uu jeclahay alle ha daayo mageceedu waa asma cumar maxamuud waa gabar qalbi wanagsan oo naxariis badan oo farxaad badn oo qurux daban allow idaa noloshayda amin waxan ku rajeenaya mcn ama waxaan jeclahay ina noqodid xaskeyga xalasha ah allow riyadeyda ii rume amin amin😢😢
@sayidhaaji6395
@sayidhaaji6395 10 ай бұрын
Sanadkan 2024 miyaa jacayl samaynaysaa qalbigaagu wali waa fiicanyahy.
@RoodaCali-m4f
@RoodaCali-m4f 3 ай бұрын
Nio taliyaw waapad heshee ilasho chp💕
@sabahsiyad
@sabahsiyad 2 ай бұрын
Jacayl ku hawaaro❤
@SharmaarkeMustafe-s2h
@SharmaarkeMustafe-s2h 2 ай бұрын
@@sabahsiyad 🤲🤲🤲aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲wllo
@ChouaibSaid-to2km
@ChouaibSaid-to2km Ай бұрын
Who is watching 2025❤❤like ii sar😅
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707 2 жыл бұрын
2023 ayaa ila dhagaysanaaya like saar.❤😥🖐
@salmafaysal4542
@salmafaysal4542 Жыл бұрын
Me☝🥺
@NasroYuusuf-z6c
@NasroYuusuf-z6c Жыл бұрын
ani😭💐
@ukuncade1673
@ukuncade1673 11 ай бұрын
Heestan waxa ay isoo martay wakhti ay dhiig joojin ii ahayd aad ban u jeclahay, haddii aad dawanayso like iisaar si aanay xasuustani iiga duugoobin.💔😢
@Hibaaqdeeqa
@Hibaaqdeeqa Ай бұрын
Heestan waagay soo baxday adbn u yaraa ilaa hadana waa jclhy waxa soo booqday heestan 25/12/2024 gababadii sanadkan ka bilanaya guulo bdn oo noloshayda Ah Ayaan rajaynayaa Ilahay wxnka baryya inuu ila qabto muraadkayga😢qofkasta oo qoraalkaygan arkana mustaqbal sidda cadceeda ifaaya ayaan u rajaynayaa Incha alla❤️🤲🏽
@Culamohamed
@Culamohamed 10 ай бұрын
After 11yrs ago waqtigu degdeg bdna🥺
@Dreamy-M
@Dreamy-M Ай бұрын
Markee soobaxesay ma ogeyd?
@Culamohamed
@Culamohamed Ай бұрын
@ Haa Tv ka dawanayey sand cusub aha
@HamzehNouh
@HamzehNouh Ай бұрын
Wll Halis Baa Tehee 😂
@cartannuur6670
@cartannuur6670 Жыл бұрын
Ahmd. Wll. Waku salamey. Waxa kala hadla. Magaladda bozzazo manta o taarikhda. Thy 16/1/2024 Sacado mareysa 7:05 habenimo heeztan marka. Dhegeysto wxa so xasuusta. Sxbty. Wll. Like. Isaar. Malin un waso laban doona anigo faraX san adinh wlltinimo ku checlalhy🥺🙌🔥💔
@CaamirHussen
@CaamirHussen 13 күн бұрын
2025🎉 adaa wacadkeenii😢 2014kahor mimariga inta kusoshuban jirtay
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Khadro siliimo lejendary Heestan waxa ibaray asxaab somalilander ah oo igu Qaali ah Goobta uganda kampala Time ka 4:09 Tariikhda 14/9/2023 Maalin Jimco Ah Si wacan ban ugu bashalayaa waxan Heeskan bartay dhowr habeen kahor wayna igu socotaa Heesaha calacalka Ah waxa saaran laxanka dunida ugu shidan tiiyo ey dheertahay qofka Qaadayaa heeskana inu yahay khadro Abdi siliimo lejendry emotional voice ❤️🙏
@mohamedsiciid7775
@mohamedsiciid7775 Жыл бұрын
8
@FARXIYOFAARAX-lq2yy
@FARXIYOFAARAX-lq2yy 8 ай бұрын
Ana Kampala Caawa ku dhagaysan
@MihiimSharaf
@MihiimSharaf 8 ай бұрын
Zhp mcn shraf iyo karaamo
@SaadaqAbdi-pq6pn
@SaadaqAbdi-pq6pn 7 ай бұрын
Anigaba cawa Kampala ku dhagaysanayaa kalinimada ayaa ii weheliso qalbikayga suaalo badan ayuu iwaydiinayaa anigana runtii jawaab aan ku sasabo uma haayo
@HaabilCabdi-kn9rd
@HaabilCabdi-kn9rd Жыл бұрын
Waqti bay ahayd aan haLkan uso roori jiray markan waayay jacylki ugu horeyey ee indho La anta😢 lkn murug uun kasi qaadi jiray iyo xasuuuso aan dhamaad lahayn lkn waxan nafis dareemay gudaha masjidka markan alle ku weydistay inu alle qalbiga iga saaro♥️😭 hada wxn ahay mid degen oo ilaaliya qalbiyada haweenka waano iyo waxtarna ka siiya arimaha jacyLka 💙
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 Жыл бұрын
Mashallah😢Alhmdulillah dheh abwe
@IdilRashiid
@IdilRashiid Жыл бұрын
Waa runtaa wll
@ruuxii1433
@ruuxii1433 Жыл бұрын
Hdaana soo dhawcmi lahyn sideee ku arki lahaa qoraaladan hdana waano iyo wacyiba waxba itari maayaaan😢😢😢
@fahmamhmet407
@fahmamhmet407 Жыл бұрын
Isi aniga waano anah u bahan o kujira xalda lleas😢
@sahroaxmedbadawi4513
@sahroaxmedbadawi4513 6 ай бұрын
Allah uun si dhab ah u talo saaro ​@@fahmamhmet407
@FadxaMustafe-l2q
@FadxaMustafe-l2q 9 ай бұрын
2024 ayan dhagesanaya heestan dayarka guriga iska dhex fadhiya sacaduna waa 12.30 waligayna xidhiidh man sameen walina qof dokhyga man arag hadana waxad moda inan wax jecalay waxan jirin mise wuu uso socda talow bal like ii sara marka xidhiidh yesho dacad ah oo jecyl iyo raxriisdacada Wata ayan so labane like hyga ilaabina😅❤
@IshuuAbdi-m6u
@IshuuAbdi-m6u 8 ай бұрын
Iso shek marka heshid yahe😢😂❤
@Abdiyoww
@Abdiyoww Күн бұрын
@@FadxaMustafe-l2q ma heshay qofki doqada ahaa
@daadlezalat
@daadlezalat 11 ай бұрын
Heestan wxn dhageysanayaa 2024 💔 😢 Aniga oo africa jooga jaceylkeyga canada ayeey joogta 3 sano kudhawaad xiriir aan wadnay maanta soo dhamaaday kadib mrkan aabaheed ka doontay ayuu idhahy 10k oo dollar keen waxaa gooni ahaa isii dheer xurmadii oo ah 1k dollar . 😢 hadii kle gabadheyda iga har. Gabdhii waa ijeceshahy aniga waan jeclahy balse wax kaste aabaheed baa udhameeyay .. mrkaan fiiriyay qabiil ahaan in la ii target gareystay baan umaleeyay xogo hoose oo wlasheed ii sheegtay .. Balse waan kabsan i.a
@AbokorMusse-jr3dz
@AbokorMusse-jr3dz 10 ай бұрын
Khayr ban ku rajayna wll
@SaadaqAbdi-pq6pn
@SaadaqAbdi-pq6pn 7 ай бұрын
Annagaa mar walba waan kufnaa bro lakiin nolosha uma joojinayno horaan u soconayna madaxa gor baan u qaadaynaa
@AmranDaud-k2l
@AmranDaud-k2l 3 ай бұрын
Waxka kher badana kurajena 😢
@Ramaiya_
@Ramaiya_ Жыл бұрын
Caawa oo taariikhdu tahy 8/1/2024 hben isniin ah baan dhagysanya heestan wxaa jira wiil aan is baranhy 5/2023 wiilka oo aan si dhaba u jeclaaday asaguna wuxuu ii sheegi jirAy inuu i jcel yahy wxanna isku fahany si aan labo qof waligood isku fahmin wax walba waan wada qaybsany heer wxaanu gaarnay cid kasta naysku kaaya ogaato meel walba wan isku raaci jirnay anago kala maqan maahane xtaa meelsha aan waxbarashada ka dhigto buu iga soo kaxyn jiray wakhti badan baanu isla qaadan jirnay wxan ku cawyn jirnay meel buura oo gurigayaga ka danbeysa hben walba aniguna heer wxan gaaray aan isaga maahane inay rag kle jiraanba umaan aqoon si dhabana wan u jeclaa lkn dib waxan ka ogaaday inuu intaaso dhan been ila jilayay uu inankle oo aniga iga horeysay is jecelyihiin markanu is baranynayna ay isku dhacsanayen lkn ay isku soo laabten markan ogaady ay wax walba ii cadaaden kadib wxan go,aansaday inan iskaga hadho anoo jecel weliba qalbi jabka isoo gaadhy awgeen baan heestan u dhagysanaya heestana hda kahor anago wada joogna baan wada dhagysan jirnay mobilkiisay ku jirtay qalbi jab saaida dareemya wadna xanuuna wan qabaa ilahy wxan ka baryaya inuu sidan si dhaanta iigu badalo💔😭😭😭
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 Жыл бұрын
Mid ka fiicn imaaan isha allah
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
Mid ka fican ku rajeynya apyo 😢
@gulettcarlozz7507
@gulettcarlozz7507 11 ай бұрын
😢
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 11 ай бұрын
😭💔
@abokormoh5087
@abokormoh5087 9 ай бұрын
Wllo hada setahay😭?
@Qeysmireali
@Qeysmireali Ай бұрын
Who is watching 2025❤
@laylaahmed813
@laylaahmed813 Жыл бұрын
Still The best song for me 2023 😥💔🥰
@sakariyesiicith
@sakariyesiicith Жыл бұрын
Like this song😢
@abdaleabdillahi6485
@abdaleabdillahi6485 Жыл бұрын
Same 2023
@yacquubfaarax3588
@yacquubfaarax3588 Жыл бұрын
💔
@muhiyocabdixafid4329
@muhiyocabdixafid4329 Жыл бұрын
🤧
@aaminamaxamed1301
@aaminamaxamed1301 Жыл бұрын
Hadda dhageysanayaa😂
@NadifoMusecali
@NadifoMusecali Жыл бұрын
Heestan waxa Ka macaan quraanka❤😂
@dakirmoha1516
@dakirmoha1516 Жыл бұрын
Sa wa mxy qosolka mise quranka wx lagu jeesjesa noqday😮
@FarxaanibraahimXassan
@FarxaanibraahimXassan Жыл бұрын
Quran iyo hees ha is agdhigin naag baadiye 😢
@RaqiyaMohamed-f6k
@RaqiyaMohamed-f6k 10 күн бұрын
Who steel watching 2025
@faatinrooroow5995
@faatinrooroow5995 Жыл бұрын
qof kasta Balan Looga Baxay Heestaan Wuu Fahmaa Macnaheeda😢
@sacdiyoqueen4291
@sacdiyoqueen4291 Жыл бұрын
Been mha wllhi 💔😭
@hudasaladmohamed6190
@hudasaladmohamed6190 Жыл бұрын
Been ma ahan wlhi ani cml fahmi karo 3 sno is jclyn qof kle iga raacay😭💔
@maxamedkhadar3689
@maxamedkhadar3689 Жыл бұрын
Been Maha 😢
@ziciidxadaari619
@ziciidxadaari619 Жыл бұрын
​@@hudasaladmohamed6190 sorry wllhi hada jacayl ma jiro lkn waxa jira qalbi jab aanad ka soo kaban karayn hore usoco sister ha joojin💔
@FardowsaCudoon
@FardowsaCudoon Жыл бұрын
Balanti ahyd cimrigyga kama tagyo waxy nogu so dhamaty inan kala tagno😢
@hanizuleiman
@hanizuleiman Жыл бұрын
Sandkn waa dhamd allow qof kasta dhinty u naxariso qofkii arka farintyda wll abhy igu so duce ina janda ku lano mnta tarikhtu waa 8/12/2023 jimce 😢😢
@Abdimalik_Kp
@Abdimalik_Kp Жыл бұрын
I.a walalo😢
@cabdiraxmaancabdiraxmaan3171
@cabdiraxmaancabdiraxmaan3171 9 ай бұрын
Ale Haku caafiyo wll qali
@hanizuleiman
@hanizuleiman 9 ай бұрын
@@Abdimalik_Kp Wxn kuso noqdy KZbin 20/4/2024😭
@hanizuleiman
@hanizuleiman 9 ай бұрын
@@cabdiraxmaancabdiraxmaan3171 Amien yaa rabi wlalka❤️
@maskaalka
@maskaalka 6 ай бұрын
ilaahey aabe how naxariisto wll
@ikraanibraahimaadan
@ikraanibraahimaadan 7 ай бұрын
1/7/2024😭💔 ayaan dhageysanaya hadad soo boqoto like isar 😢 😭
@Cayni123
@Cayni123 6 ай бұрын
Cwa so radiyy ane 😂
@LUCAZH23
@LUCAZH23 11 ай бұрын
This song still wxn dhagesanaya 2024 dadka iga dambeyan like ta dhac kusiiya sediyal😩😂👍
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 11 ай бұрын
iyaa sediyaal aaa😅
@UbaxAbdillahi
@UbaxAbdillahi 9 ай бұрын
@HodanAhmed-ny6bk
@HodanAhmed-ny6bk Жыл бұрын
Who is here 2024😢❤
@apdirahmanmahamed8896
@apdirahmanmahamed8896 11 ай бұрын
Still 2024 😢❤
@HodanAhmed-ny6bk
@HodanAhmed-ny6bk 11 ай бұрын
@@apdirahmanmahamed8896 💔😭
@fathiadahir8112
@fathiadahir8112 10 ай бұрын
Mee😢😢
@YasmiinCali-ju3su
@YasmiinCali-ju3su 10 ай бұрын
2024😢😢😢
@ZusaMawel
@ZusaMawel 10 ай бұрын
Iska Ooya,waxba idiinma qaban karnee still with you 2024😂😂
@NuoHw11
@NuoHw11 Жыл бұрын
Gabadhii Ugu Horeysay Aaan dareen Jaceyl La wadaago ayan Ilaa Hada Isla Joogna Waxana ku balanay Guuur i.l ❤
@HodanBarkhad-x2q
@HodanBarkhad-x2q 10 ай бұрын
I.n wll guuri naga iyo guur khayr leh❤
@UbaxAbdillahi
@UbaxAbdillahi 9 ай бұрын
M.a wll kuwii is calfada alle hay diinka dhigo
@QamarAxmed-v4n
@QamarAxmed-v4n 10 ай бұрын
Waxaa soo nooqon doona anoo gulaysty😢12/3/2024
@CabdiRabi-y1i
@CabdiRabi-y1i 4 ай бұрын
Maguleysatey wll❤
@AbdiGacaliye
@AbdiGacaliye 4 ай бұрын
Ma guleysatey wll maxase gu guuleysatey
@abdiqanifaysal9896
@abdiqanifaysal9896 Жыл бұрын
21.3.2023 hal maalin aya ramadaan ka hadhan. WaY i dhibtay ina ismaciil wan jeclahay wanan maseer bdanahay iyana iima arxanto ana kama quusto lkiin wxan rajaynaya inaY ramadaan i dhamaato anoo xoog bdn😢 Love i saara si an mar walpa u arko
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Sorry broo I feel it 😢😢😢 samir wad gulaysan😢😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Guul baaf gaari ustaad
@ismahaanabdikarin6826
@ismahaanabdikarin6826 Жыл бұрын
Iminka xlda so ok maaha ramadan walaga bxy ee🥰🥺
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
legenow hada see daremosa😅
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
@@iam.legendar kakakaka
@AbdulHakim-mg7dm
@AbdulHakim-mg7dm Жыл бұрын
Inta sanadka 2024 dhagaysan doontay like hayla dhaafina
@khaalidMaxamed-h8v
@khaalidMaxamed-h8v 13 күн бұрын
Who is watching 2025💡😷😕🎧🎼
@NagaadMaxamed-w9g
@NagaadMaxamed-w9g 13 күн бұрын
Me😢
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 жыл бұрын
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 2 жыл бұрын
Wlhi waa run Sibay xalad uleeyihiin heesuhu marka lagu laro ama lagu akhriyo dareemayaasha dhibanayaasha oo sheekaba sheeko kuu dhiibto😭
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 жыл бұрын
@@kawthermohamudhersi8890 aad io aad Quruxyyy.🥺❤️
@NimcanCabdi-d9k
@NimcanCabdi-d9k 7 ай бұрын
Wly waa run
@NimcanCabdi-d9k
@NimcanCabdi-d9k 7 ай бұрын
Ax❤
@taajiryouzuphjama7769
@taajiryouzuphjama7769 10 ай бұрын
Waxan halkan ka salamayaa qalfoof waloo lagala baxay qalbigii😢 alleh qalpiga ha inooga reebo😢❤. 6/3/2024 2:27
@UmalkhyrJama
@UmalkhyrJama 9 ай бұрын
😢❤
@quenhayat313
@quenhayat313 7 ай бұрын
Soryy😢😢😢
@Abdiyoww
@Abdiyoww Күн бұрын
2025/1/28 malin talado ah sacadu 4:14 somalia muqdisho yaqshid cidi iga dambeysa wa idin salame loveta taabo🎉❤❤️‍🩹
@adammaslahabdi8303
@adammaslahabdi8303 Жыл бұрын
Gobanimadu hadey qof noqon lahayd khadray noqon lahayd. Her voice is unique and she is incredibly talented😢💔
@FaizaCabdi-xe7rj
@FaizaCabdi-xe7rj 11 ай бұрын
Qadra waa naagii oo qofa😢
@WarsanMed-cf9gv
@WarsanMed-cf9gv 11 ай бұрын
❤❤❤
@AbdiGacaliye
@AbdiGacaliye 4 ай бұрын
Tani way gabdh dhaafatay wlhy hore u soco❤
@apdirzakmaslax1259
@apdirzakmaslax1259 2 жыл бұрын
2023 intii dhageysanaysa like bash ku sii
@AbdikriemResid
@AbdikriemResid 9 ай бұрын
Who is watching 2024😢❤
@CashoMaxamuud-y2r
@CashoMaxamuud-y2r 9 ай бұрын
Sema😢
@RiyaanRuun-mo9ix
@RiyaanRuun-mo9ix 9 ай бұрын
Same This song has a different kind of feeling
@NuuxXaaji-t8n
@NuuxXaaji-t8n 9 ай бұрын
Same😂
@galdigsi3652
@galdigsi3652 8 ай бұрын
Anumiga
@FAtimaKeenadiid
@FAtimaKeenadiid Ай бұрын
Me😭😂
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
After 10 years nd still my fov song oh goshhh 😢😢😢❤
@Suldaan_Sayid
@Suldaan_Sayid Жыл бұрын
Me two
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@Suldaan_Sayid qof laga tagay ahay oo nin nimo isku Askenaio bro adigana🤣
@Suldaan_Sayid
@Suldaan_Sayid Жыл бұрын
@@somaliyameni202 lph aniga cidna igama tagine heesahan dambe ka taaganahaybe heesihii hore after 10 years 15 years 20 years 19 years ayuunbay iigu baxaysaa
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@Suldaan_Sayid been mahaa
@Ayaan-bilan112
@Ayaan-bilan112 Жыл бұрын
❤😢
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Heestan Tiraba waa markii 6 een Coment ka bixiyo sanadkan 2023 ❤ amazing song❤
@SanchOoFicially
@SanchOoFicially 9 ай бұрын
12_4_2024 Dhagaysanaya Like❤ Isar Inta 2024 Dhagysanysa😂
@Abdinasir_30
@Abdinasir_30 10 ай бұрын
14/03/2024 4:10 dageysanayaa hadii iga dambeyso like saar 💔💔💔😭😭
@Sirrhamzaa
@Sirrhamzaa 2 жыл бұрын
khadra silimoo after 9 sano dadka iga dnbeye heeso iyada iyo mursal unbaa mcnba leh🥰😪 welcome 2023 last fridayy jeceylka iyo waayihisa wareerkiyo ciilkisaa 😢🙁 maxaa meeshan dhibane jeceyl wx so qorayaa dunid hubka ugu culus ee la isku isticmaalo waaa jeceylkaa
@cibaadulraxmaan7383
@cibaadulraxmaan7383 2 жыл бұрын
2023 still underatted song🔥💚💯
@Kingdhuxulawijiar7847
@Kingdhuxulawijiar7847 2 жыл бұрын
Lenged
@munakaaba
@munakaaba Жыл бұрын
Yes😢😢
@mahamedahmedofficial8372
@mahamedahmedofficial8372 Жыл бұрын
Haa 😮
@raxmotifoow7197
@raxmotifoow7197 Жыл бұрын
​@@munakaabaqq
@Amaaliidle
@Amaaliidle Жыл бұрын
😢wll
@apdirahimmohammed
@apdirahimmohammed Жыл бұрын
Runtii anigu maahi qof la jeclaado sbbto ah aad ayaan uxumahay 😢heestaan hadda aa dhaheesanayo ayaa waxaa iisoo share greese jaceylkeyga haddi ad farintydaan aragto jaceylkeygiyey iga rali nqo naciima mohammed ahmed 🙏🥹💔 3:52
@AbdiQaadir-kj6xf
@AbdiQaadir-kj6xf 7 ай бұрын
Zxp wax xuni ma jiraan ee waad guulaysan doontaaan
@Raqiibo
@Raqiibo 9 ай бұрын
Side ban uwanaja nafti uwayraxaysy dulqad ugu waniya 😭🥺😔
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay heesaha ay qaado Qadra Sinimo😘 13/12/2022 Tallaado 12:00AM Welcome 2023🎊 2022 sanad dhamaaday, waxaan ogaaday in wehelnimadu aanay waxba tarin,..in duruufaha iyo waqtiga adagi aysan marnaba samayn sxbtinimo run ah ,..ballan qaadka maantuna malahan dammaanad iyo kalsooni ilaa xad,..waxaa jirtay sheeko qurux badan oo aan ku raaxaysan jiray akhriskeeda,..balse maanta sheekadii waa xasuus oo kaliya,.. 2023 Noqo kii Nolosheena wax badan ka badali lahaa Insha Allah 🤲🥺
@ubaxladan5111
@ubaxladan5111 2 жыл бұрын
I.a anga dhan😩
@cabdiqanisiciid6773
@cabdiqanisiciid6773 2 жыл бұрын
muslimgirl
@dekadagan4596
@dekadagan4596 Жыл бұрын
Aamiin wll kuligen
@Amaaliidle
@Amaaliidle Жыл бұрын
❤😢inzhalah
@maxamedkaariye9105
@maxamedkaariye9105 Жыл бұрын
Welcome 2024 by 2023😢
@hoodoyuusuf4108
@hoodoyuusuf4108 2 жыл бұрын
1/01/2023 waa maalin ku suntan qalbigeyga marna aanan ilaabi doonin runtii hadaad weli faraxsn tahay waxab kuu rajeynayaa farxad waarta wax ku dhiba Alle kuma tuso daryeel , danayn ,jaceyl iyo ixtiraam intaba adaa diidey Sidee baan wanaaga naftii kuu weyraxeysay dulqaad ugu waanin 💔💔💔💔💔 Nolol qurux badan iyo inaad hesho qof kuu qurxiya nolosha
@sacdiyoqueen4291
@sacdiyoqueen4291 Жыл бұрын
💔😭
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 4 ай бұрын
Heeskaan markaa maqasho ma is badashaa oo dareenkaagu nooc kale ma noqdo xitaa adoon waligaa laga yaabe aan wax jeclaan baa arkaysaa jacayl meel uu kaaga yimid aadan garanayn caawa baan dib u dhagaysanayaa xafadda california Eatleight nairobi kenya 25/sep/2024 Wkhtiguu wuu ordayaa wlhi wakhti waxaa jirta khadro sinimo heesaheeda heeska kaliya aan ka dhagaysan jiray alltime is my fav song heeskani waligeed gaboobi mayso Waa idin salaamay ssbyaal bahda fanka jecl sidayda❤
@queenayaan4001
@queenayaan4001 11 ай бұрын
Sanadku 2024 /18/2 waxan dareemayaa xanuuno qalbigaa 2018 waxaan jeclaaday wiil aan isku fasal ahyn balse calaf baa yimid meesha ana kuma qancin weli oo wan doonayaaa qalbiguna ma yeelayo wall iso ducee siduu kheyrka ku jiro inuu illaah igarto😭💔
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 2 жыл бұрын
💞😭
@cabdisalaansiciid9405
@cabdisalaansiciid9405 2 жыл бұрын
Really sister 💔👈
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 Жыл бұрын
Painful😢 One day he pray you😢🖐👸
@sakariyealihirsi4286
@sakariyealihirsi4286 Жыл бұрын
WLaLo Alleh Hakaa samir siiyo
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 Жыл бұрын
@@cabdisalaansiciid9405 ❤️alx hda sidii wa dhama mid ka fcn ban helay on ku ilaaawo nacaskii
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 Жыл бұрын
@@suhaybsiciid1105 🥺🤲🏻
@Maxamettt
@Maxamettt 3 ай бұрын
whow is watching 2024 😍💯
@AymanBahaama
@AymanBahaama 10 ай бұрын
Qofko 2024 dhageysanoyo wan ku salaamay😂
@shaymaYarizey
@shaymaYarizey 6 ай бұрын
Wnkaqadnyyy😂
@AbdiGacaliye
@AbdiGacaliye 4 ай бұрын
Waan ka qaaday ✋
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j Жыл бұрын
Ya ila dhagysana 30/9/2023 mise wa kaligay😢💔 Hda iga dmbysid wa ku salmay🙋‍♂️❤
@Samiiroabdi-rh1br
@Samiiroabdi-rh1br 11 ай бұрын
🖐❤️
@YastoCma12
@YastoCma12 Жыл бұрын
Alla maxaan arkaa dhalinyar aad u qalpi jabsan walalalayaal wakhtigiinu waa imanayaa iyo dadkii idinku haboonaa anpa anaa jecel bilaa sabab iiga dhaqaaqday waxaan leeyahay haday qoraalkayga aragto inzhaa Allah walal farxadaadu waa farxadayda ii noolow intay nololi jiro laguma ceebeeyo laguma cawry0 i mizz you😢😢
@HapiXuseen
@HapiXuseen 10 ай бұрын
Wll qlpig alleh Haku qabjo 😢
@asinadamhe6830
@asinadamhe6830 Жыл бұрын
Heetan 2020 bartay ilaa hada oo 2024 lajoogana waan dhageysanoyaa💔😭🥺
@daahiromar7178
@daahiromar7178 2 ай бұрын
2013 ilaa hada ninki dhageysanoya kwrn xjyo 😢
@MaxamedMaxamuud-i3g
@MaxamedMaxamuud-i3g 4 күн бұрын
Who is watching 2027😮
@daweya12
@daweya12 Жыл бұрын
heestaan anigoon micnaheeda waxba ka garanayn bay soo baxday maantana anigay iga hadlaysaa Noloshu maalinba waji bay ku tustaa 😭💔✌🏼💗
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
Qalbi jab
@Aliaboob-sk7je
@Aliaboob-sk7je Жыл бұрын
😢😢😢❤
@yj_lak
@yj_lak 2 жыл бұрын
Xasuusaha qaar waxay kugu kalifayaan inaad ilmayso😢
@nimcocige8893
@nimcocige8893 2 жыл бұрын
Runtii wllhi😭😭😅
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
Absolutely 😓
@aazizjaama9531
@aazizjaama9531 Жыл бұрын
Aad iyo aad😔
@xasnoali9688
@xasnoali9688 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@OmarBinuAbdulaziiz
@OmarBinuAbdulaziiz Ай бұрын
Who's watching 2025 ❤😊😢
@luqmaanmaxamed4036
@luqmaanmaxamed4036 Ай бұрын
Yeah
@nastehosahal7620
@nastehosahal7620 11 ай бұрын
2024/2/16 sacada 10:44 barqanimo hadaa iga danbeeso like💔👏
@Aisha-jy9zm
@Aisha-jy9zm Жыл бұрын
Wxu ahaa qofkaan dunuda ka doortay wax aan dhafsanayana usan jrin cid walbana wan ka jeclaaa marmara xatta naftaydaan ka jeclaa wxa igu timid qiyaano labo dhinac aH wxuuna guursaday saxibtey aan hal weel wax kuwada cunay malmhaas kadibna anoo nool baan dhintay oo hda noloshu wax micnaa ima Lahan😭😭😭 Sidee baan wanaaga naftii kgu wayraxaysay dulqaad ugu waaniyaa😭😭💔
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
the life is struggle. abayo nolosHu waa halgan❤hadii maanta buug kaa buuxsamo awood waxa uleedahay ina buug kale iyo chapter cusub bilowdo. Keep going and forget the past
@HiboNuura-dc9pk
@HiboNuura-dc9pk 9 ай бұрын
Runtii 11 sanno ka hor caruur ahaa manta 20 jira Ala ya wakhti 2024😊
@Amiinbdalla
@Amiinbdalla 9 ай бұрын
Same😢
@bileyassein
@bileyassein 2 жыл бұрын
This song makes me feel nostalgic 🙃
@princcessabdi7031
@princcessabdi7031 Жыл бұрын
😍
@bahjaabdirashid7484
@bahjaabdirashid7484 Жыл бұрын
Caawa ay tariikhdu thy 2023/march/22 kuna beegan ramadaaan khamiisna aythy heestan waan iska dhagaysan jiray anoo micno gooniya aysan illhayn ballse wakhtigaaan lajoogo mcnkeeda io micnaheeda aaan dareemayo runtii wiil aynu xiriir wadaag ahayn mudo 3years wuxuu isheegay inuusan xiriirdanbe nagadhaxayn runtii adbaaan u jecllhay isaga lkn wuuka adkaystay inuubaxo 💔😭💔💔😭xataa qof intii labartyo inkabadan ayaaan baryootamay pllse isagoo qalad aan lahyn igu eedeenaya iga tagay ax dhipmlle waxwlllpa waydhacaaan ogaada inaan qofna lays raacin illhay qalpiga hayga reeebo waxaan kallo dhaho garan mayo💔😭😔
@mss_belo
@mss_belo Жыл бұрын
WLL0 ilhy qaLbiga hkaGa reP0😢
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Tani waa aduunyo wax kastana waad arki walal ee iska samir qof ku jecel waad heli😢😢😢❤❤❤
@Oof-v7u
@Oof-v7u Жыл бұрын
Qaliyey nin haysku bahdilin
@Nahyaan_002
@Nahyaan_002 Жыл бұрын
Amiin huuno😢😭
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 6 ай бұрын
Hada ka wrn wll
@mawliidxasan6339
@mawliidxasan6339 3 ай бұрын
10/11/2024.ayaan dib ugu soo laabtay si.aan u dhagaysto . handaad ila midtay sidayda like isaar please?
@ZigizAbdizamed
@ZigizAbdizamed Жыл бұрын
From 2014 up to now I’m listening this song is so amazing
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
15 sacadod kahor ayad so qortay Qoralkan adban ku salamayaa sxb am in uganda 🇺🇬❤️🫶🏻
@gaabawofficialchanel9246
@gaabawofficialchanel9246 Жыл бұрын
2019 ayaan u qaadan jiray sida kiniinka markaan wayay extaydii Hadad mar uun Soo boqoto comantiga u ducee dhubanayasha jacayl waayihisa wareerkiyo cilka maxan nafta waanshay😢
@apdirizakhussein5097
@apdirizakhussein5097 5 ай бұрын
Heestan wxaa soo booqdayyy caawa oo ah hppeinkii ka dambeeyay happeinkii mogdisho qaraxu ka dhacyyyy hadiii kadib aad dawanyso like zaar😢
@AminaAxmed-yp2cs
@AminaAxmed-yp2cs 10 ай бұрын
Heestan waxan dhageysanayaa march 10/2024 lkn wxa weli ihaya jclkii an qadey 2018 wxa sanadkas isbaranay wiil an isku magaalo aheyn lkn uu ku cusbaa magaladeydi sababtoo ku korin shaqo ayu u yimid is barasho kadib waxa iso bandhigey xariir ana wan ka aqbaley maadama an ka hely isaga jcl dhaba ayan uqaadey aad uyuu care gareyn jirey marwalba sidii socotaba wxa magaladii yimid xaaskiisa Maalin wxa igu dhacay Alle aya ogaa wadnaha inaa iso dhacy ayan umaleyey naxdin dartii 😢 kadib waxa uu isheegey iney habar wadaag yiihiin oo la.isku darey uuna nin iyo naag yihiin mooye wx jcl ah kadhaxyn ani gabadha arimaheeda ayan barey ina ogaado lkn majirin qof an ka ogaanayo kadib wxa go.aan sadey ina isbaro gabadha miskiin ayey ahyd iyada anaga ganacsi ayan lahyn ama dukaan sida utaqaananba mrkasta wan salaami jirey sida sthy abayo bil kadib wan isbarey kadib waxy bilowdey xitaa hadan dukanka jogin iney guriga igu imaado mrka ninkeeda ama jclkygi isku qabiil ayan ahyn mrka wan kudhihi jirey ina adeerkey iga wrn markas ayey ishege jirey xldahooda iyo wxa kataagan guurkooda iyo in marwalba uu yaso wxan ku idhi maxaa sidas usameeya Wxay ishegtey iney hooyaded iyo Aabahed nooleyn oo ayeyadeeda korsatey oo waligeeda school lageyn ayna aqoon akhrinta qoralada aad ayan uga xumaadey wxy kalo igu tiri baadiyaha ayan ka imi 2sano ayan magaalo joga marwalba maxa taqana ayu idhihaa oo iyada markey isheegeyso wey ooydaa ana wan iskala ooya oo magaranayo meel an wx kabilaabo 😢 wixii sidii ahaataba waxan joojiyey xiriirkeygi mrkas ayan uqaadey jcl kii kabadn wxan uxiisy codkii iyo aragiisa mobile kygii wan damiyey marwalba walidkyga wxy iweydiinayen waxan mobile kyga ladansanaado jwb ayan waayey wax sameeyey biyo ayan kuridey mobile ka wuu halabey aabo wuxuu dhahaa mobile ayan kugada ana maya aabo wan kanasayaa kadib jcl dartii habeen walba barkinteydo qoyan ayan sexan jirey kadib waxa go.an sadey ina magaladeydi kaso tago 2021 ilaa hada 2024 kuma laaban iga dartoodi isaga wuu ila so xariiri jirey facebook ayan iska heyney marwalba wuxuu idhihi jirey maxaa isku badashey xitaa hadu rerkeyga yahay wan ugu baxaya dartaa ana weli gabadhii ban xasuusta hada ma.ogi meel ay kunool yihiiin 2022 aya igu dambeysey waxan usheegey isaga inaa xiriir leeyahy oo an nolosheyda hore uwatey isaguna wato 😢 lkn aniga xiriir iska inaa nin kle Asc madhihi 😭 oo wali isaga ayan jclahay intan hada sogartey mahadsanid igu duceee qalbiga inu ilaahey iga reebo shekadeyda weligy cidna lama wadaagin xitaa kuwa iladhashey sxbna maba lihi 😭 Alxm hada wan kanoolahay hadan hal hal usheego lama koobi karo 😢 Ramadan Mubarak 🌙 ❤️
@usamasalah743
@usamasalah743 9 ай бұрын
abaayo waa iska aduun 😢
@Boqorad.12
@Boqorad.12 9 ай бұрын
Abaayo nin ixtiraami waayey miskiintas agoonto io rajada ah oo hadana walshiis ah wlhi iska ilaaw axmaq weeye😢💔
@AminaAxmed-yp2cs
@AminaAxmed-yp2cs 7 ай бұрын
@@Boqorad.12 Haaaah wlhi mhdsanid abyo❤️
@Cayuush444
@Cayuush444 7 ай бұрын
Nolol qurux badan baan ku rajaynayaa wllo mcn iyo qofka wanaagsan inuu ilahy nolasha kuugu daro ❤. Tedakale hooyaday baad isku magac tihiin aamina axmed ❤🥰
@Boqorad.12
@Boqorad.12 7 ай бұрын
@@AminaAxmed-yp2cs Aamina waxa rajeynaa qaali ina bogsootay
@Sagaleyy.23
@Sagaleyy.23 11 ай бұрын
wxan dhegaysnyaa heestan caawa oo aah sabti 17/2/2024 wxaan dareemayaa xnn faro bdn 💔😭 adaa wacadkeeni xagaaga ka wiiqay😢 hdaa iga danbeyso like isaar sidan uso xasusto🙏
@ahmedbashirjama-vo7zx
@ahmedbashirjama-vo7zx 8 ай бұрын
waxaan soo booqanyaa halkaaan galab axad ah taariikhdu 12.5.2024, diyaarinaya midterka semesetr two, Jimma univertsity.hadaad iga dambeyso liketa ii sar
@SaalimMahad-r8p
@SaalimMahad-r8p Жыл бұрын
2024 hadad dhagaysanayso Heestan Love isaar ❤🔝
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 2 жыл бұрын
Why do I feel I love someone for when I hear it since now 😂❤ 2023
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 2 жыл бұрын
Jcylka RaGGa waa u Dhintaan, dumarKuna waa u ooYaan
@sadaamaxmed5696
@sadaamaxmed5696 2 жыл бұрын
Cabdi samad adna majogtaa
@Amarya-yb6lv
@Amarya-yb6lv Жыл бұрын
I remember someone I know him only three days i feel love him 😂😂
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 Жыл бұрын
@@Amarya-yb6lvsame 😢
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow Жыл бұрын
what a feeling iga dheh not a love @@Amarya-yb6lv
@hanadalihaazhi-xz5qh
@hanadalihaazhi-xz5qh 7 ай бұрын
Who is watching right now 2024
@AnfacQurux-bh5dh
@AnfacQurux-bh5dh 7 ай бұрын
☝️☝️
@hanaaden8558
@hanaaden8558 7 ай бұрын
me😢 after broken 😂
@RumiinQalanjo
@RumiinQalanjo 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤​@@AnfacQurux-bh5dh
@igsooyaaca1166
@igsooyaaca1166 2 жыл бұрын
10/12/2022 maaLin sabti ah Wakhtigu wuu sii socdaa sanadkuna wuu dhamaanayaa inkastoo aanan waligay qof jeclaan hadana Mar walpa wn iska dhagaystaa heestan❤sanadka cusup illhay caafimaad hanugu gaadh siiyo iyo kuwa kaleba🤲
@miqdaawi_pro2023
@miqdaawi_pro2023 10 ай бұрын
2024 ayan dhagaysana 9:09pm waliba ano kujiro xld emotional ah hadad igadanbeyso like ha Ila dhafin 🤦‍♂️🖐️
@roodoCabdalle
@roodoCabdalle 6 ай бұрын
Qlpi tabad weeye 😢
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 3 ай бұрын
I listened this song 2014 during my journey in borama i fallen in love a girl it was an incredible journey😢
@dhiirraneh-1999
@dhiirraneh-1999 11 ай бұрын
Wajiyada daawadayaash heeska ee khadra hor fadhiya ayey ka muuqataa saamaynta dareen ee ay leeyihiin qisada heeska, erayada, codka gabadha iyo musica😢. 1-March-2024 | 00:05
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 11 ай бұрын
💔😭
@MaryanAadan-ll9se
@MaryanAadan-ll9se 11 ай бұрын
Heestan ayaduu dhamestaran waxaa dhageysiday 2024 waxaa u dhagaysatay xanuun jecl dardii 😢💔😭
@lacasomaxamed
@lacasomaxamed 11 күн бұрын
Who is watching 2025
@Mo_khal
@Mo_khal 10 ай бұрын
Hestan emotional wye wexyna kmd noqoty my fav songs wxna ku xasusta qisoynka nolosha isomry kaligey aya iska ilmeyo mrka dhgysnyo waxn soboqdy bisha March/09 / 2024 hben sabti wxn rajena inan safrkyga tahriib ka ku guleysto sndo kdib comment kyga dib uso boqdo i.a inta iga dnbyso wani slimy 😢💔
@IshuuAbdi-m6u
@IshuuAbdi-m6u 8 ай бұрын
Apoowe hda mapaxday😢
@Mo_khal
@Mo_khal 8 ай бұрын
@@IshuuAbdi-m6u abyo wali mesha usocde mtgn isoducey 🙏
@teakook6520
@teakook6520 6 ай бұрын
Inaa Riyada Ka dhabeysa rjyna❤
@NemaMahamoud-ry1od
@NemaMahamoud-ry1od 5 ай бұрын
Ma saacadn baad soo tahriibeysaa 😂😂😂war iska joog
@SakariyeaxmedYusuf
@SakariyeaxmedYusuf 9 ай бұрын
Walalkay ama walashay waankusaray thank you so much
@MunaNasir-ph7em
@MunaNasir-ph7em 9 ай бұрын
Wilki idhawacay ayd isku magac tihin
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 6 ай бұрын
​@@MunaNasir-ph7emsorry abayo nolol wacn alalh ku galiyo
Khadra Silimo | Heesta| Sidaad Doontaba Yeel | 2018
5:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 887 М.
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 8 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Khadra Silimo Wiilow 2013 HD   YouTube
6:18
somali youth Umbrella
Рет қаралды 68 М.
Mursal iyo Khadra Heestii Ha Lumin
7:07
Warqabad cusub
Рет қаралды 213 М.
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 7 МЛН
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 13 МЛН
YURUB GEENYO SHAW SHAW (NABAD GALIYE) BIRMINGHAM 2017
6:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
Khadra silimo boqolkiiba boqol jeer Video 2024
5:38
KHADRA SILIMO OFFICIAL
Рет қаралды 1 МЛН
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,4 МЛН
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 14 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 4,1 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН