Been, ur iyo afqarmuun ayaa idaacadaha ka shubaysaan. Sacad reer Makaahiil ah oo reer Aw Siciid ah. Kan ay isdilayaana ma kala dheera ee boonimada iyo dad tuugsiga dhaafa.
Somaliland iyo deegaankuba ciidan federal ah ayey dalbadeen Ethiopia wey ka soo jawaabtey
@maxamuudaadan11553 күн бұрын
Aniga ninkan jamac waxan is layahy ninkan mel kale laga soodirey
@muxiydinAxmed3 күн бұрын
Waa war farxadleh..
@MohamoutMostapha3 күн бұрын
Niyow marka kelana masaasad beenta inoogu sheegtaa
@aminaden6383 күн бұрын
SHALAY:doqonkii cagdheer dollo laga qaad . MAANTA: doqonkii cagta DDS laga qaad
@MohamedAli-pk5qv3 күн бұрын
😂😂😂 doqokii Isaaqow tell us who runs dollo today and who still has all the geel also my friend 1 of my 11 states in killil is bigger than ur so called somaliland 😂how can u even talk to OG’s shame on u weak one
@mohamedelmi2883 күн бұрын
Awoow anaa goobta jooga maad wax ladhagaysan karo sheegtid!!!!!waxba kama jiraan sheekadaada.been lacaadeysto in xannuuno ay keento maad ogeyn?
@firdowsmusay-ze9gs3 күн бұрын
ciro isaaaq madaxweyne uma aqoonsana war idoor maleeshiyaad mooryaanu kudambeeyay
@dr.abubakarmawlid12933 күн бұрын
Alla been waynaa Kuwi Aakhiro xagay Gali!!
@hamsecumar371814 сағат бұрын
Isaaqu umadi way dhibeen laba furinba laga dagalamaya 😂
Isaaq iyo itoobiya wax ka dhexeeya ma jiraan arab iyo Ugaadeen ayaa is haya
@buraneburane2173 күн бұрын
Waar niyaw beenta ma shaqadaada
@abdihakimmohamed31963 күн бұрын
Dadkan dagan gashaamo iyo xarshin waa dadkii qaxootiga ahaa. Ee kasoo cararey Waqooyi galbeed 1986 kii ilaa 88kii. Markaa waa in dib looceliyo. Waayo dhibkoodii baa nagu fara batey.
@firdowsmusay-ze9gs3 күн бұрын
kkkkkkkk idoor jab iyo baaruut ba kudhacay
@Global.Nature13 күн бұрын
Meel aan Robay roob ma igu helay haa Somalidu waa fulley iyaa gaa isu xoogwen adiga iyo iyaguba
@mohamedqawdhan81942 күн бұрын
Ugaadiin iyo beento malaha waa isku??? Waxan idinkula tali lahaa inaad waxa jira sheegtaan beentana iskadhaafaatan. Xayo iyo xishood male xumaantay kunaxaan xaasidnimona wa uhay.
@XarirSeed3 күн бұрын
Reer bahal beenbay awood moden
@MahadkilaasKilaas3 күн бұрын
Was ladhagaysankaro dadka usheega
@GeediMaxamed-x5l3 күн бұрын
hadi layidhahdo ogaden iyo isaq ba isdilay wax sojiren ah lakin jamac adigu qofnimoxumada iskaada .waxa ad tahay namiim liahay nacay
@husseinmohumed2823 күн бұрын
Wax dagaal ah oo dhex maray ma jiraan ka daa dadka beenta, berigi hore wan idin dhagaysan jirey lkn intii dagaalka laascanood dhcy waan ka dagay gaadhigina. Waayo saxafiyiin ma tihidin reer baa noqoteen.
