Deg Deg: Cabdi Qeybdiid & Cabdisamad oo weerar ku Qaaday Xasan Sheekh Boobka Shacabka..

  Рет қаралды 11,374

Daauus Media

Daauus Media

17 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 39
@sahromahamud
@sahromahamud 15 күн бұрын
Allow Noo Miciin Soomaaliyeey 🇸🇴🙏😭
@MegagCise
@MegagCise 15 күн бұрын
waa jabtay ciidi
@CabdirisaqXasan-km5zy
@CabdirisaqXasan-km5zy 15 күн бұрын
Waad mahad santahay
@yaakcon
@yaakcon 15 күн бұрын
Hantidoodii iyo degaankoodii ku lahaa. War cidaan ma xishooto. Waa tuugo aan xishoon.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 15 күн бұрын
Ina maco uguyeera buulal ha udhiso beesha lixaad hakuqaraabte
@CabdirisaqXasan-km5zy
@CabdirisaqXasan-km5zy 15 күн бұрын
Asc
@mancityfan660
@mancityfan660 15 күн бұрын
Qofka weyn haduu xigmad ku hadleen muu iska amuso meesha baadiyo miyaa mesha rabto iska dageyso shati maa u haystan damdamiska dadka iyo dalkaa u baahan
@omarhussien8958
@omarhussien8958 15 күн бұрын
Cidda dhul Hala siiyo sida murusade dhul dayniile loo siiyay!
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 15 күн бұрын
Xaafada la yiraahdo Galmudug baa hadda ka hor boqolaal boos laga siiyey, haddane goorba meel kale la dejin doonaa, waxooduse waa "halkaan rabay roob ma iigu da'ay" Jid baa halkaa uga dilaacay 😁
@jamacmire1911
@jamacmire1911 15 күн бұрын
Cabdi qaybdiid nacnac looma baahnee dalxaraashe iskaqabta
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 15 күн бұрын
Somaliya 34 ayey doolad la aan aheey hada hada dooladii madiidan tihiin😢😢
@nazdalaan
@nazdalaan 15 күн бұрын
Cabdi Qaybdiid ayaan dhegeysanaynaa 2024.. manaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa!!? Mid baa igu yiri; labadaba wax baa ka run ah😹😹😹
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 15 күн бұрын
Afbey hayan
@bravaboy441
@bravaboy441 15 күн бұрын
Habaarkii Farmaajo
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 15 күн бұрын
Ma carruur uu dhalay baa ??
@zeynabsalad4918
@zeynabsalad4918 15 күн бұрын
dadbaad horay uqaxiseen marka nabsigii baa imaaday
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 15 күн бұрын
Adigii xamar burburiyey 1991 miyaa doonayo 2024 inaad dad la hadasho.garashada lagaa qaad dadka ka xishood majiro ruux kaa liito adigaa dejiyey iyo odaygii dhiigyacabkii caaydiid labadiinaa ku daneystay ku dagaalay ee sharciga u hogaansama ama weerara ciidanka raganimo
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 15 күн бұрын
Xasan dalxarash nigaraya habrgidaray😂😂😂😂😂
@CabdirisaqXasan-km5zy
@CabdirisaqXasan-km5zy 15 күн бұрын
Ma waxaan loo layn sida yahuudu ulayso falastiin markaan eeggnay shacab ku seexday nabad kuna kacay weerar ay ku soo qaaday dowladoodii ma mudnaa yeen in dowladoodii msa la orankaraa madaxwaynaha qaranka waxba kama ogayn haday saas ay dhacday manoo sii ahaan karaa madaxa wayne hdiise uu sii ahaado mida hada dhcday mid kadaran Malaga filalan karaa mise wanaag
@zeynabsalad4918
@zeynabsalad4918 15 күн бұрын
waliba qal qasheen oo dubteen
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 15 күн бұрын
cabdi qeeyb diid macaa asaga guri bililiqo davan wiilkan shiqa dhaley farmaano ayaqan sideey istahilan markuu xasan yimado xalku wasan
@MegagCise
@MegagCise 15 күн бұрын
ordahaya caabadka daaya kkkkk
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 15 күн бұрын
Xasan qabri
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 15 күн бұрын
Falkaa waa mid qaldan cidii abaabushay way kuqaldan tahay dowladu maahn inay dadka argagixiso nidaam ayaa loo wajahaa arimaha waa run dhulka dowlada leh lkn ogaada dowlada iyo dalkaba iyo waxa dulsaaran oo dhan waa leh muwadin baa leh ogaada taa. Yaa marka wax leh ? Dadka right
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 15 күн бұрын
Ceebbadana xaqdaro ayuu uqaylinaya asigo dadas ah yab
@hanathajo313
@hanathajo313 15 күн бұрын
Falastiin ayan noqoney wlhi
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 15 күн бұрын
Maxaa idinka dhigaya aaway Galmudug ??
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 15 күн бұрын
Ader yaal ama qabiil dorta ama qaran doorta dhul aay dowladii lahayd ubahatay qalad hakadhigun.dadkan ha ushegina been waxba umatari kartan fadlan hadii dhul lasiinayo hawbasbixin.
@majdihassan647
@majdihassan647 15 күн бұрын
maxaa la yiraahdaa Qaran.wax qaran la yiraahdo ma jiraan.
@DarwiishNL
@DarwiishNL 15 күн бұрын
Waxaan. Maqlijirey. Ninkii. Dulmii. Ka. Shaqeeya. Gurigiisey. Ku. Danbeysaa Qaran. Dhan. Oo. Ladhisayey Qarnii. Dadka. Soomaaliyeed. Helaan. Gobanimoo. Xoriyad Kumanaan. Ayaa. U. God. Galay Oo. Rag. Qaranimada. Umada. Soomaaliyeed. Mar. Danbey. Asaagood. Gumeysan. Hurumar. Badhaadhe. U. Jiheeyey. Umada. S. M. Y U. Dgisay. Quwada. Afrika. Tan. 3dexaad. Odaygan. Maanta. Maatadiisii. Leeh. Waa. Labaramiciyey. Jariimadaas. Qarankii. S. M. Mingisto. Uu. Dhoho. Hooya. Zoogaafan. Gubkoo. Dumiya. Waa. Dawlad. Daaroode. Waxay. Geysteen. Ayey. Geystee.. kuwaas. Oo. Ay. Ahayd. In. Umada. Hortooda Lagu. Maxakamadeeyoo. Ayaa Sanater. Xildhibaano. Wasiiro Ah. Adiguu. Gaalkacyo. Waxaa. Igu. Maqaala. Inaad. Xasuuqooda. Ka. Qayb. Qaadatey. Odayaal. Reer. P. L. Ah. Aduunka. Cid. Ku. Makamadeyneysa lama. Hayo Lkn. Maaliney. Noqotoba. Alle. Waad. Hor. Tegii. Jariimooyinkaad. Geysatey
@raageegal7691
@raageegal7691 15 күн бұрын
war cidda adiga ku dhageysato baa kzalidata tuug .qaranjibis.xaaraan quute..dambiile aabaheed baa tahayee...meel aad xaaraaraan aad ku deganeyd ..yaa xaq idin siiyeey
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 15 күн бұрын
Adinkaa musoobo iskudoortey farmaajo farmaajo kusocoliya sokamadhicin
@osmanabdiabdulle7602
@osmanabdiabdulle7602 15 күн бұрын
labadan xooga ayeey raban iimanka beela bal yaa wakiishay tuugo
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 15 күн бұрын
Dhulka dowlada waa inaa kabaxdaan baryo wee dhamaatay dhulkiina ku laabta mooryaan yaheey foosha xun cawaanta ah hg waa xaar 💩💩💩💩💩💩💩💩💩
@iskufilan1223
@iskufilan1223 15 күн бұрын
Awoowyaal Madaxweyne Hassan sheekh afka haku so taagine oroda shaqo yeesha is waydiiya yaa ba biyey is waydiya
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 15 күн бұрын
Xasan Tuug shaqadiisa waa inuu intuu umada dabin u dhigo inuu diyaarad raaco. Ilaahay diyaarada ha la qarxiyo Bi.idnilaahi kariim Qabuuro Qoto moowta baade Xasan Tuug in dameer lagu aaminay ahayd in doowlad diin, dal iyo dad lagu aamino ma ahan waa kaafir aan reer aakhireed iyo reer aduun aan xushmad u hayn. Haduu caqli Lee yahay oo uu rag yahay 8 saac oo habeenimo dad jiif jiifo sidii Shabaab muu weerareen. Gacanta Shabaab ku bax Bi.idnilaahi Xasan Xaraash
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 15 күн бұрын
Runtaa walaahi 😂😂
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 15 күн бұрын
Good girl
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 115 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,8 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 115 МЛН