DEG DEG AABE CABDI CASIIS AFKA FURTAY WAA LAGU DILAA AMA LACAK DIYO XOOG KU QAADO LA YIRI 300 000

  Рет қаралды 78,100

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

22 күн бұрын

Пікірлер: 223
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 21 күн бұрын
Money is nothing he should stand by his decision
@mahmoudabubakarmohamed1961
@mahmoudabubakarmohamed1961 21 күн бұрын
Diyada qofka in lagu qasbo ama la handadado sharciga islaamka ma ogola ilaahey Ha laga baqo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 21 күн бұрын
Dadkaan in dhagta dhiiga lo daro ma ahe ilahay kama baqaan waayo nin xaskisa gubay ayey qiil uraadinayaan Waar dadkan Taliye qoslaaye waa iyaga said cali waa iyaga iyo 10 kale ogacanku dhigleyal ah Waar waxan dowlad xalaal ah haday dhisnaan lahayd weyso xirxiri lahaayeen Wa dowlad xaaraan ku fadhida osameysatay god ay dadka ku guran Dhacana Waar ninka tiirka lageynaya ale idankii
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 21 күн бұрын
Reerkaas kibray cashar haloo dhigo. Hadii laga yeelo walee Baqyi bay kasii qaadayaan dad badana way dilayaan. Jahanamo dad u bareeray waaye. Umada dhiig hor leh inay ka daadin doonaan ugu goodinaayo. Xasbunalaah wanicmal wakiil
@hawohosh9198
@hawohosh9198 21 күн бұрын
Gabar ninkas ku qabiil ah ayaa deriskeena ahayd ninkeeda ayey baasiin ku shubtay taraqna wey ku qabatay wuu caray asgoo gubanaayo ugu dabeystii gabaraa buste ku hugisay laakiin wuu bislaaday bil ayuu isbitaal ku jiray waa sakaraaday wuuna u dhintay wuu dardaarmay in leyska daayo cid is warsatay ma jirto ayaamay xined ka dibna meeley shaah ku karsan jitay ayey iska imaatay shaahedi ayey iska karsatay isgoyska bakaaro dadka degan agagaarka labada darbi suuqyaraha zona K wey ogyihiin ilmaha uma dhalin laakiin waxay agoon ka dhigtay caruur yaryar oo gabar kale u dhashay
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 21 күн бұрын
Reerkaan mooryaanta ah Allah umada ha ka qabto aamiin allaah ayaga ha isku jeediyo aamiin dhibaatada iyo awooda ay wadaan Allah ayaga ha isku salido aamiin waxay isku cadeeyeen in dadka xamar ayaga leyn jireen xamar ma ayagaa kaligood ayaa ku nool awooda ay ku faanayaan Allah ku jabiyo aamiin Allah kuwa dulmiga ku taageersan ee wiilkooda marxuumada dubtey u doodayo Allah ayaga ha isku salido aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 21 күн бұрын
Hhh diyo xoog ah majirto ee wiilkii tiirka hala geeyo
@IidirisAadan
@IidirisAadan 21 күн бұрын
Waxaad haysaan soodaaye kudheh waa soomaali iyo habar gidir
@user-kn5pi6kp2g
@user-kn5pi6kp2g 21 күн бұрын
Asc walaalayaal in ay ku cadahay kiiska bal Arka 300 000 oo kun oo diyo ah
@user-ug1su6ft2o
@user-ug1su6ft2o 21 күн бұрын
Waaaar ninkan tiiirka halageeeyo sharaftiisa weeeyane
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 21 күн бұрын
war heedhe masha waxatala qiisas waxa kale majirto habar gidir ilaahey kabaqa☝️☝️☝️
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 21 күн бұрын
Lacag ma soo celinayso walasheen luul cabdicasiis, cadaladu ha shaqayso ,booto looma baahno, sayid cali isagaa dhahay Aniga ayaa gubay guriga ay ku dhimatay marxumada, Alle halaga baqo😳😔
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 21 күн бұрын
Buskut ugaas studio aya sameysatay hada ayaa lagu daawan karaa gidaarki cadaa naga badashay yaa igu raacsan? Like saar
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 21 күн бұрын
Waa green screen
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 21 күн бұрын
😂😂😂😂
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 21 күн бұрын
😂😂😂
@faadumoiimaan8786
@faadumoiimaan8786 21 күн бұрын
Ppppllppppppppplppplplpn​
@nasramoalim820
@nasramoalim820 21 күн бұрын
Diyada xoog miyaa
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 21 күн бұрын
Odaygaan diyada la ordaayo maxaa ka qaldan subxaannallaah War sharciga iyo dowlada u hogaansanadaa
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 21 күн бұрын
bismillah asc maxey lajaqjaq ledahay habartan waarun wiilkeda waadilaa wiliba arxan daran inagu hada nahay shacabka somaliyed waxan kuqanacsan nahay inladilo in marxumada xaqqeda lasiiyo
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 21 күн бұрын
Alabtiisa maxuu uqadan waayey?? Amaa bananka geysto halkaas ku gubo?? Wey caadahay inuu dilo rabay..
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 21 күн бұрын
❤💯💯💯
@user-umuAli
@user-umuAli 21 күн бұрын
Dadka dhahayo diyo ha qaatan reerkan diyo ma qaatan ee dadka wey cafiyaan laakiin cidaan cafis malahan
@umuaisha6859
@umuaisha6859 21 күн бұрын
Innaa lillh wainnaa ileyhi raajicuun go,aan kiisa haku adkeysto
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 21 күн бұрын
Diyo xoog ah qaado ayaa lauiri
@farhiyoali791
@farhiyoali791 21 күн бұрын
Ilaahow ee meel dhexe eey isugu I maa daan luul aa baheed dhib kale kama bixikaro😢😢😢😢😢
@user-bf7kj9qs6q
@user-bf7kj9qs6q 21 күн бұрын
Aabo c/Casiis waxan dhihi lahaa inuusan Diyo qaadanin 100kun OO Dollar xitaa haddii lasiiyo😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-os4rj6nl5w
@user-os4rj6nl5w 21 күн бұрын
DIIYO XOOG KU QAADO TAAS DIIYO LAMA YIRAAHDO EE WAA LAALUUSH QASAB AH WAANA XAQDARO
@mulkihaji9454
@mulkihaji9454 21 күн бұрын
Masha Allaah nice background
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 20 күн бұрын
Soomaaliyeey Allah kabaqa waxa halkaa ina dhigay waa xaqdaro ogaadana in alle wax badbaadsho waxna dilo midna ogaada wax baa ladilaayaa baad intaa ku hanjabaysaan ogaada guusha Allaa baxsho wadloo filaana wali nool intaad soo duushaan amaad halaagsantaan idinkaa awooda is bidayo (Aabbe Cabdi casiis nafna waqtigeeda ma dhaaftee go’aankaad jeceshahay qaado Guushana Allah haidin siiyo Aamiin Yaarabi
@falxadoisman24
@falxadoisman24 21 күн бұрын
Alaabt xitaamagubikaro waayo naagtaa iskalehe diiniyen marwax aber reerahaan moorayaant lawareegaayaan ha iskadhaafaan alaabta gubanaay ayaa ubaneeyey inuuwgubo alaabt xawayaaniin aan qeynuunba aqoonin reerahaas iyo wixiiku aqli ahb doonfaaro doonfaarokaledhaleen
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 20 күн бұрын
Allaabta muu BA gubin been low waaye allaabta haduu gubaa muxuu bananka ugayn waayey
@fotballontop
@fotballontop 21 күн бұрын
Jumca Mubarak. Maxamed Buskut waa ku salaamay.
@KayseKayse-bx3hc
@KayseKayse-bx3hc 20 күн бұрын
Hadaa shiikhaal u hanjabaysaan shiikhaal sidaa moodeen maaha muslimkoo dhan iyo alaha waaxidka ahiba waa la jaar inshaa alaa
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 21 күн бұрын
Abaha luul allaha u naxariistee somalidi qabtay jiro qabyalad ayaa walaaqay inti aan maxkamada lageyn cidahana isla hadlin aya dadki laqeyliyen abaha hayeelin diyo war diyo iyo qisaasba ale aya baneyay
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 20 күн бұрын
Waa sax waa diila arxanlawe AfKISA ayka shegay inu gubay sheeko hoyo miskin ah ayu guubaya noooo diiiyo
@user-gj7qi5wg9v
@user-gj7qi5wg9v 20 күн бұрын
Diyadaa haduqatoo xitaa Adeygaa way Dilayan lacagtas dartet in latigto Lee Wayee 😮😢
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 20 күн бұрын
Inshallah xaaq walsheen lulu allha haso dadajiyo inshallah ❤nooo lacg ninkas diilaga ah waa inlaa diilo sheeko waala guubya waxay raaban ha sameyn kor iyo hoss ninkan diilaga ah waa inlaa diilo
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 21 күн бұрын
Kawan waa in la iska celiyaa oo latusaaan in ay yahiin moriyaan
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 21 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@fadumohussein3035
@fadumohussein3035 20 күн бұрын
lacagna maqaaten manacaafineno sidas haa kudhamato allaah kudaa meel magaraayo sixun bu udhimaan insha allaah
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 21 күн бұрын
First an ahay
@addeiHagiMaow
@addeiHagiMaow 21 күн бұрын
aabe cabdicasiis haduu qaato diyada 300000$ isla habeenkii ayaa warar lagu qaadaa gurigiisa laguna dilaa aabaha cabdicasiis habar girir ma han dad fiican
@bazeera5520
@bazeera5520 21 күн бұрын
Subxaanallah
@roodanuur461
@roodanuur461 21 күн бұрын
Maarki hoore maay dheehan niimanjow niinku waa gacan ku dhiile e diiyada 300 booqol baan bii xiinina haada waaxa goonka leehe waa abaa dhaallay luulu
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 21 күн бұрын
Adeer c.casiis mag horuu udiiday hada ka hor uu yiri million hadii la I siinaayo ma rabo haduu rabo gabadhiisa bil iyo xogaa talaagad kuma jirteen dadkan dhaaranaayo bal wax ay qaadi karaan ha qaadaan qasab miyaa diyada looba jooge
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 21 күн бұрын
Maya buu orazndoonaa aabe cabdicaziis
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 20 күн бұрын
Reer cabdicasiis waxa lagu wadaa wa dulmi waa xoog sheegad yuu qaadan diyo illahay aya uhiilinaye
@AfarxaasleShantaay
@AfarxaasleShantaay 14 күн бұрын
Maashaa Allaah
@abdimajidabdalla5274
@abdimajidabdalla5274 20 күн бұрын
Waa la handadaa dadkaan gooso waawayn Ayey KU haystaan dowlada somaliya
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 14 күн бұрын
Hdey run tahy hala cafiyo . Lacagtana ilmaha halasiyo yaan odayaal kle la siin oo ilmahaas meel cidla loga tagin . Maxkamada haku wareejiyaan
@addeiHagiMaow
@addeiHagiMaow 21 күн бұрын
Wiilkaas ha la geeyo tiirka hadii kale dumar kale ayaa dilidoon waa arxan laabe naxsiis ma joro asaga ayaa gubay xaaskiisa
@Casholuul-nu7go
@Casholuul-nu7go 21 күн бұрын
Odagas waa waqasle waan nabdoon waxabunka dhaxa shaqashana
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 21 күн бұрын
War milliaaardi haddaad keentaan waa khashin lacagtiinaa oo xaqa Allah baad ku kufriseen
@addeiHagiMaow
@addeiHagiMaow 21 күн бұрын
aabe cabdicasiis haduu qaato diyada 300000$ isla habeenkii ayaa warar lagu qaadaa gurigiisa laguna dilaa aabaha cabdicasiis habar girir ma han dad fiican 10:15
@user-jm2tr5op2l
@user-jm2tr5op2l 21 күн бұрын
Waye iman cadaladu abo cadi casis Ha u jabi cadaowak dhabara adayaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 21 күн бұрын
Dulmi dulmi lagu daray weeye Allah xaqa ha tuso
@saedasmith6558
@saedasmith6558 20 күн бұрын
Halla Dillo diyo haqaadan Ayaan dhihi lahaa,hadaan qof kahadhayn
@user-umuAli
@user-umuAli 21 күн бұрын
Aniga waxaan dhihi lahay gabartaada suldaan iikeen nolosha ku gubaa kadib waa lakala qabaa doqon gardheer
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 21 күн бұрын
Qabiilka sayid cali dad badan bay dileen oon lala xisaabtamin dilka gabdhan wuxuu ku noqday xaar bay dhuuso moodeen way qaadan la”yihiin. 🤪
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 21 күн бұрын
iyagaa maqnaan doonaan. Anaga lacag ma rabno ogaada waana idiin la dagaali doonaa. Aan aragno kii xoogbadan kkiiiiikkkiiikkiiii
@abcbc4008
@abcbc4008 20 күн бұрын
Hadii kale odayga maskiinka ah iska daaya iska daaya .ama siiya halmilyan doolar siiya se wax logu Qabto ilmaha Agonta Ah hadii kale erayga ka daaya ilmaha maskiintacah oo Rajbay .Odayga ka daaya Alle ka baqa.xasbunAllah wanicmalwakaal
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 21 күн бұрын
Yaab iyo Amakag wlhi SOMALIA war ayaa ka daagan diyo xoog eh iyo canjabaad dadkan ilaahey kama cab sanaayan miyaa 😳🙄
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 19 күн бұрын
Diyada ma xoogba subxanalaah ilaahey imaanka niga qaad siid cali ma luul ayuu ka fican yahaye tiirka ayaa lageyna odayaashan somali laga qaban waligiin qeyliya dheh wala dila ninkaas
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 14 күн бұрын
Buskudoow af somali baro adeerka waxuu dhahay sida loo samata bixiyo ilmaha . E reerka hala bad baadiyo ma dhihin . Af somali baro dameroow
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 20 күн бұрын
War annagaa Kaa og odeyga diyo inuu qaato ayuu jecel yahay oo rabaa, balse rag ku hayb ah ayaa yiri ma qaadan kartid, haddaad qaadatid waan ku dileynaaaa
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 21 күн бұрын
Aniga wiilkaan adeer u ahay oo gabadhiisa la gubay waxaan isku ognahay in doqonkaasi gubay la qisaaso
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 21 күн бұрын
Sadexaad sheeyk teenee malyuumaad lama rabo
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 21 күн бұрын
Yaab nin kaan ma waxa uu ka fiican yahay malayiin dii qof ee la dilayay 😂
@Twa917
@Twa917 21 күн бұрын
Asc wllo yalee in kastay arintani adagtahay waxaan odhan laaha 3000 caruurta haa loo qado Caruurtana halaga kaxeeyo wadanka waxaan arkaya dadkani waa dada moryan ah Caruurta lacagta haa loo qado mustaqbalna haa loo sameeyo.
@abdirizakhaji7727
@abdirizakhaji7727 21 күн бұрын
Caruurta wax la,aan ma hayso mustaqbalkodana ma halawayo insha allah
@sadiahassan798
@sadiahassan798 20 күн бұрын
Balaayo ha ku sama bixiso Allaha ayaa wax Sama bixiyo Uma baahna caruurtu diyo waxeey u baahanyahiin ninkii hooyadood dilay in loo dilo inshaallahu is happening
@Deeqoadann
@Deeqoadann 21 күн бұрын
Willkas haadu gubay gabadhaa Allah sokhabto haduu gubin Allah kasaro Amin
@suadalucky5792
@suadalucky5792 21 күн бұрын
Nice video
@user-xr2mq5jz2l
@user-xr2mq5jz2l 20 күн бұрын
Waa Mujrim Waa im la guwaa
@FadumoOsman-fu3zg
@FadumoOsman-fu3zg 21 күн бұрын
Haqaato lacagta saa soo niqon meyso ilmaha ha lagu koriyo
@Iqroyuusuf-up3cw
@Iqroyuusuf-up3cw 21 күн бұрын
Irsaaqada carruurta ilaahaaa haayo taasna qiil manoqoto
@hollaatme2991
@hollaatme2991 19 күн бұрын
Ninka tiirka hala geeyo lacagta kahadleso meel naga dhig
@KayseKayse-bx3hc
@KayseKayse-bx3hc 20 күн бұрын
Shiikhaal waxaan leeyahay mitid farayar midhihii bataa kama macaashaan lix halkaa ku joogtaan dagaal laabta ka ogaada hadii qoorta laydinjaro lugaha meermeersha
@dalmardalmar7508
@dalmardalmar7508 21 күн бұрын
Wanigu waxan dhihii lahaa diyada halaqato wayo ninkaa ilamaahaa inladilayo EE lacagta yay carurto wayin asc
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 21 күн бұрын
subxanalaah😢
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 21 күн бұрын
Jimco. Mubarak
@aliadam4810
@aliadam4810 21 күн бұрын
waa lacag fiican luula dhimatay diyada iyo saamaxa waxa awlaadeeda iyana way yaryar yahiin malaa waxa fiican inuu xidhnaado ilaa ay qaan gaar noqonayaan caruurtu haddii kale haloo qaada lacagtaa badan oo halagu koriyo
@farrahosman5581
@farrahosman5581 20 күн бұрын
Asc ma qiranayaa Said Ali inuu dilay luul
@khadraali8373
@khadraali8373 20 күн бұрын
Marka maqasaba abaha xataa haducafinlah dadkaan dhaqankodaba kaxanaajinaya
@najaxabdisalam2060
@najaxabdisalam2060 21 күн бұрын
Dil toogash diyo ma jirto ha waalanin cadaaladaa la marinayaa gacan ku dhiiglah faro hargaysa
@MunawaraMaxmood
@MunawaraMaxmood 21 күн бұрын
Waay ey Uu ogolyahiin intaas Oo dhan diya ah haduu Uu saan geysan dilka sid cali wey kucadahy inuu diloaas Oo Uu geyste si ulakac ah
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 21 күн бұрын
Anigaaba Xamar imaan doono Insha`Allaah aan aragno qofka aad dili kartaan
@HawaMed-nk5cs
@HawaMed-nk5cs 21 күн бұрын
Legan ana jabuti kasosocda
@abdulaahimaxamed238
@abdulaahimaxamed238 20 күн бұрын
Adiga hadhihin suldaanka hiraam uma aha suldan hiraan cidnakama dhigan
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 21 күн бұрын
Xsbunallah war walaal iskadaaya waxanad fiyuuska karadineesaan
@munafatule8420
@munafatule8420 21 күн бұрын
No, way
@fardousaali8771
@fardousaali8771 20 күн бұрын
Illahow afkayaga la hadal ha ka keenin maanu dilin luul iyo diyo qaata noo macneeya bal duqow
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 21 күн бұрын
Kkkķk Qoyska ma iyagay nolol karabaan kķkkk Ilmaha noloshoda allaa haya iyo aabe C cassiiis
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 21 күн бұрын
Dadkaan qeylinaaya haddii wiilkoodu uusan dembiga gelin diyada ay la ordaayaan maxaa waaye waxna ma dilin diyana waa dhiibeynaa waa isku key qaban la’dahay maxaa qaldan?
@user-et7yj3oq3q
@user-et7yj3oq3q 21 күн бұрын
Akadha lagtaas said Ali umasire maser na wanocaa min walii weeyeen diintaa weyoktaahay
@ZainabYusuf-nu6ri
@ZainabYusuf-nu6ri 21 күн бұрын
Aniga hadan ahan lahay abe abdcasis hala iqisaso ayan dhihi lahay
@ginigacalginigacal58
@ginigacalginigacal58 21 күн бұрын
Suldan haduye haqa muxu kudidaya ilahow haqa idinkaso sar
@nasromumin7651
@nasromumin7651 21 күн бұрын
Ninkaan dilaaga ah maxey ka rabaan balaayo
@fotballontop
@fotballontop 21 күн бұрын
Arrintaasi ilaahay si khayr leh ha u dhammeeyo.
@umumeysara223
@umumeysara223 21 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabbi
@ayaanmohamed1491
@ayaanmohamed1491 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@userkn20331
@userkn20331 20 күн бұрын
Mrka mxa laga dhefaya wilkan yar dilkisa hada wa ilmo yar dintu way banesay cafiska wiilku 22 bu jira sida anmaqley wxa ficna lehed abaha luul aun inu iska cafiyo madama arintan intan kasi baladhan karto
@Buufle152
@Buufle152 21 күн бұрын
WAXA LA GAARAY XILIGII ABGAL IYO HAWARGIDIR WAQTIGOODII GOOBAABSI YAHAY ILLAH HANAGA QABTO
@QureshoMaxamed-ir8td
@QureshoMaxamed-ir8td 21 күн бұрын
Dad odhanaya qabiil bn ku difaacayna mujrimka ilaahay halagabaqo somaaliyay dulmigu waa wixi lagu rogay qoomamkii hore
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 20 күн бұрын
BOOSKA AABE C/ZiZ HADAAN JOOGO HADII MARKII FALKU DHACAY INTA WIILKA IYO EGELKIISA AMABA KALIGIIS II YIMAADO JILBAHA I QABTO AABE SHAYDAAN AA I QAADAY EE SAA RABTIT IGA YEEL I DHIHI LAHAA WAAN CAFIN LAHAA RUNTII OO QADARI KAA ADAG AMAA HADA HALKA WAX MARAYAAN HADII KUNA KUFRIDO KUNA MUSLIMTO TIIRKAAN GAYN LAHAA SI UMADU U ARAGTO IN AAN NAFI NAF KA FIICNAYN QOOLAYNA BIYO QOOR QABAD KU CABIN
@nimo5432
@nimo5432 21 күн бұрын
Waxay kusoodayaan kama ayeey udhimatay diyadeeda jalaqaato lkn waxaa beeninaya waan muranay kadibna basiin ayaan doontay dabkii aan shiday kudhimaytay maqraati looma baaahna waa qiraal
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 21 күн бұрын
Mag haduu qaato suu u cunaa gabadhiisoo la gubay damiirka ma siin karo inuu diyo qaato
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 21 күн бұрын
💯
@user-on4cd1yc9q
@user-on4cd1yc9q 19 күн бұрын
Diyadu qasab ma ahan ee odayhw qaado qaataha ah umada wxn la.hor dhaaf sheekhaal lacag kaagama baahno ayagaaba meel ee kala geeyaan la.e dulinimada kala kor dhaaf umada owliyada ah
@user-pt9tq7dl9o
@user-pt9tq7dl9o 21 күн бұрын
Adeer ahdjafa wey dhimtay iska qado diyada aqiro war jira
@JoyJothans
@JoyJothans 13 күн бұрын
Anigawaxaandhilahaaaabecbdicasisgeedhoosahaxaaroooaybeeshashiiqaalharsatoogoowsabarkamarkahorewaaqaraarmarkadanbanawaamacaan
@user-ri6um8ch4j
@user-ri6um8ch4j 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@saidma1683
@saidma1683 20 күн бұрын
Arayaa...Dowladii..aaway...Diyo..qaado..ama..waanku..dili..mee.maree..Arxauun..weynaa..Caro..alaaa..Na.heso..shiiqal..lo.dili.mayo..wiilkena..waye..saasay.ka.wadan😳😳😳😳😳😳😳😳
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 37 МЛН
ПАРАЗИТОВ МНОГО, НО ОН ОДИН!❤❤❤
01:00
Chapitosiki
Рет қаралды 2,8 МЛН
MW XASAN OOY KU XUNTAHAY AMAR ALLE LAAKIIN
22:37
Somalia DH
Рет қаралды 229
DEG DEG AABE CABDI CASIIS WALASHIID OOHIN AFKA FURATAY WAA IN LA DILAA SIID CALI
11:19
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
HG QIYAAMAHAA KACAAYA HADDII SAYID CALI LA TOOGTO (3621)
31:35
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 73 М.
HG WAY DHAMAATAY LUUL DIYO AYAAN KA BIXINAY (3733)
12:09
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 13 М.
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 37 МЛН