argagixiso haday caalamka ka jirto oo aduunku uu wax ka qabanayo in la canbareyana ay tahay hadii sharci jiro oo dhaxdhaxad la yahay waa in la canbaareyo yuhuuda maraykan iyo reer galbedka ee xasuuqaya caruurta soomaliyed iyo haweenka iyo shacabka aan hubaysnay ee reer falastiin kuwaas ayaa mudan canbarayn oo argagiso ah cid kale oo argagixiso ah ma jirto