"Iskadaa in aad Dhulka Somaliland qayb ka mid ah bixiso ee xiitaa Isbedde.." Garyaqaan Mubaarig Aar

  Рет қаралды 115,186

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 269
@kalsonwacaniskokalson1925
@kalsonwacaniskokalson1925 11 ай бұрын
I never saw in my life an educated Somali person like this one❤ absolutely wonderful man ❤❤❤❤❤
@Saajac2024
@Saajac2024 11 ай бұрын
That is true . Eretrea refuse Ethiopia force and jibuuti refuse Ethiopia force. The reason is Ethiopia want to control everything.
@Saajac2024
@Saajac2024 11 ай бұрын
JENERAL NUUX TAANI WAA HABSII GURII.
@King_Punt
@King_Punt 11 ай бұрын
This is common logic if your basically educated, but alot of Somaliland people just dont want to face the truth. The resident of Somaliland know now for a fact Muse really wasssed them 😂😂😂
@hafsaali4297
@hafsaali4297 11 ай бұрын
Mashaa Allaah Mubaarik waa Geesi. Allaah Culumaddii Somaliland meeye Ilaahow Geesinimaddan noo sii.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 ай бұрын
Adeer ilaahaybaan ka barinay haday Ethiopian Somaliland yimaadaan ilaahay Hargaysa ha’holciyo oo shicibkeena Somaliland aannu qaxnaa sidii Koonfurta ay u qaxeen markuu Clahi yusuf “ilaahay uma naxariisto” keenay Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 2006 inshaAllah ilaahayna dhalinteena Reer Somaliland garab ha’nasiiyo oo ilaahaybaan kadhanaynaa bi’idnillah inaan idin wada daldalno oo Ethiopiankana aannu dhulka bakhtigooda jiidno walahi 💪🏼 Ilaahow igadhig ka’ugu horeeya ee odayaashan ka’aarsada ciilka nabaday ee dhaxalkii awoowayaasheen soo difaaceen cadowgeena gacanta u galinaya 😤😤 walahi waan sugaynaa inshaAllah guushuna Somalilanderka xalaasha ah ayuu u dambayn oo jiilka naga dambeeya walahi inaynan ciishoon inshaAllah walahi Oday walba oo saxiixay ama idaacad kayidhi waan teegeerayaa ama waan soo dhawaynayaa way noo xisaabsan yihiin kulligooda iyo inta taageeraba way noo diiwaan gashan yihiin walahi dhimashaannu kaxignaa Falastiin noqon mayno Allahuma najaynaa 😤😤Oromada joogtana walahi dhagtaannu mindida kamarinaynaa inshaAllah 😤😤😤😤 Ilaahow xabadda ay bilaabmataa 😤 Muusena dhufees haqoto iyo inta ku taageeraya walahi naga badbaadi’maysaan inshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
Isku Bax hoostaadaa uraysaa ololi iyo qalbigaagaa munaafaqa hadaad Ethiopia diidayso somaliyay haystaan 18 sanadood oo u yeedhatay oo ay madaxtooyadooda dagan yihiin 50,000 oo ciidankeedaa Ethiopia diid ma tihide makhruuq Somaliland horumarkeeda diida baad tahay dhuusadaada ku soo jeedi wax kale ka qaadi mayside
@HamzaAbdilahi-rk5kp
@HamzaAbdilahi-rk5kp 11 ай бұрын
​@@jamaadnuura10waa runtii wlh aniga Somaliland ka soo jeeda ayaa inay Ethiopia bada lasiiyo ka jclhy inay Somaliland burburto waxbna garany maysid inan ayaa thy cadifada ku qaday iyo waxa beenta ah ee lagugu sheekeyy lkn waxa waxba kama jiran ee dagal ayaa insha Allah ka xignaa
@Burcawi24
@Burcawi24 11 ай бұрын
Sxb hadalkaaga so koob Warqadan dheeri waa maxay Naga yare baandhe sxb
@abdirahmanmohamed7912
@abdirahmanmohamed7912 11 ай бұрын
sheekh sidaad u dhigtay maaha markaa heshiis laba dawladood gelayaan waxa muhiim ah inay isaqoonsan yihiin hadi aanay ethiopia kuu aqoonsanayn dawlad madaxbanaan heshiis mawada gelikartaan sidaa u fahan.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 ай бұрын
@@abdirahmanmohamed7912 Adeer Qarankan ilaahaybaa aqoonsaday oo barakeeyay uma baahna bad iyo dhul inaynu ku badilano aqoonsi Amxaar dhimashaan kaxignaa walahi inta buunbuuninaysaa waa oromadii uraysay ee tuugdiga noogu timid iyo basaasnimada ee Somalilanderka asalka ah ee xalaasha ah 99% wayka soo horjeedaan Ilaahayna waxaan kabaryayaa inuu xabadda noo’bilaabo halakala’baxee walahi Hargaysa wixii taageeray waan diiwaan gashanay dhalinteenu walahi hadaad maqli’waylo odayaal iyo oromadii ayaa la’daldalay walahi xaaraamibaynu nahay inshaAllah xabaduna waxay ka’qarxi ilaa diridhabe inshaAllah oo howdkii ayaynu soo ceshan Ethiopiankuna bakhtigooda ayaa badda laguqubi wadankii dagaalkaa soo galaana walahi Huutiuiinta ayaa laga cabsanayaa badda cas Anaguna waynu ku biiri oo Indian oceaan 🌊 ayaynu xidhaynaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Somalina way u midoobi cadowgeeda Hassan Sheekhna xamar ayaa lagu daldali annuguna Muusaannu daldali Jabuutina Xaaraamiga Cumar geele iyo cafartiisa ayay daldali InshaAllah 5ta Somalina cudurkaa ku dhaxjira ayaynu iska saari ee odayaashan Cuqdadda qaba ee Dhiig Somali aan laheen waana Ethiopian qarsoon kulligooda nacalad ilaahay hakuridee yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Guushu waannu gaadhi jiilka naga dambeeyana InshaAllah ciishoonmaayaan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mahdimoallim6226
@mahdimoallim6226 11 ай бұрын
Somalia really needs a knowledgeable, professional, honest and hero person like professor Mubarak to lead the country. Professor Mubarak attracted my attention tonight and I admire the way he deeply analyzed everything that's going on in the country and the factual solutions he proposed. Long live professor Mubarak, take the lead, I'm 100% with you and God bless you dear.
@sahraj3885
@sahraj3885 11 ай бұрын
Maansha Allah Tabaraka Allah ✅✅✅👍❤️ War ku waa Cadyahey Somaliya ha noolaato Cadowgeeduba ha Jabo Ethiopia ha jabto Illahey Dhulkeeniina ha inooga soo celiyo In Shaa Allah ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin A
@American_patriot110
@American_patriot110 11 ай бұрын
Ninkaan waa in la xidhaa, amniga qaranka ayuu qatar ku yahay somahan inader?
@HamzaAbdilahi-rk5kp
@HamzaAbdilahi-rk5kp 11 ай бұрын
​@@American_patriot110 waa in la xiraa ayaa mid walba ka soo horeeya xadhiga Ma wadankad ka xigtaa jaahil aan waxba fahmyn ayaa thy
@sahraj3885
@sahraj3885 11 ай бұрын
@@American_patriot110 Ninkee Inaader Farta waaweyn iigu qor please kkkk
@American_patriot110
@American_patriot110 11 ай бұрын
@@HamzaAbdilahi-rk5kp inader cidkasto qaranka is hortaagta loo joojin mayo, sidi ina coldoon buu liinta ku cabaya jeelka
@HamzaAbdilahi-rk5kp
@HamzaAbdilahi-rk5kp 11 ай бұрын
@@American_patriot110 wll qofka wllka ah waa ka ku qabta marka aad qaldnthy sx. Aniga reer Somaliland ayaan ahayn wanan jclhy horumar kasta oo ay Somaliland smyso lkn mida meesha taala waxay thy 50 sanno markaad Ethiopia bada siiso misana 20 km oo ay iyada xor U thy iyo saldhig Military oo ay cidamadeda keensato adiga oo ku badalanaya percentage yar oo ethiopan Airlines ah iyo inay aqoonsi kula raadiso marka ay dagto kadib wll addunka manta maha sidii höre ok mcnha in ethiopia ciidamo bad smysto mahan wax iska dhacay balse waxa la qorsgeyy markii zions ay qorsheyeen in meesha falastin laga saaro ok in ethiopia aya bada cas qabsato si halkaa xuutiyii loogala galamo dhulka somali ethiopia la hoos geeyo coz marka ethiopia lacagta intaa leg lagu bixinayy lacagta somali ama Somaliland laguma fan garny kari waayin oo bada cas ku tala balse wll waxa qurux badan inaad fahnto diniyna ay thy oo la inaloo sheegay inan walagi gaalo raaliy ka noqonyn ilaa aad iyaga tooda raacdo OK. Tusale Emerat ethio waxay siyeen lacag Billions ah adigana dekada ayaa laga kirysty si anaad uga mid noqon dhaqalaha adunka ee isbadlya adiga oo ku yala bar muhiim u ah dhqalaha addunka oo uu china American iyo yurub ugla wareegayo. OK dekada yar ee berbera markad ethio siiso 20 km oo ay Military iyo Port ka smysto ha iloobin inaad iska soo xidhay suqii aad ka gancsn jirty oo geeska africa sida uu U dhnhy ethio wax ka iibin doonto adiga oo aan waliba wax cashira ka qadayn uu muuse dhhy waan siinay. Wax caqliga galaya mahan Somali intaad isledhy ku xumeena mahan inaad mustaqblka ummda Somaliland bohol ku rido ayaan dhihi lahaa muse cadifada hayso
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 11 ай бұрын
I just witnessed the remarks from the future Minister of Justice of the Federal Government of Somalia. The nation needs people like this. Guul Somalia 🇸🇴
@Yusufhalig
@Yusufhalig 11 ай бұрын
Ha fogeysan CV bii dhiibanyaa
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 11 ай бұрын
Well said 👏 thank you Sir
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 11 ай бұрын
Allahayoow aqligaada iyo cimrigaada kuu barakeeyo
@suhaybclaahi9081
@suhaybclaahi9081 11 ай бұрын
Magacii wllo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 11 ай бұрын
Allaahumma aamiin. Garyaqaan Mubaarik Ilaahay swt haxifdiyo fiddaarayn Allaha swt ha uziyaadiyo hanuunka
@Nasra-u5u
@Nasra-u5u 4 ай бұрын
Masha allaah guuleysta dad soomaaliyo parfasore. Ada uqalmo madaxweyne soomaaliyey🇸🇴✅
@mohamedahmed-dg9me
@mohamedahmed-dg9me 11 ай бұрын
Waligeed caalamka laguma arag heshiis bad iyo dhul isii aan leeyhy adigina qaybyar baa laga siin diyaaradaha wadankeyga waa khiyano waana iska xoog siday itooboya sheegtay dadka halasoo horfadhiisanina
@Ruqiya-d6n
@Ruqiya-d6n 11 ай бұрын
Very good honest boy ilaahay haku daayo❤😂🎉😢😮saab tv
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 11 ай бұрын
Mashallaha gobi gobi dhashay allow ku xifdi walahay hadaladiisa aad ayaan uladhacay allow inoo badi kuwa adiga oo kale oo ay soomalinimadu kuweyntahay Mashallaha
@User_19567
@User_19567 11 ай бұрын
Masha Allah Qeer Allaha ku siiyo Mudane
@KhadarXiis-g9j
@KhadarXiis-g9j 11 ай бұрын
Ilaaahay caqliga iyo cimriga hakuu barakeeyo wax fiican ayuu noo iftiimiyay waanu fahanay sifiican
@abdifarah4164
@abdifarah4164 11 ай бұрын
Kililka 7aad LAND! HANBALYO❤
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 11 ай бұрын
Maashaal waa Willkie ii ugu horrryay oo si dhab ah ooga hadalay waxay maanta ka socdah soomasliya iyo soomaaliya waa sax deelqaafaka iyo aflag aadan ha la joojiy waayo dhinca kasta soomaaliya cadow baa naga haya marka Illahay soomaali wanaag dhexdhig amin aamin cadowgoodana qabo mid gudo iyo midibadeedba aamin amin
@kalsoonisiinaftaada5192
@kalsoonisiinaftaada5192 11 ай бұрын
Waa nin xikmad bdn wlhi maasha allaah Somaliland ahaada amma somalia wanaaga ayaa isla jecel nahay dad walaala ayeynu nahay ❤❤
@hafsaali4297
@hafsaali4297 11 ай бұрын
Sax Huuno Allaha swt haku Cizeeyo
@ka.a4416
@ka.a4416 11 ай бұрын
❤masha alla kuxiftiyo sharciyaqan
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 11 ай бұрын
ManshAllah aaqli iyo aaqoon
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 11 ай бұрын
Waa aqoonyahan daacad ah yaqaano una leh xeel Dheer allow muusa biixi shartiisa ka qabo runta ayuu banaanka keenay oo fahamka xaqiiqda ah mise biixina waa Sufi inuusan sidaa Ufahamsaneen ayaa laga yaa
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 11 ай бұрын
Guulayso ayaan leeyahay Allaha Ku Barakeeyo Intii Ethiopia ay Qaadan Lahayd Somaliland dhulkeeda Ha Ilaashato
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 11 ай бұрын
Mubarak Walaal difaac dalkeena Hooyo ilaahay na ha kula garab galo
@ahmedaptidon2792
@ahmedaptidon2792 11 ай бұрын
Wallahi soomaliya oo dhan waxay u baahantahay ninkan oo kale .. sax bu u dul maray waliba ugu dhuux dhuuxay nuxurka qaab mudan in lagu amaano.. long life for mubarak.. thank
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 11 ай бұрын
Maashaa allah horaa loo yidhi cilmi yaqaan waa alla yaqaan, barteedii buu dhigtay garyaqaanka
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 11 ай бұрын
Waa khayeemo qaran Ethiopia waxaye donayso waaye sheegtaye cidwalabana waaye laa socota doqana loo sheegi mayo waa inana maxakamad qaran laa soo taga hado dag dag ugaa noqan waaye
@truecomment3650
@truecomment3650 11 ай бұрын
Masha Allah. WARKA WUU CADYAHAY.INTII WAALNEED OO MUUSIHII WAALNAA DABA SOCOTAY SI FIICAN U DHAGEESTO KUNA QUUS QAADO. Afkaaga caano lagu qabay❤🇸🇴
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 11 ай бұрын
Alle ha ku xafido ,wax baad noo bayaamisay
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 11 ай бұрын
Waxka jiraa majiraqn wadanka somalia waxku xad gudbi karaa majiro soamaliland kama madax banaana somalia hays maqiialqin muuse caqligaaga jaahilaka kamasocon doona inan yar ood dhali karto baad lee dahay badaan ku siiyey waa hadii lagaa yeeli been baad sheegtey
@Ruqiya-d6n
@Ruqiya-d6n 11 ай бұрын
Guul fariid maansha alaah guul carabku kuma go
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 11 ай бұрын
Allah yaa cisak. Waa nin aad iyo aad waxgarad u ah. Waar Soomaaliyeey wax ka maqla aqoonyahankiisa.
@viapureats3116
@viapureats3116 11 ай бұрын
Smart Guy Somalia 🇸🇴 Hanoolaato Dadka taageersan Heshiiska Badda haloo Gudbiyo. Please share to any Muuse Biixi supporters
@Marcuzblue
@Marcuzblue 11 ай бұрын
Smart+knowledge allah ku xafido wllo
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 11 ай бұрын
Alx hadaan arkeyno qof si wanaagsan ugu hadlo arinkaan.
@DahaboHussein-gd2hs
@DahaboHussein-gd2hs 11 ай бұрын
صدقت رعاك الله
@farahsaid6913
@farahsaid6913 11 ай бұрын
I am agree with you
@abdifarah3997
@abdifarah3997 11 ай бұрын
Muubarik Good Avoca
@mdd7492
@mdd7492 11 ай бұрын
3 - da Qodhob oo dowlada fedaralka soomaaliya oo ka shektay horta taa waa sax. (Waxaa naga maqan hogan-kii bulshada wanaageda ka shaqenlahaa) Lakiin xanaaq iyo isfaham la aanta dhax yaala dowlada federalka soomaaliya iyo xukunka dowlada dhexe ee SL yow horseet u noqon in fal xun lagu dhaqaaqo. Tusaale iibinta hanti maguurtada
@iqramoallim
@iqramoallim 11 ай бұрын
Adeer allah haka ajirsiiyo🤲
@khaalidahmed8852
@khaalidahmed8852 11 ай бұрын
Waalaahi waa ruuntaa❤❤
@anabahmed7993
@anabahmed7993 11 ай бұрын
ManshAllah, I wish all Somali men think this way 😢😢😢😢
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 11 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah
@bare1965
@bare1965 11 ай бұрын
Itoobiya ma mareykanbaa,dowlad aan aqoonsi haysan dhul ma bixin kartaa.weli caalamka kama dhicin wadan dhulkiisa si fudud ku bixiyo...
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 11 ай бұрын
Wow nin waxbartay iga dhe. Somalidu badankoodu waa Jaahil ama munaafaq. Ninkan sifiican ayu u sharaxay. Waxaasina waa aqoonta iyo ildheerida
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 11 ай бұрын
Huwan baa wanaag sheegta maalinba mid ha adkaaysan waayo allow waa kashif
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 11 ай бұрын
yaa waxuush somaliland uma baahna gumeysiga liita ee itoobiya hadhacdo insha allaah iyadaaba burbureysa dhawaan
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 11 ай бұрын
@@laqlaajisnugal2756 saasa loo ooyaa ama habartamaa aduunku waa interest
@fatiaden2130
@fatiaden2130 11 ай бұрын
Walleee inta indheer garadkeenu soo jeedo in qarankeenu tuhun galay. Ninkii doona ha damco inuu caraasho
@yasminali5763
@yasminali5763 11 ай бұрын
Absolutely true indeed soomaliya oo dhan xormaha
@idil5313
@idil5313 11 ай бұрын
Walahi dadka xilka haya garan maayo mesha ay garashadu ka tagtay, waxaso dhan ed shegaysid miyuna garasho u lahayn,,
@issackhaasan6450
@issackhaasan6450 11 ай бұрын
Deked ganacsi. Cidna yeelimayso berbera baa xidhmaysa
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
Legend sare
@Sueg7Gag
@Sueg7Gag 11 ай бұрын
Masha Allah, was aqoonyahan u danqanayo dadkiisa, runts haddey hesho dead military iyo commercial waxey Ethiopia ka wareegi iney wax ganacsi eey ka soo degto dekada Berbera oona halkaa dhaqaalihii kasoo galayey a. Land hoos u dhigo iyo dalkey sheeganeysey oo ka kala baro, kadibna lala wareego dhulka ku heeraarsan......cajiib, via Somalia
@halimomahmoud5612
@halimomahmoud5612 11 ай бұрын
Manshallah ninkan oo kale lama arag saanadadan afar isago kale ayay somalidu u bahantahay guuuleso
@sahraali8379
@sahraali8379 11 ай бұрын
This man is very knowledgeable, there should be mony like him.
@AwallehDARAR-d2f
@AwallehDARAR-d2f 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤eee😢😢😢😢😢 gesi guuuul
@AM-uo6yn
@AM-uo6yn 11 ай бұрын
Iska dulqaada Muuse Biixi iyo xukuumad ku sheeggiisa , iskana difaaca xabashida. Faysal Waraabena waa la mid. Waa doqomo waddankoodii laga sasaban karo. Reer Somaliland dhammaantood waa in ay mudaaharaadyo waawayn qabtaan oo ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan in dhulkooda iyo badddeedaba la iibiyo.
@sahraosman6818
@sahraosman6818 11 ай бұрын
Armey wada oromo yihin kuwa heshiiskaan taageeraya . Maba ahaankaraan soomalilander sey ila tahay , haddawna dabbaal eheen
@Shicibudoode
@Shicibudoode 11 ай бұрын
Dadkani ma walanyiin kiro iyo sin Aya iskaga khaldan.
@Faracade-vl2bw
@Faracade-vl2bw 11 ай бұрын
Benale waxa dhicidont inayqaatan badda sabto waxa iman donta muddo kadib inloo diro siyaasi marki lahelo hogo gar ah ama dad kahadlaya dakadda lakhaaraji ama ladilo kaddib waxaa iman donta siyasi iyo waxgarad iyo masuliyinta dhamaan wixi waxkaqaban karaba la xasuqo sihos ahaan ah sarakishana laibsado iyo madaxdaba waxana noqondontaa kilalka 6 aad hubi Ethiopia mataqaanid ee hubi
@ahmedmohamedjyln9964
@ahmedmohamedjyln9964 11 ай бұрын
Wlle ninkaan meel dheeer ayuu wax ka fiiriyay masha allah alla haku xafido runti caqli wanagsan ayaa ku gu jiro
@najibabdi9676
@najibabdi9676 11 ай бұрын
I agree with him 💯 deel qafka la isweydarsanayo hala joojiyo. Somali ha isxoreso ayaga oo jahilnimo ha iska xoreso kow kadib ayey cadowgoda xor ka noqon donan Insha Allah 🫡🇸🇴
@Fifiyale
@Fifiyale 11 ай бұрын
Dawlada dhexe waxa ka go an iney gelisa. Beesha isaaq. Kaba la eg oo aysan ula dhaqmin sidi wadan oo kale . Ayna tusta iney yihiin BEEL viva. Awdal. & SSC
@AbuAmiir-fe1bq
@AbuAmiir-fe1bq 11 ай бұрын
M.allah waaw sida quruxda badan ee aqoontu ku dhisantahy ee uu uga hadlay wlaalku بارك الله فيك
@HamzaAbdilahi-rk5kp
@HamzaAbdilahi-rk5kp 11 ай бұрын
Libaax waxan wadanka ka qabta imanka la ee muuse tuug iyo Ina kaahin sidii dumarka cadifad iyo iman la,aan wadanka ku gadaya
@omerabiib1422
@omerabiib1422 11 ай бұрын
Allahakusharfo waxaan leehay madaxwaynaha halacasilo ooxilka halagaqaado
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 11 ай бұрын
Waar waaxan haadan lajojin iminka oramoda daawar saata inaga dawaarsandona
@saidhashi2856
@saidhashi2856 11 ай бұрын
Aderow waa adiga leh Koonfurtu way kala qaybsantahay oo gaalkacayo 2 dowlad baa katalisa. Bal adigu inoo sheeg warka Hargaysa kasoo baxo maka shaqaynayaa Laas Canood iyo Baran iyo Buuhoodle?? Taas waxan ulajeedaa sida koonfurtu ukala qaybsantahay ayey Waqooyiguna ukala qaybsanyahay.
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 11 ай бұрын
00 runta ku dhaqma iimaank Ala idinka qaadye waad walateen saa qabyaalad ugu jirteen xaaraan baad dhiiqo gashaane
@SalebanHirsi
@SalebanHirsi 11 ай бұрын
Ader shekadaa ina biixi waxba kama soconayan ee halayska qabto
@AbdurazakBiime
@AbdurazakBiime 11 ай бұрын
Khayr alle ku siiyo si cimiyana ayaad umadda ugu cadaysay aqoontadiina umada waad uga faaiidaysay waanad gudatay waajibkii kaa saarna dalka adoo si caafifadausan aanad u hadlin cidna and durin waaad sheegtayn waa xawiiqdii khayr alle ha ku siiyo
@Ismaaciil-nj1fj
@Ismaaciil-nj1fj 11 ай бұрын
K6 AWDAL,HARGAISA,BURCO IYO BERBERA ETHIOPIA 🇪🇹 😂
@sUDayzcawol
@sUDayzcawol 11 ай бұрын
tag oromyaw
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 11 ай бұрын
Imisa ayay kugu qaadatey inaad af-somaliga aad baratid oromyahay?
@sUDayzcawol
@sUDayzcawol 11 ай бұрын
@@bookhaxmed6583 aar ma aniga🤣
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 11 ай бұрын
Waligood isaaq ha xiiqaan o ha ku gorgortamaan dhulka aaaney laheeyn waxaase balana inaad kilinka lixaad idiin jiidno ee itoobiya hadaan kajoogi weeydaan reerkan xiiqsanow
@sUDayzcawol
@sUDayzcawol 11 ай бұрын
@@nadiamohammed5330 gabadheey anna waxaan ku hamiyaa soo celintiina iyo midaynta soomaali lkn waxay umuuqataa in caqliga lagaa gumaystay ilaaahy haku soo hadeeyo🖐
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 11 ай бұрын
1 bisha ayu dhasaha xerkasi ❤❤viva Repubic of Somaliland❤Somaliland ha nolato❤❤
@Shadow19914
@Shadow19914 11 ай бұрын
Maansha allaaah tabaarkalaah Alah ku siyadiyo aqonta adiga kala na anfacayo naga qabo itubiyo
@hamdiabdinasir5487
@hamdiabdinasir5487 11 ай бұрын
Waxaad noqoteen jamhad dalka kala goynaysa hadaad rabto inaad koonfur la xisaabtanto waa inaad calanka somalyeed ogolaataa waxaa laguu yaqaan aqoonyahan ha ceeboobin runta haka biqin😊
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 11 ай бұрын
RAGGA NOOCAN AH MAXAAD JAGADA MADAXWEYNAHA LOOGU DOORAN WAAYEY? Inta jaahilka dhiigacabka ah wax walba iska saxeexaya, ee wadankii khalkhal galiyey. Garyaqaan Mubaarak, waddani gaasi ah guulayso. Odeyga Biixi ee Oroomadu fashay ka aabta inta aanu wadanka iibin,
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 11 ай бұрын
Amaano lamabixiyo ogaada. Waligiin dhul, badda iyo cir leedahay (ALLAAH SUBXAANAHU WATACAALA AYAA ADUUNKAAN OODHAN ISKALE) qofna lamasiiyo, waayo waa amaano uah generationka soomaaliyeed, maalinta xisaabtana la isweydiindoona amaanadaas. Fikradeyda: Maad walaalheena kale wax siisaan, Soomaali ah (reer Ogadeeniya) Inta qofkale ee shisheeyaha ah wax siisaan ? Mahadsanidiin.
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 11 ай бұрын
Adigoo ayo ah. Dhulka SL baa guud u leh hoos hadii loo dagana kkkkkk. S.M. noocaaga caanteynka ahna waxba laga weydiin maaye. Aashaa hadal
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 11 ай бұрын
a yaa waxuush somaliland uma baahna gumeysiga liita ee itoobiya hadhacdo insha allaah iyadaaba burbureysa dhawaan
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 11 ай бұрын
@@laqlaajisnugal2756 xiniinyo ayaad ka tahee ayaa wax kaa weydiinaya miyey kaa dhamaatey barito neef qalayaa casuumad leeyahee waan kuugu sheegii uurku jirtii iyo qanjidhadii. Ha qubina ku idhi. Saw may macaaneyn tii hore. Qudaafada ha faqine soo waa laguu dhigee kkkkkk
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 11 ай бұрын
@@laqlaajisnugal2756 eygu wuu ciyaa afka noolina waa hadlaa .. Waxaad la hanfariirtey waa caaro hoorkii wali ma hanqadhin cir weynihii. Daaquud ilama daaquud horta inantiina dhago culus naa DHIDHIIBSO kula tali. Kkkkkkkk
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 11 ай бұрын
Allaahu akber
@raagesamatar3421
@raagesamatar3421 11 ай бұрын
Aqoonyahan Wax SOMALiLAND la dhaho ma jiraan oo DOWLAD AH Dhulka qabiil Samaroon iyo ciise la yiraahdo baa iska leh Muuse dhulka isaaqa ha iibiyo
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 11 ай бұрын
Qeyraad kasto ama scholarship oo lasiiyo maamulgabaleed soomaaliyeed waa la siiyaa maamulka waqooyi. Dekada barbaro waa Tay dowlada soomaaliya u saxiixdey dp world si ay ugu dhoofsadaan xoolaha iyo kuwo kale oo badan. Waxaa fiican in aad kale xisaabtamtiin muuse biixi.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 ай бұрын
Wax cilmi ku dhisan ayuu inoo sheegay oo xaqiiqo ah dadka in badana caadifad ayaa haysa oo eegi maayaan mustaqbalka
@Rahma-dg4lj
@Rahma-dg4lj 11 ай бұрын
Maamulka Somaliland deeqaha caalamka oo bixiyo inta ugu badab ayaay qaataan
@saidahmed7268
@saidahmed7268 11 ай бұрын
Sharcigii sultan sayid saciid uu lagalay ingiriiska meeh ee gobolka coast looguaoo wareejin lahaa gacanta sultaankii Zanzibar oo waligiis katalinjiray....aaway...sharcigu markasta mashaqeeyo 2caliyi ismaay weydiin sharcigaas
@gigatriz8156
@gigatriz8156 11 ай бұрын
Iidoor goormey iidoori ka baxeysa 😂😂2024 bey iidoori leeyihiin anaga hadan D5 nahay waan soo dhaweyneyna sababto ah walalaheen Ogaadenya aya ka faaideysanaya. Iidoor ku dhaqsada saxiixa walaalayal😂😂😂
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@cawilawcabdi1115
@cawilawcabdi1115 11 ай бұрын
Garyaqaan ha ka hordhicin arrintaa weli waxba lagum hesheen ee waa markii u horeysay ee is faham aynu la galno dalka kale waana laysugu iman doona si sharciga waafaqsan
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 11 ай бұрын
Nin aan garan wixii soo socdaa , Wax iminka socdaana garan maayo , ninkani si wadaninimo ah buu dadkiisa Wax ugu sheegey hadalkiisa waa digniin uu udirayaa shacabka si aanan loo qaldin heshiis beenaadkaa badda lagu bixiyey , bal adiguba eegoo , dal daris kula ah kaa shucuub badan oo aad siisey bad weliba base milatary ugu dartey weliba 50 sano OK malaayiin oromo ah oo dhulkaa lasoo dajiyaa 50 sano kdb sidee baad uga kicin , qof kastaa uu ilaah caqli saliim ah siiyey wuu garan garaa khiyaanadaa abii ahmed warkaana horey buu usheegey , bad xeelad baan kuraadinayaa hadaa kuwaayana xoog
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 11 ай бұрын
somaliland uma baahna gumeysiga liita ee itoobiya hadhacdo insha allaah iyadaaba burbureysa dhawaan
@cawilawcabdi1115
@cawilawcabdi1115 11 ай бұрын
Somaliland ha noolato
@alishirwa1453
@alishirwa1453 11 ай бұрын
Rag rag dhalay
@ismailmuhamed2370
@ismailmuhamed2370 11 ай бұрын
Mubaarik Waa siyaasi wuxuuna ku eegay ishii muccaaridka
@abdifarah4164
@abdifarah4164 11 ай бұрын
Badda marka ay ITOOBIYA XUUD ku yeelato Adiga ayey ku DEGAYSAA! Adiga ayay ku CUNA QABAN kartaa!
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 11 ай бұрын
Mahadsanid garyaqaan iyo macalinkeena sida aad inoogu faaiidaysay
@AbdullahiAbukar-s9k
@AbdullahiAbukar-s9k 11 ай бұрын
Waxaan kula talinayaa shacabka iska leh luuqada soomaaliga waa in ay kala saaraan siyaasadda iyo shacabka walaalaha ah yaan lagu qaldamin soomaalinimadda soomaali waa walaalo siyaasiyiinta nag ahaatooda haka daayaan in shacabka layska horkeeno soomaali meelkasta ayay joogaan oodibada ah isma diidana ee siyaasiyow adikaeel wax isla dhiga
@AadanFarah-s3q
@AadanFarah-s3q 5 ай бұрын
Xabad aqoonta maleh ninkaa odayga ahi waayo aqoontu waa inaad waxa Aad kahadlaysid ogaataa maclumaad koowda sida aynu kawarhayno wax heshiis ah oo weli la gaadhay majiro markaa waa nin tukaday salaada aan wakhtigeedi laga adhi nasiibdarada kale ee haysata dadka aqoonta sheeganaya waa dhexdhexad nimo malaha markay afka kala qaadan baad ARKAYSAA Inuu dhinac karaan yahay Waxaan ma aqaano waa cilmiga badhkii lakiin inaad sidaad jeceshahay wax utafsiiriso maaha Hadhegaysanina ama dhegaystay tafsiirka iyo horumar wanaagsan baanu Filayaa insha alaa qolada reer konfurka ee leh waa nin cilmi leh Waxaan waydiinaya madaxdiina leh 4 dekadood baanu siinaynaa miyuu ka cilmi badanyahay maxaad uga horiman waydeen?
@safiamohamed1631
@safiamohamed1631 11 ай бұрын
Walba walaalahood jigjiga xornimo halasiiyo may dhahdo
@Vonaark28
@Vonaark28 11 ай бұрын
War ninkaan Muuse Biixi was khaa’aanu waddan reer Somaliland Malala jecla ee dalkiinna difaacda reer Somaliland.
@awgeele
@awgeele 2 ай бұрын
He is hired by Somalia and jabout. He is paid well.
@Hasanmahamed-ke1ti
@Hasanmahamed-ke1ti 6 ай бұрын
Hooyada usheeg kani garyaqaan maaha waanu garanayinaa waa beenalbenaale dhalay oo qaayin wadan aha oo iimaanla oo ushaqeeya cadowga somaliland markaa hooyadaa haduu garyaqaan uyahay ugee
@Gubaddo
@Gubaddo 11 ай бұрын
Garyaqaanku arimo badan oo uu ka hadlayay saacad badhkeed meel ma dhigin, waa sax iyo waa khalad midnaba kumuu adkaysan, waxaan leeyahay "garyaqaan maxaad noo sheegtay?"
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 11 ай бұрын
Qofi meel bugtaa wanaag ma maqsho , qalbada iyo dhegaha baa kuxiran , qabyaalada aad muuse baahane kutaageyrid kuma furan doonto Mar hadii meeshaas gaalo soodagaan , diinta iyo dalkaa dad udhimanaya baa jooga oo udiyaarsan in ey dharbaaxsho kulul kudhuftaan dabdhilif iyo oromo la arki doonee reerka ninkii uharaaa
@Gubaddo
@Gubaddo 11 ай бұрын
Saddex jir socod barashadaada ku dar farbarasho si waxaad qorayso loo fahmi karo ​@@ibraahimmahamud5148
@abdourazakmohamed6519
@abdourazakmohamed6519 11 ай бұрын
Way cadahey in muse Yahweh guuug cabashi sh
@TobanKabe
@TobanKabe 11 ай бұрын
Waxba laguma soo barın Bili Aadamku nolol buu wadaagaan Alahayoow, waraabana waxsii Waa Anoo kale,e.
@Hindocabdillaahi
@Hindocabdillaahi 11 ай бұрын
Garyaqaan mubaarig jizaa'aka laahu khayran sifiica ayaad noogu bayaamisey madaxda dalku miyaanay sidaa waxufahmynin ilaahaw fahansii
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 11 ай бұрын
Waa ey fahansanyihiine marka horeba ayagaa la iibsadey jeebada baa Wax yar loogu shubey , markaas baa lagu yiri inoo saxiixa warqadahan imisaa rabtaan sheegta , siyaasiyiinta somalida badanaana waa sidaa hubguri dartii xitaa bad dhul iyo shacab waa ey iibsanayaan kursi dartiii , muuse na waxaa lagula balamey in ey kurisiga kusii heynayaan kis yar qadaadiic ahna wuu qaatey markaa waa kaa waa siyaasi la iibsadey mooyee nin dal iyo dad udanqanayaa waxaa iyo Wax lamid ah umadda lama soo hor fadhiisto lkn qabyaalad baa rag ku daafacayaan xitaa siyaasigooda hadii uu diintaba ka baxo
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 11 ай бұрын
Dadkan ma futaduu kaga jiraa caqligu badda la bixinayo xagaa lagu sheegay waa kiro dadkan lacag ayey soo qaateen jeelasha hakaga buuxiyo qashinka
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 11 ай бұрын
somaliland uma baahna gumeysiga liita ee itoobiya hadhacdo insha allaah iyadaaba burbureysa dhawaan
@Sunny45553
@Sunny45553 11 ай бұрын
5 nin o caqliga ninkan oo kale leh ka heli meysid reerka isaaq, Somali walaaka ah amxaar iyo Oromo ba iiga sokeeyo midka yiraahdo e waraabe iyo maangaabta badan e la fikirka ah ba hogaanka u qabtey kuwaan
@Ayaanqasimcabdilaahigmailcom
@Ayaanqasimcabdilaahigmailcom 11 ай бұрын
❤❤🎉😊
@Abdifatah-Triple-A
@Abdifatah-Triple-A 11 ай бұрын
Muse bixi needs to learn more from this gentleman I don't know why he is neither educated enought nor wise he is just misleading our good somalian people in Somaliland😢
Waddada Loo maro Isbadalka Wanaagsan ll Qaybtii 2aad Sheekh Dirir
23:42
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН