No video

Deg Deg Cabdiraxman Boorre Oo Ka Hadlay Xaaladda Jabuuti & Colaadda Geelle Ka Hurinayo Somaliland

  Рет қаралды 57,891

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Deg Deg Cabdiraxman Boorre Oo Ka Hadlay Xaaladda Jabuuti & Colaadda Geelle Ka Hurinayo Somaliland
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 83
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Ай бұрын
Maasha Allah maanta ayaa loo yaabaa keligii taliye Geelle wuu arkaa qabta ku dhacdey fidno wadihii farax macalin qof kasta ama dal kasta oo soo faragaliya somaliland ilaahey baa ciidamo rabaani ah ku duleeya maantana geelle ayey haysataa waxaanu leenahay ka xaab xaabi waxaad ka hesho somaliland guul forever insha Allaah cadowgeenana guuldaro Allaahumaa Aamiin❤
@MoktarHoumad
@MoktarHoumad Ай бұрын
Pas nous en est assez grand.en te connais tres bien Aboo...vive IOG
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Waxa wanaagsan in mucaarka jsbuuti saodhig la siiyo o gacmo fursn lagu soo dhaweeyo👍👍👍👍👍😊
@SaidDjama-ji2vg
@SaidDjama-ji2vg 24 күн бұрын
Bien dit couz
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
ABDI RAHMAAN PORE WELCOME TO THE SOMALILAND WE SIPORT YOU WHATEVER WE CAN AS A SOMALILAND
@achaaigal3722
@achaaigal3722 Ай бұрын
Mashallaha go for it
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Free Djibouti
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 Ай бұрын
Guuul guuul soomaalind
@user-gt6ek1rw7m
@user-gt6ek1rw7m Ай бұрын
Somaliland
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@CharliecharlokayadCharlie
@CharliecharlokayadCharlie Ай бұрын
Bravo cuz dit lui la verite Macha Allah Avec toi cuz
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 Ай бұрын
🎉🎉
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Ай бұрын
Jabuuti iyo ismacil cumar geele way u dhamaatay waxa suuragala in jabuuti Ethiopia ama Eritrea mid qaato Ismail isagaa u yeedhay wareerkan waliba meel uu tagi karaa dunida ma jirto ee jabuuti buu silic ugu dhimanayaa
@demhalladbaruoras5270
@demhalladbaruoras5270 Ай бұрын
Xasid xasid dhalay Ismaël utagiin lakin idinku maa helaysin ictiraf 😂
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 Ай бұрын
Boore warkiisa waa sax geelle bad buu galay.
@user-qq2ll6zs8h
@user-qq2ll6zs8h Ай бұрын
Booted..kaalay..somaalilaand
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 Ай бұрын
Jabuuti waa gaza camal
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
JABHADAHA MUCAARADKA JABUUTI DEGDEG HALOO HAWL GELIYO GEELE SI UUN HALOOGA FURDAAMIYO.... RAJIIMKA HALAYSKU KAASHADDO
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md Ай бұрын
Maal qabeen boore hadii u hargeisa yimaado geele waa u dhamaatay
@axmaddeeq9399
@axmaddeeq9399 Ай бұрын
Geele waa degdayter
@FathimoussaosmanFathimoussaosm
@FathimoussaosmanFathimoussaosm 19 күн бұрын
Abdirahman tuke allah ka ceymad she aya tahey
@iidxasan5453
@iidxasan5453 Ай бұрын
Msha Allah geesi qaran
@AhmedIsmail-w8j
@AhmedIsmail-w8j 27 күн бұрын
Bada wa bad somaliyeed Ismail wa badisiye dakakona wa dakane isse
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 Ай бұрын
Gerle maafiyada xamar buu hedhiis galay
@AhmedFay-qw7px
@AhmedFay-qw7px Ай бұрын
Bore thank you very much
@oubah2501
@oubah2501 Ай бұрын
Reer emarad aya dhalkagi iyo dadgaki kaa dorateh Mr Boreh, ii wad sha'kada.
@MahamoudElmiHassan
@MahamoudElmiHassan Ай бұрын
😢
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
ITOOBIYANA BADII WAA LASAXEEXAYE XASAN GURGUURTE WUU FASHILMAY
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
BOORE FREEEEEEEEEEEEE SOMALILAND.
@CharliecharlokayadCharlie
@CharliecharlokayadCharlie Ай бұрын
Au secour borehole sauve le pays
@qooqane65
@qooqane65 Ай бұрын
Waa dhibaato
@harunmusse153
@harunmusse153 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedMohamoud-xd1lk
@MohamedMohamoud-xd1lk Ай бұрын
Saawdi kii ogaa abdirahman hasoo labnil masuubo 🙏😢😢😢😢adaakadaran masiibatahay 🙏
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j Ай бұрын
War waxan wa 2015 kii
@ArarsehDjidheh
@ArarsehDjidheh Ай бұрын
Dhiibtaad ugaaysatay aduu shaqalahaa gii maad ilowdaay malmahaad kuraxaysanaysay dhiigaa masakiintaa kushaqaaysaa
@Idiriscabdi-dg3hf
@Idiriscabdi-dg3hf 20 күн бұрын
Ma adaa Wanaag sheegankara waxan kuguleenahay misharooyin iyo xaqii shirkadaada and kuugu shaqynay shrkadadii sobiriin horta aduu shcabka woxogii soosii
@ArarsehDjidheh
@ArarsehDjidheh Ай бұрын
Aduu rejabutii hasohoorjoofsaan maarlabaad
@MarwoAyan-ni7ix
@MarwoAyan-ni7ix Ай бұрын
Somalilland is best county the most beautiful than Djibout And somalilland Free❤❤❤
@ShakiCali
@ShakiCali Ай бұрын
Cabdiraxmaan Boore welcome to somaliland
@OmarNima-yv5ti
@OmarNima-yv5ti Ай бұрын
Wan ka xumahay adou inad hadashif wayo réer djibouti oo jooga ayad uu yedhey étranger iyagana aad siiisay salaire 40000fdj dhaaffayn
@ArarsehDjidheh
@ArarsehDjidheh Ай бұрын
Aduu rejabutii hasohoorjoofsaan
@ilwadahmed3303
@ilwadahmed3303 Ай бұрын
Waar jabuuti Waa nabad arsaaqadana Allah bixiiya hooyo hadaan nahay qaxooti ma rabnoo yaa Allaah ALLOW SOMALI HESHISII
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
Oh dear
@dileytahabib7
@dileytahabib7 Ай бұрын
BOREH WA BENALE
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
A/RAXMAN BOORE OO SHACAB REER JABOUTI KU AMRAY INAY KACAAN MUDAHARAADO SAMAYAAN OO DIIDAAN ISMAIL GELE.
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Ай бұрын
Boorow kaalay somaliland anaga saldhig kusiinayna waliba ku garab istaagayna oo kusoo dhawaynayna kaaalay well come soo dhawaaw
@dodo6860
@dodo6860 Ай бұрын
Boreh jabhad maha
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 Ай бұрын
warunti cunoqabatayn basaran reer jabuti alehen hawgargare haka korqadan manaxahan inagele
@abdourachidIlyas
@abdourachidIlyas Ай бұрын
Ninkasta oo dhibay reer jabuuti markuu cadhoodo ayuu wax ka sheegsheegaa dibadaha
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 18 күн бұрын
Clip kani waa mar hore
@ShucaybCali-eb1mv
@ShucaybCali-eb1mv Ай бұрын
Hargaysa kaalay
@abdourachidIlyas
@abdourachidIlyas Ай бұрын
Ma is ogtahay inaad adigu aad samayn jirtay wax ka daran taad ka sheekayn
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Geelle waaxu kuu danbeynaya halke ayee Maren AFWAYNE,,QADAAFI,,,ZADAAM EE ZUUGA😅😅 allah haa kaa qaabto somaliland cadowga xaaqa hilinaya Geelle guleysan maayo oo badile buu kuu soocda
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 25 күн бұрын
Cabdiraxman bore wa tuuuuug ciid dhageysanesa majirto
@ahmedmumin1266
@ahmedmumin1266 Ай бұрын
Adeer fuleynimaad imika UGA hadleysaa Ismail Omar, horaba maad UGA hadashid, Laftanagaa wax hakaa celiso
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Hada ayaa Djabouti laga xoreeyn doona keligiis taliyahay, dhagar qabaha ee aan dhergeen ee umadiisa ku dul. Taajirey .
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md Ай бұрын
Ninkan hargeisa haduu yimaado geele waa loo yaaba
@abdourachidIlyas
@abdourachidIlyas Ай бұрын
Ina boore,goormaad aragtay arimahan aad ka sheekaynaysid.
@fahmidirechannel2373
@fahmidirechannel2373 Ай бұрын
Waxan 13toban sano ka hor weyan wax kale keen
@Bashe24tv
@Bashe24tv Ай бұрын
waa fidyo hore
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Djobuti xero magafe noqty wlee Ismacil Omar geeleh ayaa mesha qas kawada
@warsamaomar2729
@warsamaomar2729 Ай бұрын
10 sano ka hor weeye videogu
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
That's not true, the reality is on going and you will see what will happen soon.
@AbdillahiMoxamedangry
@AbdillahiMoxamedangry Ай бұрын
ABDIRAHMAN MAHAMUD BOREH ISMAI.L FARAS MAGALA BACHTUN (YONIS MOUSSA GALANE ( qudhaac STDG IYO GALOOL) CUSMAN CELEYEH ? SKETCH PK12 2 packet khat maa iqaadi?
@OmarNima-yv5ti
@OmarNima-yv5ti Ай бұрын
Islan hinastay herked iya laydinka mari idi aad tihin réer djibouti way idin gara n'a yaan
@amekkalil6669
@amekkalil6669 Ай бұрын
Plz Somaliland ah nasiso jabhad macariidaa o jabutian
@hawaadey903
@hawaadey903 Ай бұрын
Asc walahi boreh ismael ba ka ficaan
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 Ай бұрын
Boore Seylac tag?
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 Ай бұрын
Geele aldhabaab buu inantiisa kula xididay
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z Ай бұрын
Dowladenu budget haku bixiso halyeygan kkk S/land waa dadka lacag kubixiyey Eric omodi, koley waxay Galen unbaa laga goyne waa dad tuug iyo hayireen iyo jabhad ay maamulaan
@alimahamouddoualeh3623
@alimahamouddoualeh3623 Ай бұрын
😂
@bahjaahmed727
@bahjaahmed727 Ай бұрын
Akhasay ilaahay wa la iloobey beenaleh 👎👎👎👎
@MohamedMohamoud-xd1lk
@MohamedMohamoud-xd1lk Ай бұрын
Tous ces toi qui à comman ambacil première personne en joll vien chez nous ampacil
@YayaMed-gf3rx
@YayaMed-gf3rx Ай бұрын
C'est vrai il y injustice mais toi tu es sheikh kkkkkkk lorsque tu es à Djibouti tous les responsables qui es à Djibouti c'est bordel
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
DICTATOR ISMAACIIL CUMAR GEELE WAKHTIGIISU WAA GABA GABO
@faysalIbrahimmaxamud
@faysalIbrahimmaxamud 14 күн бұрын
Kkkk beenale djuuti waa xor ee hamadin meel xun
@moustafaaliguedihassan5133
@moustafaaliguedihassan5133 19 күн бұрын
Beenalee bye bye...maxaad dhantàa adigu😅
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 Ай бұрын
Piylotkii mee tolow miyuu Diley?
@HassanBilehBileh
@HassanBilehBileh 15 күн бұрын
Bordel c est vous qui est plus mauvais que iog. Tu sais combien ds gens ont perdus leurs mains comme accidents et que tu n a rien comme indemniter sur ton entreprise. Doofare
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 Ай бұрын
Jabuuti waa GAZA PO KALE
@user-pc1se2yz3b
@user-pc1se2yz3b Ай бұрын
aniga reer Jabuuti ah kani waa tuug 😂😂😂 ma isaga aya wax noosheegaya , somaliland waxla idhahdoo ma naqaano
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 33 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 13 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 13 МЛН
Jabuuti Oo Isaaq Lagu Xasuuqay Ganacsatadoodi Qaarna Xabsiga Lagu Guray
8:14
2 QISOO CAAJIB AH IYO XARAGII SH ABDIRAHMAN BASHIR | MAALMAHA
12:38
Deg deg masuul hada iska casilay dawlada muuse biixi
5:16
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 41 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 33 МЛН