@abdullahsomali79923 күн бұрын
Jamac warkaasi yuu kugu Soo noqon wax hub Laga dhigayna majirto. Fadraalku iyagoon ciidama ogaadeen hubka ka dhigin ciidamada isaaq ha sugin in hubka ka dhigaan😊
@isaxaaqclrashiid77193 күн бұрын
Waar been badanaa nacdashu hadda ciidanka federalku iyagaa u garaabay dadkii deegaanka dacawaley waxaana laga mabnuucay guud ahaan hawd reserve erea liyuu policeka illaahay ka qaba po beenta iska daaya waad jabteen wllahi😅
@yasiinmaxed3393 күн бұрын
Alle ka cabsada
@Ibrahim-ki1ue3 күн бұрын
Waa wareey buu guraya Galad dog ogaal maha waxba Moda Nin hasabo kujira
@axmedaxmedxasan43953 күн бұрын
Banale
@Ahmed-v6g8g3 күн бұрын
Beentu waa shay halis ah Naarna lagu mutaysto sida ALLAH iyo rasuulkiisu ino sheegeen.
@aadan33143 күн бұрын
Caagdheerta dhiban😂
@shafyabdi3 күн бұрын
Ogaadenow runta ku dara barnaamijka. Isaaq guul bay u tahay mar haddi aan maleshiyadka layu police dib dambe aanay u iman karin deegaan isaaq.
@MaxamedDiiriye-b3u3 күн бұрын
War dadka benta ka daya
@cumarmaxamed43403 күн бұрын
Jaamac galad been kama waynaado war walagu bartay
@haydar3783 күн бұрын
Ogaden wa waashen war anaa baligubadle jooga waxba ma dhicin
@Matanxasan-u6v3 күн бұрын
Cagdheerta waaka
@MahadkilaasKilaas3 күн бұрын
R caqli xumaa
@xayndaabolol13013 күн бұрын
wamay dagalamine jabkaagi kasheeke,maydkagi ila imika wuyaala mesha wallahi
@somalilandnew3 күн бұрын
Cagdheeeer beeeenta miiisata
@mohelmi15973 күн бұрын
Waa been waxba kama jiraan waa jeebkaaga warkani
@jamaalabdi3 күн бұрын
Caqliga cagdheertu waa ka riyaha oo kale La isu dawladayn maayee adoo addoontii aad ii ahaan jirtay baad ii ahaan doontaa Doqonkii OG doollo laga qaad
Wll ethiopianku anaga hargeisay noo dhax fadhiyaan ee war kaama rabaane cagdheerbaan is haynaye kuwaa isku kaaya xoq waxan kale naga daayoo ta kale beentan maan qiyaame jirin ooydaan dhimanayn nimanyow
Jaamac galad nin ilbaxa aad tahaye kan yar maad warkiisa iska daysid
@abdullahsomali79923 күн бұрын
Waar dagaalki aad dalbteen wa naga diyaar ee hadalka ha calashan isadkee waxba isugu keen jireene
@abdihersi91583 күн бұрын
Hhh Nio Ogaadeenku Ma Dad Waal Waalan Bay U Sheekeyan Reerka Maxaa Ka Siya Waa Yaabe Goormay Somaliland iyo Ethopia Is Laayen Bal Waxa Umada Uu Ugu Sheekeynayo Eeg Waar Kaalay Maydkaaga Iga Guro Waakan Qudhmee
Beenaale waa laga adkaaday cahdheertii iyo gaaladii la. Socotay
@aliismael5853 күн бұрын
Federaallka lama diidana waxaa la diiday nimankan ciilka qaba ee Han qabiil wax ku dilaya
@dekahussein29543 күн бұрын
Alla maxad dulitahay dee nimankas aya mamula meshas ayagana kasojeda xoloo
@mahadHayan3 күн бұрын
been been been ciidanka qaranka ethiopia waxay kala dhex galeen labada maleeshiyo ee arab iyo ogaaden anagaa joogna baligubadle waa safe wax kairaa majiro. ciidanka dowlada federaalka waxay ururinayaan maydadkii iyo dhaawicii ay kayeeceen dayuus police ogaadeenow reer sheekh isixaaq maaha beelaha yaryar ee aan hubaysnayn ee udowladeen kartaan dab yaad ku ciyaareysaan
@Maxamedaxmed-t9j3 күн бұрын
Hhhhhhhh newgii alshababta ahaa waa laga taqalusay wlhi