DEG DEG Beesha Mareexaan Oo Caawa War Culus Kasoo Saartay Dagaalka Gedo Iyo Go'aankii Ugu Adkaa Oo

  Рет қаралды 7,068

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 17 күн бұрын
Masha Allah reer,Gado Nabadiina ilaashada.billa , caleiykum please,🙏✌️👏
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 17 күн бұрын
Waxaa wax lala yaaba ah in madaxwaynihii uu qori dab ah uu dalkii kula wareegayo oo dalkii oo dhan uu qiiqayo.
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 17 күн бұрын
Wa runtoda wa geesiyal nabadina adkaysta ilahay ha nila jira
@AHMEDMIGUILWAISS
@AHMEDMIGUILWAISS 17 күн бұрын
Hadaad ogoshihiin gumeysigii axmad Madoobe oo doorashada qof iyo cod diidan tihiin.
@user-abdishakor
@user-abdishakor 16 күн бұрын
Waa sax
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 17 күн бұрын
Kan waa doqon lagu.dangaaro Reer Gado nabadiina adkeysta
@AHMEDMIGUILWAISS
@AHMEDMIGUILWAISS 17 күн бұрын
Doorasho miyeyna rabin odayadan, ?
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 17 күн бұрын
Labada buundo oo aan laydiin dhisin waxba hakayelina
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 17 күн бұрын
Markaad doonayso in aad wax halayso ninkaan okiyaalaha qabo ayaa hadal ladhahaa raysal wasaaraha iyo xasan khasaro waxaan ahayn kumawadaan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 17 күн бұрын
Mareexaan waa in ay dagaalka ka joogaan oo aan kismasyo laburnurin oo xasan gurguurte wuxuu doonayaa in uu wadanka xoog ku haysto
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 16 күн бұрын
Nabadiina ilaashada. Xil markii dan lagaa leeyahay la rabo in lagugu dumiyo. Wax dan ah kuma jirto. Ciddii dagaal ka ku fiican arga gixisada ha uga soo adkaato meelaha ay joogaan. Gedo waa Jubba- land Madax weynahoodana waa Axmed Madoobe Ciddii wax laga tabanayo si hoose haloola hadlo wixii mudnimadiina wax yeelayana gacanta ka qabta.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 17 күн бұрын
Fartaag waa ninka markay xabbada bilaawato fakta hore cararaya. Waxaad maqli doontaan muqdisho jooga markay xabbada la isku xarqa
@marianhassan9515
@marianhassan9515 17 күн бұрын
Dagallaka muqda wax la idindhex galindoona mid argoosi,qorrun iyo qabiil.Isillaaliya odagaan isxiijinaya yurur dhahay adeer abaallakagu wa huus ufufufufu ufufufufu ufufufufu wa adeerkas wa. Ufufufufu ufufufufu ufufufufu
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h 16 күн бұрын
axamad madoobe iyo xasan tuug iska erya labadoodaba
@SafawaSaxil
@SafawaSaxil 17 күн бұрын
Marixaan xilalka ha la isugu daro fartaak raisal wasaare bare hiiraale buaale hala fadhiisiyo hana loo magacaabo mada,weynaha jubaland ogadeen iyo majeerten ha iska nastaan
@abdiisse-q3r
@abdiisse-q3r 17 күн бұрын
adigu qoloma tahay horta isku keey sheeg
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 17 күн бұрын
Waxaad ogaataa gado iyo juboyinka xildhibaan ayaad utahay
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 17 күн бұрын
Waryada dowlada waxey ,udiin soo warideysa.dagaal
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
DEG DEG Mucaaradka Oo Caawa Ku Dhawaaqay War Ka Nixiyay Xasan Sheekh
25:26
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН