Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.

  Рет қаралды 186,157

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 517
@HulkYare
@HulkYare Ай бұрын
Qawaarijta waa gaalo anoo 13 jir ah ayee dileen walalkeyga oo 24 jir ah ayee dileen anigana ciilkii aan markaas aan marka qaadey 18 noqdey ayaa qortey ciidanka danab ilaa hadana waa ahay oo ilaa 32 dagaal ayaa Qawaarijta la qalney alxm hadana waa caafimaad qabaa alxm wlhi Tani waa taariqda nolosheyda aan soo marey😢
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
Ilahay haku xafido cadowgana ilahay hanaka dhameeyo Amin
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro Ай бұрын
Guuul ayaa kuu rajeynaa waxaa tahiin kuwa lagu seexo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Markaas oo kale waad aarsi dirireysaa qofku markuu mabda lee yahay wax ka fiican malahan umada somaliyedna u aar walalkaana u aar guuleyso walale mustqabalkana iinsha Allah waxaad noqon jeneraalka ciidanka somaliya oo dhan❤
@AliMohammed-yn3yv
@AliMohammed-yn3yv Ай бұрын
Gulayso​@@Cadar49
@Cabdullahi-d8m
@Cabdullahi-d8m Ай бұрын
Geesi waad guulaysan Insha Allah 😢
@garsoorkadegmada5983
@garsoorkadegmada5983 Ай бұрын
Hadanu nahay reer soomaliland xukunkiina wanu kuqanacsanay ee wixi dhiig pila aadan daadiya halagu xukumo danbigisa xukunku dhigayo
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE Ай бұрын
Wuxu waa fikir dhamaan waa lagu mariyaa dhulka somalida
@Sabirpritish9
@Sabirpritish9 Ай бұрын
Qof somaliland ah misena ku qancay falkee geysten argagaxisada in lagu qaado xukun dil ama xabsi daaid ku qanca oo si waafi igu hadlaa Adaa ka jira sxb ana somaliland guul baa u Rajeenaya ictiraafna allaha idin siyo From muqdisha Somalia
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa Ай бұрын
Maxkadu kalama jecla maamulkad kaso jeedo keliyah debigaad gashay bey kaa gudeysaa
@CabdiXaaji-vx4dv
@CabdiXaaji-vx4dv Ай бұрын
​@@Sabirpritish9❤1a😅. M
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Ай бұрын
Xukunka kuqanac yakudhahy sodona lowasa😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Mahadsanid bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen ❤❤❤
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Ай бұрын
Hadaanu nahay reer somalikand ragaa dil togasho ku xukuma kuna fuliya somalia illahay waxn uga baryayaa inu cadawgaa ka qabto oo idhibtiro 🤲🤲🤲
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Wah waxan oo dhan ma waqooyi bay u socdeen kana soo jeedaan😮wlhy ayaantaana qalalaaso baa ka dhex jirey oo wey ka dhex faaiideysan karaan ilahay ha ka qabto anagana ha naga qabto ilahayna xaqa ha tuso aamiin
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw Ай бұрын
adeerkaa xasan iyo mooryaan fiqi baa soo diray , somaliland waa nabad . qalalasuhu al shabab country buu ka jiraa kooxahana 20 min lagu soon qaban lahaa
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Ай бұрын
​@@KhadarMohamoud-jj5tw jaahil markasta waa jaahil !! Adeer kuwa kanacnac siinaya waa ayo??? Waa kuujeedaa wadada baad kusoojirtaan lkn waxa inkasoohoreeya ku xisaabtama waa mr shuute!!
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw Ай бұрын
@@ShaakirAhmed-fo2rq ninkastaaba waa ku xoog weyn yahay gurigiisa , sidaad doontaan u gala , aniguba imisa qadadweyn ah HARGEISA ku xidhaa sanad kasta oo ka nac nacsiiyaa kkk
@makohassanyusuf840
@makohassanyusuf840 Ай бұрын
Dawladan shaqa fiican way no heysa ilahay guul ha idin siiyo
@Koopra10chanales
@Koopra10chanales Ай бұрын
Shaqo fican qabatay dowlada mash alh germani ayu wuxu ugu yimid muslimin somali konfur dagan guumado magalo germani kaso wye kuwadhan team godane ee dowlada xiqab adag haku xukunto
@Garxajis123
@Garxajis123 Ай бұрын
Dila dhamaantood nacalaa Ku yaaale 💚🤍❤️from Somaliland Waxana mahad gaar ah is Ka leh ilaahay mar labaad ciidanka qabatay m.llh guylaysta Umada somaliyeed WIXII dhiigooda xalaashada Hala dilo Taliye shuute iyo dhamaan inta la shaqaysa Allah yaxifdak Allah yaxifdak amiin yaa rabi🤲
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Balka waran yurub buu katagay markaasuu uyimi inuu dhiig daadiyo waa dad maskaxdooda badalan masiibo haku dhacdee umadii wey dhameeyeen
@Y-shorts4
@Y-shorts4 Ай бұрын
Europe waalaga soo tarxiilay mar haduuba Muqdisho kasoo dagay
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. Ай бұрын
Janno gaaban baa loo soo dhaweynayaa kulahaa waa xariif 😅 haloo qafiifiyo xunkunka ninkaas.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Ай бұрын
Waad mahadaan tihiin somalia inad naga qabateen xaaraanta xaaraantu dhashay, wlhi madaxa ka toogta yuhuuda, idinkana alle ha idinka qabto walaalayaal.
@kuusta
@kuusta Ай бұрын
Ifiyaha barnamijka abdikadir🐐
@Diidii22665
@Diidii22665 Ай бұрын
Waxaan Ethiopia ayeey ushaqeeyaan shaqo halaga qabto
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Shabaab itoobiya wa hal
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
@@Wanagjecel-w2m sax iyo israel,
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg Ай бұрын
@@LexlutherVII israel yahuuda ayaa wlhi kafican nimankan nabad diidka ah, kuwas cadawadoda wayku cadeysteen laakin kuwaan islamka sheeganayo hadane umadi ehelka islaamka eper kagadhigey qarax, dil ayaa daran
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴✅✊
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 Ай бұрын
Jano ayuu ka soo doontay Koonfud ee tiirka hala geeyo
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
Isaaqow koonfur waa cadow baa dhahdiin, iyagna inooma ogala dhib waad aragtaan🙏 Idinka ino keenayaba Al-Shb from Borama🙏
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg Ай бұрын
❤❤❤❤😊😊
@feysalcabdulahi9146
@feysalcabdulahi9146 Ай бұрын
Anigo ah wiil somalia ah waligey manicin reer somaliland waan jeclahay dhamaantood❤❤💔
@AxmedMuxamed-w9b
@AxmedMuxamed-w9b Ай бұрын
Anigu waxaan ka imaadey gobalka afdheer deegaanka itoobiyanku haystan waxaan la hadlaya dhalin soomaaliyed caruurtiina ma idanka rabaan inaad guri u dhistaan lacag khayaamo iyo xalaal tey doontaba ha noqote ciilkaad awoowyaden ka tabaneysan yeysan caruurtena idanka taban war jooga hargeisa kan jooga kan gaarisa jooga kan muqdishi jooga waa walaalo aan midowno sidey labada germal u midooben siiba reer waqooyigan la hadlaya sheekada beenta iska daaya calanka buluuga wiil isahaaqa sameeyey oo reer burco ah meel aad ku nacda ma jirto siyaad bare nin digtaatoor ah buu ahaa waana dhintay wlhi muuse iyo faysal waxey sheegan ineysan ku anfaceyn soomaaliga ila dhashayow magaca soomaali waa hibo alle bixiyo itoobiyanka iyo ugaan dheeska inaan afka uga kaadiyaan raba oo ay saxuunta ii dhaqaan xilkana aan u dhiibano beelaha aan yasno maanta ee asalkoodu yahay soomaali xora oo waliba gaari gacan ku shaqaysta no daarod no hawiye no isahaq waa hadaad wax fahmeysan odayaasha xilka jecelow asc
@mursalwarsame1981
@mursalwarsame1981 Ай бұрын
calanka somalia waxaa hindisey nin rer gaalkacyood ah mj sidaas losoco rer waqoyi waa loogeyey madamama koonfuerta maalmaha xoriyada kahoreyeen
@MaxmuudAxmed-zx2gx
@MaxmuudAxmed-zx2gx Ай бұрын
Guul & Gobanimo Dila shabaabka
@Aisha-A45
@Aisha-A45 Ай бұрын
As godkooda biyo ugu soo galeen💀💔
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Madaxa kooxda shabaab Hargeysa iyo burco ayay ku Soo fasax qaataan oo xaasadkooda u joogaan. Xitaa dhaawacooda ayaa la dabiibaa. Xitaa waxay gacan Saar hoose ayey la leeyhiin masmulka Somaliland isku magacaabo.
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 Ай бұрын
Been ma ahan taas
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Ай бұрын
Dadka masakiinta wadada aad ka soo ururiseen iska sii daaya
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
Miskiin dacwo oogaha war nimanka koonfur in eey dhibaateeyaan beey waqooyi oga yimaadeen ma aha in eey waqooyi kula laabanaayaan waa fikir ee ictiraaf ku raadinaayaan waqooyi sidaas haloo fahmo
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@Cadar49 mesha kaliyate alshabaab joogto wa koonfur takale alshabaab oo dhan koonfur kaso jedan alidhere waayo inta isaaq iyo waqooyi ku maqan tahay Aya kabaqa inay alshabaab idin dhamyso🤣🤣
@XilkasMohamud
@XilkasMohamud Ай бұрын
​@@SuhaybCabdi-ku3reshabaab ragii aasaasay ahmed godane ibrahim afghan waayo ninka hada talada uhaya alshabab ee burhaan waayo ali dheere wa un iska afhayeen kuwaana dabkaan saara wax kala hadad noo heleysaana noo soo dira😂
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@XilkasMohamud inta hogamiye isaaq so marta ayd xid didaan halka kumanalka kale Anad waxba ka so qaadin ader ka xeebta liido kugu xasuuqay aaabaha weyan mxn ku qabtaa🤣🤣🤣
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@XilkasMohamud inta hogamiye isaaq so marta ayd xid didaan halka kumanalka kale Anad waxba ka so qaadin ader ka xeebta liido kugu xasuuqay aaabaha weyan mxn ku qabtaa🤣🤣🤣
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 Ай бұрын
@@XilkasMohamudWlhi beenta maaha afahayeen meesha muxuu ka yahay cadowga ku maqan koonfur Allaah naga qabto
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d Ай бұрын
Waaar diltoogasha halagu wada xukumo waxan waa fikir si kuwa soo socdaa ugu tussaala noqdaan From hargeisa
@MaxamuudcaliAdem
@MaxamuudcaliAdem Ай бұрын
Gobalada wiqooyi ee jamhuuriyada fedaraalka soomaalia alla macaan badnaa markow abdul qadir isse ku luqey naayo soo tabinta maxkamada
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw Ай бұрын
weligiinba macaan sada qadadweyn it wil never happened thats again , mogdishu fderal republic of Ethiopia waa macaan tahay markaan leeyahay
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Ай бұрын
Hhhhhhh Ku raaxaysta hhhhhh. Na jecelaaa reer koonfireedku
@awaleh23
@awaleh23 Ай бұрын
Mugadisho Ethiopia 😂💔
@bugazi3037
@bugazi3037 Ай бұрын
@@awaleh23Addis Ababa Somalia 🇸🇴 just like 1935
@warsamedacad123
@warsamedacad123 23 күн бұрын
​@@bugazi3037 oromo ina tahay hadalkaga cadayn uu ahaa dhila ku dhashee
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 25 күн бұрын
isaqa waa wada argagixiso , xamar waxaa qarxiya isaqa ee iska qabta
@Y-shorts4
@Y-shorts4 Ай бұрын
Isaaq wuxuu go.aansaday Dhicitaankii Dawladii Somalia 🇸🇴 inay san. Koonfur dib nabad ugu seexan 😢 Isaaq ayaaa aaasaasay ASHBB.
@MohamednoorHassanIbrahim
@MohamednoorHassanIbrahim Ай бұрын
Abdikadir isse ❤
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Ай бұрын
Waraa istaanka busteejada laga wadaa reer waqooyigan yaa naga qabto albeerkada😂hotel yar waaye kulHaa 😂😂😂😂😂
@jibriilblack9489
@jibriilblack9489 Ай бұрын
sxb hotel waa english ee ALBEERKO bal afka reer muqdisho nugu sheeg?
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 Ай бұрын
@@jibriilblack9489 Albergi waa Italiyaan sxb labadaba waa qalad in la is ticmaalo!
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Ай бұрын
​@@jibriilblack9489lacag ku jiifo waaye af muqdisho 😅😅😅
@XaawoLuulo
@XaawoLuulo Ай бұрын
Waaa sx astaanka iyo Hutelka yar😂
@muna229
@muna229 Ай бұрын
Wlhi wanola so shaqo tagay in dhiigeena la dadsho hadan reer muqdisho nahay allah no maqan
@roobleamed3421
@roobleamed3421 Ай бұрын
Hargaisa mayna Qarxiyeen ee fasax bay u aadayeen koonfur unbay qarxiyaan Burco Al shabab baa ka buuxda wax dhibana kma gaystaan
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 Ай бұрын
Nin weyn oo wax fahansan baad wlhi tahay, xagaayagan hargayaa iyo burco dhashii baa u taal, that is why aanay dhib uga gaysan.
@SacdaCabdi-h9j
@SacdaCabdi-h9j Ай бұрын
Bisinka labadani iyagaanba dhawaynba
@YaxyEAhmeddaahir
@YaxyEAhmeddaahir Ай бұрын
. 😂 maad yaabtay ha yaabin hhh​@@SacdaCabdi-h9j
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 Ай бұрын
Cimrigan hadii jano lagugu qaldaayo Allaha ku aruuriyo.
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
Ilahay ayaa idinku dhaarshee. Gacmaha intaad ka xidhxidhaan badwaynta ku rida ayagoo gacmo xiran
@MuuseSheekhmaxamuud
@MuuseSheekhmaxamuud Ай бұрын
Muqdisho majanaa tala
@nimoadam5252
@nimoadam5252 Ай бұрын
Subaxan allha ilahayaw dhiig cabtada naga qabo dad dhiga walalahoda islam ka ah raba iin ay caban 😢
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 Ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون، khawaarijta umada ALLAHA ka qabto oo ILLAHAY calaamad deg dega haka muujiyo
@mariastories8851
@mariastories8851 Ай бұрын
Bismilahi raxmani raxiim waqoyii nin uu dhashay maxakeenay meelahan walhi ilahy haso qabto dhaaman intaa dhiiga islamka iyo dhibka musiminta kashaqeeya
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 Ай бұрын
Qawaariijtii aad ku faaneyseen ha idinka bixiso maanta😂😂😂🎉🎉🎉
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Ай бұрын
Wlhi waad ladhigtay😂😂😂
@deeqonuur-y4v
@deeqonuur-y4v Ай бұрын
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Xabsi daain madaxaa haku furto Halagu xukumo Habaar Qabeyaasha inkaar alle haku Ridee
@HabiiboAddow
@HabiiboAddow Ай бұрын
allahu akbar
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Ай бұрын
Guul.Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 Ай бұрын
War mar hore ayan ogaday shutow in somalilad iney qaraxyadan xamar qeeb kayahin esan rabin in xamar nabad noqdo
@JeeleAli
@JeeleAli Ай бұрын
Kitaabbo ayagu sameestan bey meesha ku aqriyaan 😂😂😂😂
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 Ай бұрын
Anigoo reer somaliland ah Waxn leeyahy dil toogasho ah halagu xukumo dadkan Dhiig Muslim qofkii banaysta Xoog iyo xeelad wuxuu doono ha adeegsadee Xukunkiisu waa dil
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg Ай бұрын
m,a thanks wll . wali daimrkada wunolyhy alle hakudhowre
@hamzasheakha6409
@hamzasheakha6409 Ай бұрын
Ilaahay ha inila garab galo howshaa mida u Mada soomaliyeed u haysan
@munasagal2496
@munasagal2496 Ай бұрын
Anigoo ah rer somaliland weliba rer burco habaryoonis ah. Gudoomiye shuutow laa nimankaa oo ka oofi dhiiga Muslim ka ey qubeen. Somaliland yaanay u iman
@najaxabdirisaq-w7n
@najaxabdirisaq-w7n Ай бұрын
Yaa kuwaydiiyay qolodada wixi ku qatay kuma dhigan hush
@munasagal2496
@munasagal2496 Ай бұрын
@@najaxabdirisaq-w7n ma dadka aanu gumaysiga taariikhigaa ku leenahay baad tahay.kkkk
@najaxabdirisaq-w7n
@najaxabdirisaq-w7n Ай бұрын
@@munasagal2496 naa waa bila gumasiyee nodhiga magaca waa bila habar yonise Mx mesha kenay qabilka hush
@khadraaelmi921
@khadraaelmi921 Ай бұрын
Maxaa geeyey jilib markiisi hore????
@CraxmanAxmed-ib6up
@CraxmanAxmed-ib6up Ай бұрын
Laya ayda
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Alxamdulilah hadee reer muqdisho ogaaden isaaq inee shabab yihin mida kale buur madow ayaa noo sheegay
@Heba-mm2nf
@Heba-mm2nf Ай бұрын
Laya dhamaantood wasakhda
@Aisha____Ali-t5r
@Aisha____Ali-t5r Ай бұрын
Subxanallah 😢
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Duqaan 70 jirkaa hala toogto😮😮😮
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed Ай бұрын
Arxan laawayasha khawaarijta malahan wax qabiil ah 😂
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 Ай бұрын
Wasiiro halaga dhigo Nimankaa
@mawlidmuhumed8037
@mawlidmuhumed8037 Ай бұрын
Niman yahaw somalia labo haga qabto 1-raxan wayn 2-reer waqoyi
@jannoduniya5931
@jannoduniya5931 Ай бұрын
Marka nala qabtana😂😂
@alisheikh1442
@alisheikh1442 Ай бұрын
Be specific rer waqoyi qabailada aya daaga Waxa alshabab asaase idoor bey ahayen waxa malinkasta alshabab kusobiran wa iyaga
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Ай бұрын
@@jannoduniya5931wuxu ka wada yacni somalinimada dhan ha laga saaro😂
@ruuruumohamed4440
@ruuruumohamed4440 Ай бұрын
Dila balaya from Somaliland
@abdulkadirmukhtar7581
@abdulkadirmukhtar7581 Ай бұрын
Tiirka hala geeyo gaalada ilaa kuwa dawlada ku jira laaya wixi somalia imadaba😂😂
@zakariaduceesane27
@zakariaduceesane27 Ай бұрын
Casha cadey waan kuu salaamey
@deqowQawaji
@deqowQawaji Ай бұрын
😂😂😂
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Ай бұрын
Waad mahadsantihiin maadaama naga qabateen.
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Ай бұрын
Odayga waa dumane laakiin niman dhalinta ah ee hargaysa kudhashay wax kubartay nabada wax kayaqaano..iyaga xukun adag halagu rido.
@wadania932
@wadania932 Ай бұрын
29 ayaa la haya
@KadarMaxamuud
@KadarMaxamuud Ай бұрын
Astaan tv halgeeyo codkiisu waa hit reer waqooyigu waa gii alfaghi ayaan ka heli jiray aar ku waanaa
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
😢 Allaw umada ka Qabo
@abasshowqi538
@abasshowqi538 Ай бұрын
Xeer ilaaliyaha somalia wuxu yiri ( wadankooda) oo ula jeedo somaliland sawir nuucee ah ayu bixinkaraa deelqaafkaas carabkaba haka dafee.
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw Ай бұрын
he is write quruxey , al shabab country of mogdishu
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 Ай бұрын
wadankooda anaga waxaan u naqaa meel ee lagama wado Jamhuriyad Waa lahjed .... tankalle ma heerkaas ayaad mareysaan intaas inaa naf ka raadiso
@ins4n1
@ins4n1 Ай бұрын
Sax lkn luqada somaliga Bu yiri Waxana ka yaal taas Dastuur wadan somali an aheyn majiro ey u dhahshem lkn Deegaankoda Bu yiri sido kale wuqooyi bu yiri
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
Allow Dhagar khabayashaan umadeena ka Qabo
@jawibila3005
@jawibila3005 Ай бұрын
Raxaweynta jareerta isaaqa somaliya halaka qabto qawilada dhan maaha inta xun aniga isaaq dunida u jeclhy waa dad wngsn
@ceeblaawetube3137
@ceeblaawetube3137 Ай бұрын
Isu badnow baadow🤪🤪
@AbdiDawoood
@AbdiDawoood Ай бұрын
Isaq hooyada was al shabab qabiil mlaha duliyow
@feysalcabdulahi9146
@feysalcabdulahi9146 Ай бұрын
Hadaan nahay qowmiyada jareer weyne waxaan diyaar u nahay leynta hawiye bakhti u sajuude waad aragtay zoobe taan ku dhignay sido kale zoobe two taan ku dhignay waad aragtay sido kale xebta liido waad aragtay taan ku dhignay guul jareer weyne💪😎
@jawibila3005
@jawibila3005 Ай бұрын
@@feysalcabdulahi9146 jareer maha somali
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 Ай бұрын
Balo ku qaaday waa wayeel qaatil ah
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 Ай бұрын
Bal mxaa qaatay mu cibaadheysto
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Ай бұрын
@@zuheybaabdirahmanahmed5992qabyaalad iyo qurun, jihaadka aan jarmalka iyo waqooyi oolin ee koonfur kaliya yaal bal ii sheeg
@CashoMohamed-mc2jo
@CashoMohamed-mc2jo Ай бұрын
Subxanallaah shaaqo wacan allaah nilagarab gaalo kuwas shartod allaah niigaqabto isaaq waxa xamar burburinta kuhaayo wa iyaaga
@MustafCumar-i6y
@MustafCumar-i6y Ай бұрын
Rabbi umada hakaqabto
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 Ай бұрын
Janada hargesa oo ilin ee tala muqdisho waa arin layable snm ayaga shababa
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Ай бұрын
Abiy ahmed mey ushaqeeyaan nooweydiiya
@Adiwahaab-e7p
@Adiwahaab-e7p Ай бұрын
Berta dheer ciidan lee ku dhamaday waana 89 beenala beenalaha ah ciidanka xitaa shacab lee miya hawiye waad fashilinten meesha waxba kuma haysn wadnka cidii xumeysa udaya wana xabiibul malaayiin mxamed cabdulaa❤farmaajo guleyso
@FaxiMaxamed
@FaxiMaxamed Ай бұрын
Hawiye intaad iska deysid korka kaama saaree adigu afkaaga iyo maskax daada kuhadal farmaaje waa shaqsi afkiisa ujoogee dixashaatahay cune
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk Ай бұрын
Subxanalah umada allah ka qabto
@AdanisaaqIbrahim
@AdanisaaqIbrahim Ай бұрын
Somalia hanolato 🎉
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob Ай бұрын
Gawadhida iyo gariga . Somalia iyo somali-didad kanete wa isku warereen .
@ShamsShamsamustafe
@ShamsShamsamustafe Ай бұрын
Subxanala
@NuuraNalka-fh6sh
@NuuraNalka-fh6sh Ай бұрын
Balad weyne aa walee in lagu arka ficneyd 😏
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Ай бұрын
Bariis cml baa loo karinlahaa baladweyne cadi maahan😂😂😂
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 Ай бұрын
Show Isaaquba qayb ka mid ah muqdisha waxay uaadaan iney alshabab ku biraan allow ugargaaro umada Muslim ah ee reer muqdisho 😢
@FY-Editzz
@FY-Editzz Ай бұрын
Xildhibankii reer waqooyi Salax Badbaad oo is qarxiyay,.. sanadkii ma xasuusto.
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@FY-Editzz kalshaale oo hawiye isku xasuqqday.... mad xasuusata 🤣🤣
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@FY-Editzz kalshaale oo hawiye isku xasuqqday.... mad xasuusata 🤣🤣
@abassadan2541
@abassadan2541 Ай бұрын
​@Su😂😂haybCabdi-ku3re
@nimomahamod
@nimomahamod Ай бұрын
Illahay ayaa naga qabtay Al khayir kulaha xaafydi yaa huu
@xamuudi1762
@xamuudi1762 Ай бұрын
Thank you to the armed forces 🙏 judiciary for good jop well don
@sacad.heer.sare12
@sacad.heer.sare12 Ай бұрын
Wllhi.yaaab.isaaq
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 Ай бұрын
Wlhi kooon fuur waaa loo shaqo tagay
@AminaAli-ft9tk
@AminaAli-ft9tk Ай бұрын
Odayga gadhka xun leh Ad halo waraysto wxn fila wx so dirsady sirdoonka shisheeyah si Somalia xasliooni darada uga sii socoto
@deeqoowmuqtaar4950
@deeqoowmuqtaar4950 Ай бұрын
Godanehii horey ii dhintay ee umdda xax kasiiyey, Ma’ Gudaneyaal buu katagay Toloow? Nawaddu Hawaarto 🙌🏼🙌🏼
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 Ай бұрын
Gobolada waqooyi ee Soomaliland alxm waa dad nabada jecel oo 33sano kudhaafay soomaalidakale oo shacabku iyagaa CID wada ah dharcad laamaha amanka saxiib la ah Boorama hargaysa Barbara burco intaba waa la galiyay kooxaha khalkhal galin amniga waase ku fashilmeen 100% ❤❤ sidaasana noobalana anaga Reer soomaalilanders💚🤍❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Ай бұрын
Hadaan nahay reer koofur waxaan na dhameeyey waa reer waqooyi kulaha halkaan u ma dhalana warya miyadan agahna nin soomaaliyeed waxaas nooga sheekaynay waa filim reer waqooyi
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@fadumoabdi5595 mesha kaliyate alshabaab joogto wa koonfur takale alshabaab oo dhan koonfur kaso jedan alidhere waayo inta isaaq iyo waqooyi ku maqan tahay Aya kabaqa inay alshabaab idin dhamyso🤣🤣
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@fadumoabdi5595 mesha kaliyate alshabaab joogto wa koonfur takale alshabaab oo dhan koonfur kaso jedan alidhere waayo inta isaaq iyo waqooyi ku maqan tahay Aya kabaqa inay alshabaab idin dhamyso🤣🤣
@wadania932
@wadania932 Ай бұрын
10 sano kahor ayuu awowgay isheegay, dhahay waxa xamar nabada u diiday waa maamulka rer hargeiso. Haday xamar nabad hesho, waqooyi lama aqoonsanayo waa in ay qaraxa wadan 😢 maanta hadalki awowe soo xasuustay
@wadania932
@wadania932 Ай бұрын
Amiirada shabab oodhan waa isaaq
@NannaabdullahiHassan
@NannaabdullahiHassan Ай бұрын
diltoogasho halakuxukumu 😢umadaweydhameeyeene😢
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka Ай бұрын
Waxaan hanagu deeynin shuutoow, 15sano waxaan oo kale ayaa na qasayey 👌🏻👌🏻
@Cadey12345
@Cadey12345 Ай бұрын
Reer Waqooyi maxaad ka rabtaan reer Baladweyne iyo reer koonfur. Aaway amxaaradii aad isku dhiibteen. Na la dhaafaa balaayadiina. War meey islaamiyaan dadkooda reer waqooyi.
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Ай бұрын
👂👂
@JeckMavio
@JeckMavio Ай бұрын
Hy
@abdikarimali1666
@abdikarimali1666 Ай бұрын
Abwaan Nageeye keena Meesha Waa Ninkaas Ninka Yiri imaada
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw Ай бұрын
Casho cadeey geesiyad waye mashlah
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Kuwaan da kalama laha waa musiibo wadayaal umada dhiigooda banaystay dukum daakum ALLAHA KADHIGO
@Sadaam-yb1kh
@Sadaam-yb1kh Ай бұрын
Niinkan siwacan halo baadho horjoge ween
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 16 күн бұрын
War cidii waqooye katimid oo shabab gasha hala laayo.
@missmohamud1956
@missmohamud1956 Ай бұрын
Erey cusub a barane ani iyo Shuute (istaanka)
@husseinmohamedabdillahi2627
@husseinmohamedabdillahi2627 Ай бұрын
Hadaanu Somaliland nahay waxaan idinkugu taageersanahay inaad nimankaaas khawaarijta ah aad xukun dil ku xukuntaa oo bulshada ka qabataan. Nimankaas umada alle ha idinka qabto
@erdogan2030
@erdogan2030 Ай бұрын
Waa 55jir wa yaab Side waax yahiin
@sharkasharka8243
@sharkasharka8243 Ай бұрын
😂 janada ma koonfurta ayey ku talaa Waqoyigana naar miyaa ku talaa
@saynabahamed7148
@saynabahamed7148 Ай бұрын
Warku waan ha soodaynina diila
11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.
23:57
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 15 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Wareysi Gaar ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo uu kaga hadlay arrimo muhiim ah..
1:00:45
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 2,7 МЛН
Xaasas Basaasiin ahaa, kuwa shukaansi safar u ahaa, mid is-qaxin ku qorneyd & Kuwa Kale.
37:59
Maxkamadaynta Ciidamo loo haysto Dhacdo Argagax leh
12:06
Somali National Television
Рет қаралды 290 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН