DEG DEG Abiye Ahmed oo Aflagadeyay MdXasan sh, una gafay Somalia, Xasan sh ooKu kacay Taliyaha Xooga

  Рет қаралды 13,920

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

4 күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 23
@cirsankayeer7464
@cirsankayeer7464 2 күн бұрын
guuldarada somali oromada sland iyo itobiya wa mid ay kuriiqmidonan kuna baba ayan bad somaliyed wa kaxaran??
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub 2 күн бұрын
Soomaaliyey Khilaafka dhexdiina joojiya Difaaca Dalkiina u diyaar garooba cid kastoo ku soo xadgudubtana Cashar lama ilaawaan ah siiya Hubka ay wataana ka furta. Shukran.
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
Badd iyo Beri Soomaaliyeed Cirka intuu kuu Jiro ayey u Jirtaa Xabasho.........Intuu Ruux Soomaaliyeed Noolyahay...💪💪💪........Kiro ogol sida Umaddaha kale laakiin Qaadasho iyo Saldhig Milatery ma Dhaceyso abit........ee Awooda Soomaali Ha Tijaabin mar kale...........💪💪💪
@abcbc4008
@abcbc4008 2 күн бұрын
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil Abey Axmed sharkiisa Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.guul iyo gobonimo Allah hana siiyo Amiin yaa Rabbi
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 2 күн бұрын
Aamiin yaa Allah.
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 2 күн бұрын
Birmade mw xasn shiikh ayaa fara igu dhigay mana caadin been dheh abi axmad sida faraxsanay in uu sidaa u cabaado guul iyo gobanimo dawladda soomaaliya,
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 2 күн бұрын
Madax imarat ku xeran somalia qeer uma hayaan TaaS ogaada asxbul qabil
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 күн бұрын
Waxaa laga rabaa inuu ka jawaabo ninka loola jeeday oo ah xasan xaraash qaran. Haddii kale sidii geber aroos ah hoos ha u jeedsado sidii awalba uu yeeli jiray.
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 2 күн бұрын
Warka cadawgu ku hadlo lama wadwado ee ficill iyo afba waa loogajawaabaa m.xasan shiikh guul
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 күн бұрын
Qofkasta oo doonaayo inuu Madax kanoqdo Somaliya muxuu u aadaa Imaraadka UAE ? Waxaan ka fahamnay inuu doonaayo inuu ka shaqeeyo ,kana hormariyo danta wadankaas marka la eego danta Somaliya. Ilayn waa qof shaqaala u ah UAE weeye.
@AbdullahiAli-pn8kh
@AbdullahiAli-pn8kh 2 күн бұрын
Kkkkk
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 күн бұрын
Yaa bad kuu hayo marka. Yaase ku yiri hawl gal somalia dhexdeeda yaa kuu dirsaday. Xoog iyo muruq ayaad isticmaashay markii ciidamadaada aad gudaha somalia soo gelisay. Wax kula hadalayna ma jirin wax iska kaa celiyana ma jirin.
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 2 күн бұрын
Bari iyo bad midna mina xoog iyo xeel kuheli maayee waxaa baqaaya madaxda soomaalida cuquubo ayay qabaan cadawga soo maahmaahday alshabaabbay hadal hayaan may kahorgeeyaan dhul kooda hadifaacdeene maxay lawar wareegayaan alamtara soodhaaftaye wuxuu yiri laba bahal biriiroow haday kaa isugu baaqdo hadba kii bahnimo kuuxigaa laisu buusaaye barkadna waa udhaamaa hashuu burursho gaalkaase al shabaab haddii itoobiyaan sooduulo dalka isagaaleh waana inay wax kadifaacaan
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 күн бұрын
Waxaa la rabey in mowqif cad yeesho xasan iyo inuu abaabulo ciidanka iyo shacabka soomaaliyeed in laga difaaco ehtiopia. Hadalkii aby waa hanjabey waxaanu yiri qasab weeye badda soomaaliyeed. Waxaana naxdin leh inuu xasan dalka madaxwayne ka yahay waxaana arki doontaa inuu badda xasan uu saxiixo laakiin baarlamaanka waa in diidaan.
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 күн бұрын
Maxaa itobiya liska ciiliya anagii ayaa isdidaan oo qawiil isgu diilena siidas ayaa ugu wacaan in lagugu sodula
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 2 күн бұрын
Ciraq muxu ka donay yab waye shicda mo no so wada had nh
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 күн бұрын
kkk Wadan sida somaliya u burbursan muxuu kuu qaban karaa,Dawladda Iiran ayaa kor ka maamusha
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 күн бұрын
Waa aad looga xumaado waxa uu Abiy Ahmed Ku hadlaayo iyo Xasan Sheikh oo sifiican u raaxeysanaya, islamarkaana u muuqda in luuqadda Abiy Ahmed iyo tan Xasan Sheikh wax weyn oo farqi ah u dhaxeyn,waana waxa Ethiopia Ku dheeri gelinaya iney maalinba maalinta Ka dambeysa u hanjabeyso Ummmadda Soomaaliyeed Gobonimadeeda iyo jiritaankeeda. Haddii Xasan Sheikh yahay Qofka aad u jeedaan maxaa la gudboon Soomaali maryooleey? Waddanka ma xasan sheikh baa iska leh? Haddii uu noqday Kheyro masuul miyey ummadda Soomaaliyeed iska daawaneysaa?
@Ahmed-be5qg
@Ahmed-be5qg 2 күн бұрын
Stop llies
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 2 күн бұрын
Xasan boohor maxuh qaaban fuutadah buu Abee kaalelafayah
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 күн бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 2 күн бұрын
N0.m0er.ethi0pia.s0malia.guuuuuuull❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 105 М.
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН