Deg deg beesha Garxajis oo nabad qaadatay diidayna dagaal ka dhaca gobolka Sanaag .

  Рет қаралды 25,609

Faysal Fifa

Faysal Fifa

Күн бұрын

Пікірлер: 255
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 2 ай бұрын
Dad munaafaq shiday baa muslimku ku gubtaa , dadka muslimkaa intii fidno kuwada Allah ha ka qabto , gudiga beesha Garxajis waa asiibtee Jazakumullahu khair
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 ай бұрын
Magacii garxajis dhulka lala dhacay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
waar ciidagale ha maqlina
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p waa sii baqti ama huuno edeb daran
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 2 ай бұрын
Mshaa allah.allah kale qabojiyo Dagal wiil bakudhinte kuma dhalo ❤❤❤❤❤❤ waxgarad garxajis
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 2 ай бұрын
Welldone Dhiig Muslin ma rabno
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 2 ай бұрын
Garxajis 33 sano isaaq Iyo Sland xabad iyo Xumaan bay kaa dhex wadeen markuu cadowganaa waad aragtan siday uguu nugul yihiin
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
daroodow miyaad nala suugtaan doorashaanu galaynaaye !!!
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 2 ай бұрын
Anigo dhulbahante ah ayaa ku raacsan hadalkooda odoyaasha anigu marnaba colaad io dhiig kutalin maayo ilaahy dhiigaa qubanaya hajoojiyo
@jmohamud8961
@jmohamud8961 2 ай бұрын
Maanshallah,ilaahay mahad leh inaga dheliyey dad xaqa sheega oo umada danteeda ka hadla marka nin xumi wax xumeeyo ,🤲🤲🤲 alxadulillah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 garxajisooow soomaali caqligeedaad ahaan jiteen markaad talada hayseen ka maqnaashiyihiina la arag sabra oo suga oo fursad hasiinina tala xuma yaasha intaad xukunka imanaysaan,waan hubaa inaad garanaysaan yaa ka danbeeya waxa dhacaya,taladiina magaca sooomaaliyoo dhan baa u baahan idina soo dhawaynaya,ilaahow nabad Muslim iyo mid soomaali,aaaamiiin,🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Aaamin yaraabi
@MaxamuudCraximaan
@MaxamuudCraximaan 2 ай бұрын
Maasha alaah àbtiyaa waad mahad santihiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queensuqramahamed5971
@queensuqramahamed5971 2 ай бұрын
Habaryonis kayar iga qabo kaweyn igusida miya walalahood isaaq wey uso fafakadan lakin nimanka dhulbahante nabad bey ka baryeyan iskuxishoda habaryonisow ano cidagale ah aya idiinleh
@abdi7932
@abdi7932 2 ай бұрын
Ilaahaw waad aragtaa cada gude sanad ka hor dagaal isaaq dhexdiisa ayuu abaabulay buurta😂 maantana maalintii koobaadba nabad buu lasoo booday 😂 wax badan ayaa I baxay cadawga gudaha been baan moodi jiray 😮
@june6206
@june6206 2 ай бұрын
Dagal kan inuu muuse samayey gacan ku r imisa muuse cimri u noqonaysa wa nin aqli badan muuse inuu reer kan dab ku dhisi oo doorashadana dhafiyo garxajis wa gar yaqan lkn muuse habarjeclo ayuu mooday 😂😂😂 garxajis maxbuus harti ragii ka dhiga u muuqdee ee nacas an colad iyo nabad midna wax ka ogeyn bad tee muuse aqligisii ku jabey kala tag meesha
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@june6206 fulay fulay dhalay xaarood oo isku kaajay kkkkkkkkk abtigay lixle muu dhiman
@Ahmed-u2y7k
@Ahmed-u2y7k 2 ай бұрын
ADEER XOOLO AYAA TAHAY MUSE IYO KULMIYE REER BARI IYO GOBALADII BARI WAY U DHAMEEYEEN WAXAYNA KA DHIGEEN GOOB DAGAAL YOU DONT UNDERSTAND ANY THING
@aadanshdirir1865
@aadanshdirir1865 2 ай бұрын
Waa hadal wanaagsan dhiig waxtari maayo
@abdulraven4970
@abdulraven4970 2 ай бұрын
Aad baanu u soo dhaweyneynaa xabad joojintaa iyo nabadaa viva garhajis
@RaA-l6e
@RaA-l6e 2 ай бұрын
Illaahow dhiiga Muslims ka la qabooji reer ceerigaabo fitanta allaha.ka qaboojiyo waa walaalo daris iyo ehel shayaadiinul insiga allaha ka qabto
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 2 ай бұрын
Guducuur guude wuu ku qasaban yahaay isaga oo laga laayaay dadakiy beesheesa inuu waliba nabad qaato kuna horeeyo kuna baaqo waa ayaan darada ku dhacaday beesha garaxajis waayo raga la laayaay deegaanskiisa lagu so duulaay waxa kala weyane inuu huwaan waliba raali galiyo waxaa ka wayen ayuu kulaha heshiiyaay huwaan waayo meeshan isaaq iyo rag garaxajis meeshaan deal ayaa yaalaha ah isaaq haduu dhamaado aniga deal kayaaga ayaa muhiimaha hadaba isaaqow ninkan waa af waxa cunaay xishoow ku quusata maanata reeraka inata rag oo dit mayad kookodiiy raga nabad ku baaqay walibaha quusatiiy ugu dabayasay waa maanata 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Kaltuun nabadaa macaan maxaad ka faaiidaysaa munaafaqada muuse biixi iyo ina kaahin kala dhex dhigeen habaryoonis iyo dhulbahante, ilaa shalay 5 dhulbahante iyo 5 habaryoonis baa dhintay
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Ma heego ayaad tahay waadigan naasaha key board ka la dhacayee kkkkk
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva
@albo6943
@albo6943 2 ай бұрын
Masha Allah nabada u ku baqay waa wax at Somali oo dhan u bahantahay .that’s real man talk . Peace is something we all need
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 2 ай бұрын
حفظكم الله ورعاكم الله في الدنيا والاخرة وجعل أعمالكم في الميزان الحسنات اللهم امين يارب اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه اللهم عليك بالظالمين فإنهم لا يعجزونك اللهم امين يارب العالمين
@abdi7932
@abdi7932 2 ай бұрын
Ninka kii buurta fuulay muuna ahyn 😅 ma tolkii uun buu u fuuli aqaan, cadaw kusoo duulayna way ka baqanysaa 😅 gudcur gudr
@bilana289
@bilana289 2 ай бұрын
Waar yaa nacasyahow waxaad doonaysa in dagaal dhaco si muuse saqajaan kursiga ugu sii fadhiyo
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 2 ай бұрын
​@@bilana289 NIN CAYTAMAA AFKIISU KU YAALA
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 ай бұрын
Muuse lolkii oo isaaq ahbaa kursiga saaraya ma adigaa ka kicin yaa faqash futa wayn​@@bilana289
@faysalcali-k6i
@faysalcali-k6i 2 ай бұрын
ader dagal nin ku dagdaga ma gulaysto adna aderka u wixi ku dhacay wad aragtay
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 ай бұрын
Ma cadow aan adiga ahayn baa jira oo aay leeyihiin cidaad shisheeyaha ku sheegey hadaay doonaana waay is dili hadii kalena waay wada noolaan adigase taladaada ku ekow garxejis afkaaga iyo uurkaaga kala gedisan. Waxba ugama baahna ee taada meelayso munaafaqow
@TrikAdan
@TrikAdan 2 ай бұрын
Maashaa Allah nabadu wa qaali
@albo6943
@albo6943 2 ай бұрын
Masha Allah nabada u ku baqay waa wax at Somali oo dhan u bahantahay .that’s real man talk . Peace is something we all need Ajar Allah ha ugu badlo
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
Mansha allah guul waa gob iyo caadkeed
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 2 ай бұрын
Waa dad waxgarad ah. Nabad wax ka wanaagsan la'waa
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 2 ай бұрын
Maansha allah alla haydinnnn xafido
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 2 ай бұрын
Allah ha idin barakeeyo
@SalahWarfa
@SalahWarfa 2 ай бұрын
asc mansha sultank waa sultan somali kheyer ilahay ha siiyo
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 ай бұрын
Waryaa Cadagude dagalku Garxajis mahee waa dagal soomaliland lagu soo qaday adeer dhaman Cadagude soomaliland ilahay ha naga qabto
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Walal adigu iska aamus kii ku guursada ayaad la ree tahay kkkk
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
G36 way fahmeen shirqoolkii Muuse Biixi, Wallahi waa rag rag dhalay... Nasab🙏
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Muse bixi ma daarood o dhan bu hidhi isu kalaya sowkuwa ragayagi ku layay bila sabab E ceerigabo ayanu gubayna wayel iyo cirolaba la tagan ceeb weye digashadu
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 2 ай бұрын
hooyadaa ayuu muuse wasay
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 2 ай бұрын
TUUGTA MAGACA GARXAJIS DHULKA KU JIIDAY WAA ODAYSHAAS HUNGURIGA U TAAGAN Yahuu
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Shirqoolkii Muuse Biixi way fahmeen, Wallahi waa rag🙏
@abdiqanifarah7750
@abdiqanifarah7750 2 ай бұрын
Caytan baa heysaa Musse dhiiqyo cab loo shaqeyn maayo
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 ай бұрын
Gudida garxejis waa in taladooda la weeleeyo oo garxejiska ay la hadlayaan maqlo hadaay cidakale la xumaatona wax dhib ihi MA jirto oo waa u fasax hadaay wax u dhaama qabsanayaan
@abdi7932
@abdi7932 2 ай бұрын
@@Ahmed_Rainfall.10 muuse biixay ku xoqataa marka la laayo eega 😂😂😅 fulaysanaa 😅
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Odayada maxaad ku cayday waxay ku fahmeen munaafaqadii jeegaanta iyo muuse biixi kkkkk
@Minnesotalove
@Minnesotalove 2 ай бұрын
Magacii garxajis 😮😮😮😮
@amaaladem3486
@amaaladem3486 2 ай бұрын
Garxsjis Garaxjis Garxjis Garxijis Garxajis Beenaale tuug ah
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 2 ай бұрын
Baaqoodu waa ku xumayn Somaliland ah ee maaha maslaxad ay qaateen dadka ila dhashayna Buurtaan ugalayaa oo Jabhad ayaan usamaysanayaa dhibaatadoodana waan ka helaa. Bahalo fooqal Bahalo.
@L.B.I.A
@L.B.I.A 2 ай бұрын
Waa runtaa
@june6206
@june6206 2 ай бұрын
Buurta muusa loo galey isagna mar uu u galey maxad haysa ma colad bad ta tey kkk si muuse doorasho u qaban walays fahan sanyahay
@adnimoallim9233
@adnimoallim9233 2 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 2 ай бұрын
Gurcud gude waxan filayaa inay huwantu ku dili doonto hurdaayow,shalayna waxad lahayd isku qolo ayaanu nahay daarood xaare,bal kawaran siday kuu cadaabeen ?
@fotballontop
@fotballontop 2 ай бұрын
Ilaahay ha kala qaboojiyo.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Isaaq faqsh wuu buufinayaa abtigay lixle muu dhiman
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 2 ай бұрын
😂😂😂😂Fuley cade daba case nabad nabad ku lahaa waar ragii raga Ahaa baa la soo weerarey 😂😂😂Doqon dadkiisii dhulka jiiday 😂😂😂
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 2 ай бұрын
Ilaaheey ha. Cadaaba qofkii dagaal ku baaqa oo masaakiintaas dagaal geliya
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Qofkii aarsan waaya, dagaal gali waaya ayaa ilaahay cadaabayaa.
@khayrabduleabdule99
@khayrabduleabdule99 2 ай бұрын
Fajidii muse biixi udhigahay fahmeen Well done garxajis
@MakoFarax
@MakoFarax 2 ай бұрын
Garxajisow kuwan iska qabta walahi waa huwan nin isagiii la dilayo oo nabàd ku baqayo wa ii kow
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 2 ай бұрын
Runtii waa kheyr weyna mahadsanyihin waxgaradka garxajis waa in lasoo dhaweyo nabada iyo xasilonida I hope in Dhulbahante fahmi doono
@sahnim7481
@sahnim7481 2 ай бұрын
Meesha Suldaankii Sandalada Ree Sheekh isaxaaq hayey Fadhiyo haday waxa ka soo baxay diidaan,Dad badan ayaa geeri kaga xukuman reerkaa.
@jayjow5165
@jayjow5165 2 ай бұрын
Saladiinta Garxajis waa Geesiyal Nabad Bay Kala Hormareen SSC KHAATUMO Ninki Dagaal Yaqaan Baa Nabadna Yaqaan Guuleysta Salaadiinta Garxajis
@WeliHana
@WeliHana 2 ай бұрын
Ilaahow isaaq wa gumoobay
@AdenIsmail-b9k
@AdenIsmail-b9k 2 ай бұрын
Nabad ayaa lagu malaa
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 2 ай бұрын
Maasha Alla Tolkay Garxajis well done 👍 Yaan nayla isticmaalin, Muse Oromo iyo Kaahen Calan Cas ka fogaadda❤viva Garxajis Boqortooyo 👑👑👑👑👑
@fotballontop
@fotballontop 2 ай бұрын
Munaafaq ma aha cadda Gude. Warkiisana waa inay dhulbahante si dhan ah u qaataa waayo waa afkii Garxaajis afkiisu.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
Allaah hakala qaboojo aaaaamiiiiin
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Warnagataga Garxajis Lahaynne Kurigiinveye💔. Ee maxaadhacay Sowtii Markasaalaydiin Eego Aad Buuraha Fuulijirtene Walaalihiinu Uxoogweyneyden .. Maxaadkabaqaysaan Maad 7Dobadiina Nin Usoo Aartan😡
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 ай бұрын
Garxejis cadow aan adiga ahayn ma leh talo iyo garabna kaagama baahna waayo sax maaha cid aanad la dhalan ilma iidoorow inaad wax u sheegtid iskana dhaafa uurka iyo afka kala gedisan ee aad u taqaanid waxxa fiican garxejisna baha iidoor waxba ugama baahna waa isku filanyahay waana ogyahay waxa calooshaada ka guuxaya ee maalaha idinku noqday
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 2 ай бұрын
Masha allah wakaa geesinnimo beelaha hartina waa ka sugayaa sidaa iyo si lamida waxad ogataan dhamaan tiin wax idinka sareeya oo cadowa hawshan ku lug leh ayaa jira dadka wada dhashey kala fogeynaya jecel isdilaan taa ogaada from kismaayo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
Maashaa allaah guulaysta abtiyaal allaah umada ehelka ah dhiigooda alle hakala badbaadiyo
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 2 ай бұрын
Hhhhh fulay nimada habar yoonis weynaa
@adnimoallim9233
@adnimoallim9233 2 ай бұрын
Masha allaah Somali inay dagaalamaan waa fursad xabashi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
ISAAQOW DIGTOONADA KYWAN WAAY INA HOOSASINAYAN SIDEY CIIDANKA QARANAKA U HOOSASIY33N
@FarxiyaMuse-eb9ju
@FarxiyaMuse-eb9ju 2 ай бұрын
Hala ilaaliyo nabad dadku waa walaalo halajoojiyo xabada ilaahayna halaga baqo
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 ай бұрын
Alla fulaysanaa isaaqa ma sidaas baa u dambeeysay ahlu marqaan
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Waa khaainnimo cad in heshiis gaar ah cadowga duulaanka Huwanta ah lala galo.
@CabdisamadYare-
@CabdisamadYare- 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ alla hakala qAbojiyo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Cadegude lol Akhas Iyo Ceeb🤦🏽‍♀️
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 ай бұрын
Garxajis Muuse judaan Ma iska Qabaneysaan mise kalaam faaruq baad Wadeysaan ???
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Ma Gudcur Gudaa wali Garxajis sheeganaya isagoo Ictisaama???? Gudcur Gude meel Garxajis ku doortay ma ogin. Nabadu xagay taalaa???? Dadka waa la hoosaasinayaa sidii dhici jirtay. Dadka iyo dalka waa in la difaaco oo la hub samysto. Ha dhaysan Gucur Gude iyo Ictisaam.
@june6206
@june6206 2 ай бұрын
Kkk dagal Farid ka muuse doorasho kaga dhuunto garxajis ma galayo
@Siciid22
@Siciid22 2 ай бұрын
Fuuly😂
@Hismail-x4x
@Hismail-x4x 2 ай бұрын
Yusra harti isaaaqa aywy xoog weyn yihiin😊
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 2 ай бұрын
Heego naas dheer Ilaahay ka bari in uu dagaal dhaco.
@Hismail-x4x
@Hismail-x4x 2 ай бұрын
@@MABDI-nj4pz futada dhigo yusraay waadigii U niikiyey dhulabahate manta geela ragba Lagu cibaadaysatay soo dhacso yusra harti isaaaqa naasahaa Hor ruxdaa dhulos nabad Iyo naaso U dhigtaa. Yusra waa qanjidh Meel xun Ka baxay
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 2 ай бұрын
Garxajis ciyaartay fahmeen muuse dagaal inuu galiyo doorashadana dib u dhigo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
KUWAN WAXAA IIBSADEY HUWANTA DAEALADA XAMAR DHIIG MUSLINKA MA ISAAQ UUN BUU XARAN KA YAHEU ISAAQ DAGAAL MA QADDO WAA LAGU SOO DUULEY
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Muuse baahi dadki wuu iskuu dhameyay ee siidi abdi iley utuura amaa diila. Taankale Dhulbahante aadaa habar walan iyagaa dhiig kadanbeeye
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
KKKK GUDCUR MISKIN WAXBA MA OGA ADEER WAXAD HAYSO GOBOLKA LAGAADH
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 ай бұрын
Anigu waxaan ahay nin Harti ah oo Majeerteen reer abtigeey waa Habar yoonis Xirsi Cisman waxaan ku baaqayaa nabad waxaa nahay ehel iyo xigaal meel kala tageeyn Ceerigabo waa lawada leeyahay nabad kuwada noolaada
@aminamohamed3971
@aminamohamed3971 2 ай бұрын
Dhulbahante yaan laydin hoosaasin. Intay dadka gaadan ayeey baroortaan oo nabad been ah oo fulaynimo ah ku baaqaan halajafo iidoor yaan ladhegaysan cabaad kooda
@ChiefAbdullahiMohamedChief
@ChiefAbdullahiMohamedChief 2 ай бұрын
Maansha alaa nabad baa naas la nuugale wixiii dhacay siyaasi munaafaq ah iyo shaydaan baa ka adeegay ee yaan gacan la siin
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 2 ай бұрын
In reer Sheekh Isaxaaq la kala qaybsado oo si dhab ah u jabaan bay ka shaqeeyaan kuwani xaga ay u socdaana la garanmaayo !
@saynabSr
@saynabSr 2 ай бұрын
Reer sheekh isxaaq qoloba deriskeeda ayay la shaqaysanaysaa markaa garxajis daaroodka ayay isku degaanyihiin habar awalna gadabuursay hjlona iyadaa og ciday la deris yihiin
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 ай бұрын
Kuwani salaadin maaha waa fulay iyo khanisiin ay dhulbahante wasaan
@muxyadincali5330
@muxyadincali5330 2 ай бұрын
allaha kalaqabojiyo, lakin way ladaahen waxay ahayd inay markii ugu horaysay e dilkii ugu horeeyay dhacay inay kahadlaan, imika waa caano daatay dabadeed laqabay.
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 ай бұрын
Masha allah rabiyow qaboji
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
SHIW GUDIGA GARXJISA AH GUDI GARXAJUS WAA GUFI DAROOD
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 2 ай бұрын
waxdhintay marka horaba cadawgad lasafnayde warmalihidin waar reer ceeri gaabo wayistifaacayan
@faysalcali-k6i
@faysalcali-k6i 2 ай бұрын
dorashada ka diib dagal cadaba fiisha si wakhti lugu helo..tolkay aya thn dhulbahante. way yabidonan
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 2 ай бұрын
​@@faysalcali-k6i😂😂😂 qorshaha Muuse Biixi waad fahantay
@daudali-h2l
@daudali-h2l 2 ай бұрын
Wear sultana matide huwanyey huwantu dhashay ee tulkii shilimada siestas xageed Kunoolaan marks tolka la jabiyo wear doqonyahey ka Aamu reerku wax ha iska celiyee.
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 2 ай бұрын
Garxajis bahda nabad Allaha idin barakeeyo somali o dhana aqliga Allaha kusoceliyo dagal wil baa kudhinta dumar iyo caruur baa kubarakaca nabad wax dhama majiraan
@daawadmedia8702
@daawadmedia8702 2 ай бұрын
Masuuliyadda saaran bey fahmayaan odayaashaan. waxay madax u yihiin qabiil dhan oo weyn oo balad iyo baadiyo ku nool, waliba si nabad ah geelooda u raacdo laablakac ito xamaasad waata beelaha qaar dhulka ku jiiday magac xumana ka raacday. Hambalyo garxajis🎉🎉
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 ай бұрын
Suldaanka garxajis waan idinka aqbalaynaa nabada lakiin kuwii dilay mujaahid Salmaan waa in aan toogano oo naloo soo gacan galshaa waa hadii nabad la doonaayo.... kuwii kibirka ku dilay salmaan oo nool haka yaabin in ay nabadi jirto.....
@MOALI886
@MOALI886 2 ай бұрын
Good for you, maalinba darsin ha la idinka aase
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk 😂😂😂😂 ninkan cadada gudaya maalintina wuu gudaa kkkkkkkkk
@safiaalim240
@safiaalim240 2 ай бұрын
ربى يحفظكم من يومكم ناس عقلانية 👏👏👏😍💞😍💞
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
Masha Allah sas laraba isla nimada saxda sidas waye ilahey ha kala qaboojiyo dagal qabiil cadab aqiro leyahah waxba matare inta wax garadka wadadkan ka mid yahay Allah xafido hana ku guuleyo
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 2 ай бұрын
Wa kuwan doqmihi reerka mataayey ee huwanta u hogasan ,war hadal mesha ini ma yaal ,ragini ayaa kibir lagu dilay. Waa fulay tolkood uun xabad ku rida
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
YAA NABAD KU BAAQA MA QOF LA SOO WEERAREY GARXAJISO SHIR ISGU YIMAADA OO ERYAA BASAASIINTAN
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 ай бұрын
Ragga yaga raggii qabaybaa laga roori riiraash
@kl8650
@kl8650 2 ай бұрын
Garxagis allah ha cafiiyo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
cadegude waa fulay fulay dhalay habar yooniseey ha maqlina ciidagale waa caada qaatee kuwa isaaq idinku dirayna waa igagee wax iska celiya
@amnaali8642
@amnaali8642 2 ай бұрын
culimadaay xagee heyseen goor dadkii la laayey hadal sooma celiyee ragii tiirka geeya oo reerkii ay geeridu taal ha toogteen mujrimiintaas kadib ba heshiis dhiciye
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Caqligu wuu shaqeeyay iska ilaaliya habar jelclo iyo habar awal ama Sacad Muuse kuwana dhulkodii ayay dab galiyeeen idinkana way idinla rabaan kuwana waa nabad dhulkoodii iyo xarshin
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 2 ай бұрын
Garxejis haday dhabkatahay nàbad in sanaag laguwað joogò ,waaina magaalada ceerigaaɓ kasaaraan maleeshiyada maamulka goonigoosadka muusejuudaan oo laayey shacabka ,ssc,,, sida ciidamada SSC bànaanka uga joogaan,,inta nabað lagawada hadlayao
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h 2 ай бұрын
Suldaan oofwareen, care, shabeel baabulaahi iyo liibaan udir iyagaa kufilan difaaca ceerigaabo.
@june6206
@june6206 2 ай бұрын
Ceergabo cid laga difaca ma jirto nabad ba lagu wada jooga nin walba wa deegan muuse dagal kii wey ku fahmeen😅
@nusumkate123
@nusumkate123 2 ай бұрын
Yusra harti 😂😂😂😂
@bilana289
@bilana289 2 ай бұрын
Dhilo oromo
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
Sharmuuto oromo .
@MaxamuudCiise-j8g
@MaxamuudCiise-j8g 2 ай бұрын
Kabax anagaa ah yusra karis xun yana waxkula
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 2 ай бұрын
Heego Naas dheer Abaarso (Family).......
@nusumkate123
@nusumkate123 2 ай бұрын
@@bilana289 iska celiya raga .....😂😂😂
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 ай бұрын
AABIHII IYO GARAXAJISA WASA MUNAAFAQIIN HUWANTA AHAYE YUSAR DAAROODA IYO CADA GUDOWA SUGA INTA SIDA NAAGA DHULBAHANTA IDANA MEHARASANAAYO DAMIIRA ILLAAHAYA IDINKA QAADO GUNTIIYE
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 2 ай бұрын
Heego naas dheer adigu dagaalna waxba kama tartid sariiraha inoo sii gogol laxooxdana sii diyaari.
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 ай бұрын
Muuse abtiyo doorashada nabad ku qabo waxba ilameereyso hawadin dagaalka Ceerigabo ha abaabulin si aad usii joogto kursiga
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 ай бұрын
Baraya taga waxba iska celin maysaan isaaqna waa u xoog weyntihiine Alla ma ahaato reer isaaq ah dagaalkaas lacag ku bixin lahayd gudgude
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 ай бұрын
dhulbahante iyo muuse biixi oo wada shaqaynaya aya meesha ka muuqda cadaymo lacag kulmiye bixiyay ayaanu hayna. dhulbahante na waxanu leenay ilaa cali dhuux aadan aya bilaa abaal ahaydeene wanaagayaga ha moodina inaanu bilaa xisaab nahay
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
Waxan layabanahay nin loosotashaday oo hadana nabad kashekeynaya war waa laguusoheshiiye oo dagaal angabasho lahayn aya lagugusoqadee kumabanaana inad nabadkashekaysa ee waa inad wax iskacelisa
@AxmedInaTuur
@AxmedInaTuur 2 ай бұрын
😅
MARKALE AYAA AADAY TURKEY 🇹🇷
16:31
ISHAA AZIIZ
Рет қаралды 3,7 М.
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 19 МЛН
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 8 МЛН
Madaxweynihii Magaciisa iyo Magac Somalilanda Dunida Ku Faafiyey
16:38
DEG DEG XAASKA DARAWALKII GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO SIR BADAN SHEEGTAY
22:20
DEGDEG: Xildhibaan Barkhad Batuun oo Dagaal Kale Lagu Soo Qaaday
8:32