DEG DEG:- "Burburka Somaliland iyo Maxamed Abiib ayaa isku xidhan"Madaxdhaqmeedka Gobolka Awdal

  Рет қаралды 135,750

Sharbi Media

Sharbi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 514
@abdirashiidmaxamed3863
@abdirashiidmaxamed3863 10 күн бұрын
Soo soco siraadeey.....
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 10 күн бұрын
Anagaa SNM jecel noomana xidhnaa Muuse ayuu u xidhan yahay. SNM anagaa ah. Khasabna maaha in ay noqdaan reer Awdal SNM. Somaliland ayaa inaga dhaxaysa.
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 10 күн бұрын
😊
@caddeeye
@caddeeye 10 күн бұрын
​@@Sharkou_Nuh hadal wacan weeyi,maasha Allah
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 10 күн бұрын
snm wx la yidhah manaqan hadana baran mayn0
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 күн бұрын
Ha jeclaann waa dhiig yacab
@Shuhuura
@Shuhuura 10 күн бұрын
Masha Allah Reer Awdal 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 10 күн бұрын
❤kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 10 күн бұрын
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 10 күн бұрын
Waa Goorma maxaad markii uu Joogay boorame sidaa ugu hadli weydeen muuse?
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 10 күн бұрын
Waa fulayo markuu tegey maxay u hali waayeen
@mounahersi2254
@mounahersi2254 10 күн бұрын
Waxbaa 😂 mafahmaysiid war S/land is only for your clan so then get lost with it
@mohamedyacinhersi3053
@mohamedyacinhersi3053 10 күн бұрын
Ader samaronow hadal adag ku hadla ama amusa aderayal
@radwanabdibacad2660
@radwanabdibacad2660 10 күн бұрын
Muse damiim yar ba tahe waxun hayska so qorin.
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 10 күн бұрын
Caleemo qoyan baad kusoo dhoweyseen Muuse😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Bilekhyr
@Bilekhyr 10 күн бұрын
Shacabka Boorama guuuuuleysta iskafujiya oo iska dulqada cadowga soomaali Baa tihiin oo ahaandotaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌙✊💙🩵🤍🤚
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 10 күн бұрын
Cadwquu wa somaleeda daqaalon ka shaqaynyaa wa adoo kalee.
@Bilekhyr
@Bilekhyr 10 күн бұрын
@@fatimayassin2049 Maxaad Kahadleysaa Ddka lama afduubo soomaaliya Hadad tahey 34sano qol beena Oo Aqoonsi gaalo kumaad Xiraaten ee Uma muslimiinta ahi Hakaa Nabad kasho hadii kale Nin waliba gobolkiisa waa uxor Cunha isda bahalka kudhegimeysin guuuuuleysta Reer awdal sharfta soomaaliyaed baad ihiin Iyo tacliinti huruusocda 💙🩵💙🩵🤍💙🩵🤍💙🩵🤍
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 10 күн бұрын
Umada islaamka haysku dirin
@AïchaLaReine-v2b
@AïchaLaReine-v2b 10 күн бұрын
Free samaroon
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 10 күн бұрын
Viva Reer Awlad 🇸🇴
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 10 күн бұрын
SNM who created Muse and his tribes . He was one of the military who used to work managed siyaad bare . Muse created problem no one can excepted
@MaaxNur
@MaaxNur 10 күн бұрын
Aniga oo reer hargaysa ah ma ogoli xadhiga maxamed abiib snm urur dalka lagu xoreeyey ayuu ahaa ee Somaliand nin baa waalaye aynu iska badalno
@muxammad2413
@muxammad2413 10 күн бұрын
ASC, Gaddabbuursinnimmo haddii uu u xidhanyahay waannu u aarraynaa insha ALLAAH hadday xaajo dhabbaqdo, Balse marka horre in aynu gar qaaddanno weeyaanne, Dhawrkii sanno ee uu caytammayay bay horta ekoonnayd in aydin ceshataan, Eegganna u tagga inna-ABBIIB, Kanna keenna dammaannad ku saabsan in lagga nabbadgallayo. Markaa ka dib qiyaastii waa la sii dayn, Siddaa awgeed xorriyaddiisu isagga iyo iddinka ayay uggu horrayn ku xidhantahaye siddaas u raaddiya. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@HaredDuale
@HaredDuale 10 күн бұрын
QABIIL YAR OO DHULBAHANTE HUBKA DHIGIS KU SAMEEYEY OO KAARABIINADII IYO AAKAYAASHII U HAREEN AYAAD BARYEYSAAN OO DAWLAD KU SHEEGEYSAAN WAANA QABIIL YAR OO JEESA ALLA CEEB WEYNAA QABIIL QABIIL ADOONSANAYA OY BARYOOTAMAYAAN IYAGOO XABASHI LAGA GATAY GEBIGOODABA
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxb ma caynkaasaa
@ashasalah2835
@ashasalah2835 10 күн бұрын
MUUSE BIIXI, WA BURCAD DIGTATOR AH, AWDAL STATE XILDH. ABIIB HALOO AF DUUBO UGU YARAAN 5 CIDDISA AH.
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 10 күн бұрын
Reer awdaloow wax ka iska dhiciya annaga oo isaaq ayaa idin leh waxa muuse samyanyaa maaha wax loo dul qaato
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 10 күн бұрын
Shut up haduu dictator yahay reerkisa maxay gaysten naaya niicda la aamu somaliland nimadu idinla yaraa awdal siil state noqda hadaad rabtan
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 10 күн бұрын
@@user-yj2ik5wd1c waa runta isau haddu xunyahay reerkiisa looma caayi karo. Thnks
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 10 күн бұрын
War waxan jilicsan yihiin samaroon kuwan Aya gumeyay 😮😮😮
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 10 күн бұрын
Reer Awdal wali Gobanimadii ayay kutaagan yihiin, Lkn Adi Gobanimada miyaa Gunnimo utaqaan Xooloyahow🙏
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 10 күн бұрын
@@Ahmed_Rainfall.10 xoolihii Ku dhalay wase gobonimadu xagay taal gun gun dhashay heshay gobonimo ma in xildhibankaga la afdubta amus aygii Ku dhalay wase
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me 7 күн бұрын
SNM ❤SNM ❤SNM ❤ Anagaa doonina oo jecel
@AWELIHAJIAWAD
@AWELIHAJIAWAD 10 күн бұрын
The facts will come out
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 10 күн бұрын
Masha Allah wa Khayr.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 10 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland snm snm. Snm❤❤❤
@salahsalad
@salahsalad 6 күн бұрын
Free Samaron
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 10 күн бұрын
Xagaa iyo jabuuti
@hamdiahmed9023
@hamdiahmed9023 10 күн бұрын
Dooni mayno isaaqland
@shadiaali2750
@shadiaali2750 10 күн бұрын
@@hamdiahmed9023 Huushey Isaaq 91 adaa u yimid hadana albaabka waa kuu furanyahay dabadhilifnimaadi ku noqo xafajooy
@RoodaShugri
@RoodaShugri 10 күн бұрын
Maasha allh ree awdal❤❤❤❤
@gouledkaapibka9589
@gouledkaapibka9589 10 күн бұрын
Manta Samaroon hadu yeelo xadhiga Abib bari wixi lo socoda wa Awdal
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 10 күн бұрын
waaxoolo caadi majiro qosol 😂😂😂😂😂
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 10 күн бұрын
War ader xadhig ma iminkaa idinku horaysa .
@assiaali2371
@assiaali2371 10 күн бұрын
Nolada abtiyal ❤
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 10 күн бұрын
reer somaliland waa hala qof somaliland guul khayr insha allah ❤🇭🇺❤🇭🇺❤🇭🇺❤ form Boorma
@jiidhe1970
@jiidhe1970 10 күн бұрын
Habrtaabaa from borama ah.ur isaaq land
@Cici_mimi
@Cici_mimi 10 күн бұрын
Idoorku waa jaahiliin ismooday inneey dad yihiin. War dhagaha kusoo dhufta siddii Dhulbahante usoo galeen. Wallaahi Idoor ma xishooddaan ee weey baqaan.
@hindaabdillahi7234
@hindaabdillahi7234 10 күн бұрын
Masha allaaaah waaaaw wa sax wllhi
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 10 күн бұрын
Anigoo Reer Awdal Ah, Ayaa Aaminsan In Maxamad Abiib Nabadgalyadiisa Loo Xidhay, Sababtoo Ah, Wiilashii, Iyo Gabdhihii Walidkood Ku Waayaay Inuu Idhaahdo Daalimiin Ayay Ahaayeen, Hadana Xabaalaha Aabayaashiin Ayaan Ku Baashaalayaa, Saw Ku Wisiisiyimaan Oo 1 Ku Bashtiinmaayaan. Ar Yey Dadka Ka Gardarnaan Inankeena Xadhig Lamasitaan Ahe.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 10 күн бұрын
Laxyahay, Anaa kuleh waa daalimiin gaar ahaan kuwa nool, masheegin kuwa dhintay(AUN)... Foosto wallahi cid xagan kartaa inayna jirin Xildhibaan Maxamed Abiib Yousuf from MC Empire🙏
@user-zw2lg8cy9k
@user-zw2lg8cy9k 10 күн бұрын
qabiilkaga ku kalsoonow oo sheego dhedig idoorow awdal iyo waxas hakuso xoqane
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 10 күн бұрын
Bakhtiga ma cuno laakiin fuudkiisaan cabaa adigaa laga hayaa. Kursiga xildhibaanu cid u baroorata idinkaa jira.
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 10 күн бұрын
WAN IDIN CAAYI LAHAAYE LKN DAD WAAWAYN OO FARUQA AYAAD TIHIIN HADII TAARIIKH XUMO CID LAGU SHEEGAYO IDINKAA BAAL MADAW KAGA JIRA SOMALILAND 1988 WIXII AAD KU SAMAYSEEN ISAAQ MIYAD ILAWDEEN . MIDNA OGSOONAADA SOMALILAND WAY KA WAYNTAHAY SHAQSI XILKU DOONO HALAHAADO . MARDANBANA HASOO ISTAGINA SHAASHADAHA
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 10 күн бұрын
Hooyadaa iyo isaaqba anagaa wasna naagyahaw naagu dhalay
@mohamedmuuse-ck5gm
@mohamedmuuse-ck5gm 10 күн бұрын
Somaliland in la Kala dir RAALI kama nihin ninkaa afduub ayuu xidhan yahay waa run shirci maaha waxa keensaday bulsho uu metelaa hala xidho xildhubaankii muqdisho qodax
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 10 күн бұрын
@@masuulofficial7014 Ilma Sinaan U Aqaana Naaga Caydu Kaso Horeyso
@mohamedkhadar6883
@mohamedkhadar6883 7 күн бұрын
Adooonkii Allah 💯👍fariiiid warkiiii odhanba waad tidhi runtana wad ushegtay. ISAAAQ LAND BA SHAQAYNAYSA🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️💯💯💯👍👍👍
@KhaaliidAbdiosmaan
@KhaaliidAbdiosmaan 7 күн бұрын
Hoyada io isaqad tahayba wase garac yahawn wlhi hadan samaron nahay dagal ban diyar uu nahay
@HRU20
@HRU20 10 күн бұрын
Dad wanaagsan oo lexe jeclaynaya Somaliland weeye duqaydani ha dhegaysto Muuse Biixi. Horuu Cali Khaliif dhegaha uga furaystey tii usheegayna way dhacdey...
@cabdirashidshawr7664
@cabdirashidshawr7664 10 күн бұрын
Rantii anoah. Beesha dhexe xadhiga xildhibanka. Gaf ayan uarka sidaynu kornayla isu dhafina marka tacadigu awdal kuma koobna marka gacmah aynu. isuqabsano. Sidii lodonilah somalilan qurux badan. Oo losiman yahay marka isdajiya way sodhamanaysa xukunka qalafsaniye
@danjire7605
@danjire7605 10 күн бұрын
Raga hadlayoow iska hadla. Sharcigu haduu noqdo sidan odayadani u hadlayaan run baan la isku sheegin. Maxamed Abiib sharcigii uu ku ahaa Xildhibaanka ayuu burburinayaa. Somaliland haba duntee inoo wada
@seed3966
@seed3966 10 күн бұрын
Asc 😎😎😎😎😎😎😎war reer gadabuursi gooxda gooni ugoosadka ah iska dulqaada hoow hoow indhaha kala fura wax walba la idin kusamee macal garaad kiini guud yaa xabad futada kaga geliyey xildhibaanadiinii yaa laqafaalanayaa hoow barafka iska qaaada 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 10 күн бұрын
Waa sax madaxwayne I oo ahaan mayor haduu soodaywaayo maxamed abiib
@eng.ibrahinodowa4269
@eng.ibrahinodowa4269 10 күн бұрын
Waxu ruurku doonaya afka lagama dhawree intiina xildhibaanada ah iyo madax dhaqmeedba miya laydinkawayay nin yidhaahda s/land manihin wanau gosanay
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 10 күн бұрын
GuuuuuuuuL awdaL ❤❤❤❤❤ GuuuuuuuuL awdaL ❤
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 10 күн бұрын
Goojacadde ayaa Laascaanod ka dhacdaye Borama Gooja Case ayaa ka dhici doonta....!!!!.
@AhmedMohamed-wh3oq
@AhmedMohamed-wh3oq 10 күн бұрын
Ala siyaasadu dhib badanaa
@NasriIsmail-u7q
@NasriIsmail-u7q 10 күн бұрын
Waan ka xuunahay xadhiga med abiib
@user-ct9cb7yq2x
@user-ct9cb7yq2x 4 күн бұрын
idinku maaxad uso dhawaysen idinka baa jiiriin iska ceeliiyaa reerka madaxwayne hadalka iska dhafaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 10 күн бұрын
Yaakaga Futoxu Waynuwadaqaxaynaaye. Digdigtajooja Ina Abiib Inagooshaba Laynagaqabtaye
@ladanladan1718
@ladanladan1718 10 күн бұрын
Ina riyaale markuu xidhay ifsaaq Milo ayuu ku xidhy mise dawlad buu ku xidhay Walaahi reer awdaloow waad kibir teen
@FadxiyaYuusuf-m3t
@FadxiyaYuusuf-m3t 10 күн бұрын
Masha alaah tolfiiq rabi haydinsiyo re awdal
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 10 күн бұрын
MaanShaa,ALLaah Sidaasaa loobaahanyahay kkkk waxan kuqoslay Awdal state ayaad sheegaysaaye Awdal bomb ayaa dhici waa runtii tolkay Sifiican ayuu uhadlay Isaaqlan hasamaystaan😢
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 күн бұрын
Waa run SNM burburkii dhiig badan oo somaliyed ayay daadiyeen
@boorowcade2636
@boorowcade2636 7 күн бұрын
REER OWADAL MEYDKA WAXBA MA DHANTIIN HADIIBA IMANKIINA XAQDARO LAGU HAYSTO MUDO UU U XIRAN YAHAY
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 күн бұрын
Waa xukun milatari bahashu sidaa uulla socda ok
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 10 күн бұрын
2 CISHO KA DIB WIXI DHACA ILLAHAY UNPA OG🦁🤨
@AbasMohamud-k2t
@AbasMohamud-k2t 10 күн бұрын
Will hadii aad ladahin tasturk isaqland, wali waa hurudaan madaxwaana qaran waa xasan
@gobaad1275
@gobaad1275 10 күн бұрын
Isaaq buu Madxweyne u yahay Faqashta deriskaay
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 10 күн бұрын
Adeer mahadsanid maanta dabadeed dhalinyarta kusoo wareeja Wixii kale ee hawl idiintaala kasheqeeya muusena maanta dabadeed halahadlina hadaad calaacashaana nacdali ha idinfuusho
@abdikhalaqbest2805
@abdikhalaqbest2805 10 күн бұрын
Reer Boorame waa ay saxan yihiin lkn muuse waa ciil qabe waa in la iska celiyaa muuse iyo heegaba
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 9 күн бұрын
OGI OGI MUUSE IYO XUKUUMADDIISA XISBIGA KULMIYE OO DHAN WANAAG WAA KA DHEER YAHAY OO MA DOONAAN EE HADALKII OO KOOBAN CIDAYNA HA KA SUGIN.
@AbdiHussein-gh9pp
@AbdiHussein-gh9pp 7 күн бұрын
Somaliland ma buuryo qabkan yar ayaa burburinkara
@ismahanosman8881
@ismahanosman8881 10 күн бұрын
Kulan kiina hadu diiday maxaad la baryootamaysiin,diid ama doon waa issaqland ÷isaaqland ÷isaaqland
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 10 күн бұрын
War meesha haduu sharci kajiro ina Coldoon laguma xidheen dumli iyadoo maxkadii dambiyada aay wax dambiya kuwaysay. Ina Abiib nin daalim ah ayuu xidhanyahay sheekada meesha aad latimaadeena maqoro ninkaa ee cabaad inaga daaya. Ma ninkii isagoo gobolkiina jooga dhabarka idiin duway umaleeynmaayo inuu hadalkiina wax kasoo qaadayo.
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 10 күн бұрын
Muuse Biixi asagoo jooga Boorama ayuu muuse Biixi diiday in uu idin la hadlo. Ma asagoo GABILEY JOOGA BUU WARKIINA MAQLAYAAWar iska Aamusa yuusan XABSUGA IDIN KU GURINE
@HaashimCabdilaahi-kx2mc
@HaashimCabdilaahi-kx2mc 10 күн бұрын
Awdal guul❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 10 күн бұрын
muse sharcdaro aya isticmalay xildhiban maxamed abiib sharcidaro ayu kuxidhiya marka waa in muse latuso wuxu yahay
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 10 күн бұрын
Muuse biixi abaal maleh waa sheeydanul insi dab shid ah fidnada wade
@iftin2024
@iftin2024 10 күн бұрын
Huuno belaayo idinla indha xumaatay Somaliland baa wax idinka dhigtay dadka la xidho miyuu ka duwanyahay nin naagi dirayso dadka kama baydho, jabuuti iyo daarood baa biyohooda ka daadinaya, waar is dejiya sharcigu cid walba wuu qabtaa. Somaliland guul 🎉🎉🎉
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 10 күн бұрын
Qudhmis ada awdal wax ku nooqday
@ShiekhCabdiKhalikh
@ShiekhCabdiKhalikh 10 күн бұрын
Mashallah 😘❤
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 10 күн бұрын
Yaa idinku yidhi noqda snm awdal iyaga somaliland ka mid ah wll difaaca somaliland iyo wada jir keeda waa loo midaysanyahay haduu Danbi galay waa qabanaya sharcigu
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 10 күн бұрын
Maxamed abiib isaaq maxidhan anagu idinkaanu idin tagersanhy reernimad afka kadaaya xukuumada talada haysa kuekeeya
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n 10 күн бұрын
Somaliland haday uurka idinka tahay Ooyaaye qaranjab iyo cayda reeraha kale ee uu maalinkasta ku hadlayay miyaad waar kadaa tidhaahdaan waad daawanayseene Somaliland burburkeeda afar oday mahayaane awdal hadaad baabiinaysaan dee idinkaale imika roga somaliland nimada iyo cuqdada kala saara
@Abdicilmi-j3t
@Abdicilmi-j3t 10 күн бұрын
XAAR WAYNAYAAL MAXAA CIICDA LA HAYSAAN MAA WAX USHEEGTAAN
@amalidiris9641
@amalidiris9641 10 күн бұрын
Adi aya ka xarwayn dameryahaw odayada kabtodana ma gadhide 😂meday gojacade ree af dhere waxna iska celin maysan afkuna u idin dheryahay maqaxidina gosta
@ilwadahmed3303
@ilwadahmed3303 10 күн бұрын
Yaloo hanjabayaa med abib dowladiisaa xidhatay Baqbaqda joojiya
@abdullah-h3v1t
@abdullah-h3v1t 10 күн бұрын
Haday reet tajua maxaad shalay u xidhay caboose iyo maxamed xaashi.
@user-yh3ye6vx9x
@user-yh3ye6vx9x 10 күн бұрын
Weli waad hadal jilic santihiin reer awdal qaran iyo qoos intaa kala garaneeysaan jugta way idiin kusocon
@HamzeWaziir-qg3lu
@HamzeWaziir-qg3lu 10 күн бұрын
Aar odau aftahana ku jira walahi ninkaasa ku qancay❤❤
@TaaroAli
@TaaroAli 10 күн бұрын
Hadaad odayaashaa ku noo jabouti joogaw maxamed abiib xildhibaan idiinma aha idinmana matalee waxa idin matela xildhibaanada jabouti jooga ee laynkiina haysta j.somaliland na way u tirsanyihiin sulaadiinta iyo caaqilada wadanku ee idinku is cadeeya meeshaad ka diwaan gashantihiin?
@Muna4r-
@Muna4r- 10 күн бұрын
Hanjabadan beenta ah baan la yaabanhay hadii lasoo dayn waayo waanu tagayna wanu goayna yay caano kaga daadanyaan talaw
@sakariemohamed820
@sakariemohamed820 10 күн бұрын
Maxamed abiib xiritaankiisu waxu kuxiran yahay inaad muse codkiina siisan hadaad sida muse rabo uyeeshaan waad gummow den muse ayuu uxiran yahay
@HaredDuale
@HaredDuale 10 күн бұрын
INTAAD MUUSE MADAXWEYNE KU SHEEGEYSAAN AMA DASTUUR ISAAQLAND KA HADLAYSAAN WALEE GOBANIMO WAA IDINKA DHEERTAHAY DALKA IYO DADKA ITOOBIYA LAGA GATAY SOW IDINKA MAAHA WAAR DHULBAHANTE KAMA QABIIL LIIDATAANE ORDAY AWDAL STATE DHISTA OO SOOMAALIWEYN DHINAC KARAACA BAHADIL MAXAA IDIN BADAY
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 7 күн бұрын
laguma haysto SNM inuu wax ka sheegay lkn waxa lagu haystaa dano shaqsiya waanu afduubanyahay xildhiban abiib. runta ayuu sheegaa intaa ayaana lagu haystaa. ee sidaa u fahma reer awdalow. waanu idiin taageersanahy run baad sheegaysaan sxbyaal.😂
@Maxamedsaleebaan-r5u
@Maxamedsaleebaan-r5u 10 күн бұрын
Ina abiib waa tuug Wana somalia afkina hagaajista
@CawilAadan-s7h
@CawilAadan-s7h 9 күн бұрын
Awdal waalaydinka. Raraya
@faissalali2249
@faissalali2249 10 күн бұрын
Vive la république somali
@MouminaliAouled
@MouminaliAouled 6 күн бұрын
Kkk samiron sida ayaa kaa walahi ah dawarada
@jakey2424
@jakey2424 10 күн бұрын
Wax ka liita reerkan majiraan. Isaaq waa ogyahay inay yihiin reer jilicsan oo aan gunnimada ka diirin. Isaaq u daranaa nin jilicsan
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 10 күн бұрын
Wax isaaq ogyahay oo isku raacsan yahay walaahi inaanay jirin oo aan ahayn wax wada lahaanshaha reeraha Somalian wada dega. Idinkaaba inta badan uga dhaw banana isaaq. Debbi aanaan lahayn hana saarina idinla mid baanu nahee.
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg 10 күн бұрын
Waxay kuleeyihiin s,n,m,,kuwa neceb waxay necebyihiin,, wey cadaysteen ujeedkooda waxba lama wadanaha gunta awdalbaaleh daabkana isaaq hada lasocda
@asmaomer5311
@asmaomer5311 10 күн бұрын
90% dadku ma ogola xadhiga M.abiib kumana raacsana dawladan wakhtigeedu dhamaaday Lkn hanjabaad mesha ma taalo hadad doorataan inaad tagtaana hada yaan gabal idiin dhicin, nabdu kuma baafise adiga baafiya ayaa ku hor iman.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 10 күн бұрын
SAMAROONOW markii URUR SAMAALE laydiin keenay oo sheegta laydin yidhi ayaad jabteen 😂
@nimojirde8252
@nimojirde8252 10 күн бұрын
Kolba qolfoof meesha soo taga gudabuursi nicmadiina haysta
@CawilAadan-s7h
@CawilAadan-s7h 9 күн бұрын
Dhulbahante hooyadinwase
@hide-eye
@hide-eye 9 күн бұрын
Isaaq waa reer Jecel in ama ay madaxa wax kaga taagnadan ama in lagaga istaago markaa xiniinyihina Fuula nio
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 10 күн бұрын
Ina abiib waa danbiile huuno
@saadhussein5466
@saadhussein5466 10 күн бұрын
Gabuursiyow wiilkiina Xoog kusoofurta hadii kale oohinta joojiya
@Miicaadyare
@Miicaadyare 10 күн бұрын
Hadaan Ciisa Nahay Abti waan idin garab joognaa Binu Axmed bay nagu sasabi jireene tiina dhamaatay jabuutiday jaqayeena dhamaatay ee hubka inoo diyaarsha Oo gala dagaalka.
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 8 күн бұрын
Idinku dadki alayseen ma waxaay Ahayeen dhaqaxan SNM YA kule nooqo waaydinki faqash racay waa isaaq laan Dalka Somalilan waxaa uu ubahan yahay kim jon uun dadkan madaxa ha laga guro ciid kaasta
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 9 күн бұрын
Xadhiga ina abiib waa xiniinyo taabaaho walaahi samaroon xadhigaas ama sharaftooday ku waayi ama ku heli
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 9 күн бұрын
Muuse waa jeclahay waayo gacantiisuu isku gawracaa
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 10 күн бұрын
Waryaa Samaroon meeshaan. DABAASHIIR LAMA SITO. ORDA. AK-47 DOONTA.
@claahiawcalimuxumed6701
@claahiawcalimuxumed6701 10 күн бұрын
Dhuusda isku xajiya maydhane iyo xaamud iyo xaashi
@lifeisThink2
@lifeisThink2 10 күн бұрын
Samaron inankinan yar e kiray e wuxu cadaystay inu so raaco cadowga Somaliland.hadi u dambi leeyahay waa la xidhi haduna lahayna Wala sii dayn e buuqa iska yareya
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 10 күн бұрын
Wuxuu tidhi maandhaw calacalka iga daa carabi waa naage. Hadii saroon si dagdaga uga jawabi wayo isagoo isku duuban waxaa run noqon doonta wixii lagu xamanayay
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 126 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 46 МЛН
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31
Muse Biixi oo miciin biday Buurmadow inuu u hiiliyo doorashada
20:46
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 60 М.
deg deg reer burco oo si kulul uga hadlay xadhiga xildhibaan maxamed abiib
13:16
Anaga Itobiyan ayaa Nahaye Xasanow Hana sheegan Garadka Absame!
16:59