Xmaas uma Oyin Snwaare deg deg ayay ugu Aareen Talabiib o Oyaysa

  Рет қаралды 6,857

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@Livestreamzara
@Livestreamzara Сағат бұрын
Allow garabkooda buuxi oo kor yeel dad reer falastiin wll ii sara subscribers share like 👍 wayga codsi
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 57 минут бұрын
Farxada leh allow adiga ku mahadsan reer qaz xootiga xusbulahi iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha
@Somaliyempire
@Somaliyempire Сағат бұрын
Guuuul falastiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IraadGarre
@IraadGarre Сағат бұрын
Guul guul
@luulwarsame87
@luulwarsame87 47 минут бұрын
Ilaahow Ada mahad iska leh adiga u aray walal mujaahid Ilaahow unaxriso Yaxye sinwaar Amin
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 Сағат бұрын
Jaamac. Galad From 🇺🇸 Waankuusalaaamay
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 Сағат бұрын
Ilaahay baa mahadsan waad naga farxisay alaah ha kaa farxiyo
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan Сағат бұрын
Ilaahow guul iyo nasri degdeg ah ayaan ku waydiisanay yaa rabul caalamiin yaa raxmaan yaa raxiim yaa qaadir yaa casiis yàa allaah insha allaah dhiiga shuhadada meel cidla ah dhici maayo sinwaar iyo walaalaheene kale waa loo aarayaa insha allaah
@Umofficial3191
@Umofficial3191 Сағат бұрын
😂😂 Guul weyn waaye netanayuhu ayaa ku soo xigo mardhaw inshaAllh biditnilaahi kariim🤲🤲🤲🤲
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 Сағат бұрын
Waa guul ilahay hajabiyo yuhud insha allaah
@luulwarsame87
@luulwarsame87 46 минут бұрын
Jizakalaah walal glad
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw
@CabdixakiimMaxamed-cp7gw Сағат бұрын
Allahu Akbar guulha muqmad katibulqan guuuu❤❤
@Cabdiyuusuf-di5jm
@Cabdiyuusuf-di5jm 53 минут бұрын
Allaho akbar falsin guuul iyo jihad ya muslimin guuuulayat insha allaale
@AbdirisaaqmaxamedCabdi
@AbdirisaaqmaxamedCabdi Сағат бұрын
Allow yuhuda jabii
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o Сағат бұрын
Allahu akbar allah aya ween hal alle kama reebo yahuud sidey noxanujiyeen kadaran allaha u xanujiyo
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 22 минут бұрын
Maasha Allah guuuul waarta mujaahidiinta shujaaciinta reer falastiin iyo inta macooda ahba aamiin yaa rabbi Yuhuud weli wax baa u dhiman illa dunida aay martıda ku yihiin laga tırtiro insha Allah wayna dhacaysaa
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 22 минут бұрын
Jaamac Gallad, waa weriye aan aad u taageero, Hargeysa habeenkk marka aan seexanaayo warkiisa ayaan dhegeystaa. Salaan sare Jaamac Gallad.
@guledsm
@guledsm Сағат бұрын
Maasha Allah!!!
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Сағат бұрын
allaahu akbar guul xamaas insha allaah waay jabayaan yuhuuda iyo maraayka iyo reer galbeedkau
@BashkaJj-v8g
@BashkaJj-v8g 51 минут бұрын
Free falastiin
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Сағат бұрын
Gargaar ka allah Waa dhawyahay
@Somaliyempire
@Somaliyempire Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedMacalinMuxumed
@MaxamedMacalinMuxumed Сағат бұрын
Guushu wey sii socon doonta insha.allahu adiguna waad naga farxisay alleh hakaa farxiyo mudane mahad.sanid
@maryanabdi6043
@maryanabdi6043 Сағат бұрын
Allxmullahi Rahul calmiin
@aliadan1424
@aliadan1424 3 минут бұрын
Weli maad arag Carab cunsuriyadooda dalka somalia carab buu ka degiwaayey
@aliadan1424
@aliadan1424 4 минут бұрын
Jaamac galadoow inaader Carab xabashi baa iiga dhoow
@AmiincabdiGadhweyne
@AmiincabdiGadhweyne Сағат бұрын
Farxad bay utahay dhamaan muslimka
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 Сағат бұрын
Aduunyada oohinta cagdheer iyo argagixisada carabtaan ugu jeclahay carab iyo israaiil dhul isku haystaa jihaad maaha dhulka ilaahaybaa inoo sheegay inay dad ilmadeer ah oo dhulkaa waligood kuwada noolaa
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 46 минут бұрын
Jaamac ina adeer Telegram noo samee oo natus gaaladaas maanta laga laayey
@Ikismn123
@Ikismn123 Сағат бұрын
Mashallah jahanama ayuu aaday ayaan daranaa
@MrGalayr
@MrGalayr 45 минут бұрын
Asalamu Calaykum dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, kornaylka (Colonel ) la dilay maanta waxa uu ka soo jeedaa (Druze) Arabs Syrian waana dadkii 57 sanno ka hor lagu qabsaday Golan heights Dagaalkii 1967 dii waana Druze Syria 🇸🇾 , waxaana lagu qasbay in ay Israel Noqdan, Maadaama aysan wax diina aysan haysan, Diinta ay rabaana ay 40 jir ku galaan, ayaa la Yahuudeeyay, marar badan waxaad social media ku argtaan Naago Caraba oo aan dharwanaagsan qabin oo garbaha ishaysta oo cayaaraya waana Druze ta Dumarkooda , waa dad la dulaystay oo lagu shaqaysto, Mahadsenidin.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Сағат бұрын
Kuwa Allaha uu waafajiyay in eey Cadowga iyaga isbiday in eeysan Ajashu qaban iyagoo la'ogyahay Awoodii kibirkii eey isku shegayen noqotay mid Matida aan waxbo galabsan hubeys neyn Dumar Carur waayelo kuwa Adunka mudan in dagaalada qawaninta utaal aan hubka Culus loo Adeegsan,Ayaa midka Maanta Allaha weyn u Awoodisa u Adeejiyo labada will iyagoo.raxaan ah boqosho Xasuuqa eey geysteyn kufantamayo daqiiqado dhulka lala jaray iyaga iyo hubkii eey kufanayeyn,Xiligi Ajashooda la'amray waxa isbadalay jawigi murugada iyaguna waxaa naftooda lahor geyay Allaha weyn oo ah Cadil waxkasta xukmiya,Mareykan Gumeystayashi Calamkan soo dhibateyay Awoodihi eey isbidayaan Dayaxa dushisa ayaan dhaqdhaq yada kala socona halista maxa eey ooga bad baadin waayeyn Ingriska khiyanada iyo Germalki yuhudda hilibkooda horay iyaga oo.nool fustada kuduban jiray iyo munafaqyada Carapta ee kuwa Masuliyadda jooga Ciqaabta Rabi eey meel u taal noqdeyn kuwa daawado xasuqa matida beeniyay Masjidul.Aqsa in uu yahay meel Rabiga difaci karo balse iyaga lagu imtixamaayo.Rabiga iyo kuwa samray xaqdarada ayaa guusha oogu dambeyn.
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 46 минут бұрын
Mahad sanid jaamac galad
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 12 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 12 МЛН
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 12 МЛН