Deg Deg Caddaymo Muujinaya Shirqool Uu Geelle U Soo Maleegay Somaliland & Xogo Kale

  Рет қаралды 19,879

Arabsiyo News

Arabsiyo News

28 күн бұрын

Deg Deg Caddaymo Muujinaya Shirqool Uu Geelle U Soo Maleegay Somaliland & Xogo Kale
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 56
@husseinomar5942
@husseinomar5942 26 күн бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l 26 күн бұрын
Truly speaking I appreciate
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 26 күн бұрын
Guushaa cadaw badan guuuuul hero abiy and muuse
@sabaaxmaxamedxasan5976
@sabaaxmaxamedxasan5976 26 күн бұрын
Xirsi ha laxidho ma wuxuu ka kawaynayah sharciga inaxaashiba waa laxidhee good
@markcaa2942
@markcaa2942 26 күн бұрын
Hadaan Sharcigu shaqaynan maxaa meesha yaala
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 26 күн бұрын
Walahi waa ruunti 😢😢😢😢 WADANI wa qaran dumiis😢😢😢 INSHA'ALLAH GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND 🥰🥰🥰🥰
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 26 күн бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 26 күн бұрын
Allah ha jabiyo cadowga JSL idam Allah Somaliland wa'ay ka guleysan cadowgeyna💚🤍❤
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 26 күн бұрын
Cirro, xirsiyo gaabo iyo wadani way iska cad tahay iney yihiin qaran dumis laakiin somaliland waxaa ilaashanaya inta jecel madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye wey guuleysan doonaan 5ta sano ee soo socotaba insha allah wadani iyo cirro xirsi wey dhici doonaan insha allah allaahumaa aamiin❤❤
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 26 күн бұрын
Meesha ma muuse baa aabihii uga dhintay adeerayaal maamul goboleed baa tihiin
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 26 күн бұрын
@@ayanelmi7218 qadaadweyn hawshaada qabso
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 26 күн бұрын
CADOWGA SOMALILAND ILLAHEYE HAA JEBYO INSHA ALLAHA😮😮😮😮
@yurub5288
@yurub5288 27 күн бұрын
Muuse biixi wuxuu noqoday keligii waxana la yidhi inkastoo nin geesi rag u geed Adegyahay Hadaan garabka lala qaban guri oodimayo isaqu nin kooda geesiga Ah iyagaa cuna 😢
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 27 күн бұрын
Cida somaliland hor istaagta balayo ayuunba ka raacda bal dhawaaan ina geele waxa ku dhaca waynu eeegi
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 27 күн бұрын
💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️✌️✌️💪💪🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍✌️✌️✌️✌️💪💪💪🥰🥰🥰🥰soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x 26 күн бұрын
geesi soomaalilandr ah weeyn wllhi
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 26 күн бұрын
Somalilan hajirdo
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 27 күн бұрын
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 26 күн бұрын
Geelaha Diktaarka Kursiga ku raagay ama mid gudaha isku daya Inuu Amni Daro ka sameeyo intaba waaba la ogaan waxay ku dambeeyaan,Odaygaas waqtigiisii baa soo dhamaaday waxaad ka garanaysaa Kolba wax ka daran tii hore buu ku isku-deyayaa,shacabka jabuuti buu iska jeedi is leeyahay,kuwa Muqdisho fadhiyana Maskaxda ayuu ka haystaa si syna isu maamulin,intaba ilaahay baa ka weyn,
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 26 күн бұрын
Wasaaradii warfaafintta iyo arimaha gudaha ayaa fadhiid noqday ee in wsx laga badalaa.
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 27 күн бұрын
Colaada wey ka horeysay Mouga ilaa.kow iyo sagaashankii jabuuti.colaadaa wey waday
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 26 күн бұрын
Wasaardii warfaafinta miyey seexafay,??
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 26 күн бұрын
Huwan iyo hadhaaga faqashta ee gudaha ujoogta nacaladi kudhacday halayska qabto huwantan madax waynaha kadaba hadlaya ee hadana codka noosoo doonanayaa
@abdillahi194
@abdillahi194 26 күн бұрын
Asc dhamaan bales nacam adeerama geyt
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 26 күн бұрын
Cida qaranka ka hortimaada shacrciga halamariyo citisaamkan isdhigaya xisbi mucaarid ah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 26 күн бұрын
Halkii noolgu Shiraayay Allow adaan ka maqnayn halkii naloogu tashanaayay Alloow Adaan ka maqnayn halkay ishayadu ka maqan tahay alloow adaan ka maqnayn ee cadawga Somaliland ufaqaaya ku celi waxay maleegayaan dub unoq balaayooy geele aa kusoodiraye dub unoqo belaayooy gurguurtaa kusoo diray dub unoqo belaayooy
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 27 күн бұрын
Well said
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 27 күн бұрын
Allaah lajira somaliland majiro shacab midaysan hogaan dhiiran tiibaga yaydhin maatana
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 26 күн бұрын
XUDUUDA JABOUTI HALA XIDHO
@amalos3435
@amalos3435 27 күн бұрын
Xusbiga wadani ayaa tagersan Jabuuti dhibtay inagu hayso
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 20 күн бұрын
Waar waxaan idiin shegayaa waxa waxan wadaa waa daarood iyo geele iyo ciidagale ina abiibna iska qabta iyo batuun
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 26 күн бұрын
Ma aha wax la dhayalsan karo kulanka Turkey 🇹🇷 waayo Qatar 🇶🇦 iyo Turkey-ba 🇹🇷 waa cadowgeenii oo u kulmey cadaadis lasaarayo Ethiopia 🇪🇹, waayo waxaa jira dano badan oo ka dhaxeeya Ethiopia 🇪🇹 Qatar 🇶🇦 iyo Turkey 🇹🇷 ba ,oo saameyn ku yeelan kara is fahanka Somaliland iyo Ethiopia 🇪🇹.
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 26 күн бұрын
Macarid kii somalilan aya dhabaka katooganaya
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 26 күн бұрын
Warfaafinta iyo wacyigelinta waa la gaadhsiiyaa xiligii madaxweyne siilaanyo ee sare loo qaadey daawaahada television-ka maalgelinta abwaanada iyo fanka .
@markcaa2942
@markcaa2942 26 күн бұрын
Why muuse and his government is too weak and fearful about qabaail
@Hawd74.
@Hawd74. 26 күн бұрын
Jabuti way kibirtay caloolwayne he needs to go
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 27 күн бұрын
Somaliland baa lee dambiga wa run wa in la xakameeyo wixi la fafinayo.
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 26 күн бұрын
Y
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 26 күн бұрын
SLAND HADAANEY KALA ADKAAN CADAW ISKA CELIN MAAYAAN
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 26 күн бұрын
Maxamed Xaashi , Gaboose & Jamaal waxay furteen urur aan sharcigu ogolayn oo Qaran la yidhaa sharcina way ahayd in la xidho laakiin Gudoomiye xisbi oo xaq u leh dhaliiil inuu u jeediyo maamulka jira sidee loo xidhi karaa ? Mida kale Madaxwayne Biixi ma kala tashaday gudoomiyayaasha xisbiyada Qaran ama Gudoomiyayaasha Golayaasha Qaranka ? Jawaabtu waa Maya xataa Golaha Wasiirada ayaanu u soo bandhigin golahiisa Wasiirada oo waa kii Wasiirka gaashaandhigu isku casilay namuu tusin Madaxwayne Biixi . Markaa hadii aanu Madaxwayne biixi uu kalidii tashanayo waa sidii murtidii ahayd nin kalidii tashaday waa nin orgi rartay. Waa in uu ninkan wayni si macquul ah u hadlaa oo aan caadifadi ku jirin .
@qurbaawis642
@qurbaawis642 26 күн бұрын
MUSE BIIXI WAA INUU CIIDANKA KU HUBEEYAA SAANAD CUSUB SI DJIBOUTI LAYSKAGA CELIYO
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 23 күн бұрын
Prfos miicaan gobolkeebuu ka soo jeedaa????
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 26 күн бұрын
Ruunta ma isku sheegna "GARI LABA NIN KAMA QOSLISO " Ciyaari imika umbay bilabamatay Labada Kooxod mid umbay Gushi raaci wayo Xiisadu adbay uu saro kacdey Qolo walba heelado ayay adegsanaysa ay libinta ku qadato " NINKI LAGA BADIYA WAA BAKAYLE QALEEN Nin waliba ha iska hadleh ciyaari waa geli dambe la arkidoona Kooxda libinta la hoyata
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 26 күн бұрын
Waar wax aynu u bahanay in ay wasarada arimaha gudaha shaqaysa madaxwaneheenu wuxuu noqday kali waxaa loo bahan yahay waar somaliland waa lagu soo duulay ee waxaan rabnaa inaynu wada shaqeeyno oo inta shir laqabto dadka wax garadka ah oo waxa laga qabto dadka qallaasah ka wada wadanka dhexdiisa oo aynaan ku wada mashquulin arimaha itoobiya iyo somaliland markaa waa in aynu arimaheena gudaha hoose u eegno inamadan yar yar ee xildhibaanada ah ee lay noo soo adaygsanayo ee cadawga lasocda marka hore waxaad dag dag u xidhaan inamada yar yar ee lakala yiraahdo maxamed abiib iyo ka yar ee laga soo doortay sool
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 26 күн бұрын
Madax wayne muuse biixi cidna muu caayin cidna muu maagin ee run buu sheegay wax muuqda ayuu taabtay ismaaciil c geele na eedii loo jeediyey ka muu jawaabin ee meel kale ayuu isku qaaday waxaanu ku hadlayey afkii huwanta ee ahaa muusoow xirsigan la sheegayo muxuu yahay sharciga ayaa ka sareeya hooyadii iyo gudoomiyihiisaba ha waso sheega
@roodacawad13
@roodacawad13 26 күн бұрын
Guuuuul somaliland cadowgeedu ha jabo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@marwoali6189
@marwoali6189 26 күн бұрын
MUUSAA DALKA DIFAACI KARA IS NOT XIRSI IYO INTA LA MID KA AH EE CAADA QAATAYAASHA AH IYO YUHUUD SOOMAALIDA WAA STUPID .
@Sabuha28
@Sabuha28 26 күн бұрын
Guul somaliland in shaa Allah Illahey ayaa xafidi doona
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 24 күн бұрын
Hadaad nasoogasho mayleedaha hadalkaagu waad inaka qaybinaysaa inaga dhex Deena ayaad Kala qaybinaso
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 26 күн бұрын
Ismaciil iska ilaliya wa tuug
@mouhamoud5605
@mouhamoud5605 27 күн бұрын
Geele dulmiga somali uu ku hayey waad kula socoteen, ma haduu idinla xumaaday.
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 27 күн бұрын
Muse biixi qofkii ay kala feker noqdaan waa huwan
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 27 күн бұрын
Malinta Fiqi iyo kuwa la mid ka ay dumarka iyo hablina Somaliland dhexdedaa la kusado ayad Muse Bixi xasusan donta wa hadad tahay reer Somaliland hadad faqash tahayna afkaga uraya xidh.
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 26 күн бұрын
Warfaafinta iyo wacyigelinta waa la gaadhsiiyaa xiligii madaxweyne siilaanyo ee sare loo qaadey daawaahada television-ka qaranka iyo maalgelinta abwaanada iyo fanka .
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 121 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 82 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
XAFLADI 1LUULYO İYO SIDAAN UGU DABAAL DAGNAY ANKARA🇸🇴🩸💕
13:02
WAR DEG DEG VILLA SOMALIYA July 28, 2024
16:15
Somaliya TV
Рет қаралды 363
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН