Suldaanka tv si fiican baad u sheegtay, weriye jira, sanaag weligeed ba wadani bay ahayd xitaaz 2017 60 kun baa wadani u codeeyey waa degaan majority habaryoonis degto
@nimoabdulahi832851 минут бұрын
Muuse buuxi ilaahay nagama soo celiyo from nayrobi
@ilhan6872 сағат бұрын
Sool iyo buhuhodleiyo sanaagba waana lagu guulaystaye ashaaallah
@MaxamedCumardheere-y2y4 сағат бұрын
KA FIIRSO WAXAAD FAAFINAYSO. SOOL IYO BUHODLE IYO SANAAG CIDI KAMA CODAYN MARKA LAGA REEBO GAR ADAG IYO CEEL AFWEYN BEENTAANA RAALLI GELIN KA BIXI WERIYE
Sxb sanaag garadag,ceelafweyn ceerigaabo iyo meela kaleba waa laga codeeyey, sool oog,caynaba waa laga codeey,buuhoodle, qorilugud,balicalanle iyo dhamaan deegaamada habarjeclo degto ee hoos yimaada buuhoodle waa laga codeeyey khaatumona waxba kama qaban karaan waxaa jooga ciidamada ssb
@shamsoibrahim44313 сағат бұрын
Taas wax yar miyaa? Dowlada Somaliland wa maxay? Dowlada Somalia doorashada way Hambalyeysay laakin safiirka qaranimada 🇸🇴 ayuu ku gafay wana in lagu gala xisaabtama!!! Adigayba wadaniyada kugu yartahay
Immika yaad wax u sheegaysaa ilayn laga yaabaa inaanad waligaa codayn oo aanad garanayn sharciga iyo kala danbaynta adeer natiijada dhawaaqa komishanka doorashooyinka ka hor waa been wixii la sii shubo Ogsoonow in runta markaad tidhaah dad badan kugu soo dhiiranauaan dhagaysiiga lkn haddaad waxaad kasoo aragtay Facebook Tik-Tok iyo in aad malo awaashay aanay cidna ku dhagaysanayn Markaa is toosi oo u hadal sii suldaan caadiya Salaamanid
@AliHussein-wh7pb14 минут бұрын
Iska caddeyso naceybk dowladda
@XaliimoCali-xs1ou2 сағат бұрын
Waar walli miaa ooyaysaan Dee idhuhu haydin casaadan so socoteee
Acwb adiga laftigaaga ayaa ( reer soomaaliland gancinaya), safiirku xaq uma laha inuu yidhaahdo ( wadanka soomaaliland ) Maxaa lagu heystay ( Itoobiyaan airlines iyo emirates?), safiirka was in laga eryayaa ama shirkadihii ( somaliland qorayey la daayaa.
@AbdiassisOmar-w3uСағат бұрын
Ma caqliga ayaad la'dahay waxa loo yeeray Somali land ma ahane waa Denmark oo ku tilmaantay Dal halkii ay dhihi lahaayeey maamul. Suaal adigan ma axmaar baad tahay mise Somali, sow tan ay u hamballyeeyeen indo beele
@mohameddayib5223Сағат бұрын
Wax so baro Sida lo so gudbiyo.ware xaqiiq ah.. dadka beenta ka daay