DEG DEG Cali Geedi O Caawa Shaaciyay War Hurdada Udiiday Mucaaradka, Beesha Hawiye Oo Go'aan Adag

  Рет қаралды 22,533

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Cali Geedi O Caawa Shaaciyay War Hurdada Udiiday Mucaaradka, Beesha Hawiye Oo Go'aan Adag

Пікірлер: 84
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
cali m.geeddi waa geesi aan hadalka dhabta ah la gabban guuleeyso
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 Ай бұрын
Warkii ugu qaraaraa oo xaqiiq ah oo dhibaya danleeyda siyaasada
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal Ай бұрын
Allah kacabasad haweye ee daaca jojiay oo muslinmo iyo Somalinimo iyo midinimo haalaradiyo oo Allah halaagcabsado inshallah Scws
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 Ай бұрын
Cali geedi caada qaate inan gumeyd aan qadiyad lahayn
@jamacnaleye3992
@jamacnaleye3992 Ай бұрын
Waryaa naga aamusiya nacaladi dushisa ha ahatee etobiyanka etobiyanku dhalay ilaaheyow waxaan ka baryaya in adoonkaas adiga aburtaye naga hor wad u umada somaliyed ka hor wareji wajigisa insha allaah ilaahey gacanta cadowga aad mar waliba jeceshahay ee etobiya hakugu bixiyo aaaamiiiin yaarabii
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
war xishoo waxaan dowlad ma aua
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Ай бұрын
Soomaaliyeey Cali geedi ummadda somaliyeed waxuu ku tilmaamey garoon lagu ciyaaro Waa yaabe cali geedi mawaxuu iska dhigaayaa nin somali Geedi iyo kuwa lamid ah waxey ummadda ugeesteen lama iloobaayo
@batulabilan983
@batulabilan983 Ай бұрын
guuleyso guuleyso R.w Geedi
@NuurXassan-k2t
@NuurXassan-k2t 12 күн бұрын
Gaariwaa waa la fahmay xsm somali.meel ee joogto cilmi iyo caqli wax gaara waa la la.yahay❤❤❤❤❤❤❤
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Geediyow dawladda ka waran meesha ay u socoto
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
Guuleyso Rw geedi mucaaradka waxa kujira weliba kuwa ugu waaweyn mid ka mid ah in uu iscadeeyey sidii gabdhihii raga itoobiya u nacasleeyana horseed u ah mweyne xasan wadankan waad samara bixisay ee horay usoco gadaal anagaa kuu taagan inshaa allaah
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Ай бұрын
RAXANWEYN HADASHAY GURYAHA HALOOGU DAATAA DHAHDERN CALI GEEDI OO HAWIYE XASUUQAYNA LAMA TAABAN KARO. HAWIYE WAA WADANIYIIN.
@mussefarah3550
@mussefarah3550 Ай бұрын
Soomaaliya way u dhammaatay ila fiiriya oo ila akhriya ninkan hadlaaya boorka ka dambeeya xakuu joogaa ma ingiriiskuu joogaa mise maraykan buu joogaa walaalayaal afkeenii hooyo aaway, Soomaaligii aaway dhinac walba maloo jabay
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 Ай бұрын
Wlhi waa xaqiiq arinkaa
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 Ай бұрын
Somaali in ay hore u socoto xasan sh. iyo wixii la mid sh baa diidey. waa yaab haddii aad raali ka tahay , dal iib ah aduunkana beec ka ah.
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 Ай бұрын
Cali geedi waxa uu noo sheegey waa xaqiiq wlhi dad badan ma fahansana balse shaaca ayuu ugu qaadey bilad sharaf ayuu istaahilaa wlhi
@AliNuur-f8y
@AliNuur-f8y Ай бұрын
Tuugo hawiye uf duf ku baxa insha allaah tuugo
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 Ай бұрын
Adiga Ali geedi waxaad sheegtay. Run
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
Dawlada federalka Hawiye 😂😂 Wa in la tagera si ay dalka ubililiqaysato. CORRUPTION MAHA WA LOOTERS
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 Ай бұрын
Wlhi waa siyaasiga kaliya aan qayb qaadan burburinta dawlada ka dambeysa tiisa
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Ай бұрын
Ali Gerdin Stasi mah wa moryan oo Jeeb Tåraq
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
Nacas waa ninka kufaanaya inuu dilay 30kun oo Somaliya qaasatan reer muqdisho ama Hawiye oo haddana kufaana inuu Amxaarada.
@mowliidaden5259
@mowliidaden5259 Ай бұрын
Cali Geedi Siyaasi bisil IBNU. Xalal Thanks 👍 for that
@24Haai20
@24Haai20 Ай бұрын
Madaxwayne Dani warkaas ha lagaarsiiyo!
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Ай бұрын
ASC CALI GEDI waa toolbox
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 Ай бұрын
Cali Geeddi, guulayso, waxaad tahay waddani jura.
@halimomahamed894
@halimomahamed894 Ай бұрын
shalay tuug baad ahayd maantana jeeb kaa laguu buuxshay. Duqon hunguri badan
@AbdicaziizAbdullahi
@AbdicaziizAbdullahi Ай бұрын
walee cawa runta ayuu taabtey cali ❤❤❤❤❤
@fadumaabdi9837
@fadumaabdi9837 Ай бұрын
Inta uu Ninkan oo kale hadlayo Somali raki ma leh. Gacan ku dhiigle
@fadumaali4556
@fadumaali4556 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mashaa Allah
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Ай бұрын
Cali Geedi madaxweynaha mustaqbalka ee Soomaalia we love ❤️ you Cali
@husseinshire6288
@husseinshire6288 Ай бұрын
Tuug dhiig yacan ah
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Ай бұрын
reysulwasare geedi geesi dhalay ❤
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e Ай бұрын
Cali Maxamed geedi weligaa intaad Hadleydey hadaad ugurunbadantahay ugu xigmadbadantahay waxaa runtaa ah ineeysiyaasiinta soomaaliya ee maanta ay dhuuni ama dheef usoogaleen dowlada ee aysan dalkoodu inoow waxnoqdo umasoogelin
@mohammedabdi7534
@mohammedabdi7534 Ай бұрын
Hawiyewadiyaduliyohow
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Xasan muxuu ugu soo dhacay dhuuni mise dhalasho caliyow bal noo sharax dawlada aad hada ka hadleysid oo lugaha la qabtay sida ay u egtahay anaga dawlad ma aragno tuugo iyo gangi baan aragnaa
@MohamadYaree
@MohamadYaree Ай бұрын
Ha lagu kala tago mesha darood nala shaqeyn waa anaga lama dhaqeen doono hadalka waa inta wax ba cali ha firina tani waa qadiyad hawiye dhan isku racay waa mahad san tahay x raisal warase cali geeedi
@mahamedcabdionyoodonyood895
@mahamedcabdionyoodonyood895 Ай бұрын
Asc raysalwasaarihii hore ee dawlada fadaraalka somaliya aad ayaad u mahasantahay run ayaad shegtay markaad tidhi siyaasiyiinta somalidu waxey rabaan in ay dawlada markaa jogta madax toyada in ay dhibaan markutagana aan ladhibin saxeex weye hadii sidaada ay runta ushegilahayen siyaasiyiintu mar hore ayey dawladu guuulo wax ku ol ah gaadhilaheyd ilaahay hatuso wanaaga umada somaliyeed
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Duli baad tahay caado qaate ah😢😢😢😢😢😢
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Ай бұрын
Xasan oo tuug ah hays garab tagin munafaq ha noqon
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Ай бұрын
siyasi luugaha kudhago doowlad uka mid aheeyn ha ogadan in ayana an lala shaqen ijid anku jidee wa lugoyada soomaaliya
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Beesha hawiye go aan adag iyo midjolcan midkood usoconmaayaan hadey diidaan soomaali inteedakale iney wax laqeybsadaan runtuna waa taas ama soomaali wey kalatageysaa go aamada qaarkood dalaka dhibaatuu ukeenidoonaa oo aan laga fiirsan
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Kan jeebkiisaa xukuma
@IstarlinElmi
@IstarlinElmi Ай бұрын
Qabayaaladisata ali Mohammed geed adiga iyo xasan kirsten
@fuadfawzi1425
@fuadfawzi1425 Ай бұрын
Mr Ali Maxammed Geedi; maxkamad suge ayaa tahay!! Waxaad ka mid eheed jaajuusiintii Ethiopia wellina luguma iloobin xasuuqii Cidamada Ethiopia ugaysteen shacab badan oo Somalia 🇸🇴 markii ay xamar qabsadeen adigana Taagiga Ethiopian aad ku dhex jirtay!!
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g Ай бұрын
Cali geedi eey eey dhalay adi iyo c.yusuf itobiya dalkasogaliseen nacalad ha idinku dhacdo
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz Ай бұрын
this is for ali geedi, where is the money u stole from somalian people. u brought etho. army, and we know everything
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 Ай бұрын
Odagaan Mujrimka Ah Ee ku Ilkeystay Caasimada Oo ku Sifoobey Isku Dir Qabiil iyo Beeso uuka Dhex Sameeyo hadba Dowladii Imaata yaaka qabta Cadaqatahan Ma'xishodaha Ah, Inta Kan iyo Kuw kalle Oo la'mid Ah Jogaan Dalku hagagi Ma'aa 35 Sano Dowlad l'aan,haday sida hada wax ku socdan wax laga badali waayo,Qabiil walba waa inuu Tuladiisa Xaarxarto Xamarna,loga tago Dadka gaar u Sheganayo Ee Geed iyo wixii ku Caqli Ah,zo Somalilayn horay u baxday hada waa Sool iyo Hargeysa,maxa Diidayo Putland inay go'do Sidoo kalle Konfur galbed Gedo Kismaayo zo, C/ Geed Awoowe Ciyaarta aad ka dhex wato Masjidka, Caasimada Qabiilada iyo Awood Shegashada Aad Shafka ku garacayso iskala har, Meesha ka'gubanayso iyo Mahaad usocto waa Cadahay,lakiin Dulmi hadow wax taraayo 35 sano Caasimada waxay la'qarxe Qarax Dil Dhac Kufsi Mandoriyayaal Rag iyo Dumar Isticmalan Caafimaad Xumo Cabsi Jogto ah iyo waxkasi xun oo Aan lasoo kobi karin😭
@BashirSalah-v7w
@BashirSalah-v7w Ай бұрын
Dowladdii Federalka Soomaaliya waa dhimatay, Xasan iyo Ismaaciil Cumar Geele wadadii ay la rabeen ayey martay, hadda waxa ina sugaya sidii iyo meeshii lagu AASI LAHAA, Soomaali ka kooban dalkii Soomaaliya la oran jiray ma isu imaan doontaa si ay wax u dhisato, mise qaybo kala duwan ayaa wax dhisan doona?
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 Ай бұрын
Fadlan kusho
@boonoboono6301
@boonoboono6301 Ай бұрын
WAA NINKII KEENEY ETHOBIANKA
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Ай бұрын
Dhalinyarada dhulkeedii gumaysiga dhacaayee dhiigeeda cabayiyo dhurwaayada cunayaad dhibtii wada ahaydeen
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Cal geedi horgal siil hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 Ай бұрын
kkkk geesi runloow ah jecel dawladnimada waa cli geedi kuwa hada wax mucaaradayaa waa dawlad diid shisheeye soo adeegsanayo waayo sifican ayeey hada ushaqeeyneysaa dawladu
@zakariyashire58
@zakariyashire58 Ай бұрын
Adiga laakiin lacagtii qaran ka ayaa dhacday
@MusedhakaweyneKacay
@MusedhakaweyneKacay Ай бұрын
Dowladu xagee. Joogtaa qabiil baad dafacaysaaye
@khalidahmedshide3433
@khalidahmedshide3433 Ай бұрын
kaaba laadariinta filimaanta hindigan hadaladodi ban so xasuustay hhhh walaalayaal 5 jeer ban shilgalay waana ka badbaaday waxaana ku badbaaday waa ducadiina iyo inaad i jeceshihiin
@kadarfarah8104
@kadarfarah8104 Ай бұрын
Tuug
@dukaanle75dukaanle51
@dukaanle75dukaanle51 Ай бұрын
Ninka Tangiga itobia keenay Mogadishu Caliyow waa adiga marki 20000 kun oo qof laxasuuqayay ninki kutaliyay waa adiga
@makohassanyusuf840
@makohassanyusuf840 Ай бұрын
Soomaliyey barlanow shacabow dhaliyaroy war wiil dhalin yara wax bartay 40 sano ka waynen doorta oo dalka madax weyne ugu dhigta qabiil iska daaya ha ku doranina qabiil iska daya tuugada dalka dadka diinta cadaw gacanta u gelinayo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Ай бұрын
Cali geedi guuleso
@BirlabBirlab
@BirlabBirlab Ай бұрын
Shacabka soomaaliyeed kuwa maanta xukuma guryahooda xalaal ba laguma cuno
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg Ай бұрын
Ali geedi asagaa masuul ka ahaa in itoobiya dadka gumaado 2007
@samirr546
@samirr546 Ай бұрын
Allah:yaa itobiya keenay Yaa diyaarad itobiya ku yimi Yaa intaas oo kilo mitir ha ka guurto habartay oo itobiya ha u banayso Yaa lacagtii umada wiilkiisa aroos ugu dhigay Kenya Kuwo kaa liita baa ku dhegaysanaya oo sacabka kuu garaaci Anigu hadii aan halkaa fadhiyo kabahayga ayaan kugu soo tuuri lahaa!!!!!!
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Dhalinyaro isku xirma in la idin qaybsho diida mid qarax idinku dla mid wax xukuma oo waxba idiin qaban diida wadanka afinka iska leh waxa baaba a WA adinka .
@MaxamedShire-f6d
@MaxamedShire-f6d Ай бұрын
Cali maxamed geediyow shalay anaga ayaa xabada kugu bilownay oo beesha ceyr ah ado wata amxaaro sababtedana adaa lahaa mantayna xasan shiiq maxamud ayaan tageersanahay oo diiday amxaaro garabkiisa ayaa nahay ninki amxaaro neceb adna cid tageero ka rabta malahan guul dalxoreeye
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Amaa laguu seeto dhereynayaa Cali geediyow , haku kadsoomin in cimriga laguu dheereeyay daliil maaha in aad fiicantahay ah cimriga dheer , ee hadda run shegeyso itobiya in ay wadanka so galeyso ka damqo iyo xornimo la'aanta mustaqbalka oo ka hadal haddaa Dan Somaliyeed wado ood udamqaneyso atlest ,calal aqal ilmahaaga hadda leedahay iyo naftaada .
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Ай бұрын
,soomaaliyey doowlada halal shaweyo si cadawgan noo soo ordayo aisaga ceelino midnimo
@jabiye8593
@jabiye8593 Ай бұрын
ma dawlada adeerkaa baad rabtaa inlaguu taageero xaasha wadaniyada beentaha igu gaadi meysid.
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Ай бұрын
Tii farmaajo xiita wuu taageerii jiiray niinkan khalad kaste oo jiira mooryaanimo niin ogool ma aha​@@jabiye8593
@Cabdiqaadir77Suladaan10
@Cabdiqaadir77Suladaan10 Ай бұрын
Nacalada dofarka allaha kugu rido Waxa tahay. Ninka u talalay somali in ay itopia dowlad nimo garsiiso
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h Ай бұрын
Lacnadi kugu dhacday waa tuugii lacagta nairobi ula goostay hadana xasan dal xaraashe baa in yar bishii u qoray taladiisu waa sandareero kaliya diintiisu waa intaa
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g Ай бұрын
Caliyow nin isfaanshay waa ri isnuugtay. Mar walba aad makarafoonka qabsato adiga ayaa is amaanaya . Caliyow waa tii aad ku dhegenayd cabdullahi Yusuf bal taariikhdaas nooga dhac maxaad ka xasuusataa
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Ай бұрын
WUXUU KA XASUSTAA DOWLADEYDII XUKUUMADEYDII IYO HADALADII HADAAQA AHAA
@lahiyealidalmar3566
@lahiyealidalmar3566 Ай бұрын
🩵🩵🩵🇸🇴🫡💪📿
@mohamedalihersi9057
@mohamedalihersi9057 Ай бұрын
Tuugii la ogaa ee hantidii umada canugiisa asooskii la ogaa ugu dhigay kenya ayaa ku leh maanta nina dhalashuu kuugu dhiidhiyay Manhaj itoobiya ayaad hirgalineeysay daba dhilina waad aheeyd kumanaan somali ahna waad dishay ma jiro siyaasi kaa taariiq xun
@baambaam6336
@baambaam6336 Ай бұрын
Failed state
@AbshiroHasan-f1s
@AbshiroHasan-f1s Ай бұрын
Beenlaw aya tahay ninkii itobiyo wadanka kenay ma tihid miyaa
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkk
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 Ай бұрын
hadaad dawlada taageertid maad ka saxdid khaladkeeda
PIZZA or CHICKEN // Left or Right Challenge
00:18
Hungry FAM
Рет қаралды 14 МЛН
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 125 МЛН
ibro oo maanta narbaxo igu dhuftay yaaab
9:58
Istar Kurlibaax
Рет қаралды 389
RAYAAN BAJAAJ OO SO HADASHAY DAD CAAN AH AYA SHIRQOOLAAAY
10:28
Sulekha Lifestyle
Рет қаралды 867