Deg Deg Abiy Ahmed Oo Burburinaya Dowlad Degaanka, Heshiiska Somalia & Ugandha

  Рет қаралды 31,845

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@HamdiyaSheekh
@HamdiyaSheekh 9 сағат бұрын
Somalidayda
@jamahussein6860
@jamahussein6860 8 сағат бұрын
Abiye waa ciyaala suuq, ey ah, waa inaan aayaheena ka tashanaa ,dagaal kaliya ayaan kaga guuleysan karnaa,Haddeynaan dagaalamey ?hala ina cuno sifiican ha leynoogalo, waan istaahilnaaye,😊😮😊.
@Sarta100
@Sarta100 16 сағат бұрын
Abiyee waa cadaw doonaya dadka soomaalida inuu laayo boobana dhulkooda iyo qeyradkooda hadaba maxaa inala gudboon waxaa waajib ah qof kasta oi soomaali ah in uu u diyaar garoobo xoretyta jamhiiriyada fedraalka soomasliya waqooyi iyo koonfurba iyo xoretyta S.galbeed uu rabo inuu tirtiro orromana ku daro waa in loo diyaar goroobaa iska saarida abiye iyo ciidankiisa iyo ka xoreynta soomasli galbeed gebigeeda lana tusaa waxay soomaali yihiin waa wixii dhiig lahoow kaca dowkadan diyaarisaa ciidan iyo hub iyo macawisleey cirib tirta ciidanka abiyee oo xadetstay inay qabsanayaan meel alle meelay soomaalu degto xataa jabuuti xataa NFD soomasli waa orromo waxaan soo celinaynaa dadkeena kala tagay ayaan mideynaynaa waa burcadnimo cad anaga orroma manihin shaqo iskuma lihin xataa eratareeya iyo itoobiya way kala baxeen oo abiye xoog inuu ugu daro Orromoda rabo dalkeena wa in la siiyaa orromada cashar ay mar dambe ay u sheegan soomaaliya ,S.galbeed jabuuti NFD iyo Eratareeya.lana gubaa meeshii lagu arko abiye ciidankiisa shacabka orromadana laga saaraa dalka oo dhan waqooyi iyo koonfur. Gacana lasiiyaa jabhadaha abiye in la rido u dagaalamaya.ee ola ,fano iyo tigre..soomaali guul.
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 17 сағат бұрын
MW. MUSTAFE CAGJAR KUDHAWAAQAA DAGAAL ABASINYA IYO ASKARIGA WAALAN EE COL.WAREERSAN
@Dresstoimpressgirl_087
@Dresstoimpressgirl_087 17 сағат бұрын
Somaligalbeed istaaga oromo xun yeeysan sey rabaan idinka yeelin ogada in tigree iyo amxaaro ay sharaftoda u dagalamayan u dagala sharaftina iyo jinsiyadina oo Werar lagu yahey guuuuul Somalia oo dhan ❤🇸🇴💪🏽
@MunaJama-n9j
@MunaJama-n9j 13 сағат бұрын
Waa la burburinaya deegaanka aad sheeganeyso
@xamdimaxamed2440
@xamdimaxamed2440 12 сағат бұрын
😊
@DahirDahirmohamet
@DahirDahirmohamet 17 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@abdihakimwarsameali2772
@abdihakimwarsameali2772 10 сағат бұрын
😮
@Wehliyemahde
@Wehliyemahde 12 сағат бұрын
Asc
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 15 сағат бұрын
🇸🇴💪❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴💪🇸🇴❤️🇸🇴
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 15 сағат бұрын
Waar gidaafadan baarlamaanamaahee yaameesha.kakexeeya iyagaaishaysta soomaaligalbeedna laqaada nayo
@TaaroAli
@TaaroAli 17 сағат бұрын
Dawlada Uganda sowtii horeba u joogtay waxa lagu soo darayaa xagee ayay ka imanaysaa mise waxaad garan laadihiin dib u cusboonaysiinta dib loo bilaabay ee lagu heshiiyay?
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj 14 сағат бұрын
Bismilaah. TALO. SIDANI SI MA AHA. Si Soomaali iyo Soomaaliya ay u badbaado; 1. Soomaaliya Banaadir lagama xukumi karo, ee ha laga badalo magaala madaxda Muqdisho. 2. Ciidanka ajinabi oo dhan ha laga saaro Soomaaliya. 3. Soomaali ha shirto, yadoo kooxo (UN ama wadamo kale) kale aynan ku dhex jirin. 4. Reerkii iska qaban kari waayay Al-shabaab ama argagixiso kale, caawimo ha loo fidiyo, haday diidaana yagay u taalaa. Hadii ay reer kale, yaga iyo Al-shabaab kooda, ku xadgudbaana ha la iskugu tago, oo mid ay la gal-gashaan ha lagu reebo. Wa Bilaahi Towfiiq.
@qaaliMohamed-d7o
@qaaliMohamed-d7o 15 сағат бұрын
Yes ugandheeska noso dhaweeya dagaal dhuleed nagamadhexeeye
@Faarahmuhammed
@Faarahmuhammed 12 сағат бұрын
Waa taalabo ficaan
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv 14 сағат бұрын
Adiga qudhaada ayaa soo qaatay xoga lacag ah. Waayo puntland kuma maqna dan said deni heedhe Puntland waxay ku maaqan tahay dastuurkii dalka oo xassan burburiye heedhe
@saafi1302
@saafi1302 12 сағат бұрын
Ithiopia kama duwana Isreal waa gumeyste caqli lahayn waxan xabad ahayna kama baqaan hala laayo
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 18 сағат бұрын
DDS WAA LOOTASHADAY DDS WAA OGAADEEN WAX NOOL OO SOOMALI AHNA AYAGA KALIYA AYAA JIRA WAA INAY HUBKA QAATAAN OO ISAKADHICIYAAN OROMADA URAYSA.
@dargo114
@dargo114 12 сағат бұрын
Ogaadeen DDS waxay kayihiin 25% ee joojo qabyaalada. ONLF meeshey ku dhaatay waa la ogyahay. Waa in aan wadajir dagaalka ugalnaa.
@dargo114
@dargo114 12 сағат бұрын
Very good. Waxaa lajogaa waqtigii Somaali Galbeed xoroobi lahayd.
@mohamedabdigurhan8447
@mohamedabdigurhan8447 14 сағат бұрын
Somali waxay u jeceshahay in Laba bi iyo ismaamulka Somaliya Ethiopia Lagama hayo wali waxaas mida kale Abiye waxaa kusocda dagaalo kale Ogaden kayeli maayo Waxaase raba Dir iyo Hawiye Irir sheegay
@HassanIBRAHIM-b8s
@HassanIBRAHIM-b8s 16 сағат бұрын
Halaga badalo magaca " ogadenia ayaa Google maps ka kuqoran deganka ma ogaden kaliigi ba leeh" takale gorma durba uganda war sosarteey wali mey wada hadal baa labada madaxweynee beenale. Wax ma akhriyee umalee ayad war noga dhigeysa.
@saafi1302
@saafi1302 12 сағат бұрын
Abey waa tuug shidaalkeenaiyobadeenuu ku naxsan yahay waa in abey la fashiliyaa
@yusuffarah2173
@yusuffarah2173 17 сағат бұрын
ahmed shido markii lagu danaysto waa la cayrinayaa asga iyo axmed faarax waa horgalayaal😂
@khalidcumar3342
@khalidcumar3342 16 сағат бұрын
Bacaaan codka xun wax dhama ma weydeen oo idacada idin aqriyo.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 12 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
الجيش الإسرائيلي يعلن استعداده لشن ضربات موسعة في لبنان
48:48
Xmaas uma Oyin Snwaare deg deg ayay ugu Aareen Talabiib o Oyaysa
19:43
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН